You are here: Home Sawirro Gallery - Part 8
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Gallery - Part 8

E-mail

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

Comments (30)add
...
written by ahmed , June 13, 2010
so good fantastic ..can we do it witjout jaaalle siyaad?
...
written by nin dalkiisa u xiisay , July 17, 2010
alxamdu lillaah hadii soomaali laga helaayo rag sidaan u xafiday taariikhdii iyo billicdii dalkeena
website ka jaallesiyaad.com waad ma hadsantihiin

maxaa ka danbeeyay
written by dahir , July 20, 2010
bilic-wanaaga jamhuuriyadii soomaliya wax uu qiimo samaynayaa ma jirto maanta mar haddii wadankii galgalin uu noqday wasakhda aduunkana uu u noqday meesha lagu shubo oo qasaasilkii duninadoodi dhan aynu hoy u noqonay iyo dullin gudaha ka dilaacay..
waxba bilicdaasi i isheegi mayso waayo taariikh ku nool ma aha inaynu ahaano ..aabahay gaadhi ayuu lahaan jiray waxa dhaanta dameer baan leeyay..
calaa kuli xaal waa ku mahadsan tihiin sawirkaa qurxoon.............

cataw iyo caloolyow qoom an isdoorin alle madoosho
written by sahra , July 27, 2010
waa aduunyoo ilko sare male aabe siyaad janadii fardowsa alle haka waraabiyo aamiin, aamiin
Hormar
written by C/risaaq xashi ganey , August 29, 2010
Waxa xasus iyo tusaale noogu filan sidii shalay aheed magala madaxda somalia muqdisho gabi ahan somalia manta siday tahay waa inaa dib ugu celina firki cadala ahaa ee uu katagay alaha unaxariste maxamed siyad bare somali wa inay tashato walalyan
Ala ha u naxriste abihi dalka iyo madax bananida somaliya jale maxamed siyad bare manta hadu wadanka jogi laha san wadanku uma qasman lahey
written by Axmed , September 07, 2010
Jale siyad bare waxa uwadanka uhaye inta u nolaa ma jiro cid sidisi kale wax uqabatay wadanka waxa lagu xasusta in u lahalgamay ithopia manta hadu asaga nolanlaha ithnpia wadankena ma imanlaheyn
markii aadan talada lahayn
written by a jowjowle , September 14, 2010
Waa run oo marka la eego wadanka hormorkiisa, marka la eego barwaaqada dhulka lagala soo baxo, marka la eego ciidamada sida fiican u labisan iyo dayaaradaha dagaalka oo ay wadaan duuliyayaal Somali ah, marka la eego shilinka xoogga leh iyo dhaqaalaha uu wadanku leeyahay intaasoo dhan waa wax lagu farxo. Ha yeeshee yey gacanta ugu jirtay talada wadanku??. Runtii, waxay talada wadanku ay gacanta ugu jirtay KGB ayagii baana burburiyey markii dambe. Aaah naxdin weynaah!!!
Mr
written by Yasin , September 25, 2010
Salaam gaar ah maamulyaasha websidkan run ahaantii sawiradan gaar ah iyo quruxda Somalia ninkii yaqaano ayaa yaqaan . Somalia taariikhdeena ninkii rabo qudbadii ugu danbeysey ee Mr Siyaad Barre ha dhageysto Allah u naxriisto .
