Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Comments
(15)

...
written by abdiraxmah , April 13, 2010
written by abdiraxmah , April 13, 2010
asc wr wbr madaxweeyne siyaad wuxuu ahaay nin dalkiisa wax uqabtay alle ha unaxariisto
somalia waarajowday waana agoomow day
written by aaway dalkenii , April 16, 2010
written by aaway dalkenii , April 16, 2010
allaha unaxariisten jaalesiyad somalia wuukoriyey waajibkiisina waa gutay
runta halaga hadlo
written by wiire , July 15, 2010
written by wiire , July 15, 2010
asc wa salamantihin alaha unaxariisree madaxweeyneheeynii dhintay jalle maxamed siyad bare waxoow ahaay nin muwadin ah oo wadankiisa dhisay aniga wiira ahaana waxaan leyahay madaxweynaheeyha alaha unaxariisto waxaa ka garakartinn sida oow ugalay itobia iyo baasaboorka somaliga waxoow udiiday yahuuda somaliya magac ween ayoow uyeelay waxaana ka ogaakartiin in oow sharaf uyeelay somalia waxa oow uqasameeyay oo hanti maguurtaa ah waxaa la duminooyaa 20sano marka asoo kale in la arkaayo ma umaleeynaayo laakin naxariista alae lagama quusto ee alaha nasiiyo madaxweyne muwadin sidi madaxweeyneheeynii maxamad siyaad bara alaha unaxariisto janatul firdosa alaha kawaraabiyo aamiin aamiin waana salaamantihiin
mahamed siyaad barre
written by abdullahi , August 17, 2010
written by abdullahi , August 17, 2010
waxaan soomaldda waxaan u sheegi lahaa in uu soo mari doonin halyey muwaadid ka wanaagsan inay somaal eyn heli doonin nin walbo wuxuu rabo ha sheego.
...
written by Abdisamad Samatar , September 03, 2010
written by Abdisamad Samatar , September 03, 2010
Waxaan hubaa Somaliya inaysan hellaynin madaxwayne lamidah Siyaad Barre, waxa u ahaa muwaadin lkn markuu dhintay ayaa la'ogaaaday
nin mudan in loo mahad celiyo
written by abdulahi , November 12, 2010
written by abdulahi , November 12, 2010
aniga inkasta oo aan garana xiligii maxamed siyaad bare hadan waxaa aad u maqlahay qeymaha uu ku dhex leyahay umada somaliyeed maxamed siyaad bare nin la mid ah kama dhal umada somaliyed manka dhalan doono anioga sida aan aaminsanahay walal yaal alle ha u naxariisto jaalle maxamed siyaad bare waxaan orankaranaa waxuu ahaa nin qaran ma ahan nin qabiil sida waxa manta simaliya dhiloodahay ee qabiilka saldhiga ka dhigtahay
J M S B waa nin mudan in lagu daydo
written by osman , February 06, 2011
written by osman , February 06, 2011
jaale maxamed siyaad bare waxuu ahaa aabihi gaye soomaliyeed
waxuu ahaa ruux aan amaantiisa lasooo koobi karin asiga oo dalka gaarsiiyay
wax lagu daydo inta uu xilka hayay umaleyn maayo in uu jiro asigoo kale
waxaan leeyahay (allaha unaxariisto) by Garmal
waxuu ahaa ruux aan amaantiisa lasooo koobi karin asiga oo dalka gaarsiiyay
wax lagu daydo inta uu xilka hayay umaleyn maayo in uu jiro asigoo kale
waxaan leeyahay (allaha unaxariisto) by Garmal
koritaan
written by sufi , July 05, 2011
written by sufi , July 05, 2011
waxaan leeyahay qof kasta waa inuu isi siiyo gacan isagoo keligii ah taas waxaan ula jeeda taariiqdii nolosheyda iyo xusuusteydaba wa xiligan waana u duceeynayaa aaqiro inuu janadii ka waraabiyo aamiin umana dhalanin gobolkaan laakiin waxaa ku ab tirsadaa kacaan kii 1969 oon weliba dhasdhey
gumaystuhu kuwuu diray miyaan dabageleenaa?
written by cawil kaalinjoog awrka cirka , August 09, 2011
written by cawil kaalinjoog awrka cirka , August 09, 2011
waxan muddo dabajooney qaar gumaystayaashu soo dirsadeen mana garanayno meeshay noo wadaan bal eega meelwalba waxa taagan nin laba jinsiyadood ama laba baasaboor sita oo goortey xumaato wadankiisii aadaaya ma aqbali karnaa arrinkaa kuwii qooobay qaadaba joogey baa ka aqoon badan oogidaarada fadhiya
Khudbad uu Marxumku akhriyey 1970kii, kuna saabsanayd GUMEYSIGA oo aad mooddo inay maanta
written by Dalmar , November 05, 2013
written by Dalmar , November 05, 2013
Khudbadaas uu Marxuumku Alla yaraxma uu jeediyey 1970kii , kuna saabsana GUMEYSIGA , so ma moodid, runta marka laga hadlo , waxa maanta SOOMALIYA , haysta. Bal Somaliya iskaba dhaafe so run ma noqonin Caalamul Islaam in
Dawladda Yuhuudda ama Israa-iil, Maxay ka baqday markay ku duuleen ?
written by Dalmar , November 22, 2013
written by Dalmar , November 22, 2013
Waa taariikh dhacdey , qofki rabana suxufiyiinjta iyo Ragga Taariikhda ha wareysto. Maxay Dawladda Israa-iil ishordhigtay markay doonayusay inay weerarto weerar xagga dayuuradaha cirka ah ee lagu qaadayey Wadanka UGAANDHA, ee Bariga Afrika. Waxaa dhacdey in Millatariga iyo Dawladda Yuhuuddu falanqayn ka dib Hawada ay sii mari lahaayeen oo dalal badan oo Carab iyo Afrikaan lahaa ayaa la sahanshey/. Waxey Dawloadda Israaiil ishordhigtay Ma dul mari karno HAWADA Dalka Somaliya, Waa marki Dawladi Kacaank Barakeysnaa uu majaraha dalka hayey. waxa ay Yuhuudu ka baqday cududda Milltari ee XOOGGI DALKA SOOMAALIYEED ee markaas jiray , haatana aan ka daawanay telefishinno kala duwan. Maanta Xukunki Jabhadaha dhulki soomaaliyeed xaggeey dhigeen. Waa suaal laba jirkana uu maanta garan karo.
dalka dhan walba maalintii uu qabtay iyo intii ka dambaysay somaaliya oo way;