You are here: Home Sawirro Posters
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Posters

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage
Comments (5)add
...
written by Aw malaaq , February 11, 2010
Tariikh lama ilooban dheh
Sales
written by Maxamed Cali Bin cali , November 11, 2010
Lama huraan wa cawski jiilaal. Siyaadoow maanta ayey kuu baahantahay soomaalidu, lama garan qiimahaaga, waddaninimaada. Geesigi Afrikaay, cadawgii xabashada ayaa caasimadaada ku meermeertay, Soomaalidana gadaashaadi boqol soomali ayey u kala go'day.

Ilaahaaw Soomaalida isu keen, Quluubtoodana mideey, Geesigeedana ilaahow janada ka waraabi.
Sss
written by Ismail ali farah , January 06, 2011
Somalidu wa nin dila iyo nin daweya iyo nin dawana e maxa lo wayay nin wadaniya sidi siyad barre mase wey dabar go'i raban mase garad ayan jirin allow nomacin... Amin...amin...amin
...
written by saciid cabdi sabriye , June 15, 2011
waxaan aad oga xumahay in aanaan arag xukuumadii madaxweyne maxamed siyaad barre oo aan maqalnay oo qura lakiin waxey aheyd mid aan ayadoo kale somali soo mareyn sida aan maqalnay waayo wuxuu ahaa wadani hadana waxaa dalka jooga cawaan aan marna rabin wadaninimo
aabe siyaad alaha u naxariisto
written by shingaani , July 12, 2011
abe siyaad alaha u naxariistee , waa nin damiir lahaa oo wadankiisana usoo halgamay , cadowga umada soomaaliyeedna ka caabieyey ilaahaa wax caanbinkaro , alxamdulilaah wax asiga lamid ah oo soomaaliya hogaanka u qaban karo lamid ah lama helin , kuwa hada ka taliya ilaahay kuwa qayr qabo hanoogu bedelo , ee magaaraan aabe siyaad
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book