You are here: Home Maqal Khudbad u so jeediyey Jaalle Siyaad oo ka hadlaya qoraalka farta Soomaaliyeed - 1972
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Khudbad u so jeediyey Jaalle Siyaad oo ka hadlaya qoraalka farta Soomaaliyeed - 1972

E-mail

Khudbad u so jeediyey Jaalle Siyaad oo ka hadlaya qoraalka farta Soomaaliyeed

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (5)add
Alla yaa noo sheega.
written by Dahir , July 09, 2009
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa shakhsi qaali ah.Dowlad kasta oo aduunka soo marta khalad iyo saxba waa leeedahay, Waxaanse filayaa in ay taariikh ahayd Dowladii uu Marxuum:Maxamed Siyaad Barre hogaaminayay.

Wax badan oo ummada soomaaliyeed maanta ogtahay haday ogaan lahayd waqtigii aan hubka wada qaadanay waxaan hubaa inaysan tani dhacdeen.

Aan wax ku qaadanno waxa uu ka digayay iyo waxa hadda socda.Amxaaro ayaa wadankeenii suqaar ka dhigatay oo kuwo aan fahmi karin waxa ay rabto, Ee kaliya fahmaya XINKA kala dhexeeya qabaa'illada kale uun ku dhagan ayay inoo adeegsanaysaaaaaaaaaaaa.
Allaha U naxariisto
written by Ahmed , October 21, 2009
He was trying to do his best, and he did better, and he missed few as honest mistake. But Somaliyeey lets dail with left overs...From sheikh to sharif to scholar...May Allah bring peace and stability to the poor and needy civilians...Nice website and first of its type. Much Respect.
teacher mosque
written by mohamed sharif hassan , February 08, 2011
siyaad he wos good preseden in the world thank youpreseseden god ples you thanks
ilahaw kuu naxariiso
written by sayid abdi garcad , September 24, 2011
waxad ahyd nin somalida yaqan sifiican anagana manta aduunka abal noga dhigay,
fartii waa la xooray aabe siyaad.
written by Mohamed Abdi , March 20, 2012
Waxaa la ii sheegay in madaxda hadda dawladda federaalka ay english kuwada hadlaan qoraal iyo hadalba markay shirarka isugu yimaadaan. Ilaahow ka ajar sii dadkii farta Soomaaliga isku hawlay oo aabe siyaad hormuudka u ahaa.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search