Bookmark
Email this
Hits: 13237
Comments
(18)
...
written by ifraax cabdulaahi hasaan , June 21, 2009
written by ifraax cabdulaahi hasaan , June 21, 2009
war wadankeena aan isku dayno marlabaad inaan sidiiyoo kale udubada utaagno allow nabad waarta somalia
BY Abdi
written by Abdi , August 23, 2009
written by Abdi , August 23, 2009
Dadku waxey dadku ku yihii jiraan kooda walaalka soo gudbiyey sawirad mujinayo sida ay dalka iyo dadka somalia a haayeen mahad sanid walaal han lagu dadaalo sida dadka somalida ah loo bad baadin lahaa maxaa yaale qof walba waa jiwaab ayaa ka saara dadkiis iyo dalkiisa
mahasanid
by abdi
mahasanid
by abdi
yesdo vice chair person
written by faarax jaamac cabdicasiis m kaarshe , August 26, 2009
written by faarax jaamac cabdicasiis m kaarshe , August 26, 2009
Waxaan aad ugu faraxsanahay walaalayaal webkan qiimaha iyo qaayaha baden ee la odhankaro waxaa ku kooban taariikhdii ay soomaaliyi lahayd ama noloshii xaqiiqada ahayd ee lasoo maray runtii walaalayal markaan webkan aqristay waxbadan baan ogaaday maadaama aan aad uyaraa xiligan qiimaha badnaa ee soomaaliya soo martay
Walaalayaal runtii dadku iyagaa is hormariya waxaana iskudayayaa hadii alle idmo inaan dad farabadan kusooxidho webkan xaqiiqada kufadhiya
Walaalayaal runtii dadku iyagaa is hormariya waxaana iskudayayaa hadii alle idmo inaan dad farabadan kusooxidho webkan xaqiiqada kufadhiya
ilaahayow nabad aaaaaaaaaaaamin
written by saami , October 12, 2009
written by saami , October 12, 2009
runti soomaalia waxay aheyd dal jira oo ka tirsan dowladaha la qiimeeyn jiray balse hadda waxuu noqday dal laisku careeyo in la tago ama an dehee wixii noqotay dalalka ugu amaan daran
marka dadku ayagaa iska digi kara dad jira ee soomaaliyee nabad
marka dadku ayagaa iska digi kara dad jira ee soomaaliyee nabad
thanx
written by royal somalia , October 19, 2009
written by royal somalia , October 19, 2009
first of all thank you brother about all that
this is make me broud about my country and for you also becoz you have national idea about our somalia
god help them really this war take every think but we can do it and make somalia be agian as it was most power ful country >>>>>>>>

kun jeeeeeeeer ayaad mahadsantihiin
written by nimca , October 27, 2009
written by nimca , October 27, 2009
waxaan aad iyo aad ula dhcay , waan ilmeynayaa waxaan ahay gabar ka yar labaatan jir in wadankeenii sidaan ahaa waa waxaan la qarwi doono
ma sidaanaan ahayen oo sidaanan nahay , waa wax la yaableh.
inta noosoo bandhigtaay aaqiro iyo aduunba ku liibaana
waa horumarkii aan soo marnay waana rajaynayaa inaan dib ugu noqono insha allah.
ma sidaanaan ahayen oo sidaanan nahay , waa wax la yaableh.
inta noosoo bandhigtaay aaqiro iyo aduunba ku liibaana
waa horumarkii aan soo marnay waana rajaynayaa inaan dib ugu noqono insha allah.
may Allah (swt) give back the chances we lost
written by Saciid xassan , November 02, 2009
written by Saciid xassan , November 02, 2009
asalamucaalykum waraxmatullahi wabarakutuh
walalayaal waxaan wada ognahay bilow'adanku in uusan hormarin sidiisaba, ilaa uu asago isku dayo sidaa. Illahay wuuku siin hadaad dadaal la imaado iyo talo sarkiisaba
somalia rabi ha ku soo cesho siday ahaan jirtay aaamiin
een waxaan oran lahaa dadka somaliyeed specificly the youth we should stand for our country's rebuilding efforts
i mean if we don't who will?

