You are here: Home Khudbado Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ay Soomaaliya, Afrika dhexdeeda uga weyday wax qadiyaddooda ku taageera - 1982
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ay Soomaaliya, Afrika dhexdeeda uga weyday wax qadiyaddooda ku taageera - 1982

E-mail

Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ay Soomaaliya, Afrika dhexdeeda uga weyday wax qadiyaddooda ku taageera, wuxuu yiri:

Waxaa jirey nin madaxweyne Afrikaan ah oo aannu saaxiib aheyn, kaas oo dalkiisu uu dhowaan madax bannaanidiisii qaatey. Ninkaasi markii uu ku jiray halganka gobanimo-doonka ah, aad baan u taageeray. Fadhi kamid ah fadhiyadii ururka O.A.U. baa waxaan ka codsaday in aan la kulmo. Laakiin waa uu i diiday in uu ila kulmo. Iyadoo fadhigii uu socdo ayaa waxaan ku kulanay meel dibadda ka ah aqalkii lagu shirayay. Gacantaan kasoo qabtay oo meel gees ah intaan la aaday baa waxaan weeydiiyay : Maxay tahay sababta aad u diiday in aad ila kulanto. Waa uu i eegay isaga oo didsan, waxuuna iigu jawaabay : Waad ogtahay in aan ahay mid ku xiran taageerada aan dibadda ka helo. Sidaa darteed waxaa layga mamnuucay in aan wax kula qabsado, halis iskama aan gelin karo kaalmada la isiiyo.

Tabtaas ayuu iila hadlay. Sidaas baad ku aamini kartaa in dowladaha Afrikaanka ahi eeyan xor ahayn. Dal xoroobaa ma jiro inta uusan cagahiisa ku istaagin. Sidaas beeyan u jirin dal Afrikaan ah oo Soomaaliya ay taageero ka heshay  Waa ay ina ayidi lahaayeen haddii ay dowladaha xoogga leh ay farta ugu fiiqi lahaayeen. Haddase waa ay naga fogaanayaan waayo dowladaha waaweyn ayaa sidaas raba
. (I Somalia, Bo Bjelfvenstam, 1982. p. 141)

 

Comments (32)add
waa runtiis odayga geesiga qaranka
written by Prince Hanad , December 31, 2009
afrikaanka wax na taageersan ma jirto sababtoo ah anagoo muslim ah cadowgeena waa christian, dawladaha afrikaan ahna waa kuwo hoos yimaado reer galbeedka, anaguna saaxiib lama nihin reer galbeedka isku dan xataa ma nihin, waayo waxaan nahay muslim, waxayna difaacayaan dawladan masiixiga ah ee taariikhda fog leh ee ku taalo geeska afrika waa Ethiopia.
insha-allaah guusha waxaa leh Somalia iyo islaamka,mar ayay rumoobi doonaan riyadii Jaalle Siyaad ee GREAT SOMALIA insha allaah.
NIN XAQIIQDA OGAADAY 20 SANO KA DIB
written by ZAKKI , February 09, 2010
asc waan salamay somalida sharafta leh ee WBKA macquul ka dhigtay inuu so baxo sabatoo waxa la yiri nin intuu joogo lama ogaan karo wanaagisa waxaasa xaqiiqa ah maanta ilahay ha naxariisto geesigan somaliyeed . waa la TABAY . waxaan isoo baxay hada siyaad bare waa GAAL wadaad dilay ileen waxay EHEED waxa maanta yaal BENTAAS AYAY LA WAREGI JIREEN , IN LA YIRAAH QOF MASKIN LA DILAY WA MURTAD GABAR YAR LA YIRAAH WA DHAGAX HA LAGU DILO SOMALIYEEY WADAAAD XUME IYO MAHBAR AYUU ODEYGAN NAGA CELIN JIRAY ILAASA MAANTA LA HAYA NATIIJADOODI
SYAAD BARE
written by Ugas , February 09, 2010
war odayga waxuu ahaa nin cajiib ah. Geesi!!!
mr
written by jaale m axmed , March 11, 2010
soomaalidu beena way maahmaahdaah beena way sheegtaah.danteed mataqaano weeye. alaha unaxariisto,beentii iyo khiyaamadii dalka iyo dadka latgudhibaataynayay oo lagu jaha wareerinayay dadbadana ay run moodeen laguse sirmay hadase la ogaaday maxaa looga hadli la yahay/maxaa diiday in runta lasheego /beentaba waa loodheereynayaye.intaasu waa iga arar balse sheeko dheer ayaan kasoo qorayaah inshaa alaahu w/waraxmatulaahi wabarakaatuhu,
Aabe Siyaad Allaha Janadii fardowsa kaa waraabiyo
written by Mohamed Nur ali , May 03, 2010
Aabow Siyaadow
Umadda iskukeenow
Aqoontiisu dheertahay
Alow nooga sii aal ayaan
Dhihi jirnay markuu nagu korinaayey dhalinta kacaanka Beledweyne markii dambana Lafoole (orfane)
Halkaas oo aan farsamadii ka soo qalin jabiyey ninka aan ahayna ilaah ka sokow waxa aan mahad uga hayaa isaga.

