You are here: Home Maqal Taariikhdii 21-ka Oktoobar ee 1969-kii iyo xusuusta taariikhdaasi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Taariikhdii 21-ka Oktoobar ee 1969-kii iyo xusuusta taariikhdaasi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (13)add
good job
written by jaalle , October 28, 2009
sifiican baad u habayseen
...
written by badar , November 26, 2009
waa wax si fiican loo soo habeeyay

barisamaadkii .................
written by by shucayb x.j , December 07, 2009
waxaad na xasuusiseen barsamaadkii aan sharafta iyo cisada aduunka ku lahayn hadana waa la inaga faanaaa allow ina sii jaalle siyaad o kale

waqti soo marayaa shacabka somaliyeed meel kasta oo joogto
written by ahmed dhagcade , January 23, 2010
aniga markii qaranikii somalia uu baruuray 1991 waxaan jiray 11 sano
marka aniga waxa fiican kama aqaan qaranimaddii somalia balse waxaan halkaan oga mahad ceelinayaa webka jaalle siyaad.com
waxaan aamiinsanahay shacabka somaliya rag aqoon uu leh qaranimadda sida maxamed siyaad barre wuxuu ahaa geesi somaliya oo waqtigas soo marayaa
somalia
written by ahmed dhagcade , January 23, 2010
maxamed siyaad wuxuu ahaa wadani jecela wadanikiis

