You are here: Home Maqal Tababarka wadaniga waa ilaalinta iyo badbaadinta dhaqaalaha - 1972
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Tababarka wadaniga waa ilaalinta iyo badbaadinta dhaqaalaha - 1972

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (6)add
salaan iyo bogaadin
written by zakarie aswad , June 17, 2011
alle naxariis jano ha siiyee aabihii umada somaliyeey aabe jaale siyaad barre (dad bay meeli bugtaa bugtaa dad bay meeli bugtaa waxay u barteenoo baryahan lawaayeey baafinayaan maxay ahayd balanteenu maxay ahayd) waa heeesihii uu kacaanku caanka ku ahaa iyo hormuudkii kacaankii barakaysnaa
student of political science and international relations
written by omar ahmed , June 30, 2011
really he was a symbol of dignty and solidarity,soveriegnty of somali people and may allah give him mercy,he was fouding father of somali modern state,the hero,the teacher,the father the defender,the warrior,he is still alive the heart and the mind of many somali citizens,God my pless you my hero!
ammaan
written by ibrahim cabdulle bolow , August 03, 2011
illaahow nimaan wax ogey hacadaabin aammiin. anigu waxaan aad u necbaa mudane maxamed siyaad barre anigoo u arkaayay nin hoggaan xun, mana fahamsaneyn waxa gumeysi uu yahay laakiin maanta waxaan garowsahay in uu noo ahaa daljir, daacad ah, wadeni ah, caaqil ah, sharaf illaaliye, dhaqaale dhise, daryeele, macalin nabadeeye, difaace, waxaan allaha awoodda badan uga barya yaa inuu kawaraabiyo janooyinkiisa aammiin aaammiin
arin aan shaacineyn
written by Cali Axmed , November 05, 2011
ninaan mardanbe la helyn oo lagu gefey waa AABE siyaad waxaan ka hayaa taarikh ka soo bilow 1977-1990
waxaan sii qiyaasay 1989 in loo ooyi doona aabaha umada waana joogaan ragii aan u sheegay arintaa oo markaa ila yaabanaa hayb qabiil darteed ana waxaan eegayey meel fog iyo maxey noqoneysaa maxamed sisaad kadid.
waxaan arkayey martiini oo dhaawicii xogga dalka yaal oo injirey itoobiya la dulkeenayo iyo mida hada taagan masaakiintii kenya ahayd oo maanta leh dhoobley ilaa beledweyne ayaan duqaynayaa aduunka inuu dhamaado ayuu kufiicanyahay maadaama aan dhimanay magac kasta hasheegteene qaranimo qiimo uma hayaan.
waxaa wax la is weydiiyo leh aabe siyaad 22 sano ayuu madax ahaa lamana hayo guri ama gaari maxamed siyaad.
tuugada magacyada kala duwan la baxday dadkii diintii daldii sharaftii midnimadii midna kama fekero ee waxay la egyihiin daafida adisababa iyo jibsida islii kuma soo koobi karo waxaan ka hayaa jaalle siyaad taariikho inta wax garaneysa ay ilmaynayaan hadii aan soo bandhigo waa maalinteeda insh ALLa.
Waxaa mudan in laga hadlo yaa xaq uleh inuu madax ka noqdo somalia ..................................................
Waxaa xaq uleh sareeye guud maxamed Cali samatar dalkuna wuu soo laaban lahaa sabaataas oo ah dhiig ayuu ugu fadhiyaa dalku samatar waa noo mar kale iga raali noqda wixii aan ku qal damay.......
...
written by sharmarke saciid qaasin , January 25, 2012
Asc waa idin salaamay dhamaan dhalinta isticmaasha shabakadaan sln kadib waxaan aad iyo aad uga xumahay dalkeena dhibka uu kujiro maan waxaanu mareenaa heer ay kenya damaaciso dhulkeena
jaale abshir
written by jaale abshir maxamed cusmaan , February 01, 2012
jaalayaal waa salaamantihiin hada walayaal waad aragtiin madaxweene siyaad in uu u dhisay soomaalida guri qorxoon oo balaaran oo dhamays tiran oo dadaalweyn oo gabaxay iyo shaqaalihii ka shaqaynayey gurigaas ........balse dad aan aheyn soomaali ayaa dalka quruxdiisa ka qaaday shaqaalihiisana kakalaceyriyey markaasna gurigii quruxda badnaa burburay .

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Buug Cusub / New Book