You are here: Home Maqal Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Radio Muqdisho) - 1991
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Radio Muqdisho) - 1991

E-mail

Comments (73)add
...
written by Fatimo , March 06, 2010
Masha Allah
Faalo
written by Hussein , March 08, 2010
Runtii waa ka qiirooday, waxaa khudbadaas laga dareemi karaa in soomalidu ciishay maxamed siyaad. Dabcan maantaa mirihii la guranayaa. laakiin waa nasiib daro maalintaas dhibkii shacabka helay inuu wali ku socdo.
halyeey
written by Abdi , March 08, 2010
Wuxuu ahaa halyeey soomaali ah oo cod kar ah
yaa salaam
ilaahow u naxariiso maxamed siyaad barre
written by xafsa , March 08, 2010
asc,hooyadii dhashay maxamed siyaad barre waxey dhashey geesi,caaqil.intelegent maasha alaah ale waxaanka baryayaa inuu u naxariisto,insha alaah wsc wr wb
wax qabad
written by farhiya , March 09, 2010
hadii u noolaan laha asiga ayan dooran laha ilaah qabrigiis haku siiyo naxriisa danbiguu gala y allah k acafiyo aniga ma arkin siyaad bare weligeey markii aan ka arkey net waxa qabadkiis aad ayaan ugu farxay iyo mida hada taagaan your legand
naxariistii jano allow ka waraabi siyaad bare
written by abdukadir ali faqay , March 09, 2010
wuxuu ka digay waa tan maanta shicibka somaliyed hesta si fiican u dhageso qudbadii ugu dambesay siyaad oo jesdiyay
ilaahow unaxariisto siyaad bare
written by goldogob , March 10, 2010
Wuxuu kadigay waa lahayaa, waxaa loo ordayay in wadanka amxaaro laguwareejiyo aawaye xisbiyadii mucaaradka ahaa, hadafkoodii muxuu ahaa mantay may kahadlaan ayagoo sheeganaya xisbiyo mucarad ah sida u.s.c ama s.s.d.f aawaye. iimaanka ala idinka qaad
geesigii wadanigii somaliya soo mara abid
written by wali , March 10, 2010
jaalle siyaad waxaan dhihi karaa somali meel joogtaba mid ka soo hor jeedey jaalle siyaad iyo mid
la jireyba waxuu garawsadey maanta in jaalle siyaad uu wadani helyey geesi ummadda somaliya
abid soo mara waxii ka dam bee yey iimam axmed gurey iyo sayid maxamed cabdule xasan
well done
written by somali citizan , March 10, 2010
you are the best leader somalia never had, no one can challange this really.
ididiilo
written by daganaan , March 11, 2010
waa run anigu aadbaan uyaraa markii uu talim jiray laakin waxaan ad ugu qushuucay waxqabadkiisi iyo sidii lookala danbayn jiray markii uutalin jiray jaale maxaxed siyaad bare waxaana xaqiiq ah hadii uu sii talin lahaa inaan horomar balaadhan dalku gaadhilahaa, lakin waxaan rajaynayaa inuu mar uun uu qalan doono geesi lama ilaahayna hanagu garabgalo, isagana ilaahalay ha unaxariisto amiin amiin amiin.
Illaah ha u naxariisto (Aamiin)
written by Maxamed Xasan , March 11, 2010
Maxamed Siyaad Barre Illaah ha u naxariistee nimankan ladnaa, daneestayaasha ah qixiyeyna dadkii, xabadna wali la dhacaya ummada waxii dardaaran ah ama digid ay maxkaxdu ogoshahay waxaa loogu soo koobay qudbad socotay 2:55 daqiiqo. Nimankaas ladan waxay ummada Soomaliyeed ayagoo matalaya Maxamed Siyad allaha u naxariistee leeyahiin 2:55 daqiiqo oo talo ah waagaas hadii aad iska indho tirteen fursad labaad ayaan idin siineynaaye maqla talada 2:55 soconeysa.

