You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka waramaya waxqabadkii Kacaanka sanadkii - 1974
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka waramaya waxqabadkii Kacaanka sanadkii - 1974

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (7)add
jaalle siyaaad
written by m.somali , August 10, 2009
jalle siyaad wax fican ayuu qabtay ikastoo wax qalday koley illah ha u naxaristo
Maxaa ka Danbeeyey?
written by Mohammed , August 14, 2009
Maxammed Siyaadoow maanta iilkaad ku jirtaa (Illaah ha kuu nuurshee) aduunyo iyo wareerkeedna is dayse, balse waxaan is weydiiyaa hadii ay dhici lahayd in aad ogaan karto ama aad ka war hayn lahayd meesha wadnkaagii hooyo ku danbeeyey. Wadankaad 22-ka sanadood hogaanka u haysay ee aad cadawga ka hor taagnayd in uu maanta halaq mareen noqday oo ay maanta dunida inteeda kale ay tusaale ka dhigato iyagoo ku tilmaamaya wax walba oo xun. Hadii aad taa ogaan lahayd waxaan u malenayaa Maxammed Siyaadoow in aadan qabriga xasilooni ku jiifteen. Balsae nasiib wanaag ma ogid lamana socotid oo maanta waad ka xil la'dahay. Waxaadse ogaataa in18 sanadood ka dib aan weli soomaali u soo bixin mid adiga kuu dhigma. waxaad ogaataa kuwii kaa danbeeyey in ay adiga weli ku eersanayaan markey karti ay wax ku qabtaan waayeen. Markaa Jaalle Siyaad waan kuu darsanay in aad noo soo noqotaana waa habeenkii xalay oo tegay waxaanse rajeynaynaa in Illaah mid kuu dhigma noogu kaa bedelo. Adna Siyaadoow Ilaah naxariistii jano ha kaa waraabiyo.....AAMIIN

They will never divulge!
written by Somali Brother , August 19, 2009
President Siad Barre I just want you to know we as a people are all aware of the things you have done for our country. The sacrifices that you have made on our behalf will never be elapsed and those who decline to say it out loud please accept as true that they know what the true story of Somalia was from 1969-1991 even if they choose not to acknowledge it. Thanks for everything you have done for us as the father of Somalia and we will on no account discontinue trying to recuperate tranquility in our nation in this great deal of horror.
allaha ha u denbi dhaafo
written by Cqadir , October 30, 2009
Somali shaqsi isaga oo kale ayey u baahan tahay waqti maanta la joogo wax tageyna tiigsamaad ma lahasoomaali ha midoowdo
waxqabadki kacanka
written by abuukar cali , May 16, 2010
madaxweyne somaliyed oo sharaf badan ayuu ah allaha u naxaristo madaxweynihi somaliyed jalle maxamed siyad baare
Marsheye5583@hotmail.com
written by Mohameddaud , March 05, 2013
I realy apreciate the brain and personality that jalle siad barre used to rule our country.may his soul rest in paradise amiin
Jaale siyad
written by Maxamed abdule , March 07, 2013
Jale siyad waxa igu horeysey iguna danbeysey 4/7/88di salada subax wuxu nogu yimid ceel jale marka anago dugsi hose dhexe ka so bxnay 600 arday ah mid mid ayu nogu gcn qaday wuna nala dar daarmay sanad iyo bar ka dib maxa ka danbeyey
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book