You are here: Home Sawirro Soomaaliya (Somalia) - 1986
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Soomaaliya (Somalia) - 1986

E-mail

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

Comments (10)add
xaqiiqo
written by AXMED CABDALLA CUSMAAN , June 22, 2009
alaha u naxariisto madaxweyne maxamed siyaad barre
RUNTII ANIGA IYO IN BADAN OO ILA DA,AH MA ARKIN MADAXWEYNE KA HOREEYEY
MADAXWEYNE SIYAAD NAXARIISTII JANO ALAHA SIIYO E WAAYO WAXAN HAYSANAY
WAXBARASHO LACAG LA.AAN CAAFIMAAD BILAASH AH
EEDAHA AY DADKA QAARKII USOO JEEDIYAANA BADANKOODA WEY KA BEENSHEEGAAN LAGA YAABEE IN MAGACA AMA QABIILKA MADAXWEYNAHA DAD AAN WAX GARAD AHEYN KU QARAABTEEN LAAKIIN MADAXWEYNAHA WUXUU AHAA NIN NADIIF AH AH OO AH MADAXWEYNE SOMALIYEED KII UGU FIICNAA WAA ANIGA ARAGTIDEYDA WAA MAHADSANTIHIIN
AXMED-NUUR ( KUWAIT)
RUN
written by Maxamad Diiriye Khaliif , August 12, 2009
Nin walba waxa uu ahaa taariiqda ayaa sheegta iyada oo aan been aheyn Allaha u naxariisto Madaxweyne Maxamad Siyaad Barre inuu Libaax ahaa dalka iyo dadka looga baqo waxaa marqaati cad sidii Cadawga Ummada uga hortaagnaa maalintii uu tagay sida Soomaliya loogu soo duulay loona kala qoqobay loo qabsado Gablan Aduunyo maxey galaba heer joogtay Ma Isaga oo nool ayaa Xabasha Soomaliya cagta soo dhigi laheyd Allow kuu naxariiso oo Xabaashi kuu nuuriyo Wadani inuu haa Geesi lagu hirto ahaa Gob madax noqoto ahaa waxaa ka marqaati ninkii ogaa waxa uu qabta iyo maanta sida ay wax yihiin
Xusuus
written by Kooshin , August 13, 2009
Salaan Sare Dhammaan!

Waa sawirro xiiso badan runtii. Dowladi xumaan iyo samaanba waa yeelataa, sidaa awgeed, dowladdii Maxamed Siyaad Barre way lahayd labadaba oo taariikhda ayaa taa qeexaysa.

Waxay sawirradu muujinayaan wixii Soomaaliyi waa ahayd iyo inay lahayn haybad iyo hannaan ay kaga mid ahayd waddammada adduunka. Dadka Soomaaliyeed ee tabaalaysan waxay u noqonnaysaa guubaabo oo xusuusinaysaa inaysan u noqon dowlad la'aan, oo ay taageeraan dowladda hadda jira, si ay u hanaqaaddo oo dalka iyo dadku cagaca dhulka dhigaan. Sharaftii Soomaaliyeedna sidaa ku soo laabato.

Waxaa jirta oraah Ingiriis ah oo ah, sidan; "Don't know what you've got til it's gone." Marka dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif yaysan sidaa ku lumin ee taageero buuxda waa in loo fidiyaa, iyadoo an koox, qabiil, dan gaar ahaaneed, iyo mabda' midna la eegaynin oo laga tixraacayo arrimaha gurracan iyo duruufaha jira.

