You are here: Home Khudbado Ina-adeer Walaal Baynu Ku Beddelley - 1971
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Ina-adeer Walaal Baynu Ku Beddelley - 1971

E-mail

Khudbaddi Jaalle Siyaad u jeediyey dadweynaha markuu idlaaday Ololaha Ciribtirka qabyaaladda

Sawiro

 

 

Comments (1)add
HOOYO SOOMAALIYEED OO KA SHHEEKAYNAYSA TAARIIKHDAAN,
written by Aweys,Dalka Holland , January 25, 2012
Waxaan ku tagay booqasho Magaalada Muqdisho, Xilliyadi ugu adkaa Dagaalladi caqli xumada ahaa
ee Ka soc day Koonfurta , gaar ahaanna XAMAR. SanASKI 1996, WAA UN AFAR SANO KA HOR,
fawdadi iyo dagaallada.

Hooyadu waxaan wada saaranahay Baska yaree loo yaqaanno Caasiga, oo ay dadweynuhu raacaan, waxay u sheekaynaysa
si cad oo saraaxad ah. Anigu agteeda ayaan fadhiyaa oo qofna nooma dhexeeyo.

Waxay tidhi Aniga Hooyo Soomaaliyeed baan ahay ABGAALNA waan ahay, cidina ka baqi maayo,Magaaladuna waa XAMAR, Waxay tihi Allaa yaraxma habeynki Xamar iyo Madaxtooyada uu ka baxay Alla yaraxma Maxamed Siyaad, ayaa waxaan arkay dad mashxaradaya, waxayna igu dheheen waan farxsanahay , Markaasaan waxaan ku idhi aniga Markaad dagaalka billaabaeyseen oo ay USC dagaalka ku jiray waxaan haystay oon dhalay 9 WIIL, kulligood ayaan u yeedhay waxaan ku iri aniga ma idin dhalay, HAA ayey yiraahdeen dagaal ha galina waxaan waa fidno, waa qabyaalad xun . Wxay tidhi ayadoo daki Baska saarnaa la hadlayso sagaalkaygi Wiil, 8 ka mid ah ayaa hadalkaygi maqashay wax dagaal ah iyo fidna ahna kama ay qaybgalin, hal ka mid ah ayaa taladedi diiday, asagi oo dhaawac ah ayaa la ii keenay waxaan idhi meeshuu rabo ha ku dhintee iga kaxeeya.

Hooyadi Soomaaliyeed oo hadalkeedi sii wadataa tidhi, dadyahow 1969 habeynki Kacaanku dhashay oo xukunka qabta Siyaad Barre aya Wardhiigleey iyo dhiiggii Xamar iyo Soomaaliya ka daadanayey uu joogsady. WALLEE, Caawa Maxmad Siyaad ma bixinoo, Mashxarad kuma jirtaanoo, caawa balayo iyo dhiig daato oon joogsi laheyn idiin billaabanaa, anigana Alxamdulillaah, wiilasheyda waan haystaa dagaal iyo fidnana iyo qof dan khaas ah lehna usugay jirtaa.

Akhristo sheekadaas waa run dakuna isku caqli iyo garaad ma ahan, Habartaas waxy ahayd qof Eebe waafajiyey tawfiiqda. Waxaa maqlay nin nabadoon ah oo Sagaal wiil oo uu dhalay dahgaalka galiyey oo 8 ka mid ah ay ku dhinteen. Allahuma najinaa.


Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search