Bookmark
Email this
Hits: 12214
Comments
(3)
amaaanta madaxweyne maxamed siyaad siyaad barre madaxweynihii soomaaliya
written by Mr Xadiid , December 23, 2010
written by Mr Xadiid , December 23, 2010
waxaan aad ugu faraxsanahay sida sharafta leh ee aad usoo bandhigteen taariikhda sharafta iyo halyeynimada leh ee uu lahaa hogaamiyihii weynaa ama aabihii ummadda soomaaliyeed general maxamed siyaad barre cabdille (garab-weyn). maxamed siyaad barre waa nin aan lailaawi doonin guulihii uu usoo qabtay shacbiga soomaaliyeed guud ahaan waa hogaamihii xiligii uu talada hayey laqoray farta soomaaliya, warshadihii ugu badnaa laga hirgaliyay dalka waxbarasho lacag la'aan ah, waa madaxweynihii u istaagay midaynta shanta soomaaliyeed ullaha unaxariistee laguma soo koobi karo faallo ama warbixin lagu qoraa bage. allaha unaxariistee waxa uu katagay dhaxal ku dayasho mudan waxaana ugu baaqayaa ummada sooomaaliyeed inay garawsadaan 21sano ayuu talada hayay 21sano oo burburna wuu kadambeeyay. waxaan leeyahay soomaaliyeey xusa waxa uu ahaa awliyo illaahey usoo diray mar qura oo waxaan leeyahay waa in latagaa qabrigiisa oo laxusaa lana is cafiyaa. wabilaahi tawfiiq.
DR
written by abukar , September 23, 2011
written by abukar , September 23, 2011
uma maleynayo in ay tan oo kale aan heli doono laakiin baryada ilaahey lagama quusto soo ducada inoo wada rabi ha noo aqbalo insha alaah inaan helno tii oo kale ama mid u dhow xataa baba siyaad janada alah galiyo cadow oo noo jabshey sidiisii oo kale ni n wadani ah ilaahey ha noo sahlo aaaaaamiin



















