You are here: Home Sawirro Gallery - part 7
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Gallery - part 7

E-mail
imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

Comments (56)add
...
written by Ahmed . Somaliland , November 06, 2009
This is amazing fantastic Pictures of Siad barre a true leader he was Somali will never have such leader like him true nationalist.... may allah rest his soul . I personal admire siad barre for uniting us.
ILAHAY HAUNAXARIISTO
written by ABDI , November 16, 2009
WAXA KUTILMAAMI KARAA MADAWEYNIHII SOMALIYA MAXAMED SIYAAD BARRE NIN WADANI AHAAY
Siyaad Barre iyo soomaaliya
written by TRUE SOMALI MAN , November 18, 2009
Maxamad Siyaad waxuu soomaaliya ka dhigay dal qiimo leh sharafna leh waxaana uu taagay magaceeda, waxaanu sugay ammaankeeda. Waxaase kursiga u quuri waayey 2 nin oo ay uurkooda ka buuxdo cadifad qabiil waana labada nin ee soomaaliya heerkaas gaarsiiyey. Midna markii uu awood yar helay waxuu gumaaday shacabka soomaaliyeed isagoo adeegsaday qabiil iyo is nacsiin dadka soomaaliyeed ee walaalaha ah, waa jenaral caydiid kan labaadna intii hartay ayuu amxaaro dul keenay oo gumaaday waa cabdulaahi yuusuf. siyaad barre waa laga yabaa inuu qaladaad badan lahaa laakiin heeka umaddu gaaraty kuwa baday ayaa ka qalad badan. waaana alle ugu baryayaa soomaalida in cudurka qabiilka laga saaro oo quluubteeda ilaahay safeeyo aamiin. Ha u arkina labadaa nin inaan u hayo colaad gaar ah ama qabiil. midkood waa cabdulaahiye waa adeerkay oo tol ayaanu nahay balse xaqa oo la qariyaa waa dullinimo. walaahi soomaali waxuu baday inaan la miisaami karin.
shariif shariif
written by shariif shariif , December 03, 2009
wadnahaygaad ku dhax nooshahay
jaale mahmed siyad barre
written by siham ahmed , December 03, 2009
alaha u naxaristo nin aan asi aheyn xeywanada manta joogto ma celinkarinee soow hore u yari baba siyad warabooyin aan niiga hayaa waa runtiisa ilahow u naxariiso waa kasi karaa in dadka qar ey ila yaabayan lakin wax walibo uu sameye wax asi noo dhamo ma heleyn hada uu naga tagey aan ani ahan u shalaynaa qof walibo oo kursiga ku fariisto waa ku qasabnaa in uu ilaliyo good bye baba siyad
JAALE SIYAAD =
written by YASSIN MUSSE GEYLAN , December 09, 2009
ALLE HA U NAXARIISTO wuxuu ahaa = 1- AABIHII UMMADA SOOMAALIYEED 2- HALYEY WADANI AH 3- HOGGAAMIYE CAADIL AH 4- AQOONYAHANKII QOREY FARTA SOOMAALIYEED 5- GEESI LA DAGAALAMAY AQOONDARRO IYO GAAJO IYO QABYAALADA IYO AFMIISHAARKA etc. WUXUU UMMADA KA CELIN JIRAY KUWA MAANTA DHIIGOODA CABAYA. ALLIHOOW U NAXARIISO OO KA WARAABI JANADAADII WAAYO ISAGA KA DIB MA JIRO WIIL SOOMAALIYEED AMBA GABAR SOOMAALIYEED OO LACAG LA'AAN WAX KU BARTAY ILLAA HEER JAAMACADEED. BELEIVE ME HE REALLY DESERVE FULL RESPECT TO EVERY SOMALI EDUCATED MAN.
MR Madaxweyne.
written by Jamaal. , December 14, 2009
Ilaahoow kuu naxariiso oo janadii fardowso ku geey.
Waxaad ahaydba la ogaa gadaashaa,dadku markuu nabadda iyo barwaaqada haysto ma gartaan wanaaga ay leeyihiin,markii adduuunka waasha ayaa la dib loo xasuustaa wanaagga la tuurey.

