You are here: Home Sawirro Carabinieri Police College in Italy - 1952
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Carabinieri Police College in Italy - 1952

E-mail

image

Magacyada ka qaybgalayaasha tababarka layli saraakiil:

Kuwa taagan - bidix ka bilaaw:

1) Cabdalla Cali Maxamed "Cabdalla Sanjeex" Carab.
2) Dauud Cabdulle Xirsi;
3) Cabdiraxmaan Muumin Xaaji (reer Baraawe);
4) Maxamed Cali Cabdow "Cadani" (Carab);
5) Maxamed Bin Qamiis;
6) Maxamed Siyaad Barre;
7) Mursal Xaaji  lagu naanaysi jiray Rinaldi;
8) Maxamed Caynaanshe Guuleed;

Kuwa fadhiya - bidix ka bilaaw:

1) Maxamed Ibraahim Liiqliiqato;
2) Cabdi Jeelle Cawaale;
3) Axmed Yaasiin "Doobbiyo";
4) Maxamed Abshir Muuse;
5) Cabdalla Xaaji Axmed;
6) Xuseen Kulmiye Afrax;
7) Cabdulqaadir Sanuur reer Baraawe

Comments (3)add
Soo dhaweyn qiiro leh.
written by Mohamed Ahmed Abdi , November 21, 2012
Waxa aan aad ugu farxay madaxdeenii dalka wax u soo bartay xakumayna. wali waxa igalay dareen qiiro leh, waxa aan is iri" Aryaa mar u soo nooleeya qaar ka mid ah" sida Siyad Barre. hamadsanidiin. grazio
ahmed
written by jibril , December 30, 2012
halyeey buu ahaa ilaahay ha u naxariistee dadka soomaaliyeed hormar gaarsiiyay
Accountant
written by Abdiaziz Hussein , June 11, 2013
Adduunyoy, sawirkan xusuusta leh waxaan helay muddo hadda laga joogo 25 sano, mar mar ayaan
la soo baxaa si aan u xasuusto saraakiishan soomaaliyeed ee taariikhda weyn sameeyey.
Intootada badan waan arkay waana la socdaa waxqabadkoodii. Su"aashu waxay tahay yaa inoo badalay?

Isweydii.

Write comment
smaller | bigger

busy
Last Updated ( Saturday, 06 October 2012 16:20 )  
Custom Search