You are here: Home Maqal Khudbad oo Jaalle Siyaad u jeediyey Garsoorayaasha Qaranka - 1969
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Khudbad oo Jaalle Siyaad u jeediyey Garsoorayaasha Qaranka - 1969

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (18)add
inj.
written by osman weheliye awale , October 22, 2010
Maba akhrisataane hadiiba aad akhrisaan wabsaydka AABIHII UMADDA SOOMAALIYEED:-
Jaalle,Maxamed Siyaad Barre. waxaan idinkula talin lahaa inaad xustaan oo aad xusuusataan
hoggaamiyihii qaran eed cadaalad darada aad ugu duusheen, waxaan idin leeyahay heliba meysaana ilaahay ka barya in uu bedelkiisa idiin soo dejiyo ilaahayna u qira in aad qaldaneydeen. taasi waa runta
biyo kama dhibcaanka ah hadii aan leys xaqireyn. waad garan kartaan dhibkii gadaashii na soo maray ilaahoow umadda soomaaliyeed u gargaar amiiiiin.

27736015683
written by xusni xaaji maxamed , October 26, 2010
markahore (ale) aya mahad mudan waxa nasomaray waqti lahil mamikarin kaso aha waqti umada somaliyed ey heysatay nabadgalyo cafimat wax barasho balse nasib daro waxan kadoranay amni la aan burbur jahlinimo isqaqabsi waxa sobaxay rag donayo in ey utaliyan qaran hadana wax aqo ulaheyn in ey u taliyan qaran sida ayado tahay ayan hadana ayan gara la nahay cida wax noqan karto iyo cida kale wayo somali waxa hareyay dagalo ku wa o ku sabsan dagalo qawil (ilahow) naga kori bur burkan baah san noguna badal nawad warto
...
written by gani october 27/ 2010 , November 03, 2010
waloow kuu naxariiso jaale siyaad bare wuxuu ahaa

