You are here: Home Maqal Warbixin ku saabsan sanadkii 1974 iyo aragtida Jaalle Siyaad
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Warbixin ku saabsan sanadkii 1974 iyo aragtida Jaalle Siyaad

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (18)add
ILAAH JANATUL FARDOWSA HA KA WARAABIYO GEESIGII MUWAADINKA SOMALIYA
written by mustaf , November 18, 2010
waxaad na soo xasuusiseen nolol iyo hami aduun oo lala aasay marxuun siyaad bare una maleynaayo in la heli doon muwaadin asiga oo kale ah ee ilaah jano ha ugu deeqo qabrigiisna waasac
jeddah
written by flowe sweet , November 26, 2010
salamacalekum, siyaad barre allaha unaxaristee janadana fardos allaha keyo amin

siyaad oo gale somali mahelayaan ee shacbiga somaliyeed waxaan u shegayaa in ey sugin siyaad oo gale siyaad geysibu ahaa libaxii africa ayuu ahaa
viva
written by cabdi geele , December 10, 2010
alaha unaxariisto aabihii uma somaaliyeed wuuna helayaa naxariis waayo aad ayaan ugu duceenaaa isagoo kale manasoo mari doono iinsha alaah
jaalle siyad
written by abdikam , December 19, 2010
jaallesiyad illahay ha u naxariistee waxuu ka hadlay waagas waay dhaceen laakin nasiib xumo anaga ayay nagu soo noqoday masiibadii wagaas taagneed.
JACAYLKA SOOMAALI BAAN LA DHUUBTAY YAASE ILA GARAN
written by wadaniyad somaaliyeed , December 24, 2010
Aslaamu calaykum dhamaaan umada soomaaliyeed meel kastooy joogaanba. Maxamed siyaad waxuu ahaaba ilaahay ha nariisto janadii firdowsanna haka waraabiyo amiin. ( Markiiyaay fayoowbayd qoftii wayla fududayde aallahayow maxaa soo fakaday fiican waxay haysay) baa nin naaagtiisii dhimatay laga haystaa. Soomaaliyeey toosa oo fahma waxa idin la gudboon oo waliba nimankoow kaca idinkaa dumiyee dhisa. Ama dumarka isu dhiiba oo idinku duruucda qaata waxaan wax kabadan lama dhawri karee. calooshii ushaqayastayaaal aaan dan ka lahayn ruux dhinta iyo mid nool toona yaa wadankii dumiyay hadana haysta. Wabilaahi tawfiiq
abwaan
written by max'ed fodcade , January 21, 2011
max'ed siyaad wuxuu ahaa aabihii umada soomaaliyeed naxariis ala hasiiyee
(wale max'ed dabadii dalkii waxa isugu haray niman dooni madaxnimo doqon aan danteed garan, iyo niman dan kale wada, hadal laguma daalee waxan ugu dambaysiin soomaalay dantaa garo walaan cidi ku doonayn.
thank you all
siyaad bare alaha unaxariisto
written by Ahmed shodhe , January 26, 2011
waxaad layaabi markaad isbarbar dhig kusamayso kuwa manta madaxda somaliyed sheganaya iyo masuliyintii somaliyed ee u hogamiyaha u ahaa, alaha naxaristee siyaad bare, bal dhagayso khudbadihiisa oo barbardhig kuwa xasidka ku ah isaga ee manta madaxda sheganaya, siyaad bare ilahay ha unaxariisto.
...
written by ABDIFITAAX HASSAN SACIID , January 27, 2011
ABE MAXAAMED SIYAAD CANSHUUR AHNA MADAXWEYNAHA UMADA SOOMAALIYEED WAXAEY LEENAHAY ILAAHEY INUU JANADA KAWARABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIN ILAHOW NAGA AQBAL
Uducaynta Mudane:Jaalle Mahamed Siyaad Barre
written by Barkhadle Hamud Ibrahim , January 27, 2011
Allaha Unaxariisto ( mudane:jaalle: Mahamed siyad Barre)
waxaan halkan aad ugu ducaynayaa inuu Ilahay Janatul Fardowsa.
sababta aan sidaa usamaynayaa waxa weeyi dadbaa dhaleeceya taasina kolay Somali ma jecla qofka aayaheeda kataliya, qofka da'eeda kataliya mooyaane.
markaa qofkastaa ha uduceeyo Jawharkaa Ilaahay kasoo saaray somali walina lalaayahay.
anaa iska bilaabiye waxaan leehay Ilaahay haku geeyo janooyinka kuwa ugu wanaagsan.
Geesigii ummadow
written by Zakariye , February 24, 2011
ILaahoow kuu naxariiso, geesiyadii soomaaliya soo maray oo ay kamid ahaayeen,,,,, ADeerkaa , ahmed gurreey, iyo abtigaa , sayid maxamed abdulle hassan ,,,,, yaad caawa meel fiican lajoogtaa!!!1
Dal burburay dabaadigii kasoo haray duli iyo gaajo Kama baxo
written by Abdihakim Shafeec.....garboharey , March 04, 2011
S/C dhamaan umada somaliyeed meel walbo
ay Kala joogan....
Waxaa xusuus mudan in la xuso Aabahii umada somaliyeed
Ahaana Halyeeygii qaranka somaliyeed...
Jaalle Maxamed Siyaad barre. Waxaana leyahay illaahay Haku naxariisto
janatul Fardowso Allaha ku geeyo Aamiin Aamiin.