Aabahey waa Siyaad
Hooyadey waa Oktoobar
Calanku waa awoowgey
Cidu waa ayeydey
Soomaali baan ahay
Ubar soo koraayee .... saas ayaan ku heesi jirnay.

Ogow ma ahi Daarood ama Mareexaan oo waxa aan ahay Xawaadle oo aan Orfane ka dib ogaaday.

Wadankii waa la qaribay ilaahow naga qabo wadaadada oo diintaada difaac!
TO:MOHAMED NUR ALI
written by Ina mara gaduud , May 09, 2010
Mohamed masha alah waad iga oohisay walhi walaal waxaa jira dad badan oo qabiil wax u qaban oo dowladii soomaliya korisay hadana maant caasi ku noqday maasha alah aniga iyo adiga isku aragti baa nahay anigana school ilaa jamacad free baan wax ku bartay
waa run tis jalle siyad
written by hassan amir isse , May 15, 2010
nin lamid ah siyasad maba jiro ayaan amin sanahay
what a bogg????
written by Dr Mohamed Hassan Ali(statesman) , May 22, 2010
What a great job have you done. May god bless you. A great contribution for a great Leader.
Thank you;
Hope more to come. It inspires us dearly.
Statesman
Soomaaliyeed midooba
written by Said ali , May 30, 2010
Mashalah allaha unaxariisrtee jaale siyaad bare wlh nin suga xitaa waligayn helin mayno sidda aan aaminsanahay
bal eega oo fiirsadda taariikhda dalka mashalaah aniga doolad ma arag oo 91ki ayaan dhashay lkn waanu yarra fiirsaday waana iska ooyaa markaan fiirsaddo sidda dalka ahaan jirray iyo xaaladda dalka hadda iyo sidda uu kudanbayn doono
illahaw dadka tus wadanimadda iyo madax naanidda
aamin amin
from: said ali muktar
to : aabe siad barre janadii farsoosa allaha kawaraabshee
Mr
written by Prince-Sharif , June 10, 2010
Waan Idin Salaamey Sidaad U Dhan-tihiin Walaalahey-ga Soomaaliyeed.
Ilaahayow Adaan Ku Barinaye Wadan-keenii Noo Soo Qabooji, Cuq-dada Iyo Cadaawadda Na Dhex Taalana Naga Dawee.
Asalaamu Caley-kum Warax-matu Laahi Wa Barakaatu..
ILAHOW NAXARIIS AQIRO SII MAXAMED SIYAD BARE AMIIIIN
written by UBAXII KACAKA E DAGMADA WARDHIGLEY , June 14, 2010
ASC WR WB SALAN KADIB WALALAYAAL ANIGA WAXAN AD UGA OYAA MARKAN SOO XASUSTO WADANKII HOYO SIDA UU AHAN JIREY 1991WAXII KA HOREYEY WAXANA KA MID AHAA UBAXII KACANKA EE DAGMADA WARDHIGLEY WAXANA AD IYO AD U XASUSTAA HES AN KU LUQADEYEN JIRNEY EE AHEED WADANIGA DACADAAHOW DALKIYO DADKUBA WAXEY DONAYAAN WAA XILKA DUDKA SARTEY DONAYAAN DACAD UGU SHAQEYSEY DOONAYAA DUCAQABAA SIDAA YIRI SIYAD DOCAQABAA SIDAA YIRI IYO HESKALE OO KA DURJUMEYSEY DAGALKII ITHOPIA IYO SOMALIA OO AHED SHIBIRAHA DULAYOW DABEYLAHA LULAHAYO DARIRAHA HARSANAYOOOW DARURAHA HARSANAYOOWINAD SOO DAGTAN BAN DAGDAG UDOONEYNAA INAN DARDARAN DUSHA IDINKA SARNAN DOONEYNEYNAA INANADARDAN DUSHA IDINKA SARNAN DOONEYNAA GOBANIMADOONKAA INAN IDIN DIRNAA BAAN DONEYNAA IYO MIDKALE OO AHEED ABOW DIYADOW XABASHIDI WAXEY TIRI MESHAN KU SHOORNABA SHIBIRAA NASHEGEEEE WALEE KUBA NAAS DHEEER KABAHII KA CARARTEE SIYAD BARE OO KALE ALAHA INOO KEEENO OO WADANI AH INSHA ALLAH WADANKENA HOYANA ALAHA NABAD INOOGA DHIGO AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN ADER QODOB TILMAM BAAN KUU QEXAYAA DOWLADENU WAA QARAN QUBAD XOOGLE IYO MAGAC NIN QASAA MADUMIN KARO QABIILKANA WAX UMA TARO INUU QURUN KU BEEROO KALA QEYBSHO MOOYEE WAXBA NOMA QABAN KARO QABIIIL QARNIYADIII HORETENA QAXAR WUXUU NA SOO BIDAY INTUU GESI NAGA QABO WAN KA QOOMAMEYNAA QABIIIL ALA QABIIL KU DHAQANKA XUMAA WEY OO WAYYYYYY