nin wanaagsan waayoo xaa kadmbee yaya waad ogtihiin

dhiig cabayaasha maxaa lugu ee deen kaaraa jeele siyaad

mar hadaan ku quraacano beer dad jaale siyaad wixii ka

dmbeeyay waxaay noqdeen kuwo qaba cudurka juudaanka
Marxuum: Mudane Madaxweyne ,Allaha Kuu Naxariisto...
written by Abwaanka.D....Y , November 07, 2010
Maasha,Allaah Saaxiibayaal Taariikhdu Been Ma Sheegto
Ee Bal U Fiirsada,Erey Eray Kalmadahaas Quruxda badan Ee,Uu
Marxuum madaxweyne max/ed Siyaad Barre,Uu Ka Hor Jeediyay
Qeybihii caddaaladda,ama maxakamadihii,iyo Garsoorayaalkii
iyo Dhammaanba Qaalliyadii dalka Qudbaddaa,uu ,u Jeediyay
wax yar uun ka Dib Markii,Uu Xukunka Qabtay.Waxaa kale,oo Joogay
Madax kale ,oo sar Sare.bal u Fiirso Kalmadaha madaxweynaha
Ay Taariikhdu ka Duubtay.Soow sidaa Si la Mid Ah Kuwii dalka
Burburiyayna Uga qaban Meyso,oo Weliba,Uga Qori Meyso.? Yes. Yes. Yes.
Bal Si Dhab ah Ugu Fiirso Kalmadaha,uu Kaga hadlayo Shuruucda,Iyo Caddaaladda
HE IS RIGHT WHEN HE SAYS.Ruux Kastaa Wuxuu Leeyaha Leyn Uu Ku Socdo
Haddii Qof ka Midihi,Uu ka Boxo Leynka Loogu Tala galay inuu maro
Soow Leysku Dhici maayo.ileyn Sida,Aan haddaba,aragno Baabuurta Baaskiillada
Mootooyinka Tariinnada Diyaaradaha,iyo Dadka,Iyo Duunyaduba Wuxuu Mid Kastaa
Leeyahay Ama Leedahay.Bal U Fiirso Hiy Weyada,iyo waddooyinka La Midka,ah
Bal Fiiri madaxweynuhu Tusaalaha Wanaagsan ee,uu Marqaatiga,u Heysto,ee,uu
Ka Hor Caddeynayo Madaxda Dowladda. iyo Madaxda Caddaaladda hortooda,
isagoo magacaabaya sarkaal ka mid Ah saraakiisha Ciidanka soomaaliyeed
weliba sida,Aan Hadalkiisaba ka Dhadhansan karno,inuu sarkaalkaasi,u
qaabilsanaa Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Dhinaca caddaaladda,ama
maxkamadaha ciidanka.La Soco,Aqristoow iney Ciidankuba maxkammad gaar ah
Leeyihiin.Ninkaas Magaciisu waa MAXAMED CALI Sharmaan...Wax Ku qaata Waanada...
Thank You Very Much...And See You Latter.wadanigii noo keydiyayna Wuu mahadsanyah oo weli na soo gaarsiiyay runta,iyo codkii,Aabbe marxuum SIYAAD>>>.
...
written by aabe cali warsame , December 03, 2010
aabe siyaad allaaaaah u naxariisto walaahi waan ooye marki aan soo xasuustay
JAALLE
written by Ali Hadaafow Nuur , December 13, 2010
Salaamullahi caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu walaalayaal waxaan ilaahey uga baryeynaa marxuumkaas jaalle siyaad alle ha u naxariisto wixii wanaagsanaa ee uu sameyay alle haka abaal mariyo wixii khaladaada ah adaane khalad kama marnee in in alle ka cafiyo oo uu janadiisi ka waraabiyo, inga somali ahina gaadaashiisi waan habaawnaye in alle danbigeyna dhaafo oo uu noo naxariisto dalkana noo dajiyo oo dalkeeni nabad noo noqdo
wadaninimada waa hibo eebe siiiya allaha u naxariistee siyaad bare
written by mahad mohamad Ali , January 15, 2011
waxaan xasuustaa markaan arko haybada soomaalinimo in uu ahaa horseedkii umada soomaaliyeed. waxaan arkaa xaqiiqdu waxay tahay, laakiin waxaan arkaa in soomaaliya oo dhan ay tabayso alla u naxariistee siyaad bare.meel walba oo hadda soomaali ay ku shirayso ama ay ku hadlayaan waa u qoomamaynayaan. xaqiiqduna waxay tahay wadaninimo ,geesinimo, muwaadinimo soomaali buu ahaa sax.
...
written by wasaaye , March 19, 2011
jaalle siyaad allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin muwaadhin soomaaliyeed ah waxaadne ku ogaan kartaa in uusan dalka & dibadda guryo ka dhisan sidi ku wii ka danbeeyey wax ay ku soo kordhiyeena ma jiraan in ay wax ka dhimaan ma ogiye waadmahadsantihiin
15/062011 waxaan joogaa wadanka holand
written by axmed maxamuud barrow axmed bidaar , June 15, 2011
ilaahey waxaan ka baryey in uu naxariistii janno in uu ilaahey siiyo marxuum maxamed siyaad barre hogaamiye xalaal ah wadani ah in cadaalad ah salkiisa jecel dadkiisa jecel horumarka dalkiisa jecel in dadkiisa hore mar gaaraan aheyn maxamed siyaad madaxweynaheenu ma aheyn nin musuqmaasuq meesha aan maanta joogo waxaa na keenay kuwii uu dalka ka hilaalinaayey kuwii dalka laga helaalinaayey uu maanta in uu dalkahabaabo.
JAALLE SIYAAD WADANI AYUU AHAA
written by WIIL JECEL QARANIMADA SOMALIYA , July 05, 2011
ASC SOMALIYA MAANTA & SHALAY 2BO AYEEY KALA TAHAY SHALAY NIN WADANKIISA JECEL AYAY GACANTA UUGU JIRTAY OO SHISHEEYAHA NECEB OO CIIDA WADANKIISA JECEL & DADKIISA & CALANKA WADANKIISA INTABA ..... MAANTANA WAXA UU WADANKA GACANTA UGALAY RAG JUUDAAN & DAD QALATO AH OO GADANAYA CIIDA BADA QARANIMADOODA OO WALIBA MIIRTA DHIIGA SHACABKOODA KUNA SII FAANA OO KU INDHO ADAG WALI WAXYAABA FOOSHA XUN AY WADANKA GUDIHIISA & BANAANKIISABA KUSAMEEYAAN ............ MARKA SOOMAALIYEEY KATASHTA RAGA UU MAANTA WADANKA GACANTA UUGU JIRO OO SHACAB AHAAN IDINKA NAFTIINA & DALKIINA & DANTA SHACABKIINA WAX U QABSADA ..........&..........SHARAFTA CIIDEENA & CALANKEENA VIVA SOMALIYA...............ALOOW MARXUUM MAXAMED SIYAAD BARRE ............JANADII FARDOOSO KAWARAABI.INSH.ALAAH .....AAMIIN AMIIN AMIIN
allpuntland
written by Jaalle Mohamed , August 27, 2011
Allahu Akbar Madaxdayadii hore siday Caalamka inoo bareen iyo sida Sumcada Aan ugu yeelanay Caalamka Marka aan dhageysto Aad baan uga xumaada Maanta sida ay tahay.