Waan ku jidhiidhicoodaa:
written by Mohamoud Musse Ali "Caarre" , October 25, 2010
waxan qorayey Book, waxan u baahday Sawir ka mid ah kuwii Madaxweyne M Siyaad Barre (AHN); waxan furay Jaalle Siyaad.com. qiiro ayaa i wada saaqday, waxan dib u soo xasuustay xilligii nabadda, dawladnimada, qaranimada iyo jiritaanka ummadnimo; xasuustaasi qofkii muqdar ahaa, maanta ku ladh iyo boholyow badan; cid kasta oo ka qayb qaadatay burburinta Qaranka Soomaaliyeed waa habaaran yihiin, caayan yihiin oo nacladan yihiin. markaan gocdo sidii dalku u wacnaa xilligii Siyaad talada hayey, gaar ahaan (1969 - 1984 ama shilkii ka hor) waan jidhiidhicoodaa!!!
WADADII CADEYD CAGTA SAARNAYE
written by RAAGEE ANAGHEEL , November 02, 2010
Horaa waxaa loo yiri soomali been ma maahmaahdo. waxaan ula jeeda marki Radio Muqdusho laga soo deyn jiray heestii wadaniga ahayd ee yaa xasuusta " Imisaan kadaa niri,saa imisaa kadaa niri! Imisaasa loo digay,saa imisaasa loodigay! imisaay na dagayeen?" Soomali hadey wax garaneyso heeso iyo maanso waa loogu digay Jaale Sareeye Gaas alaha u raxmadee Maxamed Siyaad Barre na waa u digay hadey qudbado qiimo iyo macna leeyihiin hase yeeshe wax kalaa u muuqday! Kaslaay waxaa u muuqatay waxaysa waligood gaareeyn miida ay ku fadhiyaana laga daadsanayo. maantay haaysataa ha ka caana maalaan waatan xabashi iyo afghanistaniyiin isku haysato anaa si dhakhsa badan ku tirtiri iyo waad gacan culustahay anaa kaa fudud.
صومالي من اصل يمني
written by محمد علي بن علي , November 12, 2010
الله يرحمك يا زعيم الآمة الصومالية ، الله يرحمك يا جذوة التحرر ألحركات الآفريقية ، الله يرحمك يا باني البنية التحتية للصومال ، الله يرحمك يا من واجه الغاشم المستعمر الحبشي وحرر اقليم اوغادين وتكالبت عليه اعداء الصومال ، الله يرحمك ياوطني يازعيم افريقيا واسدها وابنها الذي لم يسرق شلنا ولم يبع الصومال ، سادعو لك ربي ابد ما حييت وان يسقيك من روض الجنة ..
ilaahey ha ku naxariisto. adigoo kale, Hooyo Soomaliyeed dhalimeyso, adigoo kale waxaad maanta u noqotay Soomalidu cawski Jiilaal. Maxamed Siyaad Barre allow ha ku naxariisto.
talo waa mar aad gariwaydaan iyo mar aad garanwaydaan.
written by ahmed , December 14, 2010
soomalai maanta xaalkeeda waa la ogtahay.horena waa loogaa.ee ha la xasuusto.hadaldii marxuunka hana la is bar bardhigo xaalada soomaliya ee maanta iyo tii hore.ee tawrada.
Allah yarxamak
written by Husni , December 27, 2010
Ilaah ha dhaafo weligeen nama soo mari doono hadii aan Soomaali nahay xukun ka wanaagsan kii shahiidkii MAXAMED SIYAAD BARRE.