Ilaahow kuu naxariiso aabbe Siyaad.
...
written by ahmed m warsame , December 18, 2009
alla ha u naxariisto maxamed siyaad bare heerka iyo horumarka uu soomaliya gaarsiitey ma ahan mid laga been sheegi karo qofkii inkira taariikhda ayaaqoran oo aan been sheegeyn
...
written by salma husein , December 24, 2009
Allaha u naxariisto Wuxuu ahaaba waa run iney taarikhda qortey inkastoo eey jiraan dadka ka been sheega hadana ani nabad Somalia ma anan arag Balse taariikhda baa Qoran oo waalidiintena ayaa nagu soo barbariyay iney wax naga baraan taariikhda Somalia hadana waxaan ku so Af jarayaa Maxamed Siyaad Barre wuxuu Aabhihii Muwaadinkii IYO Halyeey gii Somaaliyeed EE ILaahoow u naxariiso
jaalle maxamed siyaad barre
written by shakir , December 27, 2009
siyaad bare wuxu aha aabihii umadda somaliye ilaahay ha u naxasiisto waxa inoo dhaamana u maleyn maylaynmaayo inay soomali helayso waayo waxaad aragtaan dadki maantay waxa noqdon bahalo ilahay wax kuma aha in mid siyaad barre oo kale in uu inoo uu inoo soo diro
WADANI
written by somalijecel(Berbera somalia) , December 28, 2009
Ilahay waxaan uga baryayaa M S Barre inuu alle u naxariisto ma filaayao in la heli doono qof la mid ah dhawaanahaan.Waxaan aad u cadhoodaa ama u canaantaa naftayda markaan mucaaradka ku ahaa.Dee dalka horumar ayuu gaadhsiiyay qabiil ayaa inala degay midhihiina maanta ayaynu haynaa.
Waxaan la illaawi karin halka aynu gaadhnay iyo sumcadda aynu ku lahayn dibadda qabiil ayaa sidaa inoo galay miyaannu iska dayn karaynaa ?

Illahayow u naxariiso aamin marki hore ma jeclayn ninkaa balse waan khaldanaa 100%
Hero Bare Halag Lee Ka Dambeeyay
written by Jamal , January 04, 2010
Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero Hero
Dal Kaama Dambayn
Dadna Kaama Dambayn
Dawlad Kaama Dam Bayn
Noolal Kaama Dambayn
Qaranimo Kaada Dambayn
Wanaag Kaama Dambayn
Waxtar Kaama Dambayn
Mid Nimo Kaama Dambayn
Somali Nimo Kaama Dambayn
Halyay Kaama Dambayn
Horumarna Kaama Dambayn
Ilaahow Kuu Naxariiso
Aakhiro Meelsan Ku Geen
Sidaad Noogu Adeegtay
Iil Kaada Waasac Ka Yeel


alle haunaxriisto
written by dawlad , February 01, 2010
alle haunaxriisto wuxuu ahaba siyaad waxba kasheegimayno
cidiise uu wax tarijiray ayaa udarsanaysa
alle waxan kabaryin inuu qabrigiisa uqaboojiyo una adnbi dhaafo
lakiin marna mailaawyno rageeniii halyeeyadayadii uumalinta cad wada toogtay igoon waxba galabsan alle hakuuarxamo maxamed qabrigana hakuuqaboojiyo
alle haunaxristo
written by camir , February 09, 2010
siyadbare somaliya wuxu kadhigay wadanka ugu horeyey africa waxan ubaa in an lahelidonin gof asagokale ah
soomaali Alaaumaqan
written by dawlo , February 18, 2010
alaha unaxariisto aabe siyaad halgaamaagii umada amxaar daaduumiye eryate duumise dawladii siyaadna socay camalkiisiibuuhayaa midnebcaa iyo mid jeclaaba cina hada waxba laga waydiin maayee tiina meel udayda hayay buu ahaa qaali ah mana soomarayo isaga ookale nusqaan wuulahaa waayo waabashar basharkuna waa gafaa ilaahna waa qafuuru raxiim haudhaafo wixii kadhacay hana unuuro qabriga aamiiiiiiiiiiiiin yaaaALaaaaaaaaah ilaahay waaxaan uga baryaynaa soomaaliya wadan keeni hooyo nasri khayr qaba alaha usoo rogo dad keenana maslaxad khayr qabta alaha dhex dhigo bogooda bur cad alaha isumariyo jaah wareenee yaarabi noonaxariiso aaamiiin yaaarabi aaamiiin yaaarabi aaamiinyaarabi walaahay walaalayaal meel aad uxun ayay soomaaliya maraysaa eehalooduceeyo anigana waxaan idiin sheegayaa siyaad waxa aan soomaali lawadaago uun baan lawadaagaa waxaanan qirayaa soomaali dhabah in uu ahaa magac sharaf karti dadnimo wadani alahayaw waan dayawnee aloow daawo nookeen waan dayoownee aloow daawonookeen waan daywneeeeeeee aloow daawo nookeen aaaamiin
2147483647
written by EGEH HAJI ALI MUSSA , February 19, 2010
ALHAWNAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARE MADAXWENIHII UMMDA SOMALIYEED EE UDANBEEYEY MAHALKAA BAANKU SOO KOOBAYAA ISGA WAXA WAX UAH DUCO AAMIIN AAMIIM
undeniable Leader and Legend of modern Somali History!
written by KhayreOne , March 03, 2010
May Allah bless his soul; forgive his sins; make his grave a garden and grant him the highest levels of heaven….. Amiin. I admire and treasure this true Somali leader. We Somalis never appreciate what we have under Siyad Bare's Rule of Governess. We asked Allah more of everything instead appreciating what was given to us and working toward the future. At the end we lost everything we worked so hard for: Freedom, Unity, Stability, National identity, and most of all him. Many of us denied to recognizing his achievement as a leader because of greed, tribalism, jealousy, and ignorance. But today it is clear and undeniable that he was and is the best Somali leader we ever had.