Soomalida waxay ku maahmaahaan "talo qaate noqo ama talo raace"

Mahadsanid,

Maxamed
greater
written by siciid xaaji , March 14, 2010
waa aabihii soomaaliyeed ee soomara qarniga aan kujirno wu xuu na ahaa ninkii soo muujiyey soomaalidu "may allah reward him pradise" amiin
mahadsanid,
siciid
nelly6_9@hotmail.com
written by c/fataax c/lle axmed , March 14, 2010
asc. allaha a unaxareesto illaahiina qabrigiisa anuuriyo in sha allaah
waa madax weene hore somalia waa wadni waa giisi somaliyeey fiiriya 1960hii iyo 1991 labadaasi kiibaa wanaagsan ee yaadow ranaa oo uqalmo madax weeno yaana uqalmo wadani ee meel walbo ayaan joogno a uduceeno maxamed siyaad bare aniga waligeega ma ragin maxamed siyaad bare iyo dowladnimo oo qiimo leh wallaahi margali margeeno sida jaalle maxamed siyaad bare illaahii a unaxariisto ws/caleekum
nabad waligaa ku noolaaw
written by maxamed ibraahin , March 15, 2010
Alloow kuu naxariiso aaabihii umada soomaaliyee general maxed siyaad barre
allaha u naxariisto madaxweynaha umada somaliyeed jaalla siyaad
written by mohaa , March 17, 2010
somali waxey dhahdaa wxaan ka baxnay gumeysi hasa ahaataa waxanba la yaabaa ma gumeysiga sidaan dagaalka maalinkaste dadka barakacayo ayaad ooga baxdeen wxey muuqaneysaa in jaalla siyaad sharafta umada somaliyeed iyo siduu uu ku hormarin lahaa markaste ka fakir jiray haduu ahaa kaligiistaliya oo aad ku tilmaamteen maxaa loo heli waayay qof isaga dhaamo wadanka hormariyo taasi waxey cadeeneysaa in allaha u naxariistee jalla siyaad aan somali soo mari dooninmadaxweyna isaga lamid ah aduunka ama africa ma jirin school lacag la,aan ah balse waa nasiib leh dadkii waqtigaas joogay ka faaideystay maantana somali waa saan aduunka ayey ku kula firdheeen allow wadan iyaga nabad keen oo dad is jecel ka dhig aamim aamin
Mr.
written by Mohmaed Ali Warsame Qaybdid ( Kalaay ) , March 17, 2010
Waxaan dib loo eegay Madaxweeyne kasto ee ka soo talay Afrika waxay wax kasta ka horumariyeen danahooda Gaarka ah, waxy si aad ah u dhiseen oo aay magaaleeyeen gobalka uu ka soo jeeda. iyo danaysi gaar ah.
Siyaad Barre waa madaxweeynaha keliya ee aan hooy lu leeheen Somaaliya,oo aan dhisin gobalkii uu ka yimid ee Garbahareey.........XAMAR DAAWO DACALADA ayaa marqaati ah iyo waxii ka dambeeay ee ah XAMAREEY XAAL QAADO.
Alaha unaxariisto
written by Siyad Warsame , March 17, 2010
Anigu Waligey Halmar Baan Arkay Jaale Maxamad Siyad Bare Laakin Warkiisa Waan Hayaa Qofna ii gasheekeenmaayo Waayo Waan Ka,agdhawaa alaha dambigiisa Dhaafee Waxaan Marwalba ilaah Kabaryaa Curad Kheyr Qaba isiiyo Saan ugu bixiyo Maxamad waayo anaa Siyad la,idhahaa Marka Wuxuu noqonayaa Wiilkeyga Maxamad Siyad Aamiin Nabsigii Lagagal Baa Hada Haysata Somalida Waligii Kacaanka Hanoolaado iyo Towrada Barakeysneyd Hanoolaato Somali Hanoolaato Waa Hadal Haysigiisii.
abe alaha kuu na xaristo Amiiin!!!!
written by Lt Genaral mustaf waraabe , March 18, 2010
Genaralka waxaa uu ahaa geesi somali ah
Alaha u naxariisto
written by khadija , March 19, 2010
Cidii islaheed waa laga reeysan, waxaan u maleyn in ey hada leeyihiin waa loo darsadey waana run.Waxwalbana waqti ayey leeyiin. EE maantey ugu darantahay.
ALAHA U NAXARIISTO:
...
written by HUSSEIN , March 21, 2010
ALLAHA U NAXARIIST MAXAMAD SIYAAD BARRE,ISGAA UGU DAMBEEYAY CID WAX HOGAAMIN KARTA, WAYNA ADAG TAHAY IN LA HELO HOGAAMIYE ISAGOO KALLE AH XAG KARTIYEED XAG HOGAAMINEED IYO XAG XIGMAD IYO CODKARNIMO. WAXAAN ILAAH KA BARYAYNAA IN UU ILAAH NA SIIYO NIN GAARI KARA MABA JIREE MID UUN 50% AH IN AAN HELNO
illaahow unaxariiso aabihii halyeygii wadankeena march 21, 2010
written by written by abdirizack hassan mahamud , March 21, 2010
runtii wuxuu ahaa madax waynihii 1aad iyo kii ugu dambeeyay ee soomara wadankeena hooyo runtii wuxuu ahaa geesigii soomara wadanka soomaliyaa
runtii wuxuu ahqaa wadanigii soomara wadanka soomaliya (ilaahow udembi dhaaf)
ilaawooh u naxariiso aabihii u mada somaliyeed aamiin
written by mahad yare , March 28, 2010
siyaad barre wuxuu ahaa aabihii u mada somaliyee runtii waxaa nahaysat in kaartiisii baa ubadan waxaan qabaa in aan uducaayno anana aan ducaasano bbbbbbyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
Allaha u naxariisto
written by Abshir , April 02, 2010
Madaxweynihiii indhaha noo ahaay, madaxweynihi horumarka ama soomalinamad kor u qaadey.... ilaaahow u naxariisto ummadaa u duceyneyseee...