ILAAH JANADDA HAKAA WARAABIYO AAMIIN.
Markan arko sawir marxun Aabe jale maxamed siyad wan oyaa...
written by Hish darood , March 11, 2011
Alow ya umada farin dabacsan garsiya?war miya laheli jale siyad o kale maya maya.inta hada gubanesa miya guban lahed jale siyad hadu jogo maya maya miyan qaxotiga Ifo ku rafadi lahaa maya maya .ALLAHAYOW adga aya cadil ah
c.fitaax maxad xaashi
written by jaalihii 2aad , April 18, 2011
asc dhamaan somalida oodhan qaasatan shaqaalaha siyaad bare .com allaha unaxariisto jaale siyaad waana kaxumahay masoogaarin siyaad mana arki nolashiidii aad ayaan iyo aad ayaan uqiirooda markii la iiga sheekeeyo ama aan aqriyo taarida jaale siyaad iyo waxqabadkii kacaanka waana jaclahay inaan noqdo sida jaale sixaad alaha unaxariisto mr siyaad ana alaha iga dhigo geesi wadni iyo halgamaa wadanka diinta iyo dalkaba anfaca aamiinta ila qabta aamin aamin
Runtu waa muuqataa
written by Z Ali , May 12, 2011
Noloshu waa xusuus dalkuna waa taariikh dadkuna markhaati, la is weydiinmaayo noloshii macaanayd ee xilligii Mujaahid Maxamad Siyaad Barre, laakiin waa la is weydiin doonaa su'aasha ah 21/21yrs what's next?
Sadar muuqda hadal ka dhan
written by Mr Dalmar , May 16, 2011
Abwaaniinti Soomaaliyeed , Sida abndi Muxumad Amiin, Carays Ckise Kaarshe, Musdafa, Yamyam Allaha u naxariistee, Iyo Xeeldheerayaashi Abaanadi kala duwana , Abwaan iyo Hobolba, Wiil iyo gabdhba, wixi murti aan ka dhageysan jirnay RTaqdi Muqdisho, Codkii Jamhuuriyadda Dimuqraadiga
ee Soomaaliya , Anbaannadaa kla duwan ee kulligood Somaaliyeed oo uu UGU Horreey Marxuumka
Allaha u naxariistee jAALLE SIYAAD, OO aan Somali ka danaysan , min maalinki uu Askari qortay ilaa heer madaxweyne Somali u naf huray, dal Soomaaliyeed u naf hiray, Gaalo iYo Dabadlif dhinac walba kala dirireen, ugu danbaynti dhamaantood kuwaas garashada lahaa ee abwaannada ahaa inta nool iyo inti dhimatay Allaha u naxariisto taariikhdana baal dahab ah ayey kaga jiraan
Qoomamo
written by Mohamed , June 02, 2011
Allow kuu naxariiso marxuum Gen. Maxamed Siyaad Barre madaxweyihii Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee ka dibkiis baaba' iyo kala tag ka dhaxashay; marxuumka wuxuu ahaa Aabihii ummadda, hogaamiyihii dalka iyo horseedihii horumarkii la baabi'iyay....
student
written by sowda , July 13, 2011
ilahay waxn ka baryaynaa in ajale maxmed siyad bare janadisa u ugu deeqo inta kadib waxan la ilawi karin sidakaliya oo uudadkisa iyo dalkisa ugusoo halgamay cadaw badana uuka cayriyay ilahy ha unaxaristo
Aaden
written by yaxye , August 28, 2011
"Geesigii jiree gobanimada jecel gabankaa xunee gowracay walaakii
yaa uga gargaara"
Siyaad wixii uu sameye cid sameykarti majirdoonto somaliyey. Qaran soomaalieyd buu ka' tegin ku galgashaa uga denbeyey.
WAXUU ISGU DARSADEY WADNINIMO, DAL JACEL, DAD JECEL, CASKARI SOO MA JESTA AH,.
NIN IS AAMISAN Ilaahay Aamisan dad kiisana aaminsan.
Halkee joogana ragaa si maanta. Ma Cabillahi yussuf ba , ma sherrifa ba , ma cadiid ba mataa budlaan ladhaha, matii baaba a somalida ka danesa harguesa ma budcada shabaad ba .
sheega runta sheega haba qadhaadhatey. Iya afka hooye ee somalika iyaa isku deyey inuu dadkiisa baro iyaa isku filaasho gaadsiiyey dalka iyodadkaba.
Matadaa lajooggo kuma waantoobbbin dhadada bururka ee somalida. inn kastoo niga mid 'ah waxuu hosta u yaala sida macatabka Amxarada Jaalid qabyaalada'ah waxaan ka xumahay inigoo aanaan tekin dalgayga hooyey labada ayuu buurku iga soo gaadhey.(Yaa ayuhal iin saan inaa khalaq naakum min dakerin wal uusa waa jacanaakum chucuuban waa qabaaila maxaa loo abuurey litacaa-rafuu). suuratu xujirat calacalkiinu waa beentii hadii ay ruunkiin tahay nagu kacsha wax dan layidhaado oo lagu soo ciliyo waxaad tabetsan . anu reer Jabuuti baa ahay Cissan ka ahay waxaan filaya in loo sameyo Jaale Siyaad xasoos dalkii sa labaan Djibouti. Maxaa yeelay Hadii soomailiya ay nan jirin xornimo maanu gaadhnee. Waa Igaa sual samaaliey maxaad rantaa? maxaa kuu diin'ah? maxaa kuu dhaqan'ah? maxaa kuu xeer'ah? maxaa kuu xigmada'ah? maxaan kuu cadaw'ah ? waa nad raali haneisin waa cadho meel weedey. iyo qabbri aamanka somalida waxaan u cadhoodey.
