You are here: Home Maqal Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Version 2) - 1991
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Version 2) - 1991

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (104)add
Muwaadan Soomaali
written by Caliyow , October 23, 2010
Laalle Siyaad Aabihii Ummada Soomaaliyeed ayuu ahaa Jannadii Alleh Ilaah ha siyo AAAMIIN.
muwaadin soomaali ah
written by mohamedwali , October 23, 2010
jaale siyaad madaxwayna oogama danbeeyo ee illahay aan isagana ugu duceeyna inuu janada fardowse ka waraabiyo jaale siyaad,waa nin karmeed dadkiisa,dalkiisa,diintiisaba ku qaybo ayuu ahaa muwaadinnimo badana ay ku jirto,arka waxa ka dhacaayo somaliya hada dib u xusuuso jaale siyaad,
23.10.2010
written by weyrax , October 23, 2010
siyaad barre wuxuu ahaa madaxwenihii ummadada soomaaliyeed
qof la mid ahna ma soomari doono soomaaliya. allaha u naxaxriisto.
Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre (ALLAHA KUU NAXARIISTO)
written by Garaad Ciise Jaamac (ciise-gabay) , October 24, 2010
Asalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu.
Anigu hada saacadeydu waa 2:32 AM Jaalle madaxweyne Allaha janadii kaawaraabiyo, (AAMIIN).
Runtii markaan dhageystay qudbadaan runtii waan (OOYAY) sababtoo ah, maantay waa oktoobar 24, 2010
Axad ah, soomaali maalintaan la hadleysay, waxaa loo heysatay inaad aheyd nin xukun jacel, balse maantay ayaa lagu ogaaday, inaad aheyd madaxweyne daacad u ahaa dalkiisa iyo dadkiisa.
Mucaaradkii riday dowladii Soomaaliyeed , ineysan umadii 20 sano kadib weli ladaadinayo dhiigii soomaaliyeed.
Jaalle madaxweyne maxamed siyaad barre dalkii iyo dadkii wey kuu ooyeen weyna ku tabeen, wadankii aad dhistay, iskuuladii, isbitaaladii, iyo wadankii waa la burburiyay, badii sun ayaa lagu shubay, Soomaali qaxooti ayey ku noqotay aduunka, gadaashaa lama helin NABAD, DOWLAD , NIDAAM, Wadankii soomaaliya waa laka qeybiyay , waana la isku diray dhexdooda, ragii aan nooga digtay, waa ay nabaabiyeen.
Magaalo madaxdii soomaaliya ee aad dhistay, waxay noqotay magaalo laga guuray, shacabkii muqdisho 20 sano ayaa QAX, QAXOOTI, QARAX, MADFAC, ayey ku jiraan ETOOBIYA CALANKEEDII ayaa la suray MAGAALO MADAXDII SOOMAALIYA SIIBA, WASAARADII GAASHAANDHIGA, IYO MADAXTOOYADII.
Jaalle madaxweyne Maxamed siyaad barre hadaanahay umada Soomaaliyeed ee ku Jeclaa welina ku jecel waxaan ALLAH kaaga baryeenaa JANADII FARDOWSO KUUGU BISHAAREEYO, wanaagii iyo daacad nimadaadii ayaa lagartay maantay, waan ognahay in Soomaaliya aysan dibdanbe u heli doonin Madaxweyne adoo kale ah. We missed you and We always Love you for ever, FOREVER IN OUR HEART.
Jaalle madaxweyne maxamed siyaad barre anigu waxaan balanqaadii doonaa intaan noolahay, inaan jiilka danbe ee Soomaaliyeed aan ugu sheego taariiqdaadii iyo waxqabadkii iyo kuwii marinhabaabiyay taariiqda Soomaaliyeed, anigu iyo malaayiin soomaaliyeed ayaa weli ku nool qurbo 20 sano u danbeysay, kuwa iyagoon arag dalkoodii hooyo ayey dhinteen, maaliyeen waa qaxooti, umada Soomaaliyeed aduunka oo dhan ayey dayacsanyihiin.

waa nin muhiim ah
written by jaalle siyaad , October 27, 2010
jaalle siyaad wuxuu ahaa madaxwenihii ummadada somaliyeed nin la mid ahna ma soo maridoono dalka somaliya, allaha u naxariisto ameen
shaqaale
written by abdikariim sh cilmi , October 28, 2010
DAD IYO DAL MIDNA KAMA DANBEYN.ALLAHA U NAXARIISTO JAALLE SIYAAD AAMIIN AAMIIN. WAXA HADDA NAHAYSTA WAA ABAAL DARADDI HAGARTI DHAGARTI WADANI XUMADI MABADA LA'AANTII DAMIIR XUMADII LUGOOYADII LAGU YAHAY XILIGII UU KACAANKU JIREY AYAA JID IYO WAHO NUUDIIDAY KAMANA BAXAYNO ILAA INTA AAN ALLE OOGA TOOBAB KEENEYNO. MARKALE WAXAAN LEEYAHAY ALLE HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARRE MADAX-WEYNIHII AAN MADAX-WEYNE KALE KA HOREYN KANA DANBEYN
togba taagtii ayuu rogmada
written by maxamed axmed maxamed , November 07, 2010
marka hore ilaahay ha u naxariisto jaale siyaad ama walaal siyaad waxan donaya in aan idhaah do jaale siyaad wuxu aha ninka kaliya ee qarnigiiba marka soo baxa soomaaliya wuxuuna jogay oo maamulaayay somalida mudo ku siman 21sano ta waxa lamida ninkii la odhan jiray siyid maxamed cabdile xasan isna wuxuu u dagalamayay 21sano waxa kalo lamida axmed guray oo isna la dagalamayay itoobiya 21sano waxa kalo cilmi falagu sheegaya in ay soomaalidu gudaheeda ay dagalami doonti mudo 21sano ah ilaahooow noo naxariiso soomaali dhamaan teed gaar ahaan reer burco
MP/TFP of Somali Republic
written by Hon/ Moh'd Abdihamid Hagi. , November 13, 2010
Eghaar Ahaayi Insi Yaa Ki Dhedheeli(Nin Waxtar leh buu ahaa Dad talo xun baa ku dheelay taladii talda dalkeena )
Ha yeeshee labaatan kale oo la mid ah baa la heli karaa ee yaa dad ahoo la shaqeynkara .