Mahadsanid,

Kooshin
NIMAAN WAXBA HEYSAN WAXBA MA DOORTO
written by CABURAXMAAN BAANA SHEEKH - YAMAN - QAXOOTI , January 28, 2010
WAXAAN NAAD ULA YAAB KARAA QOFKA BILAABAYA INUU EEDEYMO IYO DHALIILO UUSAN U MEEL-DAYANIN DUSHA KAGA TUURAYA DOWLADDI HORE IYO NIDAANKII HORSEEDKA U AHAA QIIMAHA IYO DADNMADDA QOFKA SOOMALIYED,XITAA HADII AANAN WAX KALE KA DHEFIN DOWLADENII QIIMAHA BADNEYD WAXAA NAGA FLAN OO KALIYA QADARINTA UU QOFKA SOOMAALIYEED KULAHAA GOLOYAASHA CAALAMIGA AD OO AAN DOONAYO CID KASTA OO MAANTA TIMADA OO MAAMUL-WANAG SHEGAYEYA INAY NOOSOO CELISO OO KALIYA KARAAMADDII IYO QIMAHII QOFNIMO EE SOOMAALIYA LAHAAN JIRTAY HADDII KALE AYNU U ALLA BARINO JAALLE SIYAAD.
reer xasan_boy
written by reer xasan_boy , January 30, 2010
walhii xasuus ayan galay laakiinse nasiib daro aniga 9 yrs oo arag siyaad bare ayuu dhiintay walhii laakinse umalayn maye in uu dhalan nin asag la mid ah uu dhalan doon umalayn maye ilahay ka u naxariis
I laahow janadii ku geey
written by Amin Dheere , June 09, 2010
horeey somalida u tiri nin xil qaad eed qaad ..hadii siyaad bare qof somali ah xumaan ku sheegay ilaahow yaa hada weeydiiyo burburka ka dib wuxuu ku leeyahay maya walaahi ma xumeeyn asagoo kalena heli meyno...Siyaad bare hadlakii ugu dambeeyey intuusan dhiman wuxuu ahaa Aniga iyo somali ilaah baa noo kala gar qaadi aniga siyaad waan ku soo gaaray anigoo ciyaartooy ah oo Basketball dheela nin sheeko lagu koobi karo ma ahan laakiin ILAAH JANADII HA GEEYO
Khartuum.sudan
written by Ciseeye hasan koriye , July 15, 2011
Walahi maxamed siyad bare madax weyne kafican in aan heleno uma maleynayo waxa aan oradhan kara waxa u,ahaa libaxi naga hortagnaa shisheyaha alow kunaxariso waa nin lama ilawan ah amiin
allah yow sooceli midnimadii iyo magacii dalkayaga rabiyo colada iyo dhibka nagasaar ada saadiree
written by hodan cumar , July 24, 2011
rabiyow midnimadi iyo magacva soomaliyed soo celi

MAALMO TAGAY OO DAHABI AH IYO SANADO DAHABI OO INA DHAAFAY!
written by GOROWSADE. , December 20, 2011
RUNTII WAXAA IS WEYDIIN MUDAN MA MARXUUM MAXAMED SIYAAD BARRE AYAA SIDA INA BADAY MISE USC RUNTII CID KASTA OO MAANTA LA WAYDIIYO WAY KA JAWAAB CELINEYSAA SU'AASHAAS JAWAABTEEDA MEEYEY WASAARADAHII IYO ALAABTOODII IYO BAABUURTOODII,MEEYEY WAKAALADAHII IYO WAXWALBA OO AY WAKAALADU LAHEYD, MEEYEY MASFAXII TAARIIKHIGA AHAA, MEEYEY MEELAHII TAARIIKHIGA AHAA OO LA BAABIYAY OO AY AHEYD LAMA TAABTAANKA, MEEYEY KEYDKII TELEFISHANKA , MEEYEY CODODKII KU KEYDSANAA RAADIYO MUQDISHO MEEYEY MEELAHII KEYD DOCUMENTARIYADA OOLAY EE MINSHIIBAYO RUNTII MA MARXUUMKA AYAA BURBURIYAY MISE JABHADII ARXAN DARNEYD AYAA BURBURISAY HOGAANKII USCDA WAX IN BURBURIYAAN MOYEE WAXBO MA HAGAAJIN XATAA ISKUULADII HOOSE , DHEXE ,SARE IYO JAAMACADII KULI CAGTA AYAA LA MARIYAY MIYSAN OGEYN IN UU MARXUUMKA LAHEYN OO AHEYD HANTI DOWLADEED WAXAY AHAYEEN YEY QOWLEYSATO OO AAN ARXAN LAHEYN KA YIMID MIIGA GARAN MAGAALO CAASIMADA WAXAY KU FADHIDAY MUDO YAR AYAY HOGAMIYASHII CAYDIID IYO CALI KU BURBURIYEEN WAASE LA ARKAYAA MAANTA WAXAY AY GALEEN WAXAY KU HESHIYEEN IN DADKA LA BARIKIYO ISIR NACEYB DHALIYEEN MARKII DANBE IYAGA AYAA ISKU SOO JEESTAY XAQII AFKA LAGA XERAA FEERAHA AYUU KA DILACAA DADKII DULMI KU HESHIIYO DULMIYAY KU KALE TAGAYAAN WAR GUNIMO U NOQDO AMASE GUNDIGA DHIISHA ISAGA DHIGA SOOMAALIYEEY WAXAAN WAA DULINIMO AAN LA QAADAN KARININEE. MAHADSANDIIN.
2023 AYAAAN LEENAHAY AABO SIYAAD
written by Mohamed Tuke , April 02, 2023
NIN DALKIISA IYO DADKIISA WAX U QABTAY LKN DADKIISU AY LUAGAHA KU DHAGEEN.
Somalia WALIGEED WAA IS HAYSANAYSAA….ILLAHAY HAKALA QABTO SOMALI
Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search