...
written by Mahad sulub , June 16, 2010
Allaha unaxariisto Siyaad wuxuu ahaa Aabihii Soomaaliya. Wixii laga sheegaba, Maanta waalatabay. Soomaaliya Majirin Hortiis mana jirto gadaashiis. Illaahoow unaxariiso.
mr
written by ruush aden hassan , June 16, 2010
waxaan kusoo koobayaa,. geesuga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha,ba o. ku gabraaratada, gumaystuhu kudhuuntee. galabsada xumaanta. geedkood ha,bo,o gobanimada waa loo go, aa godka aakhiriyo iil baa loo galaa gowracatadaan wali garanineey geedkaa ha,bo o, ilaahayow naxariistii jano kawaraabi, mudanihii , madexwenihii uguna horeetyay soomaali dhaba uguna danbeeyay saan filayao, akhristow waxaan kacudur daaranayaa inaanan ahayn nin la qolo ah ama maamulkiisii wax kasoo qabtay ama abaal gaara uu ku lahaa marxuunku laakiin, hadii cadaaladi jirto marxuumkaas maamulna kama horeyn iyo dawladnimo kamana danbayn scwrwb
waa xusuus aan helmaami karin wahktigii jaale siyaad
written by zebraas ali , June 19, 2010
wali lama dhalin jaale siyaad mid matali lah somali hortina maysan farxin dabadiin maysan farxin
Ms.
written by Ms. Sheikh , June 24, 2010
Absolutely its magnificent and beautiful website. Who every proud up the idea of building this web good blessed her/ him. I like all the historical that the website carries and the memories.
Every nation had good time and bad time and I believe the Former President M. S. Barre was the best President ever in the world not only Somalia or Africa. His my hero “My god rests his soul in peace” Amiin.

Allaha unaxaristo aabe siyad
written by Cabey xasan , June 25, 2010
Runtii waxaa ciil noo ah anga oo weynay aabe siyad mamulkisa madama aan kamid ahay dhalin yarada dhalatay 1991 lkn waxan shedada kadawaday wax aan hadaan arko ooyo marka hada waxan dhahayaa allaha unaxaristo waxan na codsi u diraa inta wax katawaneyso madama uyahay bini adan qaladana gali karo marka yana ley arkin qofku heb ah waxan ahay hawiye aabe siyadne waxan ka jeclahayna majirto wsc wrwb
Ardey soomaaliyeed
written by cabdiraxman bashiir jama , July 12, 2010
walaal dhmaan waan idin salaamayaa salaan qaali ah ,
sidoo kale waxaan salaan u dirayaa dhamaan bahda webkan ,
run ahaantii waxaay ii tahay farxad weyn inaan helo xog intaa le,eg oo ku saabdsan dhulkayga hooto .
maadaama aan ahay nin dhalin yaro ah lana kowsadey bur iyo qalalaaso colaada run ahaan aad ayaan waaxaan u jeclaan lahaa inaan arka soomaalia oo mar inta israacda hal dawlad ,hal madaxweyne , hal caasumad, ciidan iyo hal fikir oo mideysan leh
sida kii markii 77 soomaalia iyo itoobiya ay dagaaleen oo kale shacabkuna uu meelka soo jeensado .
waxaa aad u daneynaa inaan helo xog intaa ka sii baxad weyn oo balaaran