Alle ha u naxriisto isaga iyo intii muslimiin ah iyo mu'miniinta iyo intii xaq naguleh oo dhan aduun iyo aakhiraba. "Aamiin Aamiin Aamiin"
dhalinyaro mustaqbal waayay
written by gulla , November 14, 2010
JAALE MAXAMED SIYAAD BARRE ALLE waxaan uga baryaaya in uu kawaraabiyo janatul fardowsa aamin aamin aamin , qodabka kowaad aan ka hadli doono aniga ahaan dowllad somali indha ma ssrin waalayaal lkn waxaan uga ogahay wanaaga lkn aay leeydahay koley waxaan arkeen in dadkii iyo dalkii aay midana ka danbeyn madaxweynaha jaalle siyaad oo dhamaan aay asaga raaceen waayo dadkii soomaliyeed dhamaan qorbaha aay kaleen si ay noolashooda ay u dhistaan , walalyaal wadan aan wadangaa aheen waa dareen ku joog hadanu nahay dhalintii ku mustaqbal waay dagaalgii sokeeya hadan jecel soomalia hal in aay ahaato waxan codkega ka dhiibanayaa halkaan waxaan leeyahay inta wax garatooy is raaca markaas ayaa xal iyo dib u dhis la heli karaa , walaalayal wadankii halaag ayuu suganyahay ee sida u dhaama haad dowladii naga burburiseen
Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Version 2) - 1991
written by Listener , November 22, 2010
Listen to his words...J/Siad knows Somalis so well...its amazing how he talks to the issues, the people and how he outlines the solution.
janatul fardoosa alahakawaraabiyo
written by dhalinta somaliye ee ku nool austria , November 28, 2010
walaalayaal waxaan idin sheegaayaa ama aan idin xasuusinaayaa in jaale maxamad siyaad barre uu ahaa muwaadan soomaaliyeed uusan eheen qabqale maanta midfa nahaaysato waxbarasho la aan amaan la aan qiima la aan waxaasoodhan waad araktaan laakin ma arakteen soomaaliya oo ah wadan qaali ah waxaan eheen dadka uguqaalisan waxaan leheen baasaboorkeena wuxuu ahaa midka dunida ugu qaalisan maantabasaboorkeena qiima malahan alow unaxariiso marxuum maxamad siyaad barre yeya haayay dugaag ayuu naga haayay walaalayaal aniga amaanaayo marxuunka ama udoceynaayo waxaan ugu doceeynaayaa inuu ahaa muwaadan soomaaliyeed maahan in aan isku reer aanahay ama isku qabiil xitaa waxaan kala nahay laba qabiil oo kaladheer laakin lama xasdo muqaadanka soomaliyeed masoomarin mana soo arkin ala haunaxariistee jaalle maxamad siyaad barre waa hogaankii uguwanaaksanaa ee soo maraa umada soomaaliyeed waxaan ujeedin lahaa shacbiga soomaaliyeed in ay udoceeyaan jaale maxamad siyaad barre ala haunaxariisto janadana alahaka waraabiyo aamiin aamiinaamiin aamiin aanu leenahay
jilacoow
written by aabe cali warsame , December 02, 2010
aaabe siyaaad bare ayaaan leeyahay walaahi hadii uun noolaan lahaayna waaan hubaa ineey somaaliweyn maanta eey boos kiisa keeni laheed alloow u naxariiso aniga waxa aan u soo joogay doowlad nimadisii iyo waliba waxii kadan beeye allaaaaaaaahu akbar waxa aan qaaday marki uu wadanka doowlad nimo waaye waxii ka dhacay oo fool xumo ahaa aawadeed cudro naf teeda halis ku ah allaha u naxariisto ma sii wadi karo qoraalka ilin ayaaan iaga daa daneyso in dha heega waad mahad santihiin
injner
written by liban hassan gaadley , December 09, 2010
Asalamu calaykum dhaman umada soo maliyed,alaha una xaristo jale maxamed siyad bare,rux kula mid ah ,ma soo maridono somalia,
...
written by Abdullahi , December 11, 2010
ala unaxariisto madaxweynahena , ma xamed siyad bare.
waa aabehii somalia iyo wadanka. ruhaantii lamahelaayo madaxweynahaa oo kale.
ilaahoow nasii Aamiin Aamiin.
ilaahay haa u naxariisto maxamed siyaad barre
written by maxamed khadar , December 18, 2010
asc walaalayaal waan idin salmalay salaan kadib ilaahay haa u naxariisto ilaahayow maxamed siyad barre adiga adinoo soo diray alle mid kale oo dalka soomalia kusoo celiyo nabad iskuna keeno soomalida meel kastoo eey joogto aduunkaann wax walbo waa la arkaa lakin waxaa ka xun shalay anagoo nabad heysanay maantane aan waraabe isku noqono allow dalkeena nabad allow dadkeena is jecleeysii allow diinteena islaamka ah allow nin ku xukumo soomalia allow inoo naxariiso waan dambaabnay allow intii dhimatay u naxariiso walaahi ilaahay ayaa quraankiisa ku sheegay waxuu dhahay wa maa asaabakum min musiibatid fabimaakasabad eydiikum wayac fuucankathir marka wax walboo aan maanta sameyneynaa waa wax aan jacmaheena ku sababanay marka allow naxariistaada kama eynaan quusanin allow waan dambaabnay inoo naxariiso allow dalkena nabad waara kusoo celi aamin aamin aamin
waad mahadsan tahay
written by Coowke , December 20, 2010
alalha u naxariisto maxamed siyaad maxaa yeelay qofka marxuunka waxaa fiican in la xuso waxa wanaag ah uu sameeyay. runtii wadanka ayuu dhisay soomaalida markey isku duuban tahay ayaa wadan la dhisaa. hadii ay isqilaafto wadanka waa burburaa sida hada uu yahay.
taariikh ma hilmaamto wanaaga
written by Coowke , December 20, 2010

written by gulla , November 14, 2010
JAALE MAXAMED SIYAAD BARRE ALLE waxaan uga baryaaya in uu kawaraabiyo janatul fardowsa aamin aamin aamin , qodabka kowaad aan ka hadli doono aniga ahaan dowllad somali indha ma ssrin waalayaal lkn waxaan uga ogahay wanaaga lkn aay leeydahay koley waxaan arkeen in dadkii iyo dalkii aay midana ka danbeyn madaxweynaha jaalle siyaad oo dhamaan aay asaga raaceen waayo dadkii soomaliyeed dhamaan qorbaha aay kaleen si ay noolashooda ay u dhistaan , walalyaal wadan aan wadangaa aheen waa dareen ku joog hadanu nahay dhalintii ku mustaqbal waay dagaalgii sokeeya hadan jecel soomalia hal in aay ahaato waxan codkega ka dhiibanayaa halkaan waxaan leeyahay inta wax garatooy is raaca markaas ayaa xal iyo dib u dhis la heli karaa , walaalayal wadankii halaag ayuu suganyahay ee sida u dhaama haad dowladii
...
written by Maxamad , December 25, 2010
Ilah ha u naxaristo abihii somaliyed ayuu aha siyaad bare walah qalbigeyga maka go ayo mida kale khud badii ugu danbeysay inte kaheli Kara AMA qoral ahan AMA cod afsomali not itali or ingilish kkk
In aad janadii ilinka ka geli waan ogsoonahay jaale Siyaad
written by Abdishakur Musse Maxamed , December 30, 2010
Bal ha ladhegeysto khudbadaan,miyuusan ahayn nin ILAAH ku manaystay aragti fog iyo garasho waxa soosocda ama saadaasha waxa imaan kara,waxaa haboon in dhammaan khudbadihiisii la dhegeysto,ama la akhriyo buugiisii ahaa Dalkayga iyo Dadkayga.Waxaase iga su'aal ah maxaa laga dhaxlay qabqablayaashii fidmo oogayaasha ahaa? ama kuwa hadda wada fidmada?
aabeheenii soomaliyeed codkiisa kartida iyo aragtida dheerleh wuu iga ilmeeysiyay
written by dal jeliyaa , January 01, 2011
anigoo ah gaber somaliyeed anan arkina dalkaygii hooyo macaankiisa maxaa yeelay ilamanimadii ayaa igu danbeysay aabe maxamed siyaad bare wuxuu ahaa aabihii umada somaliyeed ,waxaan la yaabey qudbada uu waagaas jeediyey ee uu ka waniyey dadkayga somaliyeed sida ay u dhacdey manta .qasaaraha gabdhihii ama hooyooyinki qurba joogey ayey asiibtay ,dhaxaa hooyo wiilkeedii dhimana nooleen dhaxaa gaber nin ku waydey caruurba aaba weydey caku iyo caku ilaahoow nin dalka noo haga oo umafa noo hogaamiya dalka noo hagaajiya sidii aba siyaad nasii aba siyaad ilahay ha u naxariisto waana fiican ayuu noo reebay.
record holder abihii umada
written by m qoje , January 05, 2011
maxaawacay* sheeg mdaxwne
lamida somalia somarey? Majiro allaha jnadii ka wrabiyo ku waano qaado dardarankiisi
ugudenbeyey ( Rest in peace lion of africa)
abe siyaad
written by mubarak Dirie , January 08, 2011
Alle ha u naxariisto Jaalle Siyaad Barre