nabaad laawe
written by daal laawe , September 02, 2011
allaha u naxristo abihii umada somaliyed iyo hoyadii dhulka somaliyed e abe kaliya mahayn.
Intlgent
written by Guled , September 05, 2011
Siyaadoow siyaado soo celi alahayaw hadaan waayo lagu suuxin somali wacilban ka ahaye saas hala ogaado.
dalkeena allow nabad ka yeel
written by Hooyo soomaaliyeed , September 30, 2011
Anigu waxaan ahay hooyo dawladii siyaad barre ku soo kacaantay waxna ku soo baratay ilaa heer dugsi sare .. iminkana ku nool qurbaha..waxaan wax ku soo bartay waxbarasho lacag la'aan ah una malayn maayo mana is ilihi inaan dib dambe u arkayo dawladii Alaha ha u naxariistee Siyaad barre la tayo ah kana maamul wanaagsan,, wan qiiiroodaa ,,ooyaa ,, muraaradilaacaa markaan soo xasuusto noloshii aan ku soo kacaamay kuna soo barabaaray iyo tan maanta dhalinta soomaaliya ku nool oo aan weligood waxa la yiraahdo dawlad ama macnaha dawlad aan aqoon,, kuna hanaqaaday isbaaro iyo qori caaradiis.. ciyaalkaygu ma fahmaan dawlad Soomaaliya la yiraahdo ayaa jiri jirtay iyo taariiqda soomaaliya toona.. waayo ku barbaareen qurbaha,, waa ayaan darro inagu habsatay hadaanu nahay umada soomaaliyeed.. dambi aynu ilaahay ka galnay baa nalaga goynayaa,, ee aynu Alle u noqono aa nasri tan aynu hadda ku jirno dhaanta si aynu u helno.. haddii kale waxaan ka baqayaa in Umada Soomaaliyeed berri mar jirri jirtay la yiraahdo.. Ilaahayow xaqa nagu hanuuni adaa kuu soo noqonee oo dulliga naga kor qaad..
Guubaabo
written by Fuaad ali buule , January 05, 2012
Marka hore waxaan halkaan ka salamaayaa bahda websitekan ee u sheqeynaye dhowrista taariiqdii umada somliyeed marka xikta waxaan rawaa inaan halkaan ka iraahdo xoogaa baaraarujin ah waxaan umada somaliyeed ku baraarujinayaa iney ii soo ceshtaan sharaftooda iyo qiimahooda.byeeee
...
written by Muxsin baarey , January 28, 2012
Waa idin salamay salan kadib wlh qofkii xiligi dowlada jogay hadane hada jogo wa rafaadyay wayo aniga oo an arag dowlad somaliyed aya ilimeya markan daawado vedio yada xususta somalia marka WEB kan ad aya umahadsantahin
....
written by .... , February 23, 2012
Thank you for all your work and sharing this with the Somali ppl and the world. AUN Jalle Siad.
xusuus qurux badan
written by Cabdul kariim Nuur Cusmaan , March 07, 2012
Masha Allah! Wan filayey in dad Soomaaliyeed oosidan u fakara weli nool yihiin,waan ku farax sanahay in aan daawado webkan.Soomaaliya ha noolaato.
waano
written by abdourazak , March 20, 2012
walaalaha soomaaliyeedow marka hore waxaan aaminsanahay inuusan wadi karin soomaliya xaalada ay ku sugantahay hada niman ahayn sidii jaalle siyaad barre allaha u naxariistee,marka xigta waxaan leehay somaaliya kabiximayso xaalada ay ku sugantahay maanta hadii an la isku hurin kursigan ilaahay dadka ku salliday oo awsan qofwalba ka doorbidin midnimada iyo dib u soo noolaashaha qaranka somaaliya waxba hirgalimayaan sidaa uunbaana la isku cuni doonaa ilaa aw ka imaanaayo qiyaamuhu.
...
written by maxamed xusen abdi , July 12, 2012
hadi an kashekeyo inta an ka xususto marxun ka inta kuma so kobikaro mabada abal hadi lagugalo kamasobixi kartid ila in yar moye waxa wax kuso barytay dowladi jacanka waxa an kugaray ila dugsi sare waxa an kasoqeyb galay xaflado laguso dhaweynaya jale siyad qof sodhawey itirina majirin waxa an uso dhawynay waxa ey aheyd wadaniyad nimo waxa an so istagay sodo kale taranunka o eykadhaceysay sanad guradi 21oktobar ani ahan waxa u igu beray tariq kacanki waxa an xiso ahan uqadan jiray bugikacanka waxa u ka shekeynayay wax qabadki acanka aniga waxa an leyahay alha unaxariste
siyaad bare max loo yirhdaa wuxuu ahaa bila aqoon
written by abdiqaader , July 18, 2012
runti siyaad bare wuxuu ahaa madaxweynihi ugu danbeyey ee somali soo mara waxn kale ee meesha jooga waa waxb lakin somali badan ayaa tirhda siyaad bare muu lahy aqoon uu dal ku mamulo sowka dalkii burburay lakin markad eegto dhina c kale waa been tasi siyaad bare mdxweynela mid ah somali still may helin
Write comment
smaller | bigger

busy
Last Updated ( Friday, 04 June 2010 23:29 )  
Custom Search