Bur-burkii soomaaliya
written by Cusmaan Axmed Cabdulle {Cus\maan Jabane} , March 09, 2011
dhamaan jumadda soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaanba marka hore waan idan salmayaa Salaan kadib walaalayaal hadaanu nahay soomaali waxaan isku wada raacnay in aan kor imaana macalinkii ummadda Soomaaliyeed ma la is waydiinin maxaa ka danbeeya:- waxaan leeyahay jaalle maxamed siyaad barre waxaa uu ahaa halyey aan la hilmaami karin,maxaa yeelay gadaashii waxaan joognaa 20sana mana hayna waxaan bur-bur ahayn markaa waxaan kusoo koobayaa ilaahay ha u naxariista jaalle maxamed siyaad barre {soomaalina dalkeeda iyo dadkeeda iyo diinteeeda alaha istusa oo bogeeda burcad iisu mari} Amiiiiiiiiiiiiiiiin AAAAAAAAAAAAmiiin
BABALU
written by HARAKMUM , March 11, 2011
MAXAMED SIYAAD BARRE WUXUU AHAA AABIHII UMMADDA SOOMAALIYEED IYO GEESIGII SOOMALIYA .SOOMAALI LAGAMA YAABO IN AY DIB U HELI DOONTO NIN U DHIGMA ILLAAHEY HA U NAXARIISTEE AABAHEEN MAXAMED SIYAAD BARRE .
SOOMAALIYEEY TOOSAAY WAAD HURUDAANE CAALAMKII TAG.....

rashiid54@hotmail.com
written by rashiid abdi , March 12, 2011
ilaahy hawnaxaniirtee jaale siyaad wuxuu halyeygii umada soomaaliyeed
cheirman
written by rashiid abdi , March 12, 2011
walaahi siyaad bare wuxuu ahaa odaygiii soomaaliyeed
Mr
written by mursal , May 01, 2011
waxaan ugu horayn iaalahy ka codanayaa inuu maxamed siyaad janadii fardowsa ka waraabiyo, intaa ka dib waxaan qirayaa in siyaad barre uu ahaa madaxweyne dhab ah
Mursal Cumar
Garoowe
Kartida iyo wadaninimada waa loo dhashaa
written by Abdi , June 04, 2011
Qofkii soomaali ah ee aay ka qarsoonayd in Jaalle Siyaad uu ahaa nin ka horeeya kana duwan dadkii waqtigiisa joogay, bal dhagaysta khudbadihiisa kala duwan oo ku jira websitekan.

Bal dhagayso waraysiga yar ee ku jira warbixintaan, bal fiiri aragtidiisa ku saabsan qadiyada Bariga dhexe. wixii uu ka hadlay 1974 waa waxa maanta jooga. Ninkaas wuxuu ahaa nin ilaahay maskax, geesinimo, karti, damiir,wadaninmo,aftahanimo, haybad, iyo isku kalsooni ilaahay ku manaystay.

Ninkii siyaasi ah oo intaas ilaahay siiyay, si wanaagsana u isticmaala shaki kuma jiro in uu ku guulaysan karo in uu horumar gaarsiiyo dadk uu hogaamiyo, waayo dadku bani aadamka ah qofkaas oo kale si sahlan ayay u tixgaliyaan, uguna daydaan. Taas ayaana u sahashay in uu mudo kooban asaga dadkii la shaqaynayay ay ku tilaabsadaan horumar aad u badan mudo ka yar 6 sano.

waxaan shaki ku jirin in Siyaad Barre AUN in uu ahaa qof dhif ah (one off) oo soomaliya soo maray laakiin aysan ka faa'iidaysan.

Bal isku fiiriya dadkii ka danbeeyay Siyaad Barre, kuwaasoo ay ku jiraan kuli intii mucaaradka ku ahayd, kuligood waxay heleen fursad ay wax ku qabtaan, laakiin waxa cadaatay in waxa kaliya ay rabeen ay ahayd Kursi, ayagoo aan karti iyo wadanimo aan midna lahayn, taasna waxay keentay in ay kuligood fashilmeen, wadankiina u horseedeen burburka maanta jira.

Maanta soomaliya heer waxay gaartay SHARIIF SAKIIN uu hawaysto in uu madaxwayne ka noqdo.
Ilaahow adaa soomaliya u maqan.


Siyasi somaliyed
written by Daahircaqli5@hotmail.com , June 11, 2011
11~06~2011
Alaha unaxaristo guul wade siyaad wadanka wuxu garsi hersare wu fakaray wuna ku guleystay waxan dhihi kara waa abaha somaliyed somali hortisana majiran kadanban ma taagnan
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search