waa nin wanaagsan, waa madaxwayne soomaaliyeed iysaga iyo Alle ha u naxariistee
Maxamed Cabdelle Cosman madaxwaynihii ugu horeyey somalia

allha kuu naxariisto madaxweyne
written by abdulfatah hassan said , January 10, 2011
ANIGA HADAL KEYGA WAXAAN KU SOO KOOBAXYAA DUCO IN UU ILAAHEY KA WARAABIYO JANATUL FARDOOW MADAXWEYNAHA XAQA AHA EE UMA SOOMAALIYEED JAALLE MAXAMED SIYAAD BAARE ILAAHOW NAGA AQBAL DUCADAAS WEYNU KU BARYENAA ADOOMADADII BEY NUNAHAY AAMIIN AAMIN AMIN
michanic
written by axmed maxamud , January 10, 2011
illaahey ha unaxariisto mahamed siyaad wax badan ayuu qabtey waaana lagu balan furey, hadii uu 21 sano uu ahaa madex weeyne waxaan anigu qabaa sidii loogasonoqdey 77 kii waxaa wadanka weerar kuhayeey ethoipia sidaan xog kuhayana mar uu yiri aan dago weey diideen golihii sare waxeey dhaheen yaad kaga tageeysa.

dadkii wadan ka lahaa ayaa kadhamaan waayey in cadowgii somali ee ethoipia eey utagaan oo uu soohubeeyo, waxaa layi ruqo ninkii lahaa dabada kagataagan yahey makacdo.waxaa ladifaacayey dadkii lahaa wadanka oo doonaya in eey dumiyaan .waxaana difaacayey ogaden iyo dhulbaante iyagiina markii danbe faraheey kaqaadeen oo waxeey is dhaheen meeshey kagagalaan kagala somali
hadda waxa mala gareneya
written by maandeeq , January 12, 2011
waxaan illaheya ka bareya in illaheya u naxarsteese ka waraabeya .

intaa waxaa ii raca maxamed siyaad bare dadka uu hayeye waxaan u melleenya maanta in
duniduna ogaateya waxeya yihiin ,

umadda somaliyeed ineya ogaato ineyanna waxba aheen hadeyna yagu wax iska dhigun
GARANWEYNAYE WAAYAHAA QIRI
written by axmedtaajir c/samed owmoxamed , January 22, 2011
waxaan halkan kasalamayaa shacabka soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. waxaan idinka codsanayaa jaaleyaal inaad kadhigataan alle unaxariiseygii qof aad ku dayataan. ruuxwalba oo inaga mid ahna uu isku dayo 20 sano kadib in aan marno wadadii uu arkayey waqtigaas
waan taageersanahy jaalle siyaad
written by abuukar/gazaali , February 11, 2011
asc dhamaan walaalaha soomaliyeed
waxaan ugu baaqaa umada soomaliyeed in ey muujiyaan kartiduu mujiyay jaalle siyaad oo aan oran karo hormar ayuu somalia gaarsiyay in kastoo qaladaadna uulahaa
waxaan ubaaqaa aqoonyahanada iyo ardada jamacadaha " walaahi alaah wuu na weydiinaa waajibka naga saaran umada soomaliyed umada anaga ayey na sugee aanu u horseedno nabad qaranimo hormar sinaan cadaalad iyo heybad iyo aqoon iyo barwaaqo "
Manager
written by QAALIB , February 13, 2011
Maxamed Siyaad BArre (AHUN) Wuxuu ahaa madaxweyne xaq ah oo xalaal ah Soomaali halkuu gaarrsiiyeyna cid waliba way ka dheregsanayd warshadaan lahayn, ciidanka Africa ugu quwada badan baan lahayn, beeraan lahayn, baddaa wax lagala soo baxaayey.
Haddii aan maanta sidii ku soo gaadhi lahayna waa hubaal ah inaan adduunka horumaray ka mdi noqon lahayn.
Waxa jabkaa iyo dhibkaa noo geystay SSDF, SNM IYO USC oo is hamba raacisay kuna sii galgalatay hambaddii ay kuwaasi ka tageen, SOOMAALINA WAX WADDANI AH OO HADDA NOOLI MA JIRTO WAA WADA BILIQO DOON IYO KURSI DOON

EEBOW UMMADAAD SOOMAALIYEED EE MUSLIMKA AH U GARGAAR OO KA SOO SAAR MID CAAFIMAAD QABA. AAMIIN AMMIIN.
alaha ha u naxariisto
written by Maxamed , February 14, 2011
ilaahey ha u naxariisto ninkii soomaali ugu danbeeyay wa kaas waxa ka danbeeyay oo dhan waa dugaag.
wuxuu ahaa geesi wadani ah
written by igo , February 22, 2011
maalmaha nolosheena waxaa nasoo maray dad badan,laakiin dadyar ayaa raad nooga tagay,malahaygee siyaad bare wuxuu ahaa nin raad iyo rugba ku yeeshay maalmihii nolosheena.

HALYEY GEESO
written by vloret , February 22, 2011
Jaale Maxamed siyad Bare waxuu ahaa geesi ahaa hadalkisaa sifiican u dhageyso waa dareemi kartaa sharafta iyo wadani nimada uu kuhadlayoo bal dhageesta.

Walahi nin lamida somali oo hogaamiye ah oo lamida majiri doono.

SOMALI WAY DHIMATEY MARKUU SIYAAD DHINTEY.



HADAL WA DHAMDEY
Somalia o la aasay marki lariday jale siyad
written by C.qadir , February 23, 2011
Alleh ha unaxaristo mdaxwaxnahi dalkena somaliya wanku tabnaye alle hakunaxaristo
Jaalle siyaad
written by Somali , February 25, 2011
Alle ha unaxariisto somali wax badan buu uqabtay ma iloobi karno jaalle siyaad
aabahii somaliwayn ayuu ahaa waajaale siyaad
written by awaare jawxo abdi , February 26, 2011
jaale siyaad alle ha kuu naxariisto aabo waxaad ahayd abo hii somalyeed
...
written by allah amin , March 08, 2011
ILAAHAY JANADII FARDOOWSO HA GEEYO XAAJIGA IYO INTII ISLAAM AH
QUDBADAAN WADANI BAA FAHMI KARA TUUG MA FAHMAYO.ALLAH WAR DHAGEEYSIIYA
ALSHABAAB IYO DKM HA OOYAAN RUNTA XAAJIGA KA DIGAY INTAYSAN DHICIN.