siyaad baroow janadii alle haku geey
written by rush , January 20, 2010
written by rush , January 20, 2010
waxaan iska duduminay nimcadiii ilaahay somali ugu deeqay waxaana ku badakay in caasimadii xamar lagu gowraco muwadinka soomaliyeed
ilaahayow ku dhiiga somali shilinka ku badashay naga qabo.
amiin
ilaahayow ku dhiiga somali shilinka ku badashay naga qabo.
amiin
History for new generation
written by Eng. Tubako , February 08, 2010
written by Eng. Tubako , February 08, 2010
Gabar yar oo ka timid somalia ayaa waxay igu tiri somalia maka fiicnayd sida hadda ay tahay...mujiso waxaa latusay sawiradaan waxay bilaaday in ay oodo waxay tiri yaa saan ka dhigay waxaan ku iri" anaga oo soomalia ah ayaa sidaan uu yahay ka dhigay.
waxaa loo baahan yahay in caruurta soomalia ka imaanaysa loo hayao sawiradaan.Allaah qofka samwwyay webka haka ajarsiiyo
Thank you
waxaa loo baahan yahay in caruurta soomalia ka imaanaysa loo hayao sawiradaan.Allaah qofka samwwyay webka haka ajarsiiyo
Thank you
Mr.
written by Ali Farah , February 14, 2010
written by Ali Farah , February 14, 2010
Illaahay wuxuu Qur'aankiisa ku sheegay in haddii aan nimcadiisa ku shukrino uu noo siyaadinayo, haddii aan nimcadiisa ku kufrinona uu cadaabkiisu daran yahay. Soomaaliyeed wax kale nama hayaan waa gabood falkii aan sameynay oo Allaha Weyn u mahadcelin weyney ee si wada jir ah Alle ha loogu noqdo si uu ciqaabta na saaran nooga dul qaado.
Wuxuu kaloo Eebe noogu sheegay Qur'aanka inaan xaaladda qolo ku sugan tahay aan Illaahay ka doorineyn ilaa ay ayadu is dooriso. Marka waxaa nala gudboon haddaan markii hore gabood falnay inaan hadda shukri la nimaadno si Eebe sida san xaaladdeena ugu rogo.
Alle Hanawaafajiyo Sida roon........Aamiin

written by jamal , February 20, 2010
written by jamal , February 20, 2010
aadbaad u mahad sahantihiin maamulka websaatkan waxaa cajiib ah madaxweynihihii soomaaliya
saan uhormariyey kahadalkiisa iyo taariikhdiisa in la is ku dayo in la duugo iyodoo aduunka marwalba
oo soomaaliya laga hadlo laga hadlo dowladii udanbaysay wixii uu dhisay ayaa dadkale loogu magacdaraa
cajiib

aad baan ugu farxay
written by Abdisalaan , March 04, 2010
written by Abdisalaan , March 04, 2010
Aad iyo aad ayaan ugu farxy in aan helay bogaan,oo ay aad ii cajabiyeen muqaalka fidiyowga oo nadiif ah amaba an laheyn wax shucaac ah.Aad iyo aad ayaan uraadiya taarikhda SOOMAALIYA wanaagga SOOMAALIYA ama wixii wanaagsan oo internetka ku jira fidiyow ama tariikh.Run ahantii markii aan internet kor fariisto waxan qoraa SOOMAALIYA oo gacanteydu iska baratay si an u hlo wax dheerad ah iyo wax iga farxiya.
Ilahay ha u naxariisto siyad barre
written by Jabarti dhagacade , March 11, 2010
written by Jabarti dhagacade , March 11, 2010
Siyaad barre wuxu ahaa nin dakiisa dalkiisa iyo diintiisaba jecel
After Many years from his death we still wish to have leader like him
written by Mohammed Hashi , April 19, 2010
written by Mohammed Hashi , April 19, 2010
i wish to have peace in my country because no matter what i do somalia will be the only place that gives me everlasting peace , today when we wanna apply good jobs all over the world we've been denied because we somalian nationality what a world is this ooh allah forgive us all and bless us with peace and everlasting stablility
...
written by maxamuud aba sonkor , July 06, 2010
written by maxamuud aba sonkor , July 06, 2010
waa markii iigu horeysay ee aan furo bogaan ;waxaana si weyn iisoo jiitey sawerada ka turjumaya sida ay soomaliya xili ahaam jirtey ;waxaan u mahad celinayaa maamulka boga iyo shaqsiyaadka isku howlay in ay ururiyaan taariikhada soomaaliya walal yaal mahadsanidiin markasta iyo mar walba
wadni nimo ilaahow dakeena gali
written by cali maxamed cabdi , August 31, 2010
written by cali maxamed cabdi , August 31, 2010
walaal layaal waan idin salaamay salaan aad uqiima badan aan lasoo koobio karin walaal layaal maanta waad iga oohiseen markaan arkay nimcadeni nimca kamidah wallaahi qiiro aan caadi aheyn ayaan qiirooday aad ayaad oogu mahad santihiin tariikh uruurinta aad sameyseen waa markii iigu horeysay aan arko dayuuradeheena oo noocba nooca ahaa walaal layaal maxaan idinkugu mahad celiyaa waxaa tihiin dhalinyaro wanaagsan ilahay wanaaga haidiin ziyaadiyo ilahay mar2baad haina tuso tanoo kale wbl twfq
danta guud
written by al xaaji farxaan , September 01, 2010
written by al xaaji farxaan , September 01, 2010
marka hore asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh marka xiga ramadaan kariim marka sadexaadna intii dhimatay alaha u naxariisto soomalina alaha nabad u keeno garashadii ka taktaye allow usoo celi aniga alow madaxwaynaha soomaaliya iga dhiig aamiin aamiin aamiin