aaad iyo ayaan idiin ku hambalyeynayaa waxaana lee yahay somaaliyeed nabad
macsalaama
student
written by faarax , August 21, 2010
a/c dhaaman inta kashaqeysay aam isku mashquulisay webkan,,lkn waxa fikrad so jeedin iga ah anigoo ah muwadin somaliyeed ogna geesigii/aabihii umadda/halyeygii africa/ in laga qoro bugag badan..
haday jiranse plz la ishego meelaan ka hello buugagtasa ku saabsan KACANKII BARAKAYSNAA?? nasiib darro waligay ma atag dowlad somaliyed marka laga rebo HA IWAREERINTAAN.LASOO DHOODHOOBAYTHNX.. hadada haysaan buugagtas fadaln iigu soo dir........... caddevip@hotmail.com... thnks
mr
written by Ali Hadaafow Nuur , December 10, 2010
salaamullahi caleykum wr wbr, alle ha u naxariisto jaalle maxamed siyaad, waxaa uu ahaa nin gob ah sharaf iyo dadnimo intaba leh, waana runtiis in aaney africa xur aheyn xiligaas ilaa hada, waxana la gudboon dayarta somaliyeed meel kasta oo ay joogaan in dib aanu dalkeeni u hanano oon iska iloownaa intii aan rafaad soo marnay, wixii tagay sooma noqonayaan mustaqbalkuna wuu naseegayaa hadaanan is daba qaban, siyaad alle ha u naxariisto
rajo
written by juxa , January 10, 2011
waxaan kamid ahay dad fara kutiris ah o aaminsan in somaaliya dowlad qaran dib uga dhalan donto raja weyn ayaana kaqaba in dhalinyarada somaaliyeed e dalka guidihiisa iyo dibadiisa wax kus baratay ey wax weyn kabedeli donan siyaasada somaliya kuna hogaamin doonan aqoon , qibrad iyo waya aragnimo ey dibada dalka ku so arkeen waayo waa dad nidaamka caalamka wax weyn ka og fahmayna waxa ey tahay wadaniyad by abdi salam juha
siyaad bare geesi wadani ah
written by saadiq , May 14, 2011
walaahi ninkaan wuxuu ahaa caaqil maskax fiican lakin somalida ayaa fahmi waayey ilaahoow geesi siyaad bare oo kale somaliya usoo dir caqli wanaagsan leh
Somaliyi maxamed siyaad waytebtay.
written by Mohamed. , May 16, 2011
scw. anigu ilaa her jaamacadeed bilaash baan wax ku soo bartay. Faslka kowaad wax lay qoray sandkii kacankii barkaysnaa dhashay. Ma qiyaasi karo kamanna wadda sheekeyn karo wixii wAnaag ahaa ee maxamed siyaad ilaahay haw naxariistee somali u qabtay. Alla maxaa cadow inoo quudhi waayey wixii dawladni inagga muuqatay.

Maalin baanu is weydiinay anagoo aqoonyahano isku xili ah oo joogna Europe wax yaabihii ugu farxadda badnaa ee nin waliba ka xusuusto kacaankii. Nin waliba wax lala ooyayo ayuu sheegay oo wanaagsan. Laakiin waxa aan jeclaaday sheeko uu ka sheekeeyay ninkii noogu weynaa oo isagu ka mid ahaa ciidankii xooga dalka soomaliyeed. Wuxuu yidhi Mohamed Siyaad Barre waxa loo sheegay in shirkii OAUda ee 1974kii lagu qabatay xamar uu ka soo qayb geli doono Boqorkii ethiopia ee Haile sale.