Diblomaasi
written by Abuukar Gacal , April 04, 2010
Waxaan aaminsanahay in Maxamed Siyaad Barre uu ahaa Halyeey RAG ah oo Geesi ah, Waxaan aaminsanahay in Siyaasaddii uu nagu hogaamiyay ay na baday waxa ilaa maanta na haysta waayo annagoon socon karın ayuu na ordisiiyay, nama uusan barin qiimaha wadankeenu leeyahay iyo aqoonta aasaasiga ah ee xuquuqda dalka nagu leeyahay waxa uu na baray in aan isaga iyo qoyskiisa iyo Kacaankiisii Gacan rimis-ka ahaa u qaadano sidii MURSHİD-ka Aaataulaah ee İRAN oo kale, Waxaa Nagu filneyd inuu Xukunka ka dhigo mid noo dhexeeya oo Dimqraadi ah taasi waxay keeni lahayn in aan garano oo aan siyaasadda gaalada aynaan u hogaansamin.
Si kasta ha ahaato Ban'aadan wada saxsan ma jiro Oday Siyaad wuxuu ahaa HOGAAMIYE QAALI nagu ah ALLAHA u naxariisto.
naxariista janno allah kawaraabiyo
written by ahmed raage cibaar , April 05, 2010
qof walba oo somali oo wax garanaya waa dareemi karaa waxa ay xanbaarsanayd qudbadii aabihii umada somaliyed waxa uu kaga digayey umada somaliyed oo maanta dhexda ugu jiraan allow unaxariiso waxa uu ahaa halyeey somaliyed
mtr
written by omar , April 05, 2010
walaahi aabe siyaad waxuu aha aabaha umada somailiyeed waxaad kugaraneysaa wadaniyad iyo geesinimad iyo aragtidiisa oo aan marnaba caadi ahyn oo ay lagaran waayeen daad aan maslaxad umada somaaliyeed katalin ee qimaynayay dan joogto ah oo reer galbeedku daruus ahaan usiiyey ilaa hadana wada waxii ay kabarteen reer galbeedka marka waxaan oranlaaha koley hadii midkale lakeenana qabiil bay ufiirinaayaane ilaahow maslaxada qayr qabta nasii aaamiin
Alle ha kuu naxariisto
written by Leyla , April 14, 2010
Jaale siyaad wuxuu ahaa mar la arg, qaranka ka hormariyey waxwalba. Soomaali weyn oo dhan waxaa kula talinlahaa iney dhageytaan qodbadiisan ahey tii ugu danbeysay ee u kula taliyo dadkeena jinigu duufsadey. Dibna isugu noqono anagoo ka fikireyna wadankeenan baaba'a noqdey; oo aanu dabaqabano waxa ka harey. Wadaadadan waalan ee aan lagaraney waxey matalayaana aan wax ka qabano.
waxaan jeclaan lahaa in farkaliya foolmadhaqdee in loo soo wadajeesto wadanka dib u dhisidiisa, laga bilaabo xamar cade, gobalada dhexe, kuwa hoose, bari, sanaag, shabeelooyinka, baay iyo bakool iyo waqooyi galbeed iyo inta hartey ee aan halkan ku wada qori karin. walaahi ilmaa igu taagan hadadan aan qorayo qoraalkan gaaban, oo mar mar waxaan is weydiiyaa inaan Soomali ahey iyo inkalaa. Wadan la aantaana iga keeneysa in aan is weydiiyo su'aalaha noocaan ah!.
aad buuu nini kaaa soomaali uga fikiraayayrunahaantii balse waynu garanwaynay
written by c.qadir hilowle , April 19, 2010
salaan baan iyo duco baan u dirayaa hadiyo jeeraalaba
wuxuu ahaa aabihii cidan ka ,ardayda ,hooyooinka iyo dhamaan umada soomaaliyeeda mell waliba ooo ay jogto .
waxaan ku taliyanayaaa in ninkaa asag ah lagu daysado taladiisa laqaatom
...
written by Faarah , April 23, 2010
A GREAT MAN, A GREAT LEADER, A GREAT HUMAN BEING, THE BEST THAT EVER WAS AMONG THE SOMALI LEADERS (PAST OR PRESENT).INAAN ABID KU ILAAWAA WAA HABEENKII XALAY OO TEGAY. ILAAH HA KUU NAXARIISTO MADAXWEYNIHII UMADA SOOMAALIYEEDOOW.