I also would like to thank the webmaster and those individuals who are behind and have putted this site together. Although the main purpose of this site was and still is, recognizing Mohamed Siyad Bare, the former Somali President but it also became the archive of modern Somali history. Thank You, Thank You!

...
written by gabalaax , March 10, 2010
ialahy ha ku naxriisto mudane jale siyaad maxamd bare waxu haa halyaey somalyeed qarnkina kamy danben ialhy ha ku naxriisto
geesi somaaliyeed
written by shariif , March 11, 2010
nacvas iyo nin rag ah markeey madax noqdaan yaa lakala nacaa nolow nolow nolow siyaad noloow u maleen maayo nin la mid ah inoow somali soo maeri doono
Somali Kale Ma Jirtay Marka Hore !!??
written by yonis , March 17, 2010
MADAXWAYNE MAXAMED SIYAAD BARRE
Allaha unaxariistee dadka manta jooga wax kale mayna arag {55 JIRKA IYO 25 JIRKA MANTA Jooga ayeey wax badan tartay kuna caqliyestay hellayna aqoon iyo
waxbarrasho dowladiisa sii say. Intii ka horreysay waxay aheeyd sagaal sano
oo ay dad gaar ah caruutooda wax barrasho kabixiinayeen inta kale awood uma laheeyn inay wax bartaan sida aan wadda ognahay dadka waxba mahaysan badan
lakiin ninka raba inuu shaqo hello baa wuxuu barta luqad uu aqrikaro typinka
sida loo garaaco sida aan ognahay waxbarrashadu herar kala sareeyo ayeey laheeyd Ilaa dowlladu ku dirto dibbada taasi waxaa laa haa marxuum siyaad barre allaha una xariisto asaga iyo ragii la shaqeyey
mr
written by sacid f xerriye , March 23, 2010
Allaha u naxariisto waxa uu aha madaxweyne qaran geesi aysan ilaabi doonin umada soomaaliyeed Inta damiirka wadanimo aw wali ku danbeeya waxa taa marqaati ka ah halka uu maanta magacii Soomaliyeed yaalo 20 sanadood dabadeed oo aan laheyn cid badsasho marxuun madaxweyne
Maxamed siyad barre ilaahey naxariistii jano ha siiyo isaga iyo u dhimatay amaba ka soo shaqeysay
Qaranimadii iyo sharaftii soomaaliya waxaan allaha awooda badan ka beryaya inuu mar labaad inoo
Soo celiyo sharafkii iyo karaamadii eynu laheyn aamiin
jale siyad
written by rkd , April 15, 2010
waxay ila tahay xaladada soo maliya qof walba oo manta jooga in uu ka dharagsan yahay xaladeeda marka qofkasta gurigiisa buu kadaremay waxa qaranimo at tahay iyo somalinimo iyo sharftii uu lahaa markii dowlad nimada lahaystay iyo manta sharaf dhaca haysta umada somaliyeed mel ay jogaanba marka samir iyo iiman alaha naga siiyo qaranimadii somaliyeed iyo jaale siyaad
Allaha u naxariisto
written by Yusuf M Tukaale , April 22, 2010
Waxan rajenoyaa dadkii oo awal Aabe Siyaad heesteen oo laha dalki buu liqay iyo waxaan jirrin hada waa arkeen runtii ee hadaanu somali nahay aaan aabe Siyaad u duceeno, xamar taalo looga dhiso airport kale oo calami inti o lafuro iyo dugsi sare magiciisa logu magac daro. Allaha u dambi dhaafo Allaha u naxariisto.