Markas baa Maxamed Siyaad wuxuu amray wasiirkii gaashaan dhigga, waxa uu jidhi 24 saacadood gudohoo waa in ciidamada xoogga dalka lagga soo xulaa afar boqol oo wiil oo 25 jir u weyn yahay. Dherekoodunna kan ugu gaabani yahay hal mitir iyo sideetan cm. Nimankaas oo salaanta sidda hilaac u siyaa ninkaa aynu cadowga nahay si uu u argagaxo oo awood iyo quruxdda Somaliyeed uga yaabo.

Ninkaa noo shekeyna yaa wuxuu yidhi madaxdii kale oo dhan wax salaanta siinayey cutubyo xoog dalka ka mid ah oo iyanna khatar ah. lakiin markii aan diyaar garownay oo habeen xalane aanu joognay oo naloo qaybiyay qalab wadda cusub, ayaanu galabnimadii garoonka Muqdisho EE DIYAARADAHA ku diyaar garownay oo dhooltus yar samaynay intaanu odaygaasi soo degin, waxa goobta jooga Cali Samater iyo Mohamed Siyaad laftiisa, markaanu iyagii salaanta siinay oo hortooda sidda hilaaca u maray anagoo indhaha galka ka saarayna oo wadda jidhidhicoonaya Maxamed Siyaad indhihiisa ilmo ayuu kamasaxayey farxad awgeed,waayo wixii awood waaniyadee anu lahayn ayaanu banaanka keenay. MARKII NALOO SHEEGAY IN U JEEDADU TAHAY IN AANU AWOODA DALKAYGA U MUUJINO NINKA CADOWGA SOMALIYEED AHAA MARKAANA LABADA DAWLADOOD ISU DHARANAYEEN.

WUXU YIDHI NINKAA NOO SHEEKEYNAYA MARKII DIYAARADII SOO DEGTAY EE AANU SALAANTI SIDA HILAAC GAADO KA CIYAAR HAILE NAGU HOR MARAYEY WAXA INDHIHIISA KA MUUQATAY ARGAGAX IYO FILAN WAA HALKA SOMALI GAADHAY. MARKA WAXA AAN HADALKA KU SOO GUNAANAAYAA ILAAHAY HAW NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD NINKAAS BUU AHAA OG CADOWGIISA IYO NASTEEXIISA. SOMALINA ILAAH HA KA ABUURO ISAGOO KALE.

WAXA KALE OO AAN U SHEEGAYA DHALINTA XAMAR DEGAN IYO DHAMAAN DHALINTA SOMALIYEED WAXAYNU IS TIX GELIN IYO MIDNIMO KU GAADHI KARO MEESHU MAXAMED SIYAAD GAADHAY IYO MEEL KA FOGBA E YAAN LAYS DHIIBIN, QABIILKANNA AN KA FOGAANO WA KAN WADANKEENI HALKAAS GAADH SIIYAY EH. SALAMA CALYKUM.
shimbirey88@hotmail.com
written by abdurahman , September 28, 2011
run ahaanti jaalla mahmed siyad bare waxaa uu ahaa geesi aan la ilaawi karin wax qawadkiisa ilaahow naxriis aabe ku siisi asc
afrika anaga u hormuud ah
written by axmed c/qaadir shariif , November 10, 2011
raasikyaanbooni ilaa iyo raas caseer soomaaliyaa iska leh , maxamed siyaad bare ( aabaha umada ) ilaahey ha u naxariisto, wuu noo raaxeeyay, saxankii uu bariiska ku shubay ayaa lagu xaaray laguna kaadiyey, dhismihiii wadankana, deribyaashooda xaar ayaa lagu malaasay, midnimada soomalidanacagta hoosteedaa la geliyey, maanta haregeysa oo gobol soomaaliya ka mid ah in ay mucaawino inoo keento waa nasiib xumo, anaga hadaan nahay soomaliya wili dawlada nimada ma ilaawi doono, hargeysana waa gobol ka mid ah soomaliya weligeedna looma aqoonsan doono in ay gooni isu taagto,
Macalinkii baray somaalida fartan allah xa u naxariis.mudane m.s.barre
written by Mr.heegaale , February 26, 2012
Asc.walaalayaalow wuxuu taray umadda ilaah baa janno ugu badali ee idinku umada gawraca kadaaya.anigu waxaan soomaali u arkaa inayna isaga ku lamid ah dhalidoonin.maxaad ku murmaysaan ciil ceeb iyo cawodaro waad ka dharagteen.anagu markii lasheego magaciisa duco yaan usamaynaa. Reer dhagaxbuur way u duceeyaan markuumka.
Waaya arag Soomaaliyeed
written by Cali cadde , July 30, 2012
Alle ha u naxariistee waxaa uu ahaay waaya arag Soomaaliyeed oo waddani ah una horseeday ummadiisa horu-mar iyo baraare, waxaa uu ahaa ninkii u sababta ahaay in illaa heer jaamacadeed wax lagu barto si lacag la'aan ah iyo weliba afkeena hooyo iyadoo ay weliba macallimiin-tuna yihiin kuwo Soomaaliyeed oo wax-bartay, Illaah ha u jiseeyo Soomaalina Alle ha garansiiyo wanaaga uu sameeyay Aabe Siyaad.
wadani somaali ah
written by nin jacel mustaqbalka sida siyaad in oo noqdo siito iyo , July 21, 2013
masha allah horta walaal inta dhimatay alle ha u naxarsiito iyo inta nool ba nin is amaanay waa ri is nuugtay siyaad alle ha u naxariisto alle anigana ha iga dhiga mid sida siyaad noqdo in wanaaga ahna ka qaato inta kalena alle ha iga reebo ani dowladna wax ima soo barin marka ee burburtay ee aan dhashtay dadka ee soo bartayna waa ku waas ku caasiyay allow somaali u gar gaaar

