Mar uu Jaalle Maxamed Siyaad Barre ka warramayey xornimo, wuxuu yiri,
... Haddii aynnu rabno inaynnu hore u marno, waa inaynnu ku shaqaynnaa inay Soomaaliya midowdo; Jaalle! ku shaqee Soomaaliya inay xorowdo, xornimo maskaxda ah, xornimo xaqdhawr ah, xornimo hawada wax kordhiska ah. Xornimo markaan leeyahay waxaan ulajeedaa Soomaaliya waa inay addoonnimada ka baxadaa meel ay joogtaba!...Shaqalaha, iyo xoogsatada ka shaqaysa Wasaaradaha iyo Wakaaladaha iskood u mamadaxbannaan, hadal uu u jeediyey 4tii Agoosto 1973, bay ku jirtey kudhbadani
Bookmark
Email this
Hits: 12806
Comments
(10)

Allahayow hadii aan kaxaq daranahay waad aragtaa hadii kalena waad aragtaa
written by Osman , July 04, 2009
written by Osman , July 04, 2009
Sanadii 1991dii ayaa madaxweynihii ummada somaliyeed jaale siyaad yimid magaalada buurdhuubo ee G/gedo waxayna aheyd maalin iid ah kadambe saladii ayuu istaagay sidi war kale looga sugayey ayuu yiri allahayow hadii an kaxaq leyahay wad aragtaa hadii kalena waad aragtaa markaas ayaa waxaa halmar wada naxay ummadi meesha isugu timid taasina waxey kutusineysaa wadaninimada iyo ummad jeceylkii jaale siyaad
Talo isuma kaa sheegto.
written by Cabdullaahi , October 18, 2009
written by Cabdullaahi , October 18, 2009
Intii aan arkayey website yada, kani waa kii ugu horeeyay oo aanan ka daalin.
Waxaa ugu hambalyeeynayaa walaalihii dhisay web kaan oo runtii na tusay wixii aan ahayn iyo waxa aan maanta nahay.
Alloow yaa tusa webkaa iyo waxaa uu muujinayo kuwa hadda dalka baabi' inaya oo kala gooy gooye.
Walaalayaaloow sii wada howshaan qiimaha iyo wadinayadda leh.

mahadnaq
written by sadiiq ismaciil xuseen , March 31, 2010
written by sadiiq ismaciil xuseen , March 31, 2010
wad mahadsantihiin walaalayaal shaqada aad haysaan waxaa lagutilmami karaa waa shaqo wadanimo walaalyaal waxaad natusiseen madaxwaynihii umada somaliyeed ee ahaa xaqa iyo wax qabadkiisii sharfata iyo wadanimada kudheehnaa alle janada hageeyo amin
wadanimadu waa dhalasho
written by jaale m/wali , May 08, 2010
written by jaale m/wali , May 08, 2010
salaan dhamaan bahda websiteka , jaaleyaal aad baad u mahadsantihiin sida sharafta iyo qaayahaba leh aad u soo xusteen dalkii somaliya ama aad runta ooga sheegteen.... waxqabadkii kacaankii barakeysna sikastaba ha ahaatee waxaa jira dad aanan ogaleen in runta laga sheego ama xaqirsan waxqabadkii kacaaanka balse aanan cidna dabooli karin taariikhda somaliyed ........ qofkii xun taariikhdaa xusi doonto ??????????? allaha u naxariiisto jaale siyaad aamin aamin aaaaaaaaaaaamin
waa mahadsantahiin jaalaaaaaaaaaal
waa mahadsantahiin jaalaaaaaaaaaal
re.yaa xor ah???
written by mohamed farah ( carab ) , June 02, 2010
written by mohamed farah ( carab ) , June 02, 2010
asc dhaman umada ka shaqysay inay soo badhigaan waxqabadkii kacaankii barakeysnaa. iyo qudbadihii ( A.U.N ) jaalle mohamed siyad bare. runtii shaqsi soomaaliyeed la mid ah ma jiraan hadii noqon laheyd .
1- waxqabad
2-wadanimo
3-dad jaceyl
4-xornimo
5-gaalo naceyb
6- iyo qaar kaloo badan aan halkan ku soo koobi karin,
runtii xonimadii uu ka hadli jiray A.U.N jaalle siyaad hada ay taagan tahay somalia gudaheeda.
iyo qudbadii uu kaga hadlaayey qabiilka oo uu kaga digey umada somaliyed inay isticmaalaan waxa uu uugu yeerey qurun. ( qabiil) balse rag la mid ah ma soo bixin mana u maleenaayo inay soo bixidoonaan walaalayaal walaahi igama ahan xak qabiil aan ku taageeraayo labo mitir oo god ayaa iga danbeeya. bahda webkan fadlan soo raadiya khudbado badan iyo taariikh A.U.N jaalle siyaad.
waana ku mahadsantihiin .

We Had Freedom But Not Today
written by Mohd Hashi , August 05, 2010
written by Mohd Hashi , August 05, 2010
Somalia is under new Occupation this time no troops in the ground but we have somali man who work for others to achieve the foreign policies.
If we want this country to survive then we must destroy triblism and extermism
If we want this country to survive then we must destroy triblism and extermism
MADAX WAYNE SOOMAALIYEED.
written by DAWL0 , October 27, 2010
written by DAWL0 , October 27, 2010
La"aantiis abaar waaye soomaali oo dhana way wada sheegtay,balse qaarkood afka way kala xasdayaan runta uurka ayay ka sheegaan.Alaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre Aaamiin anagana alaha nooga daba naxariisto. He was a great man really.
maye waxii ka dambeeyey
written by heesaa , October 30, 2010
written by heesaa , October 30, 2010
hala la sameeyo vote lagu ogaanaya jacaylka ama nacaybka loo qabay siyaad barre allah/h/naxariistee wallaah runta yaa soo bixi lahayd .
waa sayidkii labaad oo soomaaliya u soo baxay , soomaaliyina ay maqli wayday , waa ciraaq iyo saddaam . ilaahow soomaali iyo siyaad barre u garqaad ; sidaad hada ugu qar qaadayso.
soomaliyi waa najis ; kilaab; garacyo ,amxaaro ka soo jeeda iyo carab ; nin wadani ahna uma talin karo.