TRUE HERO
written by QALANJO , May 12, 2010
ILLAH HA U NAXARIISTO AABE MAXAMED SIYAAD BARE WAXUU AHAA WADANI SOMALIYEED GEESI JECEL HOR U MARKA DALKIISA IYO NABADA WAX BADAN BAA XAASIDKA UMA SOMALIYEED CAAYEEN OO BEEN ABUUR KA SAMEETEEN SHISHEEYE KALKAALO DALKOODA IYO DADKOODA DUULAAN KU AH AYAA LA DABA ORDAY LAAKIIN MAANTAA TAAS LAGA SHALAAYAY SIYAADNA NIN WADANI AH LA OGAADAY IN UU AHAA YEEYDA MAANTA UMADA CUNEEYSO DADKA LEEYNEEYSO DALKA KALA GOOY GOOY NEEYSO UU NAGA HAAYAY KUWAAS MAHA SOMALI DHAB AH WAA KUWA MAGACA UUN NALA WATA OO SOMALI DHAB AH MAAHA LUUQADA AYEEY UUN BARTEEN ILLAH HANAGA QABTO KUWAAS CUDURKA QABIIILKANA QALUUBTA DADKA SOOMAALIYEED HAKA DHAQO AAMIIN HAA WAA KU RAACSANAHAY INTII QABTO SOO JEEDISAY IN ABE SIYAAD TAALO LOO DHISO GAROON INTERNATIONAL AHNA LOOGU MAGAC DARO WAA ISTAAHILAA INTAASNA ABAALKIISA KUMA GUDI KARNEE ILLAH JANADA FARDOWSO HAKU ABAAL MARAIYO WE MISS U AABE SIYAAD
shacab soomaali ah
written by aadan macallin ibraahin , May 12, 2010
alaalaha u naxiirso ayaan marka hore lee yahay maxaamed sidyaad barree hooyadiina wiil inay dhasahay cid kasta ayaa maanta og,
waxaa uu nooga tagay yey ama duur joog aan cadi adduun iyo aakhgirab qabin, ilahaayna waxaan ka rajeaynayaa in uu janadii fardoowsa ka waraabiyo,
aabo siyaad ilaahay janadii fardowsa ahayd allaha ka waraabiyo
written by mohamed amiin saciid ali (sarkal) , May 13, 2010
runtii abo siyaad qof aan la barbar dhiigo walai maaan arag mana flayo in ay kasoo dhexbaxaydo aniga meelna igamasoo galo jalle siyaad lakin mustaqbalka uu ii hayey umba ii muuqday waxwalba hala sheego xumaan iyo samaanba jaalle siyaad cid ii dhanta heli maayo manaba sugayo jaalle qalad wuu galay oo bani aadam ma gefana waa ilaah lakin danbaa keeentay yaan oran karaa oo maray naftiisu qatar gashay buu isagana naftiisa buu difac u galay waana halka ay qayaaladii ka bilaabatay yaan oran karaa anyway aabo siyaad wuu geeriyoodaye illaahay ha u naxaristo abaha umada writen by : mohamed amin said (sarkal) amin nairobi-kenya 0727677637
father of modern somalia
written by khalid , May 29, 2010
allaha kuu naxariis to alllah kuu naxariisto waxaad ahayd geesiga soomalia ee aabo siyaad allha u naxariisto wax xuu qabtay na waa la arkay soomaliada imika wakuwaa is cunaysa ee allha u gargaaro somalida oo dhan in tii dhimitayna allaha u naxariisto
father of morden
written by cumar xaashi , May 29, 2010
alaha u naxariisto aabe siyaad bare
Somalia will never be same with out Siyad Barre
written by Hanad Omar , June 02, 2010
Every one knows we miss him very much and Somalia and Somali people will never be the same.

