You are here: Home Sawirro Gallery - part 2
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Gallery - part 2

E-mail
gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2gallery2
Comments (4)add
xusuusta taaariikhda
written by Mohamed Hersi , July 18, 2009
taariikhda waa fiican tahay in la qoro iyo in laga run sheegaba.lagana fogaado shucuurta wax duminta maahee waxtarka lahayn.
...
written by ali , August 25, 2009
good bless siad barre
Marxuun: Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre
written by Maxamed Axmed, Germany , August 26, 2009
Allah haw Naxariistee Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa shakhsi wadani ah oo jecel inay meel gaadhaan ummadiisa iyo wadankiisuba. Dad yar ayaa fahamsanaa Maxamed Siyaad Barre wadaninimadiisa, waxaana loo arki jiray askari xukun jecel, hase ahaatee runta way ka fogayd taasi.

Maxamed Siyaad Barre wuxuu jeclaa midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo inay wax qabsadaan. Sanadkii 1977 wuxuu noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee xoog ku xoreeyay dhulka Soomaaliyeed ee loo yaqaan Ogaadeeniya ama Somali Galbeed inkasta oo markii dambe loo xoog sheegtay oo aduunkii isugu tagay, hadana waa mid taariikhda run sheegta ahi ay xusi doonto, ummadda ku nool deegaankaasi ama u dhashay ee dibadda joogaa waxay u hayaan Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre abaal aan la soo koobi karin dadaalka iyo niyadsamida uu isugu dayay inuu dadkaa gumaysiga ka hoos saaro oo uu taariikhda ku galay darteed.

Fursad ayaan u helay noloshayda inaan la kulmo Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre anoo jira 18 sanno waxaan shaki ku jirin inuu ahaa wadani Soomaaliyeed. Maxamed Siyaad Barre taariikhda run sheegta ahi way xusi doontaa inuu ahaa Maxawayne jecel wanaagga ummadda Soomaaliyeed meel walba oy joogaanba, kuwa wax ka sheegaana waa kuwo uu u diiday inay jabiyaan qarankii Ummadda Soomaaliyeed mudana ka hortaagnaa, maanta markay fursad heleena waan wada aragnaa meesha uu xaal marayo, waqooyi iyo koonfurba.
Allah haw Naxariisto Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre, ma filayo inuu soo mari doono shakhsi isaga oo kale ah shacabka Soomaaliyeed.
ma na soo mari doona
written by wadni , January 20, 2010
shaki kuma jiro inn ahaa geesi taariiqdu xusayso lakiin daku ma wada qir san yihiin taas abaa in la is waydiiyo mudan
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Ogeysiis

Fadlan haddii aad haysid Buugaag, Sawirro, Maqaallo, Filimo ama wax kasta oo ku saabsan Madaxweynihii Soomaaliyeed, Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Guji-riix