Comments
(2)
Xasuus baa geela lagu xera geeyaa
written by Wadaniyad dhab ah , February 20, 2013
written by Wadaniyad dhab ah , February 20, 2013
Qof kasta oo biniaadam ah maalinbaa soo Marta qalbigiisa farxad buuxisa amaba xasuuso kale oo markay ku soo dhacaan qalbigiisa uu isbedel dareemo, waxaan ahay gabar ku soo indha kala qaaday dawladii barakaysnayd ee UU hogaaminayay Allaha u naxariistee janafardowsa calaana alaha geese MAXAMED SIYAAD BARRE. Hadaba markaan xasuusto sanadaihii quruxda waankayga ,farxadii nabada, iyo waxbarashadii free ga ahayd aan haysanay waan farxaa , laakiin waxaa markiiba dareenkayga bedela ciil iyo calool xumo aan u dareemo UMADA sidii loo marin habaabiyay oo looga burburiyay waxay haysteen oo looga abaal daray AABIHII UMADA DHIIGIISA U HURAY IN LA HELO WAXA UGU MUHIIMSAN EE UMADU U BAAHNAYD
Hadaba la helimaayo sidii hore duqana ha loo duceeyo umadana marin habaabiska iyo siyaasadan guracan oo qof walba siyaasiga yahay ha laga dayo,,,,,,,,,Ilaahoow Aaabe SIYAAD QABRIGA U NUURI,!,,, AAMIIN

mahad eebaaleh. yaan laga masuugin waxqabadkiisii taabo galay mudadii uu xukunka ahayay, xagalo geel wax gunti lageliyo way ka weyntahay.