Allaha u naxariisto.......Aamiin.
Dude where's my Country?
written by Hanad Omar , June 02, 2010
Sida koorta yucub oo la suray korayo buu-baal ah, ama beelo keynaan ah oo kor u hayaamaaya, ama ceel kar-kaarada jabshiyo webi karaar dhaafay, ama geel hayaanoo nirgihi laga kexeynaayo, ama habar kurkii iyo wadnaha laga-ga kaw siiyay, kumbuskii miyaa leynaga qubay kolaygi noo buuxay, maantana kataantii miyaa nalaga kala tuuray kob abaara oo dhexe miyaa koore nala meeray, kub miyaan ka jabnay biixi aan kabayo loo heynin.

Soomaali oo dhan wey ogtahay dhibka gaadhay markii siyaa barre wakhtiggiisii dhamaaday

Allaha ka waraabiyo janatul fardowsa....Aaamiin.


allaah ha unaxariisto
written by abdulkadir yooco , June 17, 2010
waxaa shaki kujirin inuu ahaa wadani cadaalad badan maskax leh caqli iyo kartina illaah siiyay waxaa udaliil ah waxaa laheli laHAA WAX DHAAMA WAXAAA LAGAYAABAA IN DADKA QAAR YIRAAHDAAN CADAALAD MAJIRIN LAAKINN WAXAAD XASUUS NAATAAN INUU AHAA MADAX WAYNAHA DALKA DALKUNA LAHAA DAWLAD DAWLADUNA LAHAD DADKA MAANTA JOOGA KHALADKASTA OODHICI JIRAYNA WAXAA LAHAA MADAXDA MAANTA JOOGTA AYAA SHALANA XUMAANTA LAHAYD WAAYO QOFWALBA WAXUU SHALAY AHAA UNBUU MAANTA YAHAY

written by mohamed codka july 1 2010
written by aabe siyaad bare , July 01, 2010
ilaahow kuu naxariiso aabe siyaad goorti aad noleed waxaan eheen ilmo aabe leh lkn hada waxaanu nahay agoon so adigi ayaa naga dhintay ok cawada waa cawo taarikh ah oo waa cawadi aanu xurownay waa 1 lulyo ok somali ayaa waxey dhahdaa qofka bini aadamka ah caafimaadka waxa uu dareemaa goorta uu jirado lkn inta uu cafimaad qabo in cudur jiro uma heysto anagana hada ayaan cudur dareenay ilaahow naga saar cudurkaan qabyaladnimo aami aamin aamiin
...
written by xaji cabdi , July 07, 2010
waxaa xaqiiq ah in uu ahaa aabihi umada wayo ilahay ayan khaldamin waxuu bini aadan bini adana waa uu khal dami karaa lakiin wadanka wax buu uqabtay maxaa ka dan beeyaya dugaag iyo aduunkoo dhan oo sidii neef bakhtiyay markad somali shegato sanka lagaa qabsanayaa anagoo ahayn libaaxii africa mida kale anaa kaa landheraysan ama kaa qabiil wayn maxay tartay iskadaa qabiil wayne waxan diyar unahay hadan nahay shacabka soomaliyed jareer ta iyo qabilada loo baxshay .5 in ay soomaliya xukuman oo sidan aan ku dhamanay wax ka badalan asc iga rali ahada
duq gaab
written by harakow , July 09, 2010
baba siyaadoow
illaahey ha kuu naxriisto nin kula mid ah aduunyo ma joogo waxaad aheyd nin geesi wadani dalkiis iyo dadkiisa jeclaa
waxaad naga haysay dad juhalaa iyo dhiig cabayaal dabo dhilifayaal shacabkooda iyo dalkooda jeclaa in ay baabiyaan maanta kuwaas ayaa inoo imaaday illaahey hanaga qabto baaba siyaad adigana waxaan kuu rajeynaa jandii farduusa waxaad aheyd geesigii afrikka ilaahey hakuu naxariisto
Mr
written by Faarah , July 20, 2010
Dib u jaleec taariikhda oo xusuuso xilgii uu madaxwayne Maxamed Siyaad hogaanka inoo hayey (1969-1991). Maxaa kuu muuqda? sawirkaa ku muuqda
bar bar dhig labaatankii sanadood ee Maxamed Siyaad inaga maqnaa (Jan 1991-present). hadana maxaa kuu muuqda? su'aashani waxay ku socotaa Soomalida xalaasha ah ee qiimeeya wadaniyda kana nadiifta ah qabyaalada.

Ilaahoow u naxariiso Maxamed Siyaad Barre abaalkiisana Soomaali ma gudi kartee adigu abaal mari. Allow danbigiisa dhaaf naxariista Fardowsana ka waraabi.
AAMIIN, AAMIIN,AAMIIN
Asagoo kale masoo bixi doonaa?
written by Inj. geedi , July 29, 2010
Inuu wadani ahaa, inuu halyeey ahaa, inuu ahaa u daneeye shacabka somaliyeed, in sinnaansho iyo cadaalad intii karaamkiisa ah uu ku maamulay wadankii, inuu cadaw ka adkaa, inuu ku hoggaaminayey somali somali baa leh waxey kuwada kooban tahay halheyskiisii ahaa:
"Gunnimo dhereg leh waxaan ka dooranay xornimo gaajo leh"
Bini aadam buu ahaa oo wuu qaldami karaa in yar, laakiin la iskuma heysto inuu waxaan qof somali ahi horay iyo gadaalba qaban uu sameeyey.
Ilaah waxaan ka baryayaa inuu noosoo saaro hogaamiyeyaal leh wadani nimadii Maxamad siyaad oo aan daneysane u daneeya danyarta somaliyeed.
Sida aan wada ogsoon nahay nebigeennii Maxamad (scw) iyo khulafadiiba waxaan ka barannay in maamuluhu ka welwelo in qof baahi ku seexdo, iskaba daa in xaq darro lagu dilo, ama beytul maalkii masaakiinta loogu tala galay jeebka la gashto oo lagu takri falo.

