You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo soo dhaweynaya Jaalle AbtiDoon
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo soo dhaweynaya Jaalle AbtiDoon

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (6)add
wadani
written by saciid , June 30, 2010
allah u naxariisto madax waynii muda somaliyeed jaale maxamed siyaad bare
wuxuu ahaa nin wadani ah ilaa iyo mantay la xasuusto wuxuu somaliya u soo qabtay
ilaa iyo mantay wadankii somaliya waxaa ka jira dhibaato aad u badan wax badalo siyaad bare ma jiran
marka waxaan hadalkayga ku soo af jaraya ilahay haku naxariisto maxamed siyaad bare janadii fardowso aheyd ku waar aamin aamin aamin
student
written by dirie , October 19, 2010
waxaan hubaa ilaahay ha unaxariistee abaabihii umadda soomaaliyeeed inaan aad iyo aad an uwada xasuusanahay manta. waxay soomalidu ku maah maah daa nin talin jiray haduu tago waxaa yimaada nin aan talin jirin. hadaba nin aan talin jirin hade wax uu kutaliyo mahayo taladiisuna talo xun waana mida maanta muuqata
kkkkkkkkkkkkkkkk
written by allow ha u naharisan siad barre , March 24, 2011
wa gaal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk
Mr
written by Ali Yare , April 06, 2011
Markii aan dhagaystay wax badan oo ka mid ah Illaahay ha u naxariistree khudbadihii Jaalle Siyaad ayaan waxan is mooday in aan joogo Muqdisho oo nabad ah
macnaha ka dambeeya waxa laynoo abuuray muxuu yahay?
written by addoon ilaahay. , May 02, 2011
madaxweyne maxamed siyaad barre ilaahay ha u naxariisto, runtii wuxuu ahaa nin wadani ah, taasna waxaa garan kara qofkii ilaahay waafajiyo inuu taariikhdiisa akhriyo, khudbadihiisana dhagaysto. laakiin su 'aasha mudan in lays weydiiyo waxay tahay, maxaan u noolnahay ? qof waliba su 'aashaa intuu ka jawaabo boqolkiiba ayuu mudan yahay abaal marinteeda adduun iyo aakhiraba. hadaba qof kastaa ma ka jawaabi karaa su 'aashaa, jawaabtu waa maya ( qofkii ilaahay waafajiyo mooyee ), walaalayaal jawaabtu waa ( BARASHADA ILAAHAY INTA AAD ADDUUNKA JOOGTO ). boqolkiiba inta aad ilaahay ka taqaano ayaad ku bad baadaysaa adduun iyo aakhiraba ( cilmul tawxiid ha la barto ).



nimaan la garan
written by warsame cabdirashiid cumar , September 05, 2011
jaalle maxamed siyaad waxa uu ahaa wadani dalkiisa iyo dakiisa daacad u ah haday jiraan qalaad uu sameeyayna waxa uu ahaa ibnu aadam sidoo kale ah, wuxuuna shaki ku jirin in wax qabadkiisu ka badnaa qalaadkii yaraa ee uu galay.
waxa se umada soomaaliyeed inteeda wax garadka ahi ogtahay nimankii jabhadaha bilaabay inay soomaliya eeday ( ssdf,snm iyo kuwii kale ee soo racaay dhamaantood) waxay isku darsadeen waxtarla,aan iyo burburin qaran
ugu danbayn waxaan kussoo gabagabaynayaa illaahay naxariistii jano haka waraaabiyo madaxweynihii qaranka ee geeriyooday jaalle maxamed siyaad barre inagana illahay nabad,barwaaqo iyo midnimo ha inagu galado wabilaahi towfiiq
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search