Bal Waxaan gaadhnay in Xildhibaano ku sheegeni 2009 lagu xir xiro dalka kenya taas oo sharaf aan inoo ahayn Rag baa is bar-bar dhigay Shariif Sakiin iyo Guul wade Siyaad maxaa ku waajiba dadkaas
Gle dhexe
written by jaylaani , September 29, 2011
alaa ha u naxariisto aabaha umada soomaliyeed waanu agoomownay hadaynu nahay soomali

Hero AND Fool
written by caaqil , October 24, 2011
ascwww waad salaamantahiin dhamaantiin salaanta islaanka marka xiga waxaan ilaahay uga baryayaa dhamaan wixii islaana ee dhintay oo dhan in ilaahay u naxariisto isagaa naxariista ahe hadaan ka gudbo walaalayaal marxuun maxamad siyaad bare wuxuu ahaa taariikhda ayaa xusaysa iyo kuwii ugu dhowdhowaa kuwaasoo yaqaanay wuxuu ahaa aniga shakhsi ahaan fikradayda waxaan odhan lahaa umad dhib iyo dheefba way soo martaa waxay kaloo soo martaa umadi hogaamiye fiican iyo mid xun mid dhamaystiran ma jiro hogaamiye kasta laakiin waa lakala caqli badanyahay geesisan yahay karti badanyahay sidaa daraadeed marxuun siyaad wangu waxaan ka mid ahaa kuwa sida aadka ah u jecel siyaasadihiisa xeeladaysan iyo sida uu xal degdega ugu heli jiray markay arin qabiil timaado siyaad ala ha u naxariisto aamiin aamiin
mahadsanid
written by qadar , December 18, 2011
a/c marhore waxan u mahadcelinayaa ninkii intan keydinayaa in mudo ah iyo kan no soo diyariyey hadii an marhore fakini lahey somaliya horumar ayey gari laheyd waxaan leeyahey umada somaliyed iyo intii wax fahmeysaba alle ubarya in maxamed siyad janadii fardow ka warabiyo
somaliyane u keeno mid isaga la mid ah.
mhadasanidiin

Good reference
written by Mohamed Abdi , March 25, 2012
Waa khudabad aad u qiimo badan, waxan oran lahaa aan ka dhigano saldhig dawladda cusub ee dalka. Ma garanayo in la aqbalayo waxan oran lahaa khudabdihii AUN Jaalle Siyaad ha lagu barto dugsiyada sare.
Engineer
written by Asad . , January 04, 2013
Aad iyo aad ayaa u aaminsanahay in uu ahaa somaali dhab ah xiliguu noolaa xabshi iyo waxa la mid ah ma i maan jirin Allah u naxariistooooooooooooooAmin waxuu ahaa miskin uroone
Afisoone
written by J/lle Xirsi Jamaac Sugulle , April 07, 2013
Asc maalintas uu M/weyne Siyaad khudbadi jeedineyey xeradi Afisooyne, goobjoog ban aha waxan ii garab fadhiyey J/lle Maxamud Yusuf Gelle oo marki dambe noqday xakiimki ugu weyna kacaanki barakaysna. Aniga qudheyda waxan aha xeer-ilaaliyihi Maxkamada Badbaada ee Ex Ufficio Governo. Marka khudbadan xasuus weyn bey ii tahay
History will never lie
written by AbuBakr , May 14, 2014
Great man, we miss him. Ilaaheey ha u naxriisto janadda fardawsa alaha ka waraabiyo. Aamiin.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search