Bookmark
Email this
Hits: 11716
Comments
(12)
huseen
written by noolow jaale siyaad , June 19, 2009
written by noolow jaale siyaad , June 19, 2009
jaale maxamad siyaad bare alle janadii fardoosa ahayd ha geeyo waxa uu ahaa madaxwayne somaliyeed oo leh wadaniyad iyo dal jcayl iyo dad jacayl runtii waa loo darsaday ilaa 2o sanana mahayn dal iyo dadba siduu u geeriyoodayna wax badala mahayno ilaahow janadii ka waraabi amiin amiin amiin
suxufiyad
written by sahr , October 27, 2009
written by sahr , October 27, 2009
waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahy inaan helo maanta sawiro iyo maqaalo hore oo ah xiligii dalkeena uu ku jirey bari samaadkii .
waxaan aad ula dhacay qoraalada iyo sawirada aad soo galisen oo qiiro ahaan isoo jiitey dareenkayga .
wax uu aabahay iiga sheego bari samaadkii dowladnimadeenii, qarannimadeenii maahanee wax kale mahaayo ,
mahadsanidiin .
waxaan aad ula dhacay qoraalada iyo sawirada aad soo galisen oo qiiro ahaan isoo jiitey dareenkayga .
wax uu aabahay iiga sheego bari samaadkii dowladnimadeenii, qarannimadeenii maahanee wax kale mahaayo ,
mahadsanidiin .
17;11;2009
written by reer dudaaye viva reer madiino , November 17, 2009
written by reer dudaaye viva reer madiino , November 17, 2009
a s c wr wr ; walaaheyga muslimiinat ahoow ; maxamed siyaar barre aloow kuu naxariiso madaxweynahena walahi wuxuu ahaa nin dadka iyo diinta iyo dalkaba jecel waad u jedaan madaxweyne maxamed siyaad barre marku geriyoday ama wadanak laga af gambiyay wadanka ilaa 20 sano ayuu dolad la..aan yahay somaliyey qabiiilka iska ilaawa wadanka ayuu qaribay mel walbo an tagno baaso boor aqoonsi ma wadataa ayaa lagu le yahay teda kale jansiyadaada yaa cadeyn karo ayaa lagu le yahay waxaa u sawab ah dolad la,,aanta illahow dolad no dhali oo dadka iyo diinta iyo dalkaba difaacdo walahi maalinta iigu darneyd oo aan oyay ayaa waxa ey ehed ampalas oo qof bukan wado oo baabuurta sey u buuxaan aad arkeyso ayey so dhaxgashay walahi babuurti waxay noqdeen shimbiro galer so dhax galy camall walahi waan iska oyay oo wadankeyga oo saas ah maanan arag illahow wadankeyga oo dolad leh hal mar i tusi aamiin somaliyey wadanka u duceeya
Sharmaarke waranle
written by Sharmaarke abdulahi hashi , December 13, 2009
written by Sharmaarke abdulahi hashi , December 13, 2009
Waxaan illaaha weyn ee makhluuqa uumay uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo aabihii umadda soomaaliyeed madaxweynihii jds jen.maxamed siyad barre qof walbana waxa uuyahay taariikhda ayaa sheegi doonta haddaan inyar iraahdo soomaali waa ay ogtahay waxa ay kacaanka ka hor ahayd xiligii kacaankana waa ay garan kartaa waxa ay hadda tahayna waa ay ogsoontahay waxa aan kaga baxayaa taariikhdu waa ay qorantahay + inta barnaamijkaan isku soo duba ridayna aad iyo aad ayaan idiinku mahadcelinayaa wasalama caleykum waraxmatulaahi wa barakaatuhu
asc
written by 000000000000000********0000000000************00000000000000 , January 01, 2010
written by 000000000000000********0000000000************00000000000000 , January 01, 2010
(1)hey asc my muslim brothers and sisters. ani waxa ahay gabar somaliyed labatan sano jira ahay waxa ilidhalay marki somalia dhagalka kadaca waxana iligu dalay somalia lakin wailigaso wadhay markiba kenya ayan kusookoray labatankas sano kabacdhine America ayan imade haahato maxumo aniga wadhankeyga waax kamakasayo waligay waan caayn jiray inaan katirsanahay xita umamalen jirin inaan kenyati aan ahay baan umalen jira(kkkkkkkk!!!!!1lol) igarali noqdha wax badan marabo inaan qoro lakin waxan raba inaan inin shego sidha aa dadkeyga iyo wadankeyga aan kujecladhay iyo rajada aa wadankeyga kaqabo. ok what made me love my country and people is that waan ufirsade adunka everybody is proud of who they are and their background so anigana waxaan isdahe maxa kudhidhe inaad jeclatid dadkaga iyo wadankaga.(2)aniga makala jecli qofki wadankas madaxwene unoqonayo qof muslim ah oo somali ah hadu yahay i dont care about qabil ani becouse ani qabilkayga aa waxan ogadhay ano weeyn walidkay dadka qabilka kalajecel mahan walahine and i have alote of saxiboyaal ani xata qaarkood isla soo korne aanan walahi maanta aqonin qabilkoda ani the whole qabil thing waxe ilatahay waxan macnalahen so walala yaal waxan iyo qabilkan aan iska dafno aan wadankeni uso jesano iyo saa uso ceshan lehen coz i always dream of going back to my country for the first time in my life ILAHE WAXAN KABARYE INAAN WADAN NABAD AH IYO DAD QERQABO. wasalama calaykum waraxmatulahi wabarakatu to all my muslim brothers and sisters
kacanKACAAN
written by ax , February 12, 2010
written by ax , February 12, 2010
AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN WAX BADAN BAAN U SOO JOOGAY ALAHA U NAXARIISTA MARKII LA SARAYAY SIYAAD WAAN FARXAYAY MAXAA KA DAMBEEYAY AL XAMAR AYAAN DAGANA WALI MA ARAG WAX NA DHIBA TAASAA DAWLAD NOOGU DANBAYSAY OW KUU NAXARIISO ANIGA WAXAAN DHIGANAYAY JAAMICAD KA HOR WAXAAN AHAA UBAX REER MADIINA AYAAN AHAA AAD BAAN KACAANKA HADA U JECLAHAY MARNA MA HELI DOONAA DAWLADAAS OO KALE AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN KU DADAALA INAAD SII DHAMAYSTIRTAAN GUULAHA KACAANKA --GUULWADE SIYAAD AYUU AHAA ALAHA U NAXARIISTO SIYaad bare
i love maxamed siyaad barre
written by maxamed yare , April 11, 2010
written by maxamed yare , April 11, 2010
bismillahi r r xagee ka bilaabaa marka hore sallaan, sallaan ka dib maxamed siyaad waxaa uu ahaa weeynu ogsaanahay wadani dadkiisa & dalkiisa jecel aadna u caqli badan kacaanka waxa lagu xasuustaa waxaa ka mid ah (iskaa wax u khabso,abaartii daba dheeyr,qorista afsoomaaliga .dhismihii ciidankii XDS.hor u marinta reermiya.abuuristii farsamooyinka shaqo,dhismihii dakada xamar iyo xamaasad wadanimo ) wuuna uga digay soomaali tan maanta haysata shisheeye in uu kala qaybiyo .bal eeg snm ssdf iyo usc waa jabhadihii wadanka ugu horeeeyay yaa dhisay ethiopia oo cadaw ah maantana gaartay seey rabtay oo aheed kan waqooyi iyo kan bari iyo kan gal mudug iyo kan xamar joogaba oo ayaga aan is arki karin naceeyb dartii loogana wacaa bishiiba mar taliska guud ee soomaaliya ADISABBABA,weeynu u xiisnay una darsanay madaxweeynahagii jaale maxamed siyaad baree alle yaa raxma
Aabe
written by Abdinasir dheere , May 23, 2010
written by Abdinasir dheere , May 23, 2010
Ilaahayow Maxamed siyaad bare janada ugu bisharee, wuxuu ahaa qofka keliya oo madax Soomaaliyeed oon si fiican u xasuusto inuu ahaa wadani dhab ah, waxaana aan kulmay meelo badan oon markaas joogay ha ahaato mar uuw inoogu yimid Ceel jaale -Marka- iyo meelo kale markastana wuxuu inagu lahaa waxaad tihiin madaxdii berito. Taas ayaa wexeey ahayd mid aniga marnaba iloobeyn ileyn hadii caruurta loo sheego iney madaxdii berito ay yihiin waxaa ku dhalaneysa wadan jeceyl iyo iney umada ay umadooda ay tahay ayna muhiim ay tahay ineysan marnaba iloobin ileyn waxa wadanka u haraya waa iyaga. Aniga markaa waxaan ahaa nin yar oo hamigiisa ood u wenaa.
Haddana caruurtii aan dhalay naag gaalo ah ayey hooyo ugu yeeraan-isjeclaada
Haddana caruurtii aan dhalay naag gaalo ah ayey hooyo ugu yeeraan-isjeclaada
...
written by Jamac Jaqaf , July 09, 2010
written by Jamac Jaqaf , July 09, 2010
Muruqa laba suule ninba si uah, Somalia nina Siyaad bare wuu u darsaday nina wuu ka raystey. Koonfuri way u darastey Woqiiyin Wuu ka Reystey.
caro
written by qurbaawi , November 30, 2010
written by qurbaawi , November 30, 2010
aniga waxaan aad oga careesanahay dadkii ku kacay waan ka xumahay ma dhihi karo dad
ee waxaan dhihi karaa wuxuush tii ku kacday jaalle
maxamed siyaad barre janadiisa allaha siiyee waxay ahaayeen dad aan leheen wax hadaf ah isla markaana uu dhibaayey nidaamka iyo kla danbeenta waxaana taa kuu cadeen karo markii la wareegeen dalka maxaa loo wada biliqeestay ma xumo wixii banaanka yaalay hala biliqeesto
laakiin maxaa loo
biliqwwstay korontadii dhulka ku duugneed iyo tubooyinkii biyah waxaan alle oga mahad celinayaa aan xilligaas iga dhigin nin ween oo wax garto oo waxaan ahaa 6 jir sidaa iyo nabad galyuo
ee waxaan dhihi karaa wuxuush tii ku kacday jaalle
maxamed siyaad barre janadiisa allaha siiyee waxay ahaayeen dad aan leheen wax hadaf ah isla markaana uu dhibaayey nidaamka iyo kla danbeenta waxaana taa kuu cadeen karo markii la wareegeen dalka maxaa loo wada biliqeestay ma xumo wixii banaanka yaalay hala biliqeesto
laakiin maxaa loo
biliqwwstay korontadii dhulka ku duugneed iyo tubooyinkii biyah waxaan alle oga mahad celinayaa aan xilligaas iga dhigin nin ween oo wax garto oo waxaan ahaa 6 jir sidaa iyo nabad galyuo

























