You are here: Home Sawirro Carabinieri Police College in Italy - 1953
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Carabinieri Police College in Italy - 1953

E-mail

image

Comments (10)add
tacsiyo
written by Maxamed xusen b , September 10, 2012
Asalamu caleykum dhamaan umada somaliyed waan idiin salaamayaa, waxaan leeyahay ilaaheey ha,unaxariisto dambigiisana alla hadhaafo waxaan leeyahay umada somaliyed hadii aad wax ka tabaneysay madaxweyne maxamed siyad bare
ala ha u naxariisto jaale siyaad . waalidkii na dhalay iyo dariskii muufada kala badalan jiray . maclinkii dugsiga ee
written by Haboon abdi ali ( ciyaal hawol wadaag) , October 14, 2012
marka hore somli inta nabadda jecel waa ducaysaa inta nabada necebna way habaarantaa .alla ha u naxariisto intii islan ah oo dhimatay . aaaaaaaaaaamiin. inta noolna ala hasoo hadeeyo.aaaaaaaaaaaaamiin.
mayle
written by mohamud ahmed abdisalam , November 22, 2012
siyaad bare wax wayn buu u qabtey somalia ilaahey ha u danbi dhaafo runtii anigu qabiil ahaan waxaa ahey marxuum cabdulaahi yuusuf jifiduu kadhashey ilaahey ha u danbi dhaafee asagana
waxaan aamin sanahey siyaad bare inuu san soo mari doonin somaalia caqliyadiisii iyo kartidii siba marka la fiirsho . caqliyadii uu ku maamula yey uma dii somaaliyeed oo cawaanka u badneyn waqtigaas , thanks alog
ninba ninkiisa waa u wanaagsn yahay
written by garbahaareey girl , December 07, 2012
xaqiiqdii aniga maxamad siyaad waan jeclahay laakiin la yaabi maayo kana xumaan maayo hadduu qof habaaro waayo dad uu agoon ka dhigay oo uu noloshadoodii baabi iyay ayaa jira midda kale caydiid oo aoaan maxamad siyaad aan sharaf iyo wadaninimo ku gaarin baanba arkay dad amaanaya marka dadoow hadduu qofka qabiilkaa yahay ceeb ka saliin ha ka dhigin qalad wuu jiraa maxamad siyaad nin ka wanaagsan ma jiro waayo waa madaxwaynaheennii hore 21 sano ilaah jannadii ha geeyo aaamiin wuu istaahilaa duco
...
written by nasir hassan macow osman , December 27, 2012
alla yaraxiim jalle siyaad taada kale heerka uu somali garsiyay sawabto wuxu galay loogu sabri kariin marka intu godob kagalay ha iska cafiiso allo kayeel kuwa janada ku wara amiiiiin

Somalia
written by Wadani dhab ah , January 06, 2013
Ooyinta ayaaaa iga daaadanoooydo wlhi ma aqaan wax aan dhoho ilah janada haka waraaabiyo
A.S.W , BLESS HIM
written by DJ_Rasman@hot Dr Mustafa , January 31, 2013
May ALLAH forgive our former beloved president honerable SIYAAD MAXAMMED BARRE.
I my self i dont think he have done any wrong or crime people just say and created a bad story about him but now everyone knows the truth about our beloved marxuun inshallah may ALLAH grant him his JANNATUL FIRDOOWSA Aamiin Aamiin Aamiin yaa ALLAH
somali hanoolato
written by saadik aljadxi , February 24, 2013
sacelwarmatulah waxaa halkan kasalaamayaa dhamaan dad muslimin ahi somalida
waxaa kadib ka salaamayaa dadkii taariikh inoo xafiday ee somalinimada jecel aad ayaa idin salaamay meel walboo aad joogtaan asxaabta
allaha unaxariisto siyaad bare aabihiii umada somaliyeed
waa nin wadakii jecel ayuu ahaa wuu camiray warshadaha horumar ayuu gaarsiiyay siayaad bare shacab lawada hoosha
taariikhdeena wax lagu faano oo ilaah iana siiyay masha alah dahana waxaynu nahay kuwa qaxooti iyo kuwa iska dayacan kuwa badda ku dhamaaday ayee nahay illahoow isku soo aruuri somalida sidii hore nagu soo celi cadawgeena hajabo oo ha naxo oo nafta hawaayo
sidaa nabadee qore sadik maxamed muxayadiin aljadxi oo jooga yaman sana.aaa
bulsho bille bulsho bille bullsho billlle
sidaa nabadeeeeeeee
markasta horumarku wuxuu kujiraa runta
written by wadaninimo , May 25, 2013

soomaali hadaynu nahay waxaynu macaamiil kadhiganay qof qabiilkayga kasoo jeeda haduu xunyahay
ama haduu fiicanyahayba had iyo jeer wuu fiicanyahay oo marka waxdhacaan layidhaa
wuu fiicnaa ninkii ugu fiicnaa somali weeye
somalaay intii inaga dhimatayna ilaahay ha u naxariito itii noolna ilaahay hasoo hadeeyo
...
written by abdideeq , October 26, 2013
JAALE SIYAAD ALA HAW NAXARIISTO WAXAAS MOORYAANTA AH EE IS XAGANAYA AYUU NAGA HAYEY NIN LA MID AH SOMALI SOO MARI MAAYO QARNIYADAN
Write comment
smaller | bigger

busy
Last Updated ( Thursday, 29 August 2013 13:25 )  
Custom Search