wixii ka dambeyay asaga waxay ha hayn tuuga qananin qaran i991 wixii la dam,beyay waxa dilay ma ah ee waxa kale aan garanin
A TRUE SOMALIAN HERO
written by AMIN MUSSE , February 06, 2010
SALAAN SARE SHACABKA SOMALIYEED EE MAANTA DULMANOW.WAXAA RUNTII AH ARIN AAN LAYSKA INDHO TIRI KARIN IN MAANTA SOMALIYA AY HAYSATO DHIBTII GUMAYSTAHA CUSUB OO UU NOOGA DIGAYAY SIYAAD BARE.MAANTANA UMMA SOMALIYEED U BAAHAN TAHAY GEESI WADDANI DHALAD SOMALIYEED AH OO UMMADDA SOMALIYEED HOGAAMIYA KANA SAARA WAKHTIGAN MADOWGA AH EE AAN KU JIRNO.KUNA HAGA DIINTA ISLAAMKA EE MAANTA NALAKU CAYRSANAYO.WADDAMADA CADDOWGA NOO AH EE DHULKEENII LASIIYAYNA KA SOO CESHA.KANA TIGTOONAADA WADDAMADA REER GALBEEDKA KHIYAAMADOODA AY KU LACAG BIXINAYAAN KALA GAYNTA DHULKA SOMALIYEED IYO LADAGAALANKA DIIN TEENA QAALIGA AH ISLAMKA AH.QALBIGANA U DHISA UMMA DULMAN EE DAYACAN EE CADDOIWGU MOORALKA KA DILAY.WAXAA HUBAALA IN MAR UUN SOMALIYA MIDOOBI DONTO.SOONA BIXI DOONO MAHDIGII UMMA SOMALIYEED EE TABALAYSAN.WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN UMMADDA SOMALIYEED HALKAN UGA SHEEGO IN DADKA XUKUN DOONKA AH EE AY WADDAMAQDA REER GALBEEDKU SHILIMADA U DAADINAYAAN KA TIGTOONAADAAN.WAAYO WAXAY WADAAN DANTA REER GALBEEDKA EE KU SALAYSAN CAAWINTA WADDAMADA CADOWGEENA AH.WAAYO WAXAY KU CAAWINAYAAN WAA DIINTA IYO DANTA AY ISAGA MIDKA YIHIIN.WAXAA TAAS U CADAYN AH WADAMADA REER GALBEEDKA EE CALAMADOODA KU CADDAHAY CALAMADA MASIIXIGA EE KOROOSKA AH MA UMMADDA SOMALIYED EE MUSLIMKA AH AYAYSAN CADOW U AHAYN.WAAYO CADOWGAA SAAXIIBKIIS WAA CADOWGTAA.QOFKASTA OO SOMALIYEED WAA INUU MAANTA U DAGGAALAMMA XORNIMMDA SOMALIA WAXNA KA RAADIYAAA ISU KEENIDA SHANTA DHUL EE SOMALIA.
SOMALIA HA NOOLAATO.
BY.
AMIN MUSSE
BY.
AMIN MUSSE
AMIN MUSSE
...
written by cmnx2000@hotmail.com , February 08, 2010
waxaan u baahannahay dalkeena inaan sidii uu ahaa ku celino.
taariikhda tagtay waa muhiim kudayashadooda inta hagaagsan, hasa yeeshee dadka hada jooga waxa ay u baahanyihiin nolol, nabad, tacliin, iyo waxqabsi.
wadaniyada
written by jaalle garcade , March 10, 2010
jaalle siyad barre waxaa uu ahaa wadani wax garad iyo waliba waxaa iftinsanaa waxa somalidu tahay lakin hada siyad bare oo kale ayaan sugaynaa somaliyoo dhan gabal ayaa noo dhcay
lama ilaawaankii
written by abobaker ibrahim , May 12, 2010
waan ka xumahay in aan isla soo qato tariikhdii aabihii umada iyo wax tarkiisii iyo daalimintii dulmiyay ilaa hadana diiday in ay meel un u dhigaan somaali inkastoo uu ka hadlay wax yaabaha dhici doona kana ilaalinayay horo radaas shacabka soomaliyeed balse maqli weynayee aan ka xaa xabino waxa ay na badaan oo an anaga u horseednay markii ay maskaxdeena geliyeen in uu xun yahay hormuudkii dalka aabbe siyad ilahay naxariistii jano haka waraabiyee qabrigiisana waasac ha ugu dhigee tariikhdiisana ma dhumeyso nin kastana dib hau aqriyo ogaadana in dalkeenii la iibsaday lagana iib saday eithopia iyo kenya wana tii uu diidanaa abbaha umada somaaliyeed ilaa in mudaba maanteyse u suurowday caada qatayasha in ay ka iibsadaan meeshii uu qaranka ku noolaa badii la iibsay dhulkiina la iibsay qarankiina la baabi i oo habeenba qaarbaa la aasaa qaarna waa curyaa qaarna waa waasheen qaarna waa qaxooti qan badaa cuntay qaar waxay cunoolyihiin debed qeyb cabsi carabaha ugu nool iyo qayb qaata cayr qayb la la yahay qayb galo u godontay bedeshtayna diintii qaar cudur la liita
iyo qaarka qoriga lagu gumeysto subaxiina la dilo aloow adaa weyn adaan lagaa marmin kuwa na dhibaaya naga qabo aamiin
waa lama ilaawaan,,,,,,
written by mahad , October 10, 2010
Marka hore waxaan halkaan marlabaad tacsi uga dirayaa umada Soomaaliyeed,marka xigtana qoyskii iyo qaraabadii uu ifka kaga tagay,asagana waxaan illaahay uga baryaynaa in uu una xariisto una danbi dhaafo.