Geesi aan la xaqiri karin oo Africa oo dhami ka cabsddo
written by abdullahi webi , March 23, 2011
Somaaliyi waa ku qaldameen halheey maxamed siyaad iyo wadankeenii qiimaha iyo qaayahay badnaa. Aduunka waxaa ugu liidto qofkii ku cimri qaadan waayo wixii dhacay oo ilaa iyo haadda taagan, cid saxdana la,a yahay. ilaah ayaa saxi karo . waxaa loo bahan yahay qofkasta oo soomaaali ahi inuu dantiisa gaarka ah ka hormariyo tan gaarka ah qof waliba waxaaa uu aqoon uleeyhay loo daayo ama wax laga weeydiiyo
...
written by dr , March 26, 2011
walaayaal halyey somaaliyeed buu ahaa alaha u naxariisto
yey dii shalay qaylyeysay maxaa haysta maanta .
madaxweyne ma ahayn wuxuu aabihii shanta soomliyeed.geesigii sayid maxed cabdille xasan sayid axmed guray,aabe maxamed swiyaad bare taariikhda somaaliyeed ragaa bay qoraysaa


qofkasta wuu iska hadli karaa
...
written by nuuro guuleed , March 30, 2011
qofkasta oo soomaali ah oo joogay 1991 wuu ogyahay maanta waxa ka dhacaa soomaaliya marka darsin ayuu hayaa ee ka jawaaba. soomaliweyney
Somali Intellectual and Politician
written by Abdulatif, Nairobi , April 02, 2011
Waa hadal taariikha oo xanuun badan. Nin wax garanaya ayuu ahaa, laakiinse wuxuusan haleelin nidaamka uu xilka u wareejin marku arkay xumaanta aan leenahay. Waan heynaa maanta hadalkaas mirihiisi. Illahayo na daba qabo....!
siyaad
written by ABDI BURCO. , April 08, 2011
Anigoo adiababa jooga ayaanu nin macalin ah wadda shekeysanay, wuxuu igu yidhi somalidda dad aan fekerin oo aan aqoon lahayn baa ku badan! walaahi waan jaabay waxan ku idhi maxaad aragtay. wuxu igu yidhi walaalkay O KORNAYL ITOOBIYAN AH ba qiso yaab eh ii sheegay. waxan idhi haye. wuxu i yidhi anigoo jooga meel dhagax buur u dhow oo kornayl ah lannna jooga jabhad ka mid ah jabhadihii somalia baa biyey, ayaa waxa noo jimi kornayl somaliyeed oo soo baxsaday. waxaan waydiiyey BUU YIDHI WALAALKAYmaxaad ka soo baxsatay. wuxuu yidhi maxamed siyaad siduu dadka u xumaynayey. ninkii itoobiyaanka ahaa intuu yaabay ayuu kii kornaylka somali ahaa ku yidhi magacaa ba, waar maxamed siyaad hadii aad caqli leedihiin taalooyin baad u dhisi lahaydeen, waayo waa ninkii ciidamadii itoobiya e afrika laga wadda carari jiray dhulka jiiday ee libaaxi afrika bisadda ka dhigay. marka aniga waxba been haysheegin eh orod meelahaag somalidda lay, askarigii somaliga ahaa ee darajadda kornaylka sitay intuu naxay ayuu wax uu sameeyo garan waayey khajilaad awgeed. WAA QISO DHAB AH OO NIN XABASHI IHI IIGA SHEEKEEYAY 2000 KII. MARKA MAXAMED SIYAAD ISAGU WAAJIBKII DALKU KULAHAA GUDAY ALLANA HAWNAXARIISTO.
...
written by yusuf , April 12, 2011
run waa nin xusuus mudan jaalle siyaad barre run marki uu joogay waxbaa laga sheegi jiray balsa hada dadka ayaad ayee usoo xusuusteen runti in uu wax qabtay aniga sooma aan gaarin runtii waxaan ahay dhalintii kudhalatay dagaalada balsa hadii aan nahay dhalinta maanta waxaa nagu dhacday saniib xumo weyn waad mahadsan tahay ninkii soo aruuriyaya taariikhdii siyaad barre
Allha una xariisto
written by canab , April 20, 2011
ILAAHAY HA UNA XARIISTO WAX BADAN BUU NOO QABTAY,WAX BARASHO ,DAJIN AGOON KORIS SKOOLADII ISKAA QAX U QABSO LAGU DHISI JIRAY SOOMAALI KAAMA HARIN DHURWAAYO BAA KAA DANBEEYEY,

Principal
written by Yoonis A.Bulbul , April 23, 2011
His Excellency late Mohamed Siyat Bare was hero partriotic nationalist visionary &charismatic president of what was onces known Somali&Somalia. NON IS SECOND TO HIM!If those people who claim Somalia want 2get a working&developing state &Nation then they should reflect the philosophy of this ICON.may God blestow him His eternal mercy&pleasure Amin3! 23/04/2011, thanks
...
written by faisa maxamed cali , April 23, 2011
ilaah ha u naxariisto aabo siyaad wa u darsanay in kasto aan doowlad arkin lkn waxaan aragnaa wadamada aan joogno anagoo lahen baan sharciga ilaalinaa hadii keena doowlad lo helo waxan ku noolaan lahen raaxo iyo xurnimo hadaan nahay gaar ahaan gabdhihii somaaliyeed iyo caruurta wiilasheena nabad ma keni weyseen sidan miyan dayac u ahaneynaa wan dalnay hubka maad dhigtaan ragi somaliyedoow waan idiin ducey laheen walaahi hal nin oo daacad ah sidii aabo siyaad ma jiro miyaa ala ilaahoow adaa jooga umadan usoo gargaar ilaahoow aabo siyaad u naxariiso ilaahoo waan nasa weeynay maxangalabsanay aabo siyad miyaa na habaaray

...
written by Maxamed Yare , April 27, 2011
Maxamed Siyaad Barre alaha u naxariisto ilaahayna danbigiisa ha dhaafo janadii fardowso ilaahay ha ka waraabsho , Madaxweyne siyaad barre la'aantaa somali way noolaan waayeen waxna way qabsan waayeen hada 20 sano ayaa laga joogo wali meel ayay iska soo saari waayeen waxaa keentay waa khaladka iyo danbiga ay adiga kaa galeen ilaahow noo soo celi madaxwaynaheeni somalia maxamed siyaad barre aamiin
Ilaahay ha unaxariisto
written by maxamed , April 27, 2011
wuxuu ahaa hogaamiye ugu fiican ee soomaaliya soomara qaladaadkii uu galayna Ilaahay haka cafiyo.
aabo waa aabaheena soomaliyeed
written by Ali , April 28, 2011
ilaahoow u naxariiso janada fardoowsana ka waraabi ma u eheeyn xaraan quute mana eheeyn fulay ileeyn waxuu inaga haayay umada hada soo baxeeyn.
aqoonyahan Somaliyeed
written by Faduma , April 29, 2011
Naxariisti jano alah siiyo MXMED SYAD BARE taariikda ayaa qoreeysa waxa uu aha iyo waxa uu u qabtay umadi la oran jiray somali ilaa hada somali ma jirto ee waxa jira subxanyo iyo warabeyal. qaar badan oo manat ciil iyo caro la fadhiya drbiyada ayaa xusi doona wayo wey ka abaal dheceen xumeeyen , Maxamed oo kaleeto arki meysan hana sugina rajadiinina asagay raacaday ee is cuna oo isku baba kuwa hada soamlinimada sheegaynayow , inkaarti jaale siyad baa idinka soo baxaday
alle haa uu naxariisto aabo siyada barre
written by nadiira wadani , May 03, 2011
aabo waan uu xisanaya sababto ah aabe kale ma haysano noma dhalan
ilahaya ayaan baryaan ilaha haa noo dhaliyo aabo fiicaan iyo hooyo fiicaan
soomaaliya waan jacelhay
...
written by Cabduqaadir xaji , May 21, 2011
Asc maraka hore tanlabaad waxaa waa jib u ah umada somaliyed oo ey kujirto damir waa in ey u duceyaan aabihii daka aabihii umada oodhan waa
Waxii UU Mohamed Siyad(Alaah how Naxariistee) Kadigay Waa kuwa taagan
written by Wiil Kufaana Somaalinimada( I am Broad to be Somali) , May 24, 2011
Asc,

