You are here: Home Khudbado Khudbadii Jaalle Siyaad - 1979
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Khudbadii Jaalle Siyaad - 1979

E-mail

Khudbadii Jaalle Siyaad, ka jeediyey 10 guurada kacankii 21 Oktoobar

 

Sawiro

Comments (9)add
abe siyaad allaha u naxariisto amin amin
written by mohamed gele , November 19, 2009
abe allaha kuu naxariisto somalia waay kuku casisay somalia jaalle siyaad oo kale ma soo mari doona
Alaha naxariistiisa ha siiyo aabihii ummada
written by Mohamed , January 07, 2010
alaha u naxariistee aabihii ummada mana soo mari doono madaxweyne isaga oo kale ah waxaan iigu dambeysay dhulkeygii markii uu ka soo tagey ..
...
written by Yasiin , April 24, 2010
Libaax ayuu ahaa xoolahii uu haayeyna maanta ayaan u wada jeednaa !
...
written by Axmed Nassir Cabuuuud , July 17, 2010
allaha kuu naxariiisto aabow waraabaa naga heysay haddana ilahaa ka baryeynaaa inuuu naga qabto Siyaad ooo kale uma maleeynaayo inuuu soooo bixi dooono wxa haray waa Cadaawad nooolgu soooo diray
waxa uu mesha ku xusay allaha u naxariste SIYAD BARE,
written by nasir hussien , July 09, 2011
ma aha wax maanta kuwa wadanka hor joogo ay ku fakari karan,,,,iska dhaaf inay sameyan,,,,,,, wadanka dhan ee somalia ee lashego inuu aha wadan ween so kas uu SIYAD BARE ka talinayay mahan,,,maxa dadka u garan la yihiin inu aha nin ku filan hogaminta wadanka inu aha, ALLAHA naxariisti JANO ka warabiyo M.SIYAD BARE.. amiin ,,amiin
jaale siyaad
written by sayid warsame , October 06, 2011
jaale siyaad waxaa uu ahaa madaxwayne soomaaliyeed oo wadani ah dalkiisana ad ujeclaa hamigiisuna waynaa si ay soomalaiya iyo africaba ay hor mar wayn ugaari lahaayen

Xiddig ilaah naga qaaday ayuu ahaa AUN jaalle Siyaad
written by Mohamed Abdi , March 10, 2012
Anigu waxan sheego garan maayee ilaah ceebteena ha asturo Soomaaliyeey ilaah xornimo ha nasiiyo.
oy ama ogaaw
written by daac daacadeed , March 31, 2013
waalidoow waanada wadanka saan looguma wareein waligeed, ee maanta maisku fahanna? Walaalaha harayoow
Wale lagu tab laguuna darsay!
written by Cawo , March 05, 2014
Allah SWT Waxaan uga Baryaya Madaxweyne heeni Wadaniga aha in uu u naxariisto dambigiisa
Iyo kii waalidkiisba dhaafo.

Inta lais haya laisma garto markii lakala tago ama qofku kaa dheeraado
Baa la garta inu qofkaas wax hayay.
Dal dhisan oo nadaam leh
Oo weliba ka hor marsan wadamo badan
Ayu Mohamed Siyaad Barre dhisay hadan waaba nalaga
Faana. Allow jannatul Firdowsa gee Amiiin

Allow cadaab korkiisa ha taabsiin Amiin.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search