Bookmark
Email this
Hits: 10260
Comments
(4)

ABE SIYAA ILLAHAY HAUNAXARISTO
written by SHUKRI.AHMED MAHDI , June 14, 2014

Ababe siyaad wuxuu ahaa wadani gesi ah oo aqlibdadan umada way udarsatay wallahi abihii wadanka ayuu ahaa
...
written by najah garabey , July 05, 2014

mar xuuun mohamed siyaad bare allaaah hakuu naxaristo maantana waa maalin aaan kusoo xasuuusty ikuna weeeyn marka aaan arkay sawiradada iyo wax qabadkaada
Yare
written by Haybe , October 20, 2014
written by Haybe , October 20, 2014
Umadu udhasho kadhintoo umanwado wiil lamidi inu geyiga somaridoono( alal babadi fardowsa ilahay hakugu sodhoweyo ilahow unaxariso jale siyad
Muwaadin Soomasliyeed
written by Maxamed Faarax , April 12, 2015

Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu runtii ahaa hoggaamiye daacad ah aragti dheerina ku darsaday. Waddaniyad qoto dheer baa ku hubaysnaa taasoo u
horseedday inuu dalka iyo dadka horumar la taaban karo gaarsiiyo. Bal wsx ksleba ha joogtee miyaa cidi inkiraysaa qotitaankii Afkeenna Hooyo iyo ololayaashii miyi iyo magaalo lagu baahiyay halkudhegna looga dhigay BAR AMA BARO. Sidoo kale dhismihii gaashaandhiggii adkaa ee dalka iyo samatabixintii dadweynihii ku cayroobay abaartii dabadheer oo nolol cusub loo abuuray kaddib markii beeraley iyo kalluumaysato laga dhigay. Abaalkiisa Jannatil Firdowsa ILAAH ha uga dhigo. Aamiin.