Walaalayaa Khudbda Markaad Dhegaysato oo aad dhuuxdo, ereyada kujira..(Mohamed siyad mesha jogi mayo, mohamed siyad mesha waaa kategaya)) waa runtiis, Mohamed Siyad waaa tegay, walina sidii ayaan isu dagaalaynaa....................... ilaahow noo naxariiso danbigayaga dhaafa..
comptroller 90725630
written by warsangeli kaalinjoog , May 26, 2011
lama heli doono isagii oo kale ama daayeertu ha tiraado rajiim iwm ma lihin nasiib aynu ku helno siyaad oo kale waxa riday ma aha somali ee waa gumaysiga cusub oo soo adeegsaday
dabadhilifyo gumaysiga ku hor jiray aan iska ilaalino hada ka dib hadaan dowlad wax u eg helo.
Waa xusuus aan la iloobi karin
written by M.I.M , May 26, 2011
Marna qalbigeyga ka bixi maayo alla ha u naxariiste Maxamed siyaad barre waa wadani jeclaa in dadkiisa horumar sameeyo oo jecel in nabad iyo degenaan lagu noolaado , maanta waxaad arkeysaa in kuwii lahaa siyaad hala bixiyo uu qasdigoodu ahaa in la dumiyo oo hadana guryo laga dhigto iskuuladii aan wax ku soo baranay si lacag la,aan ah isbitaaladii oo lacag la,aan ahaan jiray marka ma moodaa in wax badan oo mugdi ah ku jirto soomaaliya waxaan sugeynaa nin la mid ah maxamed siyaad oo aan wx guri ah ka dhisan madaxweyneninamdiiuu soo maray

Jaale Siyaad Geesi Somaliyeed
written by Abe , June 03, 2011
Jaale siyaad waxuu ahaa madaxweyne aad ujecel umadiisa iyo dhulkiisa ilaah ha unaxariisto.
dr
written by dhaadeey , June 03, 2011
ilaah ha unaxariisto jaale maxamed siyaad bare ilaah janadii haka waraabiyo waxuu ahaa wadani dalkiisa iyo dadkiisa jacel waa hal qiiro xanbaar san ilaah janadii hakaa waraabiyo
xusuus
written by ayan f.falegname , June 07, 2011
ilaahey naxariistii jano ha siiyo,amiin,waad u jeediin dhibka maanta na haysta waxaana u maleynayaa dinbigii aan ka galney jaalle maxamed siyaad bare naxariistii jano ilaahey ha siye.aniga waxaan xusuustaa mar uu kedis ku imaadey beer uu leeyahay cabdulqaadir maxamed aadan(sope) waxayna meesha isu arkeen odey talyani oo sope u shaqeen jirey ee la yiraahdo Aniwaz ee ku hadli jirey afka maymayga,adeer maxamed ayaa yiri aniwas ii waran odeyga wuxuu ku jawaabey newed way faaye jaale siyaad ayaa yirimaad iigu jawaabtid afka maxatiri isagoo qoslaya odeygii ayaa yiri mayjara kan af somali me"emeeshey ku qosleen ka dibna waxey ku sheekeysanayeen af maymaay,nin wuxuu ahaa wadani, mahayn kuwa qaar ee wadankeena dhibaato xoog leh soo gaarsiiyey,waxaa ka mid ah kuwa sunta noo geeyey ee xeebaheena noogu aasey kuwaasi ma muwaadin baa?ilaahey ha idin cadaabo ayaan dhahayaa,ilaahey wadankeena nabad hanoogu dhigo amiin,waxaan kaloo xasuustaa nabadaan ku noolaan jirey,eemeesha aan maanta ku noolahay,waxaan idinka codsan lahaa in marmarka qar aad u akhrisiin qul huwallaahu,khabrigiisa ilaahey waasic inuu uga dhigo amiin

















Student
written by Aden Loz , June 17, 2011
Asc marka hore marka xigtana waxan leyahay abihi umada ayu aha Jalle Mohamed Siyad Barre waxana leyahay ilahay qabrigisa illahay ha uwasiciyo
warbixin
written by shucayb , July 25, 2011
ascw alle ha u naxariisto madaxwaynihii ugidanbeeyay umada somaliyeed waxaan qirayaa inuu ahaa halyey somaliyeed geesi somaliyeed wadani in dheer garad su aashu? waxeey tahay maxaa kadan beeyay? waxaa kadanbeeyay rifi rarane kamaroonaade waxba mareebe iyo ceeboodhan abeheed