Qof walba rajo iyo himmad buu lahaa, haddase kuwo leh jaahil, aqoon-yahan iyo munaafaqiin, kase mideysan sadbursi jaceyl baa dadkii, dalkii iyo diintiiba iibsaday.

Cadawga somaliya waa mid oo waa itoobiya oo geed kore iyo mid gaabanba waxey ugu jirtay iney somalidu hoos gasho. Kuwa biini qaatayaasha ah baa u fududeeyey oo ka raalli noqday in ayaga afka subag loo mariyo inta kalena la tirtiro. Min c/lahi iyo geedi ilaa iyo shariifyada waxey ku sifoobeen gunnimo oo sharaftii somaliyeed bey ku iibsadeen guryo laga dhisto kenya, Yemen, Malesia iyo wadammo ajaanib ah.

sidoo kale ganacsatada lacagta ka sameynaya baahida iyo rafaadka kuwa liita oo aan ilaalineyn xuquuqdooda oo sakada ku waajibtay sideey doonaan ugu takri falaya, maaha sidaas oo waxey la mid yihiin madaxda xalaaleystay sadbursinimada.

Ku tusaale qaata markuu siyaad barre joogay caruurta madaxdu isku fasal baan wada aheyn oo hilibka iyo khudaarta isku suuq baanu ka wada adeegan jirnay oo wax saasa looma kala fogeyn inkastoo ay soo baxayeen kuwo u dhuun duleelaysadbursi oo qiiqa ku qarinayey qabiil iyo waxaan jirin.


May Allah Bless His Soul
written by Omar Abdi Bosaso , August 31, 2010
Siad Barre was the founding father of Somalia. Somalia has deteriorated backwords since he was austed. We miss you Jaale Siyaad.
Alaha u naxariisto
written by ustaad , September 21, 2010
Taariikhda waxay xustaa ruuxii wax qabad la yimaada hada siyaadna, waxaa u marag kacayo duunyada maanta aan garanayn sida wadan koodu xal ugu heli la haayeen, waxaa marag ma doonta ah in uu ahaa mu wadin soomaaliyeed oo ka soo hor jeeda, waxa ay shacabkiisu neceb yihiin,taariikhda way xustay wayna xusidoontaa.
Walaahi ma amaanaayo laakiin waxaan ahaa ardadii ubax kacaan ka soomaaliyeed,jaalle siyaad na waxa uu beeray waa la wada og soonyahay, taa waxaa daliil u ah, aaway ilahii dhaqaalaha wadanka, ma hanti uu sigaar u lahay ayeey ahayd, bulshada waxa aya aamin saneeyd in siyaad uu han tida qaranka gaar u la haa taa wa maan gaab nimada 21 sano na sii dilanaysa.
waxaan u dar daar mi lahaa soomaalida ku dhaqan aduunka, in ay ogaadaan in ay qaxooti ku yihiin waloo mu waadinimo ka hayso, way nu ognahay mana moogin taariikhdii aynu la'hayn, sharaftii aynu la'hayn.
waxaad sharf leedahay markii aad ku kalsoonaato wadan kaaga iyo wax soo saarkaaga, hadii aad ka cararto wadan kaaga, yaa kuu dhisayo,Tusaale ahaan aniga waxaan ku noolahay wadanka masar , maxaad ma leeyn karta in aan dhaqale ahaan soo geliyo masar,? deeganka aan deganahay lacagta iiga baxda waxay wax ka tari la'hayd wadan kii hooyo markan run ta ka hadlo, hadii aan garad leenahay walaalayaloow dhibta yay dani ugu jirtaa.
dhaman waxan idiin ka cod sanayaa muwadiniinta soomaliyeed ee sharafta leh,dalkii wuu baa'ba'aya, walahi hadaan loo kicin in dhibta la'damiyo waxa la gaarayaa in aya cxolada sii daba dheerato,waxa iga dardaran ah in loo kaco dhanka nabada,illaah waa wanagsanyahay wanaaguuna jecvel yahay, maxaa noo diiday wanaaga.
waxaan tusaale yar idiin ka siinayaa Dalalka aan joogno Dadkiisaa wanaajistay miyan damiir lahay oo aan ku Dayan karayn. Mise anagaaba colaada sigar ah ka dan beeyna, oo qaaraan ka lagu dagaalama bixina,ogoow walalkeeyga meslinka ahoow ruuxii ruux dila iyo ruuxii ku kaalmeeyaa waa isku denbi .
ee towbada aler u dhawaw illah wa denbi dhaafee .
Waxaan ku soo koobayaa oraahdayda hadan la'kala roonaan roob ma'do oo micnaheedu yahay ,wixii dhacAy waa dhaceen waxay ahay qadar eebe, ee aan is dabaqabano qaran nimadii aan soo celino sharaftii iyo karaamadii,waxaynu aduunka ka noqonay dadla yasa, ama dad aan aduunka waxba la qeeybsan karin.
Waxaan idiin ka codsanaya muwadiniinta soomaaliyeed in wadan kii la'kala goo'gooyin, oo aan lagu dayan dadka danaha gaarka ahi leh oo feker shisheeye ku shaqeeya, ogoow kii manta aad feker kiisa qadato iyo siyaasadiisa berito ku dillayo.
walaalayal waxan u heelanahay oo aan lecelahay goor waliba midnimada soomaliya.