Waxay ahayd wax aan la ilaawi karin,lagumana soo koobi karo halkaan.
Waxaan lee yahay kuwuu kutashaday in ay qaran kii bur buriyaan bur buriyayna hadana burburkii cunaaya alaha idin soo hanuun niyo,,,,,
Aaamiin
JAALLE
written by GEESI , February 24, 2011
A/C
ILLAHAY NAXARISTII JANO HA KA WARAABIYO MADAXWEYNIHII UMADA SOMALIYEED
MAXAMED SIYAAD BARRE
RUNTII WAA WAX UU AAD UGU AMANAN YAHAY INTUU XILKA U HAYAY UMADA SOMALIYEED
WUXUUNA MUDAN YAHAY TARIKHDA IN BAAL DAHABA LAGA GALIYO
WUXUUNA AHAA MUWADIN SOMALIYEED
RUNTII WAXAAN AAD UJECLAHAY WAX QABADKIISA IYO TARIKHDA WANAAGSAN
OO UU DALKU SOO MARAY INTA UU DALKA SOMALIYA MADAXWEYNAHA KA AHAA
XILIGAAS SIDA AY AHAYD IYO MAANTA SIDA AY TAHAY
RUNTII XILIGAA DALKU SIDAA AHAA GOOB JOOG KAMANAN AHAYN
WAXAAN KU SOO BEEGMAY DALKOO BUR BUR GALAY
ILLAHAY DALKENA NABAD HA NOOGA DHIGO WIXII BUR BUR IYO DHIBATANA KU WADA
HA KA QABTO WAX KALOO AAN SHEGO GARANMAAYO
ILLAHAY WAXAAN KA BARYAYAA IN UU CUDURKA DILAAGA AH ILLAHAY DAWO UGU SOO SAARO
KAASOO AH (QABIILKA) CUDUR WAXA UU NOQDAY DILAA AH OO WAXA UU HELAY
UMAD HURUDA OO WAX MAGARATA AH
ILLAHAYOW CUDURKAA DILAAGA AH DAWO NOOGU KEEN DOWLADI IYADAA IMANAYSEE
AAAAAAAAAMIN AAAAAAAAMIN AAAAAAAMIN AAAAAAAAAAMIN AAAAAAAAAMIN
W.W.W
mr
written by ali , October 21, 2011
waxaan salaamayaa dhammaan inta nabada iyo dowladnimada jecel,tan kale inta aan maxadweyne M, siyaad barre (A U N) ka xasuusto waa madaxweyne ma uusl dhab ah dalkiisa iyo dadkiisa u ah waxaan arkey sannadkii 1980 in uu noogu yimid xeradda xalane isagoo eegaya meesha aan jiifno dharka aan huwano iyo sariiraha aan ku jiifno sida ay yihiin isagoo ka eegaayo wasaq iyo waxkasta oo xummaan ah oo wax noo dhimi kara sida caruur uu isaga dhaley markaasi ayaan la yaabey waxuuna nagu yiri anigu keyd ma lihi oo bangiyo lacag ma dhigto keydkeyga waa adinka adinka haddii aad fiicnaataan intaasi ayaa igu filan,marka ma filaayo in mas uul ka fekera qof kasta oo soomaali ah oo uu mas uul ka yahay sida siyaad barre oo kale in la helidoono mar dambe,waxaan ku dardaarmayaa oo kaliya qof kaste waxa kuu qoran waad heli intaadan dhimane dadkaaga iyo dalkaada wax ula har oo dhibka ka daa oo xoog iyo been wax haku raadanin.
THE MASTER OF A LEADER MAKER.
written by AMIN MUSSE. , March 22, 2012
WAXAA HUBAALA INUU AHAA MADAXWAYNIHII HORE EE UMMA SOOMAALIYEED U AHAA HOGAAMIYE AAD U ARAGTI DHEER ,WUXUUNA UMMADA SOOMAALIYEED KA HOR HORTAAGNAA CADOW SHISHEEYE INKASTOO NASIIB XUMO UMMA SOOMAALIYEED BADAN KEEDU AYSAN GARAN AMA AYSAN ARAG.MAANTASE WAXAA HUBAALA IN AYNU HAYNO DHIBTII UU NOOGA DIGAY WAXAANA NALLA KU FULIYAY SIRTII UU CADDOWGA SHISHEEYE NOO QOOLAYAY TAASOO LASOO MALOOGAY MUDDO AAD U DHEER KUNA SALAY SAN IN UMMA SOOMAALIYEED LA GUMEEYO NALAKUNA GUMAYSTO GEESKA AFRIKA IYADDOO,
MARKA UGU HORAYSA NALAKA XAYUUBINAYO DIINTA ,
MARKA LABAADNA LA YARAYNAYO TIRADEENA IYADOO AY SIYASADA SHISHEEYAHA REER GALBEEDKU KU SALAYSAN TAHAY GACAN KU HAYN BUUXDA GABI AHAANBA SOOMAALIYA,MARKAY SITOOSA TIRADEENA U YAREEYAAN,
TAASOO MAANTA AY CAD DAHAY IN DHEXDEENA LAYSKU KAAYA LAAYAY,
KADIB DOWLADAHA REER GALBEEDKU DADKEENA SIIYEEN QAXOOTINO SI DADKA SOOMAALIYEED UGA CARARAAN WADDAMADOODA ,
WAXAY KALOO DHALINTEENII BADDA UGU DAADIYEEN LACAG,KADIBNA QAAR WAAY LAAYAAN QAARNA WAXAY KU XIRAAN WADAMO KALE ,INTA AY LACAG SIIYAANA WAXAY U XAYAYSIIYAAN INAY LACAGTA ULA CARAARAAN DIBADAHA ,IYAGOO KA DHOWRAYA IN SANTIGA AY BURCADBADEEDA AY SIIYAAN AAN LOOGA FAA IIDAYSAN GUDAHA SOOMAALIYA.
WAXAY QARRAMADA MIDOOBAY MAATADA SOOMAALIYEED EE KA QAXA DAGAALKA DHEXDEENA KA SOCDA OO AY REER GALBEEDKU KA DANBEEYEEN XERYO QAXOOTI UGA DHISEEN GOBALKA SOOMAALIYEED -NFD- EE KU JIRA GACANTA CADOWGA LABAAD EE SOOMAALIYA KENYA.IYAGOO MARNABA AAYSAN SUURTO GAL KA AHAYN REER GALBEEDKA INAY QAXOOTIGA SOOMAALIYEED WAX KU SIIYAAN WADDANKOODA ,

MAANTA WAXAA DALKEENA KA SOCDA DAGAALO AAD U FOOL XUN WIILKA QORIGA U SIDA DAWLADA KU MEEL GAARKA AH WAA WIIL SOOMAALIYEED KAN XARAKADA AL SHABAAB QORIGA U SIDANA WAA WIIL SOOMAALIYEED,MARKA DHIMASHADU WAA DHIMASHO WIIL SOOMAALIYEED,
TAASNA WAXAY FAA IIDO U TAHAY CADOWGII UMMADA SOOMAALIYEED OO WALI NA SUGAYA,
WAXAA MAANTA HUBAALA IN RAGGA SOOMAALIYEED INTOODA JOOGTA DIBADAHA AMA GUDAHA SOOMAALIYA STREES DARTIIS LOOGA DHIGAY JAAD KAHOLICK,SANTIGA AY KU BIXIYANA UU DHAQAALE TOOS AH U YAHAY IYOBIYA IYO KEENYA.
TAASNA WAA QAYB KAMIDDA CIRIBTIRKA UMMA SOOMAALIYEED LAGU YARAYNAYO TIRADEENA , UNA CIDLEEYAAN DADKA CUSUB EE AY DOONAYAAN INAY KU BEERAAN KUWAAS OO AH CADOWGA KOWAAD EE SOOMAALIYEED WAA ITOOBIYE EE.
QORSHAHA MAANTA DUMIYAY WADDANKEENA WAA QORSHE KA HOREEYAY DAGAALKII LABAAD EE ADDUUNKA WAANA QORSHE AY MALOOGTAY QAB QABLAYAASHA DIINTA MASIIXIGA OO AYNA FULIYAAN WADDAMADA REER GALBEEDKA KUWAAS OO SIYASADDOODU KU SALAYSAN TAHAY FULINTA AMARADA KA SOO BAXA FETIKANKA,

MAANTA ADDUUNKU WUXUU MARAYAA SIYAASAD AAD U FOOLXUN QARSOODINA LAHAYN.TAAS OO KU SALYSAN KHASAB NAGULA JIR AMA NAGA JIR.with us or against us.
WATCH OUT OF THE ILLUMINATES,MY PEOPLE.

by. AMIN MUSSE.



Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search