Dawladnimo
written by Gacma Yare , July 29, 2011
Alle Ha U Naxariisto Madaxwayne M S Barre . Heybad Iyo Magac Buu U yeelay Somalia
Kolay War Wu Sheegay Lakin Lagama Hoos Qaadin In Sha Allaah SOmaliwayn Alle Wanaagooda Ha Is Tuso Amiin Ya Rabbi
arday somaliyeed
written by jamal , August 12, 2011
ilahay ha u naxariisto wuxuu ahaa wax garad ayuu ahaa laakiin somalida ayaa dad xun ah waxaan aaminsanahay inaynaan dadnimo lahayn laakiin boqolkii sanoba hal nin ayaa inaga soo baxay inagaana dulayna oo cadowga u jabina. ilahay dawladeena ha soo celiyo.
la aantaa abaar
written by cabdalla a o mansuur , August 12, 2011
ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa nin wadani ah soomaalina qiimo weyn bay lahayd aduunka oo dhan waa laga ixtiraami jiray hadda waxay noqdeen (waraaba dadoow) yaa waryaa.
hayay soomaliyed
written by sahid , August 18, 2011
ilahay ha unaxaristo mahamed siyad bare waxan qiraya in uu ahaa nin wax garad ah in badana kafakara danta guud ee anan fiirsan dan asaga qaas u ah waxuu ahaa nin wadani ah oo soomali lahubaa oo aanan caloshi ushaqaysata ahayn ninkasta oo wax garanayana waa dareemi karaa ilahow ku naxariiso
ubaaxii kacankii somaliyeed
written by xasan kacaan , September 05, 2011
madaxweyne somaliyeed kaman horey kamna danbeyn hadii aan xaqiiqad ka sheegno mas uul caaqil soomaliyeed waxuu ka digay maka macasheen mise waay ku qasaaren taladiisii waa maya waa ku qasaarnay
libax ilahay janadi fardawsa haka warabiyo
written by hassan , September 24, 2011
wadani muslim khalis ah ayuu aha ilahay ha u naxaristo wax kasto wuu inoo sheegay aaway dadkii ku cibro qadan laha ilahow jidka saxda ah ina tus
Muxammad siyaad barre alle ha u naxariisto iyo muslimiinta dhamaanteed
written by Cabdullahi carrab , September 28, 2011
Runtii wuxuu ahaa muwaadin somaaliyeed oo daacada ee ilahow nasii madax weyne kale oo diinta nagu hogaamiyo aamiin kuwaan wax kasta saxiixaya Ayagoon kafiirsanna ilaahow xaqa ku hanuuni waad la socotaan in baddii somaliya kenya la siin rabo iyo itobiya waxaana laga helay shidaal badan iyo macdan qaali ah insha allaah laakin cadawgu ma guuleysan doono somaaliyana ilaah baa u hiilin doono ee
Somaliyey toosoo kaca waad qalibanteene
Baarlamaanka hadda jirana waxaan ka codaaneynaa inuu arintaan badda is hortaago ama uu meelmariyo sharcgii badda er dowladii muxmmad siyaad ee ahaa LOW 37 soona baxay 1972 dii.
Somaliyey dhamaanteen waa inaan difaacno baddeena af iyo addinba
Mahadsanidiin
Koley dowladda hadda jirtaa hadii ay ogolaato sharci kale oo aan aheyn Low 37 waan kasoo horjeesan doonaa
Col
written by Col Abdiwali Sh Mohamud Sh Hussein , September 28, 2011
Madaxweyne Mag-Gen Mohamed Siyaad Barre, Allah ha naxariisto wuxuu ahaa waddani Soomaaliyeed, kacaan ah, macnaha laga soo bilaabo yaraantiisii u soo halgamay una soo taagnaa taageeridda xaqa danyarta iyo dulmaneyaasha. Wuxuu ahaa nin militari ah, haddana wuxuu siyaasi strateejist aragti dheer, aaminsan mabda' hordhaanka (progressist). Jaalle Siyaad waa muran madoonto in uu laa'iq u yahay tilmaamaha aan kor ku xusay waayo waxey kulli ku qeexanyihiin taariikh nololeedkiisii shaqo, hawlqabad,halgan iyo hoggamin. WBT
mohamed
written by amir , September 28, 2011
illahey ha u naxriisto aniga markasto duco ayaan u haayaa ilahey ha u naxristo
Been ma aadan sheegin walaal
written by Maxamed Wadani , October 08, 2011
Walaalkeen Garaad Ciise Jaamac (ciise-gabay) Markaan akhriyey iyo hadeerba inta aan qoraalkaan qorayo indhahayga oohin waa iga timid dhulkeeni maanta saan ku ogeen markuu jaalle maxamed siyaad barre noolaa "ilaahay ha u naxariisto " dhulkii ma aha maanta, Maxamed Siyaad barre wadani buu ahaa nin dhulkiisa jecel buu ahaa oo aan xil iyo kursi ka fakareen balse ka fakarayey siduu dadkiisa iyo dalkiisa ula tartan siin lahaa aduunka kale oo aysan noqon kuwo aan waxna haysan , balse maanta waxaan noqonay suu aabaheen jaalle siyaad sheegay . Tariikhda siyaad barre kuwaan dhalay iyo kuwa ay sii dhaleen waan usheegin inshallah . Jaalle siyaad dhulkeeni maanta gacanta kuma hayno
XASUUS
written by AHMED MOALLIM , October 12, 2011
MAASHA ALAAH MARKA HORE MAXAMED SIYAAD BARE DAMBI DHAAF ILAAH HA SIIYO JANADANA ILAA HA GEEYO
WAQTIGA MAAN AAN JOOGO AYUU KA HADLAY XILIGAAS NABADA QIIMAHA EE LEEDAHAY. WAXAAN JECLAAN LAHAA BBC DA IN LAGA SIIDAAYO QUDBADAAN DAD BADAN AYAA FAJICI LAHAA


NIN CAJIIB AH ALAHA U NAXARIISTO
written by AHMED MOALLIM , October 12, 2011
TALO HADEEY AAN MAQLEENO WAA INALOO DHAMEEYE WAX QADNA WAAN ARAGNAY MARKA UMADA SOOMAALIYEEDOOW HA LOO DUCEEYO MAXAMED SIYAAD BARE TALDIISA AAN RAACNO WAXAAN KA SII JECLAAN LAHAA IN IDAACAD KASTA LAGA SHIDO QUDBOOYINKAAS CAMAL BBC HA UGU HOREESEE.

