You are here: Home Maqal Taariikhda Kacaankii 21 Oktoobar - Cabdullaahi Sheekh Xuseen Hantiwadaag
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Taariikhda Kacaankii 21 Oktoobar - Cabdullaahi Sheekh Xuseen Hantiwadaag

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (14)add
mr
written by bashiir , October 25, 2009
waaan idin salaamay waadna ku mahadsantihiin Taariikhda aad soo aruuriseen, hana ka daalinina howl la rabey in la aruuriyo bey ahayde
...
written by ahmed abdi , October 27, 2009
abdullahi hantiwadag waxan u dirayaa hambalayo iyo bogadin waa nin xogogal ah oo maanta oo kale aan la heli karin isaga oo kalde kacaanku darfiradii iyo inkarikii iyo howlihii uu qabtay ummadda waxay dhaxlsiisay cabdullahi yususuf iyo caydiid oo uu xiray marxum siyaad waxa la dhaxlay waad arkaysaan.lama dafiri karo in wax walba in ay fiicnayeen in uu jrio wax kasta oo xuman ah laakiin in lasaxo bay ahayd ma ahayn in qabiil wax lagu ololeeyo,waxa mucjiso ah marka aan xusuusto walalkay xashi weheliye borwaqadii uu ku jiray hanti badn uu ku kasbaday kacaanka wuxuu ku dumeyey kacankii waana uu ku dhintay marka qofkastoo wanaag samee
salaan aad u qaaliya oo ku socota hawl wadeenada Jaallesiyaad.com
written by khaalid jaamac geelle D.C.E , October 28, 2009
walal aad iyo ad baan idin salamaya waadna mahadsantihiin hawl aad iyo aad loogu baahnaana wad haysaan waxana idin leyahay ilahey ha idin la garabgalo waadna kuma mahadsantihiin hadaad ururinaysaan taarikhdi abaha umada jaalle siyaad


...
written by Ha noolato Soomaliya , October 30, 2009
Been ma adan sheegin s,Sababtoo ah wax kaleba iska da nabada iyo sida soomalidu isku aheyd un fiiri ,teeda kale waxaa yaab leh qofku waa inuu runta ka hadlaa ,waqtigii kacanka wuxuu aha waqti aad iyo aad u qiimo badan
Tariikhdu dadkey bartaa ,Nina ma doonto.Nina ma diido
NABAD
written by NAJIB SAID , November 05, 2009
QUAUXDU WAA NABADA WELIGAY NOLASHAYDA UMA BAQAN 1980+90 MARKA LAGA SOOTAGO TUUG GURYAHA U DHACA ISNA MARKA AD TUUG TIRAHDO ISKA CARARA LAKIIN NABAD RASMI AH AYAAN HAYSANAY SANADIHII MARXUUMKA SIYAAD BARRE ILAAH HA U NAXARIISTO,WAQTI FICAN AYUU I SOO MARIYEY MAXAMED ALA ARXAM ABIHII UMADA SOMAALIYEED ,SOMAALINA HADA ISAGA OO KALE AYAY U BAHAN YIHIIN.
waa wax aan soo noqon doonin
written by mahad , December 27, 2009
marka aad ma qasho somaliya siday ahaan jirtay iyi sida ay hada tahay, waad il maynaysaa,dalkiina waxaa isugu haray yay aan waxba reebayn
nabadbaa naas la nuugo leh
written by aadan , December 27, 2009
ilaah ha u naxariisto,jaale maxamed siyaad nin asaga la mid ah somaliya kama dhalin wali,kacaankiina waa wax aan dib u soo noqo nayn
Dhiirigelin
written by xuuf@hotmail.com , May 27, 2010
ASC, marka hore allaha u naxariisto M.hore ee J. Soomaaliya Maxamed Siyaad barre, oo aan dhihi karo wanaag kama dambayn. Kadib, Website-ka Jaalle Siyaad
waxaan ugu hambalyaynayaa kuna dhiirigelinayaa sida joogtada ah ee ay markasta
noo xasuusiyaan hadaladaii iyo waanadii joogtada ahaa ee Jaalle Siyaad
saba wacan allahayow ama deegaan nolol iyo nabad
written by caddaawe xaji ciise xasein , June 25, 2010
allaha unaxariisto siyaad waa aabahay iyo nolosheyda oo dhan soomaali baan ahaY SOOMAALI WAAN JECLAHAY SIYAAD WUXUU NALEEYAHAY LAMA KALA SAREEYEE SINMA SINMA SAFKA WADAGALA SOOMAALIYEY. SALAADA UGU DUCEEYA WAAYO ILAAHEY MAJECLA XAQIIRNIMADA AMA QOF WUXUU QABTAY OOLAGU INKIRO WAA ABAAL KADHAC
teacher
written by maxamuud cabdiqani axmed godane , September 03, 2010
I believe you did agood work because those interviews,pictures,poetries,lectures and histories are all the needs of the somali people wherever they are.Iwant to connect with you because iam very admiring this brilliant performance.I HOPE WELCOME

YOUR SINCERELY
Runta
written by C/QADIR , December 21, 2010
Anaa wax ku soo bartey Kacaanka Sedex sone Kadid ayaa eschol la geeyey Waxaa taa ka daran nabada dalka taley walaahi mar mar waan ilmeeyaa markaan xusuuso waayo waxaa wax kasta ku qiimeeyaa wax barasho lacag la aanta ilaa jamacad waxaan leeyahay siyaad ilaah ha kuu naxariisto waan ku soo barbarey waxbaan ku soo bartey oktoobar abaal bey ugu leefahay
maxamad
written by qeeyre@hotmail.com , June 23, 2011
maxamad siyaad waa nin fiican ayuu ahaay waxoow katagay dad xun oo waxuush ah marka maxamad siyaad wadixiisa haraago
Wax qabad aan sinaba loo dafiri karin
written by Xasan c/laahi , May 22, 2012
Ugu horen waan idin salaamay howsha wanaagsan aad wadaan waan idinka mahad celinena runti siyaad waxa uu ahaa nin wadani ah oo nabada jecel gumesigana neceb dantiisa waxa uu ka hormarin jiray tan umada soomaaliyeed wax qabad kiisa ma ahan wax la dafiri karo
DOWLAD KADANBEYSEY MAHAYNO
written by MOHAMED ISMAIL FARAY , August 06, 2012
wuxuu ahaa nin karmeed hadii uu iskuhayey somalida 1969 ilaaiyo1991 wxuu qorey afsoomaligii oo
aymaanta kuwadaxiriiraan umada somaliyeed oo dhan meelkasto oo joogan ilaahay hasooceliyo
dowladii soomaalia madaxweyne aqoonleh ilaah baankabaryeynaa
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search