...
written by Faarah , April 23, 2010
WAA HUBAAL OO KHALAD WAAD LAHAYD, BALSE WAX QABADKAAGA AYAA KA WEYNAA KHALADKAAGA. WAANA CAADO SOOMAALIYEED IN AY HAD IYO JEER INDHAHOODU KHALADKA ARKAAN, WANAAGANA ISKA INDHO TIRAAN. HA YEESHEE ILAAH BAA GARSOORE AH KAANA ABAAL MARIN DOONA. NABAD IILKA KU JIIF AAKHIRONA ILAAH FARDOWSA HA KUUGU BISHAAREEYO.

AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN
ilaah ha naxariisto
written by taha kassim , April 24, 2010
waa iney shacbiga soomaaliya meelkasto ay joogaan inay u duceeyaan alaha u naxriisto madaxweenihii ugu horeeyay ee muwaatin ahaa oo hogaamiyo shacbiga somaliyeed ee maanta ku dhibaateysan aduunka
meelkasto ha joogaan .
MR
written by CABDI YARRE , April 26, 2010
ALLAHA U NAXARIISTO MAXADAXWEYNE XIGMAD BADAN WAQTIGANA LA SOCDAY
...
written by Mustafa sandhere , April 26, 2010
He really was a leader may Allah rest his soul in eternal peace
ALYAYA RAXMA RAAMIIN MADEXWEYNAHEYNII SOOMALIYA JAALE MAXMED SIYAAD BARE
written by ABSHIR XASAN SUUDI , May 03, 2010
ALAHA U NAXARIITO MADAXWEYNAHINII SOOMALIYA JEN MAXAMED SIYAAD BARE WUXUU AHUAA MADAXWEYNE RAXMAD IYO NAXRIIS LEH WAXII UU NAGA HAYAY 20 SANO ILAAH KA SOKOOW AYAA SOOMALIYA QABSADAY WAXAA KA MID AHAA, DHACA,BOOBKAQABYAALADA,ASLAUUB XUMIDA,CADAALAD DARADA, DAD QASHIGA , IYO ASLUUB XUMIDA INTIIBA MANTA WAA NAHEYSATAA ILAAH WAXAAN OGA BARYAYAA MADEXWEYNE SIYAAD IYO EHALADIISA INUU ILAAH ADUUN IYO AQIRO JANADII KA WARABIYO UMADA SOOMALIYEEDNA ILHAA DHIBKA KA BIXIYO AMIIIIIN
Andhaqalaahu ladii andhaqa kulushey
written by Sade Mahad Dirir , May 03, 2010
Alaha unaxariisto oo ha uwaasiciyo qabrigiisa, wuxuu ahaa uuli amri, ilaahay ayaana ka hadalsiiyay afkiisa oo waxa soomaali maanta haysta uu waqtigaas uu noolaa ka hadlay iyo sida uu u ishaaray qaxa bililiqada arxandarada ku habsatay umada, qaxii uu ka hadlayay alaha u naxariistee Maxamad siyaad wali waa socdaa ilaa iyo maanta dhabooyinkii muqdisho ka baxana wali waxaa daadsan dad qaxaya walina qaxii waa socdaa, shacabkiina wali waxaa lagu hayaa boobkii bililiqadii arxandaradii. Islaanimadii iyo Soomaalinimadii iyo sharaftii umada uu waagaa ka hadlayay oo uu lahaa warhagaarina ilaa inaad kabaxdaan diinta islaamka waatan maanta aan hayno.
maasha Allah Allaha ha u naxriisto oo Alow horteena Cafi anaka na nabad iyo cafimaad noo soo deji
written by derow , May 05, 2010
waxey aheyd khudbad lagu waano qaadan karo hadii laraaci lahaa maanta qooti iyo qurbo lama joogeen masaajidna la iskuma dileen
khanciye@hotmail.com
written by maxamed cali macalin , May 07, 2010
Asc walalayaa
inta badan waxii hore hadii ey fiicnaayeen iyo hadii ey xumaayeenba hada masoo noqonayaan wax walbana bilow iyo dhamaad ayey leeyihiin
maxed siyaad barre hada waxa ow jiraa meel nawada sugeyso waxa ow naga mudanyahay in qofwalba yiraado alaha unaxariisto
marka somalia malahan miyaa dad wax badalikara oo wax qaban
ilaah ha u naxariisto nin geesi ah oo wadni ah ayuu ahaay jaali siyaad
written by abdullahi sheikh muxumud , May 07, 2010
run ahantii hadii qof bini adam ahi geesi yahay ama uu wadani ahaay siyaad bare ayaa geesi ahaay walahi somaliya sida siyaad bare alaha u naxariistee nin waxuushta lugta marsha mahine in xal lo heleen siyaad bare daba dhilif ayaa kiciyay ilaayo mantayna ayagaa dhibka iyo xasuuqa nagu haya marka ilaah waxan kabaryeynaa in uu jidkan dhama noo sahlo aaaaaaamin?
...
written by maday , May 08, 2010
Naxariistii jano Alle ha ka waraabiyo qorax ilaa ay dhacdo wax tarkeeda lama ogaado wuxuu ahaa wadani dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba u diida dabadaabyada ay wadaan shisheeyaha iyo daba dhilifyada
Allah u naxristo. cid u talin karto malaha somalia. Illa iyo marxuum siyaad bare
written by bafadal , May 08, 2010
Maxaa laga hayaa bacdigisa. DIL-BOOB-DHAC.
NIN WALBO WUXUU ABUURTO AYUU GURTA.EE SOOMALIA ALLAH U MAQAN. KODA DIDBADA IYO DALKA JOOGO.
MAXAAT KA HEYSAAN.
allaha u naxariistomaxamaed siyaad bare
written by astaahilcabdi , May 14, 2010
illaahow janadii kaa waraabi umada soomaaliya nabsidiisii waa heleen waraabayaal ayaa ka danbeeyaya ilmihii iyo naagihii cunay ilaahayow naga qaba oo wax daacad ah aha noo kiin kuli waa kursi doon dan nooma hayaan daa inow naga qabo aamiin bye astaahil
Man of prophecy
written by Barkhad , May 17, 2010
I hope Somalis have already known that what bad was not him but Somalis.
...
written by farxaan , June 06, 2010
Waxaa cad iney nimankii dowlada naga af-gambiyay ee siyaasiyiinta ahaa aheyn dad dowlad doon ah waayo hadey ahaayenn wey dhisi lahaayeen markuu Maxamed Siyaad allaha u naxariistee meesha ka tagay.
Waxaan aragnaa iney ulajeedadoodu aheyd mid qoto dheer oo ay ku damacsanaayeen iney dalka soomaaliyeed gacanta u galiyaan gumeysiga. Qofki u maleynayo iney soomaaliya xor tahay ogow gumeysigu wuxuu noo maamulaa si dadban(indirect) wuxuuna noo adeegsadaa nooca gumeysiga ;hub-isu-dhiibida ah; marka soomaaliyeey taas ogaada.
Maxamed siyaad gadaashiis waan ciishoonay, magaci iyo sumcadaan aduunka ku laheyna wuu dhumeen!.
Qudbadiisaan wuxuu na leeyahay ''war sharafta ha iska wada xoorinee qaar reebta''.
Labaatan sano iyo kaban ayuu nabsigiisii na heystaa! Ilaahayow asagana u naxariiso! anagana gumeysiga iyo dhibka naga kor qaad! Soomaaliyoo mid hana Ilaahow na tus, Aamiin, asw.
ZERO
written by AHMED DAROR , June 07, 2010
1960 =XORNIMO 1969=DOWLADNIMO,MIDNIMO ,QARANIMO, HORUMAR, 1991 = ZERO, NOW -99
ALLAHA U NAXRIISTOO
written by DAAHIR , June 20, 2010
WALEE LIBAAX SOOMAALI OO KELIYA KA DHINTAY MA EHEENEE WUXUU AHAA LIBAAX ADUUNKA KA DHINTAY OO MUWAADINIMADIISA AAN LA SOO KOOBI KARIN
alaha unaxariisto
written by m m gabre , June 26, 2010
siyaad waa kii waxnabaray wax dhaama hortiina lawaa gadaashiisna lawaa

Mansha Allah ilahay baa mahad lahaa Maxamed Siyaad Bare Caqli & M askaxda ugu deeqey.
written by Wiilsade , July 03, 2010
Xaalada Taagan & marka aad eegto hadalka Alla *U naxaristee'' Waxaaaad moodaa in loo Waxyoodey Marxuumka,waxaana al dhihi karaa waxuu ahaa nin misaan weyn ku lahaa caalamka oo idil soomaliya hadalkeeda daaye'. Maanta ayay tabeen wuxuu ahaa maxamed Siyaad Bare. Alle ha u naxasiito
fikradadeeda
written by a.nasir ahmed mohamed , July 14, 2010
aniga waxey ila tahey in madaxweene siyaad bare alaha u naxariistee uu ahaa mu waadin ka geeriyoodey somali ween maxaa yeeley wax kasta uu ahaaba waxuu ahaa wadani. WAA LOO DHASHAA WADANI
XASUUSIN GUUD
written by Axmed Saleh , July 20, 2010
Waxaan jecleystay in aan Soomaalida ku nool aduunweenaha oo idil xasuusinaya in Maxamed Siyad Barre ka dib aysan nabadda u soo jeedin ,waxaan sugnaba waa tii Ilaah oo keliya . Ilaahow naga soo gaar .Aamin yaa rabbi.
Allaha u naxaristo aabaha somaliyeed.
written by A.rahman yare , July 23, 2010
Waxaan Alle ka baryaa inuu qabrga u waasiciyo our father and the father of our country somaliya marxuun maxamed s. Bare. AMIN AMIN AMIN..,
alaha u naxariista aabe siyaad
written by bayoow , July 24, 2010
ilaah ha u naxariista aabe siyaad janada fardowsa alaha ku siiya aabe qabriga alaha u waasiciya waayo waxaa uu ahaa nin wadani ah oo aan marna la heli karin wayo soomaaliya waxay aheyd wadan la yaqaan dhib kasta ha inagu haya dawladiisa lakin waxaan ahyen dad sharaf leh oo la yaqaan maa sh alah
ALLAH AYAA RAHMA
written by MUSTAFA HAJJI , July 31, 2010
MARKA HORE WAXAN ALLE OGA RAJEYNAYAA IN U KA WARABIYO JANATUL FARDOWSA MADAMAU AHAA HALYEY SOMALIYEED ABII NABADA ALLOW KU NAXARISO AMIN AMIN WAYO SOMALI WA U LATALIYEY BALSE DHAGA JALAQ UMA AYSAN DHIGIN LAKIN MANTA AYEY KA SHALAYNAYA WAXA UU KA CELINAYEY SOMALI AMA U OGA DIGI JIRAY WALIGII ALLE YAA RAHMA JAALLE SIYAAD BARE.
Major General Siad Was True Leader
written by Mohd Hashi , August 05, 2010
There is nothing left to be told, General Siad was man with vision but few realized that today after almost 20years from his death we hope he was in between us
dareenka fog ee awoowaha soomaaliyeed waa mid muuqata waxa uu ka hadlay
written by yuucarab , August 07, 2010
aniga maadaama da'daydu iyo tawradu ay isla ekeen lknse hadda oo aan garaadsaday waxaan aaminsanahay in aabe siyaad waxa uu ka dardaarmay waa jiraan soomaaliaya weli wey u furan tahay maslaxada danta guud
madax qeybeed wasaarada ganacsiga
written by nadiifo shiikh xasan , August 14, 2010
waxaa cajiib ah oo aan aad iyo aad ugu faraxsanahay sida dhabta ah ee aad uga sheekeyseen madaweyhii sharafta iyo cisada lahaa ee soomaaliya alaha u nariistee maxamed siyaad barre dibkis kheyr lama arag iyo nabad toona
ILAAHAY HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAS BARE
written by UBAXIII KACAANKA , August 14, 2010
NOOLOOW NOOLOOW SIYAAD NOOLOOW DII AMARMAYBA NOO ROONEED SOMAALOYEEY
...
written by written m.salad , August 15, 2010
geesi sharaf leh ayuu ahaay balse aniga wadanka ma joogin may 1987 ayaa igu dabaysay balse dunida sharaf ayaan ku lehayn balse hada waa la tebay maxweyne m.siyaad wadankii waa agoon balse waxaan ka naxay qudbadaan waxayna ka mid tahay aqoon yahada la dilay oo hada lagu laaynaayo soomaaliya halagu dadaalo ducada alaha u naxariisto marxuunka wadaniga ah wc
axmed
written by sahra , August 25, 2010
walaahi waa run maxamed siyaad bare alahaha u naxariisto dad waa naga haayay sow kuwaanb sow ma heyn alow kuu naxariisto
alaw sahal amuuraha saatir baad tahaye
written by Fardoole , August 28, 2010
runtii waa wax aad looga xumaado arimaha foosha xun ee kasocda magaalada muqdisho, waxayna ilatahay ninkii caqlilihi waa saamayn kari lahaa waxa maanta dhacayaa inay yihiin wax soo socday. ilaahay haw naxariisto MAXAMAD SIYAAD BARE laakiin waxaa hada cad in xukunkiisii sikastaba halo cambaareeyee uu 100% dhaamay waxii ka danbeeye.
Fardoole
mr
written by hanoolaato , August 28, 2010
waxaan halkaan idiinku soo gudbinayaa xooga koman ah oo aan ka diyaariyey alla ha na xariiistee s/gaas maxamed swaiyaad barre, wuxuuna ahaa nin wadani ah, geesi ah lana odhan karo horena looma arag dibna loo arki maayo isaga oo kale sidaas daraadeed waa in aan gar waaqsannaa wixii aynnu galey oo gefeef ah nafteenna, dalkeenna, diinteenna iyo dadakeennaba. Aan garwaaqsanno mar horiyaba mar danbaba kuna tala gallaa siddii aan uga bixi laheyn dhibkaas aan dhan walbna ku seegney if iyo aakhiraba. Aan iskana deynno reer hebelka had goor taagan aanna macnaha lahey waanad mahad santihiin intiinna akhrisataa maqaalkan gaaban by odey s/maliyed mr hanoolato
geesiga sharafta badan alle ha u naxariisto jaalle mohamed siyad barre
written by zaaki mohamed (lascanodi) , August 29, 2010
dhaman wad salam tihiin akhyarta sharafta badan slan kadib siyad barre alle uma naxariisto loo sheegi maayo qofna nacas ah fariidna waa og yahay marka alle naxariis jano haka waraabiyo alle ha siiyo janada raxada badan ee janatul fardowza
Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Madaxwaynihii Umadda Soomaaliyeed Ee Jeneral Mohamed Siyaad Barre.
written by Dr.basbaas , August 29, 2010
Ilaahay ha unaxariisto Madaxwaynihii Qaranka Soomaaliyeed Jaalle Siyaad Barre waxaa uu ahaa nin halyey ah, Hawlkarna ah, Geesina ah. waxaa uu soomaaliya u horseeday horumar iyo ilbaxnimo aysan abidkeed arag wuxuu gaadhsiiyey heer aan caalamku markaa joogin wuxuu usameeyey beero iyo warshado aysan aduunka wax uga baahan wuxuu udhisay jaamacado si aysan aduunka aqoon ugu cararin oo ay jahliga uga baxaan waxna ufahmaan wuxuu kaloo uyeelay Astaanta ama Magaca aan maanta aduunka kaga faano ee ah Soomaaliya inay wax jira ahayd ama Dad ilbaxa oo aduunka caanka ahayd ama Africaba waxa uu sameeyey quwad ciidan oo caalamku ka yaabay isaga oo ku tijaabiyey Quwadii africa ugu quwada wayneed ee Itobia ayna 24 saacadood gudoohooda ku gaareen meel caasimada wadanka itobia ee Adisabab inyar ujirta...iyada oo markaa Dawladihii Gaalada ahaa ee Cristanka ay isla ahaayeen ee Ruushka, iyo Kuuba usoo hiiliyeen si ay uga difaacaan Soomaaliya.
Taariikhda Madaxwaynaha Aaniga oo aanan soo koobi karin waxaan kaga baxayaa inuu ahaa Nin Taariikhi ah.
we use to say he was bad leader, but now we really know wat he wass,,, Allaaya raxma raaxmiin.
written by Looma'ooyaanka Soomaaliyeed , August 30, 2010
runtii waan ka damqaday hadalada qaar uu ku hadlayo,,,, markastoon arko maqlo ama arko hanaankii dawlad nimo ee soomaaliya waan ilmeeyaa nasiibna uma yeelan, waan yara wakhtigaas waxan xasuusta anagoo qaxayna kuma garaadsan dawlad sharafleh oon u dhashay mana arko mustaqbal dawlad nimo inkaar ayaan ku ogahay jabhadahii soomaaliyeed, mustaqbalkii nolosha ayay nagaga ciyaareen ilaahay ayaan ku reebnay,, siiba tii ugu horeysay ee bilawda inay dawlad burburiso oon kasoo jeedo beel ahaan SNM imikana diidanba inaan soomaalinimo sheegano,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Ilaahow adaa noo maqan,,, koonfurna alshabaab ayaa loo soo diray,,,, No matter how bad the situation is in our country, we'll always love it......
ALAH UNAXRESTO MAXAMED SIYAD BARE
written by mohamed iman vi layaberiya , August 31, 2010
I love wadan kee ga marawaliban waan jacalah lakin nasbdaro waan yer lakan
wanjac lah wiili waxan ku hada waxan kunolahay mareekanka oregon
menbar world muslim congaress
written by xildhibAn osman bube yusuf roble , September 01, 2010
alahu u naxriisto waxuu ahaa hogaaamiye wadani ah oo weliba aaN filaayo Haduu uu noolaa la haayi in uu shacbka uU yeeran lahaayi ruuntii way iqQiireyse qudbadiisi ugu danbeyse alooh kuu naxriisto madaxweyneheenoow
ABIHII UMADA SOMALIYEED AABO SIYAAD ILAAAH HAKUU NAXARIISTO AMIIN
written by Ali Ahmed SAID ALIKORSO UK. , September 02, 2010
UMADA SOMALIYEED HAKU CIMRI QAATAAN QUDBADII UGU DAN BEESAY MADAXWAYNE MAXAMED SIYAAD BARRE ILAAH HAKUU NAXARIISTO AMIIN AMIIN AMIIN
ILAAH HA UNAXRIISTO MADAXWAYNE SIYAAD BARRE AMIIN
written by Ali Ahmed SAID ALIKORSO UK. , September 02, 2010
SHACABKA WAA INAY KUTUSAALA QATAAN QUDBADAN MADAXWAYNE MAXAMED SIYAAD BARRE UU JEEDIYEY HALYEY SOMALIYEED OO LAMID AH MAJIRO ILAAH HAKUU NAXARIISTO AMIIN WAXAAN XASUUTAA XERADDA AFISYOONI ANAGOO DARIS AH MADAXWAYNE SIYAAD BARRE OO AAN ARKIJIRAY WAAN KU XASUUSTAA WALIGAY WAANA KU XASUUSAN WALIGAY AABO SIYAAD ILAAH HAKUU NAXARIISTO AMIIN AMIIN AMIIN......
Ilahow una xariso abe maxamad siyad
written by C_qani xasan nuur , September 02, 2010
walahi aniga ma arkin jale siyad & dowladisa hadey xumed hadi kalento waxa xasus lama ilobana ah qarada africa 1kow kagashay dalka somalia intu {jale maxad siyad bare} mamulayay war dadka umada leynayow mad firisan abe maxad siyad ilahow ina tus dowlad lamid ah midi jale maxad walahi qurbaha ayan kudhibateysanahay ilahow unaxariso abe siyad
Jaacshiine@hotmail.com
written by Jamac , September 04, 2010
Wan salamaya dhaman umada musliminta iyo somalida ba inta ka dib lama so kobi karo wax qabad ki jale siyad inkasta dhalilo jiren adun ka qof saxan 100% lama helo manti la riday dawalada aya karamadi iyo sharafti luntay
masha, allahu allow ku naxariso maxamed
written by ahmed lunge , September 05, 2010
waxan leyahy somali ha nolato waxan alle ka baryaa in uu inoo keno sida wadanigano kale in sha allahu, somaali ha nolato,,,,,,,,,,,,,,
WALEE LIBAAX BAA AFRIKA KA DHINTAY
written by BILAAJO , September 05, 2010
ILAAHOWW KUU NAXRIISO MUWAADIN MA AHAA IYO MA AHAAYN LAYSKUMA HAYSTEE XOOLAHAA OG IN UU AHAA MUWAADIN AFRIKAAN OO AAN OGOLAAN JIRIN IN AFRIKA LA BAHDISHO SOOMAALIYA DAAYEE CAALAMKAA AYAA KA MARQAATI AH AABBE SIYAAD WAXA LOO TUURAY WAXAA UGU WEYNAA ISAGOO KA SOO HORJEEDAY YAHUUDA MARAYKAN IYO AMXAAR DANAHOODA
allow janadaadi ka waraabi madaxwaynahayagii daacada ahaa
written by maxamed yuusuf , September 07, 2010
waxaan alle naxariis waarta uga baryayaa madaxwayne axamed siyaad bare in uu janadii fardowso ka warabiyo,soomaaliyey waan aragnaa meesha uu maanta xaal marayo io shalay sidaynu ahayn waxaasna anagaa isugu wacan
diplomat, SEP, 8, 2010
written by siciid xasan siciid , September 08, 2010
ALLAHA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARE, INTA UU SOOMAALI U QABTAY LAGUMA SOO KOOBI KARO HALKAN, ILAAHAY JANADII HA KA WARAABIYO, WAXAA HUBAAL AH IN UU AHAA HALYEY KARTI BADAN OO WAQTIGII UU MADAXDA AHAA DALKIISA GAARSIIYEY MEESHII UGU SARAYSAY, ALLAHA U NAXARIISO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Ogeysiis

Fadlan haddii aad haysid Buugaag, Sawirro, Maqaallo, Filimo ama wax kasta oo ku saabsan Madaxweynihii Soomaaliyeed, Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Guji-riix