Mr
written by Ahmed , November 16, 2011

Allaha unaxariisto Maxamed Siyaad

Xiligii uu xukunka haayay waxa uu qabtay wax badan bale waxaan aad ogaxumahay. in uu umada u sheego in qabiilka lagafogaado cadaaladana loo sinaado balse asaga dowladiisi ay noqotay markii ugu danbeeysay in musuqmaasuqo qeeybkamid ah maamulka dowlada.
waxaan aamimsanahay in dhibaatada maanta soomaliya ka jirta ay ka danbeeysay wixii lagadhaxlay dowladii siyaad bare. maxaa yeelay. qabiilka iyo xadgudubka wuxuu noqday mid umada kalageeyay. waxaan eedeeyda saaraya ragii ka hoos shaqeeynaayay dowladiisa ee uu aaminay waxeey noqdeen kuwo weerar ku ah aragtida siyaadbare ee ah sinaan iyo cadaalad hase ahaatee asaga ayaa ladoonaayay in uu tiirka geeyo markuu arkay xaalada uu wadanka marayo iyo xadgudubka ay sameeynayaan masuuliyiinta dowlada.
Qabyaalada iyo isnaceebka nakalageeyay waxaa laga dhaxlay dowladii siyaad Bare. siyaad bare wuxuuqabtay nin maxadweeyne ah oo afrikaan ah oo qabtay majirto alaha u naxariisto. nin ka madaxda ah waxna wuusaxaa waxna wuuqaladaa.. Ragii uu aaminay ayaa wadanka qaribay gaar ahaan ciidamada oo ay markii danbe ragii hore badaleen koox cusub oo dil iyo caburi caadeeystay.
jaalle maxamed siyaad bare
written by adan marey , November 25, 2011
ilaah naxariistii janada hasiiyo madax weynihii umada, waqti badan kadib ayaan waxaan ogaanay waxuu kahadlayay maxamed siyaad in eey ahaayey wax run ah waxaan filayaa in aan qalad weeyn kagalnay hadaanu nahay shacabka soomaliyeed MADAX WEYNIHII HORE alaha unaxairiistee, maxaayeelay dilkii iyo dibaateyntii iyo dacii aan horay ugeysanay in aan kadhaxalnay dhibaatada maanta naheysa hadeynu nahay umada soomaliyeed, ilaahey waxaan kabar yayaa in uu dalkanaga noogu soo celiyo nabadii iyo kaladan beyntii aan oray uheysanay, ilaaheyna xukunka hanuugu dhiibo mid lamida maxamed siyaad oo kale inshaa allaah.
HIS EXCELLENCY- HON.M. SIYAAD BARE (REST IN PEACE).
written by Barakow Isacko(northern Kenya-GABRALAND). , November 25, 2011
YES,HE ALREADY SPOKE OF ALL THE CURRENT SITUATION, SOMALIA IS UNDERGOING.BUT GENERALLY WHAT I WANT TO COMMENT IS GONE IS DONE ''LETS COME TOGETHER FOR A POSITIVE CHANGE'' , THE LATE HON. SIYAAD LONG LIVE YOUR WORDS.
NAXRIISTII JANO ILAAHAY HAKA WARAABIYO
written by SIAD 18/11/2011 , December 18, 2011
WAXAAN ILAAH UGABARYAYAA IN ILAAH U NAXARIIST WUXUU AHAA AABIHII SOOMALYEED IAAHNA JANFRDUUSA HAGEEYO WUXUU AHAA MDAXWAYNE SIYAAD AABII UMAD IYO WADANKABA ILAAHNA HOW AQBLO DUCOOYINKA
jalleyaal waa inan ku dayanaa jalle siad
written by amc banje , January 23, 2012
asc inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicun allahayow unaxariso madaxweyne muxamed iyo muwadininta dalkena minoyinka madaficdu ay leysay rabiyow jalle siad jiifka iyo jidinkisa janatul firdowso kayeel
alaha.u.naxariisto.maxamed.siyaad.bare.
written by gabar.soomaaliyeed , February 20, 2012
waxaa.ahay.gabar.soomaaliyeed.ee.soo.kortey.xiligii.maxamed.siyaad.bare.uu.madaxweyne.kaa.soomaaliya.isla.markaan.aabahayna.yy.ahaa.sargaa.ka.ah.dalka.waxaan.ku.soo.korey.si.wanaagsan.oo.daacad.ah.waxaa.aad.ugu.naxaa.caruurta.aan.dhalay.sida.ay.kukoraa..waligey.ma.iloobaay.jaale.siyaad.bare.na.xariistii.jano.alah.siiyo.marka.aan.qudbadaan.aan.dhagerstey.waan.ooyey.alow.kuu.naxariisto
Mr
written by Abukar M.Said , March 03, 2012
Asc Waxaa la dhahaa nimcada sideedaba lama garto ilaa ay zuusho tusaale indhaha waa nimcad ilaah ku siiyey ma dareemeysid nimcadaa ilaa aad indhaha beeshid. Madaxweynaheeni waa kan keliya ilaa hadeer la dhihi karo wuxuu ahaa madaxweyne soomaaliyeed.Ilaah aan tuugno si uu noo keeno qof isaga oo kale ah ama ka fiican Amiin
Ma maqalnay dardaarankii AUN M S Barre
written by Mohamed Abdi , March 19, 2012
Muwaadin kastow, maantay maqal dardaarankaa oo ku camal fal. Dawladnimadii way soo noqoneysaa haddaanu raacno hadaladii qiimaha badnaa ee Jaalle Siyaad.
Mr
written by Abdul Abdi , April 14, 2012
Allaha u naxariisto janadii. Fardowso allaha. Ka waraabiyo. Ee wuxuu. Ahaa nin wadani. Ah oo geesi ah. Soomaali. Waxaa. Qibrad. Ugu. Filan qudbadii. Markii. Uu. Noolaa jaale siyaad. Waxaan umada soomaaliyeed. Illaah uga baryayaah. In dowlad. Qayr qabto Illah. Inoo. Dhaliyo
waxuu ahaa wadani
written by cawil , May 07, 2012
Ilaahow kuu naxariiso.
Waxaan xasuustaa hadal uu maalin ku yidhi, ninkii managerka ka aha a
Mashruucii bay project ee ku yaalay baydhabo.
Way ahayd 1989, maxame siyaad booqasho ayuu mashuurca ku yimid maxamed warsame
Ducaale oo aha managerka, ayuu yiri maxamed siyaad,
Madaxweyne mashruucu howlo
Bad an ayuu qabtay, lacagna waan reebnay oo meel ayaanu dhignay.
Kolkaas ayaa siyaad ku yidhi, maad reebteene waad laasan weyday.





healthnurse
written by isaaq ali dable , June 17, 2012
jaale mahamed siyaad bare alahaunahariiso waxa uu ahaa muwadan dalkiisa dacad u ah wixi kadambaayay waxa muadaa yeen in ay dalka wax ku soo kurdinaayan lakiin dibaato ayaay soo kurdiyeen alla hakuunahariisto gadaashaa lamahelin dowlad iyo qiman dalalka dirska ah mid adoonwayne taana waxaa sababay dolad la,anta kajirta dalkeena
Alla ya Raxma abihii umada soomaliyeed
written by Gabar soomaliyed , June 29, 2012
Jaale maxamed siyad bare waxaa uu ahaa nin wadani dhab ah taariiqdana qoreysa ,daacad buu ahaa waligiis guri kama dhisan dibada lacag meel ma dhigan ilaa iyo malintuu madaxweynaha noqday ilaa iyo malinkuu katagay,nabsigiisi baa soomali haya oo qofka dacad ah waa libana Illahay subxana watacala waxaan uga baryaya inuu janadii fardowsa kawarabiyo.xaqa feeruhuu kadilacaa soomaliya waadagi ladahay maalinba duul cusub baa usoo baxaya waxasna waa nabsiga laga galay marxuumka ,dadbaa ilaa iyo hada caaya oo islam isku shegaya Qofka biniadanka ah haduu dhinto waaba la cafiyaa ,lakin soomali baanba aqana oo asxaan malahan waxay jecel yihiin dhibatada sida tan maanta haysata .ilaahay waxaan uga baryaya inuu janadii fardowsa ka waraabiyo maxamed siyad bare dad igama harayo buu yiri baa la yiri dalse waa iga hari waana dhacday wax walba oo uu shegay waa lahayaa iyo kabadan Illahay naxariistisa jano haku siiyo Aaamiin Ya Allah
Macalin
written by Axmad maxamad aadan oo joga degmad afgoye , July 11, 2012
Allaha u naxaristo maxamad siyad bare amiin
Talo iskuma kaa sheegto
written by anwers , July 21, 2012
salaan kadib niba siyuu wax u arkaaye siyaad bare allaha u naxariistee wuxuu nin dadkisa iyo dalkiisa jecel, laakiin dadkii ka hoos shaqeynayay ee heybad qabiil usoo huday ayaa waalay madaxweynaha, talo iskuma kaa shegtee maalintuu uu go'aansaday inuu talada iska dhiibo 1984 tii xaaskiisii khadiijo ioyo tolkiisa ayey ahaayen kuwii ka hor istaagay waxaan is leeyahay maalintaas haduu ka degi lahaa oo wadanki siyaasad furfuran loo yeeli lahaa, balaayada ordeysay ee qaawaneyd ee dadkii iyo dalkiiba rogtay jaanis ma heleen cadowguna naguma qosleen,
Ajar Ilaahay
written by Mukhtar , August 09, 2012
Ilaahay Ajar iyo xasanaad ha ka siiyo, Jaalle Maxammed Siyaad Barre, wanaaggii uu u qabtay shacabka Soomaaliyeed, waddanka Soomaaliyeed, iyo weliba horummarkii uu ka geystey aqoonta, haddii aanu Soomaaliga hirgelin lahayn kacaankii, maanta dugsi hoose, mid dhexe, mid sare, kamaannaan baxneen, colleges kumaannaan dhammaynneen Maraykan, Europe iyo Meelo kaleba isla markaana kumaannaan dhex jirreen aqoon sare oo ingeernnimo iyo business maanta. Bal raggii mucaaradayey ee dagaalka hurinayey waxay qabteen ha keeneen miiska maanta. Waxaan xusuustaa 1990 anigo Koostar bas ah saaran oo ka imid Madiina una socda Xamar Weyne inuu khudbad raadiyaha ka daarrayd ku yidhi 'Ragga shisheeyaha u sacabba tumayoow, shisheeyuhu carruurtoodii, dumarkoodii iyo maatadoodii bay ka xoreeyeen gaajo, cudur iyo jaahilnnimo, idinkana kuwiinnii baa debedda u wadhan gaajo, darxumo, iyo jaahilnnimo, kaalay waddankiinna oo shisheeye iskaga soo hara oo waddankiinna wax ka qabsada! 22 sannadood keddib: weli waan xusuustaa hadalkaas.
Waxaan aad ugu mahad celinayaa akhyaarta qorta ee samaysay Jaallesiyaad.com. Salaams!

