Bookmark
Email this
Hits: 10900
Comments
(4)

Aabe Siyaad
written by Mursal Kamas , October 21, 2013
written by Mursal Kamas , October 21, 2013
Ilaahay naxariistii ha kaa waraabiyo Aabe Siyaad. Qofku waxa uu galo ama gudo waxaa la gartaa markuu qarsoomo!
Mr.
written by Abdurahman Artan , October 22, 2013
written by Abdurahman Artan , October 22, 2013
Allaha u Naxariistee: Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa Geesi,Waddani,iyo Hoggaamiye waxgarad ah kuna qoran Baal dahab ah oo aan weligiis la illaawi doonin inta Qaranka Soomaaliyeed cidi ka sii joogto.Waxaase dhab ah inay khaladaad badani dheceen intii uu waddanka hoggaaminayey,si kastaba ha ahaatee weli qof u dhigma ama buuxiya kaalintii uu banneeyey Soomaali uma soo bixin.