waxad igala soo xirii kartaan :-ustaad12@hotmail.com
Ama tell No:-0020116834531 ama No:- 00441212706347 oo layga helo xiliyada habeen kii 01:00am

ciyigii waa kabaryay
written by quman , September 24, 2010
yur yur buu yiri waase goortee?? laf miyaan ka jabay iyo biixi aan kabayo loo hayn?? waxaan ula jeedaa dadka badankii waxay uducaynayaan maxamed siyyaad barre allaha ka aqbalo aamiin. Balse mala is waydiiyey waxa inoo diiday inaan u fakarno siduu fakarayey? (wadaninimo, gaalonacayb, midnimo).
...
written by Mohamed Hussein , September 25, 2010
Ilaah ha u naxariisto Madaxweynihii Hore Qorax marka aay dhacdo ayaa la ogaadaa waxa aay haysay waxaa la ogaaday maalintii uu wadanka kategay in uu ahaa nin wanaagsan asagoo kalena uusan jirin ee ilaahow Maxamed kale oo nadejiya nookeen ileen maxamed cabdulle xassan maxamed siyaas ayaan aragnay labaduba wey fiicnaayeen..
JKJOKAR
written by A/RASHID ABDALA OMAR , October 07, 2010
alaha unaxariisto jaale siyaad maaata rag baa waxkasheegaya jaale siyaad ilayn guridad lee yahay buuw dagan yahay baabuur ayuuw wataa beer dadleh ayuuw xoog ku hats taa marka nnkaas ootagin nabad yaa lasuginkuwa maanta nabada hor taagan waana kuwa cuqubad dadka iyo dalka kagalay meel waliba soomaali jogta waalaga nacay xataa mayshaan aanjoogo marka somali ha iskutashato umaraa xarb waxmatarayaan xisaab wayn baa sugaysaa ogaada
...
written by magcayga siyaad , October 13, 2010
maantana aan joog no taariiqdii aabe siyaad iyo kuwa maanta joogo ee umada somaliyeed udiray qabri iyo xero qaxooti wali wa aysiiwadaan aduunka maysha ad katagto somali wad kaheysaa eroba iyo amerika iska dhaaf wadamada eeshiyaanka oo somali kafaqiirsan ay umada naf badbaadin uaadeen maka adiga waxgaradka ayaan kuusoojeedinyaa suasha faraqa udhaxeeya aabe siyaaad alaha unaxariisto iyo kuwa maantajooga wasalaamacalaykum
...
written by shiine , October 29, 2010
ilaahay ha u naxariisto maxamed siyaad barre. waxuu ahaa nin wadani ah oo aad u jaceyl dadkiisa dalkiisa iyo maslaxadooda. wax waalagu dhaliili karaa madaxweeynaha.

soomaali hadaa nahay horta kama fakarno waxa dhici doona kagadaal in la rido doowlad iyo waxa meesha ka baxayo. somali maanta maxaa ka taagan. ma isku miisaan teen waxii hore u dhacay iyo waxa hada socdo.
wax walboo dhacaayo soomaaliyeey ku cimri qaata.
DR.
written by ALLE ADOOTIISA , November 05, 2010
ALLAHA U NAXARIISTA WAA WADANI GEESI AH DABADIINA LAMA HAYO DADA IYO DALBA
EE ALLOW NOO SOO GAR GAR
AWAL LAMA OD=EEN MIYAA MARKUU LAHAA WAR YEEY AYAAN IDINKA HAYAA,YAA
written by soomaali dhaba , January 01, 2011
ILAAH JANADII HA KA WARAABIYO AABE SIYAAD, SOMALI AABE SIYAAD CADOW BEEY U HEESATAY LAAKIIN HADA AYEEY U OOYEEYSAA OO MIDWALBA GEERI IYO GAAJO GURIGIISII UGU GASHAY.MARKA BAL HA LA TASHADO DAD AQOON DAWLADNIMADA ULEHNA AAN DOORANO NO MORE JAAHIL NO MORE JAAHIL .NO QABIIL NO QAYBIYE,SOMALIYA HA NOOLAATO,
ILAAH NAXARIISTII JANA HAKA WARAABIYO
written by SHARIF. F , January 28, 2011
HORTIISA MADAX WEYNE SOOMAALIYEED MA ARAG ADUUNKABA MA AANAN JOOGIN GADAASHIISANA MASIIBO AYAAN ARAGNEY WAX MADAXWEYNE SIYAAD LAGU MATALI KARO MAJIRAAN MOORYAAN LEY ARANAA------ ¨