amiiiin amiiiiiiin amiiiiiiiin
Muwaadin Soomaaliyeed
written by Abdi , August 02, 2013
As war wabarakaatu.Waxaan sifiican u xusuustii noloshii waqtigii kacaan.Waxaan maskaxdayda marna ka go'in tixdan soo Scotia.NACABKA IDHACAAYEE DHIIGA IGA JAQAAYEE DHUUXA IGA SHUBAA DHALDHALAAKA BEENTIYO DHUUNI UU ISIIYAA INAAN DHADHANSADAA WAYDHEG XUMEE SOMALIDA DHA MAAN DHABTII WAXAY RABAAN WAW DHIMANAYAA!!!!!!!.Fiirimaanta iyo maalintaas farqiga u dhexeeya.NAXARIIS EEBE IYO MEEL UDGOON ODAGA,INAGA NA DAMBI DHAAF.AAMIIN .
worker
written by Jama somali , September 21, 2013
writen by jama sep. 2013
ACW SOMALI MAHMAAH AYAY KU TIRI LAWAD OO RAG WAX UU WALAAL KU DHAAMO LAWAA
Ciyaal Kacaan
written by Abdi Jama , January 19, 2014
Illaahoow kuu Naxariiso oo qabrigaaga kuu qabooji. We miss you so much Mr Mohamed Siyaad Barre
...
written by Maxamed Xasan , March 03, 2014
Waxa uu aha nin wax og mabda ` iyo meel loogu soo hagaago leh, waa sax waa rumaysanahay in uu qalad galay laakiin alle wayne uun baanan gafin....waxa uu sameeyey waa wax soomaali oo dhan ku xusuusan doonto...waxaan hubaa in ay imaan doonto, haddii aananba maanta la joogin, maalin sida uu isaguba sheegay ay soo baxayaan dad aan taariikhda ka beensheegin oo xaqiiqda ka hadlaa ....... waxaan rajaynayaa in uu alle towbada ku duway dambigiisana uu u dhaafay.....
Jaalle siyaad aAbihii wadanka
written by Writen by shukri, ahmed ahdi, on march 2014. , April 14, 2014
Illahayow janada fardowso kawarabi abihii wadanka anika waxaan ahay dhalinkaradii dhalatay 1992 madaxweyne waa siyaad dowladna waa dowladii hore.askarina waa askartii hore.Illahayow dowdal cadaalad ah nodhali. Mahamed.siyaad bare wuxu ahaa nin karanayo cadowkisa iyo ninkii aan cadow kuahayn . Anika maihi nin qabiil uhadlayo anika waxan ahay.mahame zubeer. Waxan leyahay somaliyey tasho cadawkaa wukuu tashaday.jaalle siyaad na Illah haa u naxariisto {amiin} [amiin] {AMIIM} in sha allah.
Write comment
smaller | bigger

busy
 


Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug