You are here: Home Maqal Maxaad ka xasuusataa 21 Oktoobar
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Maxaad ka xasuusataa 21 Oktoobar

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (13)add
jaalle siyaad madaxweynaheenii soomaaliyeed
written by Ali hussein , June 28, 2009
nin muwadin ah oon fahmi weyney alloow u naxariiso
Aloow sida aan hadda wax u ognahay yaa noogu sheega awal.
written by Hashim Abdulle , July 03, 2009
Waxaa ayaan darro ah geesi soomaaliyeed, oo waliba soomali kaliya ma ahayne wadani afrikaan ah, in soomaali ay fahmi wayday hadafkiisa meesha u muuqatay, ilaahayoow naxariistii janno kusii aabe siyaad.
Wuxuu ahaa halyay geesi ah oo waligeen dib noo soo mari doonin,
somalaia maxamed siyaad kama danbayn
written by YASIR BOSALE (PUNTLANDER) , August 09, 2009
dadii uu jiro nin u dhigma ama soo dhowayn kara maxamed siyaad bare, somalia saan ma ahaateen,,,
nabsigii aynu ka galnay ayaa meesha ina dhigay,,,, TOWRADII BARAKAYSNAYD TALAABADII AY QAADAY AYAYNU MUCAARADNAY ELLENA WAA INOO CAROODAY,QOONA MA DULOOBA HADAANU ISDULAYN,,,,
ALLAHA U NAXARIISO MADAXWAYNE JAALLE MAXAMED SIYAAD BARA
Maxaan ka xusuustaa Madaxweynaheenii sharafta mudnaa?
written by Soomaali dhab ah , August 29, 2009
Waxaan ahay da'dii la barbaartay kacaankii 21-kii oct waxaan dhashay 3 bilood ka hor intaanu Madaxweyne Siyaad (Illaah haw naxariisto) la wareegin talada dalka. Waxaa wadankii iigu danbaysay 1988 isagoo weli uu Madaxweyne siyaad hogaanka u hayo.

Waxaan xusuustaa aniga oo wiil yar ah in aan aad u jeclaa dhegaysiga qudbadaha Madaxweyne Siyaad waxaan aad uga heli jirey cod karnimadiisa,
xigmada hadalkiisa, daacadnimada uu had iyo jeer soomaali ula hadli jirey isaga oo had iyo jeer fari jirey in ay qabyaalad ka dheeraadaan,
in ay is jeclaadaan maadaama ay yihiin umad wada dhalatay oo dhaqan iyo diinba wadaaga, in ay noqdaan wadaniyiin dalkooda jecel horu markiisana ku dadaala.
radio Muqdiho marka uu Maxammed Siyaad ka hadlayo maan jeclayn in ay cid kale iga ag hadasho si aan hadalkiisa eray ii dhaafin. run ahaantii waan ku raaxaysan jirey qudbadaha Madaxweyne Siyaad.
Maanta oo aan 40-tan jir ahay weli dareenkaygu waa sidiisii mana ilaawi karo Madaxweyne Siyaad waayo soomaali wax badan buu u qabtay abaal aan la gudi karina wuu ku leeyahay horaana loo yidhi "GAR WEEYE ABAAL NIN GALAA IN LOO GUDO" Soomlina taa garan weyday oo weynu ka dheregsan nahay waxay ugu abaal gudeen.

Illaah (SWT) ha kuu abaal gudo Janatul Fardawsana ha kuugu bishaareeyo.
AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN


duco aan la aqbalyn.
written by axmed o.diriye , September 26, 2009
waxaan aad iyo aad ugu faraxsanay inaan fikraday ku darsado aan iyo aad ujeclastay. waxaan intaa ku darayaa, dadku waxay ku ducaystaan illaahow dib ha noocelin.laakiin waxaan agu jaclaan lahaa in la iga aqbalayoduco ah illaahow dib nooceli 25 iyo labaatan sano.intaas iyo nabad gelyo.magacaygu axmed o,diriye.
JAALE SIYAAD WADANI BUU AHAA ILEEN
written by ALI SOMALI JECEL , October 29, 2009
KACAANKII BARAKEYSNAA ALLOW DIB NOOGU , HADEY DHICI KARTO. MAXAA WIILAL LA DILAY , MAXAA GABDHO LA KUFSADAY AYAGOO LEH WALAALOO ISKA KEYDAA, MAXAA ODAY 70 JIR AH DHANFOORKA XABAD LOOGA DHUFTAY ASAGOO LEH ADEER MAXAA DHACAY, MAXAA HOOYO WIILASHEEDA DAMACDAY IN AY CALOOSHEEDA KU CESHATO HADAY AWOODO, MAXAA BADA LAGU DAADIYAY DUBAR XANBAASSAN ILMO YAR BADA ISKU TUUR LAGU AMRAY OO AY TIRI CUNUGA AAN KA TAGO, MAXAA GABAR YAR 15 AH LEYSKA HEYSTA , OO QOLADA HEYSATA AY SOOMALIDA WEYDIIYAA WAA MAXAY MACNAHA , ALLA HOOYO MACAAEEY WAA XANUUN. OO WELO DAGAAL MIYAY RAG SOOMALI SHEEGANAAYA AY WADAAN ?
somali peace
written by abdirashid , February 12, 2010
it is good that making now
kacaankii muxuu bur buriayay muxuu qabtay ?
written by mohamed haaji , March 20, 2010
towradii kacaanka dib allah u soo celsho ???????????????

waa mohamed amiin haaji

jooga somali

marka hore waad mahadsantihiin dhamaan bahda soo booqata halkaan intaa ka dib dowladii somaliyeed ee hormuudka ka ahaa jalle siyaad allaha u naxariistee wax badan oo aan ka soo koobi karin ayay wadanka u qabatay walow dhaliil ay jiratay laakin kacaankii muxuum qabtay
TAWRADII SOOMAALIYEE KA DIB ,
written by Mudane Dr. Baashe , June 22, 2010
1980 iyo wixi ka horreeyey, Dalka Somaaliya marki uu majaraha u hayey Kacankii 21 Oktobar,
waxaan xasuusnahay in marka laga tago horumarka dalka uu ku tallaabsaday dhinacyada kala
duwan in Bilado iyo maamuusyo caalami ah la gudoonsiiyey Somaaliya ,. waxaa uu ii sheegay
1980 horaaneedi Khabiir ka shaqayn jiray United Nationka, Qaramada Midoobay, in Xukuumadi
Kacaanka ahayed ee Soomaaliya iyo HogamiyaheedI Soomaaliya Marxuum Jaalle Siyaad in
La gudoosiin lahaa Billada loo yaqaan Nobel -prise, balse, waxaa billadaan la ragaadiyey marki
dalalka reer galbeedka oo saaxiib dhaw xag diimeed la ahaa Xabashida, ay diideen
dagaalkii Somalidu iyo Kacaankeedaba ay ku taageereen Dhaqdhaqaaqyadi Gobannimo-doonka
Soomaaliya iyo gaar ahaan dhulalki Somaalida ee la gumeysanayey. Isku soo duuboo
20 SANO KA DIB OO BURBUR AH MARKI JABHADO KU SHEEGGI AY MEESHA KA SAAREEN TAWRADII SOOMAALIYEED, SOOMAALIYA WAXAY KA GASHAY KAALINTA KOOWAAD
UMMADAHA GUULDARAYSTAY EE CAALAMKA. Waa nasiib darro.
alaahu akbar
written by abirahmaan mohamed{ siidi] , January 11, 2011
walee soomaali waqti weysoo qaadatay lkin hada waxaan alaah uga baryayaaaaaa in uu dib inoogu soo celiyo xurnimadii macaaneed
waxaan ka xasuustaa
written by shaandi , March 06, 2011
waxaan ka xasuustaa alaaa u naxariiste jaalle maxamed siyaad barre aabahii somalidow diyaarad kaso kacday wadanka england ay saaran yahiin dad britsh ah markay so caga dhigatay garoonka inuu amer ku baxshay inaysan lugahooda dhulka so dhigin lagunaa celsho wadankooda
SIDA BADAN
written by Amin Dheere , August 24, 2011
Runtii sida badan taariikhda runta baad ka sheegteen Allah u naxariistee waxyaabo badan baa lagu xasuustaa Siyad Bare oo aan la soo koobi karin waxa ugu weeyn waxay aheed Ololihii afka somaliga oo ay adeg tahay in Madaxweeyne aduunka joogo sameeyo wuxuu u bareeray in qof kasto oo somali ah qoro ama aqriyo Tan labaad abaartii ka dhacday wadanka gaar ahaan gobolada dhexe oo aan la ilooweynin oo intuu soo raray keenay dhul barwaaqo ah sida Dajuuma, Kunturwaareey, Ilahoow kuu naxariiso hana ilaabina in wadanka caafimaadka iyo waxbarashada ay lacag la-aan aheed xataa jamacadaha oo qofkii soo qalin jibiya shaqadiisa ay diyaar aheed, waa wadanka kaliya oo afrika waagaas aysan ka jirin dadkooda shaqo la-aan mar labaad ilaahoow kuu naxariiso
fajac
written by Sadaq , July 20, 2014
Ehehaaaaah wallee waa layaab iyo kaaf iyo kali dheeri. Bal kuwa hada jooga iyo Geesigii Tolwaayey
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search