Bookmark
Email this
Hits: 12972
Comments
(4)
Madaxweynihii u danbeeyey.
written by Dahir Mohamed , October 15, 2009
written by Dahir Mohamed , October 15, 2009
mdaxweynihii hore ee somalia mudane marxuum mohamed siyaad bare,waxa uu ahaa,hogaamiye dadka iyo dalka somalia,wax badan u qabtay.isko qabiil ma nihin.oo sababta aan taas u sheegayo waxa weeye,cudurka soomaalia bur-buriyey,oo saameeyey,dhamaan bulshada soomaaliyeed,haddii ay ahaan la hayd hal abuur,culumo,aqoonyahan,iyo dadka caadiga ahba.waa tan maantay umadda soomaaliyeed baday meesha ay joogto,waxaaba hadda lago shaqaystaa si cad,qabyaalad qaawan,oo aan laga xishoon,oo aad maqlayso rag sheeganaya in ay beel u hadlayaan,arintaasi oo aad mooda in ay tahay,hab laga dhaxlay bur-burkii.ciddi siaad bare,qabiil ku necbayd,bal maantay maxaad dhxasheen,waayo raga idin horboodaya,waa kuwa sheegta in ay madax ka yihiin,degmo,ama gobol,ama tuulo,iyadoo aanay jirin,waxa ay sheeganayaan.shutaddii SSDF,SNM,SPM,USC.. iyo qaar kaloo badan,iyo kuwa la yiraahdo Al shabaab,iyo xibul islaam,midna dan u ma aha somalia.waxa kaliya oo ay u taagan,yihiin waa dib u dhaca meel walba ah,nasiib daro soomaalidii baa weli taageeraysa,shutadaas iyo wixii ka danbeeyey,somalia waa had dal,waa hal umad,dib u socodka iyo qabyadiistaha ha dhaceen,inta jecel midnimada oo runtii hadda aad u yar ha noolaato.
...
written by Abdi , July 15, 2010
written by Abdi , July 15, 2010
Marxuum Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto wax badan ayuu soomaaliya u qabtay , rumeeyso ama ha rumeeysan siyaad isku heeb ma nihin . Alloow u anxariiso siyaaaad Baree
qorbahaa nabaray qaranimada wanaageeda
written by maxamed cabdi , July 20, 2010
written by maxamed cabdi , July 20, 2010
marxuumka rabi ha u naxariisto.dawladiisii se wax cadaalada kuma shaqeeyn jirin,somalidu waxay tiraah daa far kaliya fool laguma dhaqo.dumistiii ay dun tana waxaan oran karaa guri dabaqa oo aas saas kii hoose markii horaba jilicsanaa sii taagnaan maayo, al yoomul ayaan waaa kii duma.hadaan u soo laab to shacabka soomaliyeed,qaran nimada waxaa ka wayn qabiilka,qabiil kuna wuxuu qorayaa in qabiil ku kaligii quuuto iyo kuwa markaa taageersan.bal amuur taan eeg aaway dalkii marka?dad kii lahaa arintaa baa haysatee,waxaan shaq si ahaan ka fakaray arin kaan wax badan oon raadinayay xalkii ama dawadii,dadkii qabiil kama maar maan,waa qayb nolashooda ah,dalna waa ka dhexeeyaa.QAABKA GOBALAYSIGA ayaad moodaaa kan ugu dhaw oo maantay xal lagu gaari karo.gobal kasta is maamul ha sameeysto waxaa nagawada dhaxeeya oo GUUD diinta,calanka,difaaca dalka,wax barashada,sports,caafimaadka,danta dalka faa iido iyo qasaaraba,DALADAAN waxay midayn kartaa soomaliya.joogista qurbahaa nabartay macaanka wadankeena.shalay ninkii dawlada taageera waxa uu ahaa kacaaan,ama lagu xaman jiray faa iido in uu ku haysto.waxaan aaamin sana hay in wadan macaaan aanu lee nahay oo rabi nagu maneeystay,dad ka soomaliyeedna yihiiin umad wanaagsan hadii ay ku rabaan,kuna dhisan kara wadan koooda 5 sano guda hood.rabi agtiiisa waxaba kama aha.ilaahooow somaalinimada umadeena tus iyo macaanka wadaninimada.wsc
