MADAXWEYNE SIYAAD BARE
ILAAHOW DEMBIGIISA DHAAF, ILAAHOW UNAXARIIS

SIYAAD BARE DAY: AAN ISKU RAACNO MAALINTA SIYAAD BARE DHALASHADIISA HALAGA DHIGO
written by vloret , February 22, 2011
MAALINTA SIYAAD BARE



SOMALI DHAB AH AHADAN NAHEY NINKAN SHARATUU NOOYEELEY AN KU XUSNO



ANIGA WAXAN IRI SIAAD BARE DAY: MAALINTA XUSIDA SIYAD BARE




AAN ISKU RAACNO
miyaa la helayaa qof isagoo kale ah?
written by cabdillaahi , July 11, 2011
u maleyn mahayo in laga helayo nin sida odeygii oo kale uga fikira dalkii iyo dakii
soomaaliyeed, halka wixii isaga ka dambeeyay ay ka dhammaan waayeen jeebka ii buuxi
iyo maxaa iga galay wadani-nimo iwm oo wax u tari lahaa all somali nation
it is really very deeply sorry what happened in our countary with somali nation too.

AABIHI DALKOW MAXAMED SIYAAD JAALE SIYAAD
written by Liibaan faarax , August 16, 2011
EEBE NAXARISTI JANO HAKA WARABIYO WUXU AHAA WADANI GEESI AH WAXQABAD DARYEEL BULSHO MARWALIBO U TAAGNAA DIFAACA WADANKISA IYO UMADISA WAX YAALIHI LAGU XASUSTO WAXA KAMID AHAA AAS AASKII CIIDANKA XOOGA DALKA KUMANDOOSKII CIDAMADII CIRKA KUWI MASOJESTAYASHA KADIFACAY WADANKA SHISHEYAHA WAXBARASHADA CFIMADKA DINTA DAACADNIMO EEBE HAUNAXARIISTO JAALE SIYAAD ABIHII AABAYAASHA
mr
written by ubaxii kacanka , August 26, 2011
allahu akbar jaale siyaad wuxuu ahaay aabaha umada somaliyed allaha unaxaristo

Jaale syad
written by Hannad yare , May 01, 2012
Alaha hauna naxariste madxweynahena hore o dalka somalia...wuxa ax madaxweyna sharafle alaha ha hauna xariste madaxweyna syad baare
...
written by liban mahdi , May 17, 2012
he build the foundation on which Somalia was built upon...it crumpled
...
written by saalman abdi buralee , September 24, 2012
aalla hauraxmadhoo maadhaaxweynee jaalee siyat barre raaxmat aallee hakusiiyo aaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnn




















Alle hau naxaristo
written by Dr.badri korane nadhif , October 16, 2012
Asc marka hore wan idin salamay marka xigtana waxan leyahay alle ha unaxaristo somalina ilahay hasiyo nabad iyo barwaqo
aabaha dalka alle ha u naxaristo ameen
written by siyaaasi , December 01, 2012
aabo siyaasad janatul firdows al aclaa alle ha geliyo alle ayaa ugu baryeenaa nabad kama dabeyn nolol kaama dabyen aabo siyaaad alle raxamdisa haku siyo
AIS officer
written by faisal , May 03, 2014
allaah ha unaxariisto isagaa naxariislehe inshaa allaah wuxuu ahaa halyey somaliyeed xaqiiqdiina dal dad iyo midna kama aysan damayn, dadka nimcadu wey ugadartaa waayo waxaa lahaystey waxbarsha firiiya caafimaad firiiya iyo adeegyakaloo farabadan markaasaa lakibrayoo layiri we need change change for what? kaxaaxaabiya hee walaahi aabihiinaad fuudkalacabeysaan awowgiinaa lagugubayaa soomaaliyey jiritaankaagi iyo dadnimadaada waa loobaqaa illaahay ayaa naxariisleh oo nadaba qabankara isagaanuna dhawreynaa kama quusaneyno naxariista alle

Write comment
smaller | bigger

busy
Last Updated ( Tuesday, 09 February 2010 10:13 )  
Custom Search