mr
written by mohammed bulle abdule , August 10, 2012
mohammed bulle ku nool wadanka england maggalada birmingham allah naxariista jano ha siiyo madaxweynihii hore ee somalia jaale mohammed siyaad barre.waxay umada somaliyeed meel ay joogaanbo isla qireen in halyeygii mohammed siyaad oo kale la helayn, waxayna dhamaan leeyihin hormarkuu dalka iyo dadkaba gaarsiiyay allah [swc] dambi dhaaf ha ooga dhigo amiin
student
written by RAAGE , August 17, 2012
He was a hero whose visionary leadership will be missed many generations to come. i don't think Somalis are coming to terms with the reality that no one could replace him in twenty one years.
Ilaahay ha u naxariisto
written by Maneed , August 25, 2012
Ilaahay haku saamaxo aabo siyaad noloow ala maxaan ku arki jirey adigoo dhoolo cadeynaayo mana aan ka sheekeyna karaayo waxaad ii qabatay tan ugu fudud waa anigoo qori karaayo afkeyga hooyo kuna barbaaray xamar jabjab hoose dhexe gaheer & sare raage ugaas tolow kii dhashay 91kii ma yaqaan af somaali ilaahay ha u naxariisto
ALAHA U NAXARIISTO AMIIN AMIIN
written by faarax barkhadle nuur , September 23, 2012
waa wadani soomaaliyeed mana la fahmin ujeedkiisa wadininimo balse hada dakii diidanaa xukunkiisa hada ayay garteen waa waqti aysan hada xaalada jirta aysan wax ka qaban karin .
hada wadanka waxbarasho malaha nidaam majiro cadaalad majirto nabad galyo majirto taas yaaa kuu cadaynayso inuu ahaa wadani soomaaliyeed
ALLAHA U NAXARIISTO AABIHII UMADDA SOOMAALIWEYN
written by Mohamed Noor Hassan , October 02, 2012
Waxaan ILLAAHEY uga baryayaa in uu dambigiisa dhaafo una Naxariisto Aabihii Umadda Soomaaliyeed.

Kolley hadda la joogo Annaga dhan waan aragnay Nin la mid ah in uusan na soo mareynin mana u maleynaayo hada kadib xitaa inuu nasoo maraayo.

ALLOOW ADAAN KU BARYEE DAMBIGIISA DHAAF!!!!!!!!!!!

...
written by daacad dalkis jecel , October 04, 2012
wxanu lee nahay ilahey ha,unaxaristo madaxwenihi umada somalied jaale siad barre midada kale ilahey waxan umada somalied uga baryaa nabad iyo xasilooni warta aman iyo hormar insha,alah amin amin
Wayo aduun
written by Axmad macalin nuur , October 12, 2012
Asc salannn kadib aduunku wuu isbadal badanyahay waxan alle uga baryaya in madaxweyne siyad danbigiisa dhafo anagana xaalkeeno hagaajiyo waxan rajeynaa in calanka towxiidka laga tago addis ababa wadna salamantihin
Wlll dalkiisa jecel
written by Xasan xuseen , October 15, 2012
Marka hore waxan dhihi laha allaha unaxarista madaxweynaheni jaale maxamed siyad barr runtii waa la ogaaday inuu ahaa halyay qaran udagalama dadkisa dalkiisa iyo dintisaba wanana leyahay illow asago kale nasii dalkii wuulumaye
Mr
written by Beenlegaab , October 17, 2012
Illaahay ha u naxriisto marxuumkaas Jaalle M S B Somaalidu waxay tiraahdaa nin dhintay
kabihiisa baa ka roon oo micnaheedu yahay nin dhintay waxuu ka tagay laga dhaxal ama ka qaado waxuu ka tagay
Aniga waxay illatahay in ay jireen faaiidooyin badan ee dad badan ee Somaaliyeed ka gaareen iyo khasaarooyin badan ee dad badan ee Somaaliyeed kasoo gaaray labaduba wakhtigii uu hogaanka dalka hayay
Madaxweyne Marxuum M Siyaad Barre


somalida danbe
written by mr qadar , November 13, 2012
Allaha unaxariisto Jaale siyaad Aabihii Somalia wax walbo way qoran yihiin taariiqdana sidii ilaahey ugu talagaley ayey u dhaceysaa balse waxaa fiican dhibka somalia ka dhacay inuu cashar u noqdo somaalda
naxariis alaah ha siiyo
written by qaasim , March 08, 2013
waa kaysi waa muwaadin soomali way aragtay waad ka digtay mid kaa fiican nama soo marin
jaalle siyaad
written by mohamed dubed omer , April 13, 2013
ilaahey ha unaxariisto macalinkii umadda soomaaliyeed dadna kama dambeyn dala kama dambeeynin
LAGU TAB,
written by saacid , May 03, 2013
ALOOW KUU NAXARIISO, ANIGU WAAN KU TABEY. ANOO AAN KULA BEEL AHAYN. INTAAD JOOGTAY WAAN BARWAAQAYSNAA ANIGA IYO SOOMAALI WEYN INTEEDA BADAN..

WAAN ILMEEYAY WAXAAD MOODAA IN UU SII OGAA WAXA DHACAYAY
geeridu waa xaq malaga yaaba nin jaale siyaad lamid alle madaxweyne nooga dhigo
written by guuleed , May 29, 2013
jaalle madaxweyne anaxariistii jana eebe hakaa warabiye waxaad ka tagtay dal ee dad kama adan tagin.
student
written by mr somali , June 10, 2013
NIMAAN WAXA SOO SOCD KATALIN WAXA TAAGAN KAMA TALIYO
ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUMKA WUXUU AHAA SHAQSI ARAGTI FOG OO SOMALINIMADU AAD UGU WAYNTAHAY CECEBNA IN SOMALI MUDATO CID KALE
...
written by omar , July 05, 2013
ILAAH HA UNAXARIISTO JALE SIYAAD BARE
ilaahoow kuu naxariiso wax dhaama lama helin
written by cca , August 25, 2013
soomaali waxaa haysata cuquubadiisa dabadii wanaag lama sameyn alloow kuu naxariiso wax ku dhaama la waah
Duco
written by Jale siyaad , December 29, 2013
Jaale siyaad tariiqda xuseysa wana loo duceyey Allah ha u aqbalee cahow badan buu lahaa anagana an laheyn lakiin asaga naga hor joogey hada waaa kan yaa naga celinayaa waa in book Lagu qori taariqdiisa oo Lagu dhig to school aad a waa ba hadii nabad la helo
ilahay ha u naxaristo
written by cabdiqani cali bulaale weyrax , May 04, 2014
Ilahay ha u naxaristo madaxweynihii soomaliyed maxamed siyad bare ilahay janada fardawso ha ka warabiyo
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug