You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka hadlaya xuquuqda dumarka
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka hadlaya xuquuqda dumarka

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

 

Comments (17)add
mrs
written by F , March 15, 2012
khudbada jaale siyaad waa mid umuuqato in ay tahay macquul lakin ilaahey baa og xaqa ee allhaha unaxariisto oo janadii alaha kawarabiyo.
Jaalle Maxmed Abdirashiiid
written by Mohamed ABdirashiid Tollman , March 15, 2012
Marka Hore waxaan u AMaan u soo Jeedinayaa Dadka isku Xilqaamay Dhisamaha iyo Tayeenta Webkan Marka Xigta Qudbadaan Waa Mid Muhiimad gaar ah ina tuseysa Marxuumkana Janadii Allaha ka waraabiyo
hassan
written by jaalle Hassan Ali , March 29, 2012
waxaan mahad iskale alle marka xiga dakii isku xil qaamay inay suurta galiyaan ayaan
Jale siyaad
written by Jaalle mohamed juuni , April 15, 2012
Marka hore waxaa mahadleh alihi ina uumay marka xiga waxa mahad leh dadk sameeyay webkan waana muhiim in lasameeyo waayo jale siyaad waa nin xasuusasho mudan
amaan
written by abdikadir , August 08, 2012
general Jale mahamed siyad bare ilaah ha u naxaristo janadi fardowso ilah haka warabiyo waxa u ahaa nin xusid mudan waxa u ahaa nin halyaay ah kana fakiri jiray ilaalinta dalkisa iyo hormarinta umada somaliyed ok ilah ha u naxaristo Aamin aamin
Equality
written by Concerned Somali , August 19, 2012
Women can't be used as an object. When it comes to responsibility, neither men nor women is less responsible. In certain areas of life, women are more responsible. Thanks
Mudani siyaad
written by Jaale maxmed , September 01, 2012
Mudane maxamed siyaad bare waxa uu ahaa halyayga afrika waana nin aad ujeclaa dadkisa iyo dalkisaba allaha kawarabiyo janadi fardowsa
XUSUUS
written by faarax barkhadle nuur , September 23, 2012
MUDANE MAXAMED SIYAAD BARE WAA WADANI SOOMAALIYEED TARIKHDAANA XUSAYSA
DAD YAR AYAA AAMINSAN FIKRAD KHALDAN OO LAGA DHAADHICIYAY AANA SOO GAARIN WIXII UU AHAA MUDANE MAXAMED SIYAD BARE IYO WIXII QABTAY DALKIISA IYO UMADIISA WAXBARASHO FREE AH KORONTO FREE AH BIYO FREE CAAFIMAAD FREE AH INTAAS OO LATAABAN KARO IYO IN KALE OO BADAN AYAAN HAYSANAY MARKA HADA AYAA LADAREEMAY ARINKAAS
ALAHA UNAXARIISTO AMIIN
Muwaadin Somaliyeed
written by Yusuf Osman tani , October 28, 2012
General Maxamed Siyaad bare horta ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu Naxariis iyo Jano kawarabiyo, wuxuu ahaa halyay qaran, oo maanta qoraalkaan aan qoroyo ibaray, waan kumahadinaynaa siduu cadowga Somalia uburburiyay.
binmoha7@otmail.com
written by mohamed sheikh , October 31, 2012
waa qudhbo wanaagsan oolaguxasuusto jala siyaad bare koley hadalihiisa hadeer ayee muuqdaan ilaahay meelwanaaagsan jana ah hakawaraabiya
mr
written by jaalle jamac farax coongaab , November 18, 2012
waxan illaahay ubaryayaa inuaxariisto halyeey jaalle maxamed siyaad barre waxan hubaa inu ahaa wadani an laxaqiri karin somaaliyeey waxaan idiin kula talinayaa meel kastaa o aad aduunka ka joogtan in aad socelisan wadaniyadii lagu yaaqiin somaaliweyn wa bilaahi towfiiq
...
written by gurhan , January 27, 2013
geesi latabay.halyeey soomaaliyeed,muwaadin daacada,hogaamiye aragti dheer,ayuu ahaa alaha u naxariistee
diirshe
written by wadami , February 21, 2013
Waxaan soo jeedinlahaa in webkan la tayeeyo oo dhismihiisa iyo shaqadiisa laga fukiro sababtoo ah waxaa ku jira macluumaad badan oo muhiim ah, waxaana u mahad celinayaa cidii hawshaasi qabatay

Alle ha unaxariisto Marxuum Maxamed Siyaad Barre.
TALIYE WANAAGSAN LAMA ILAAWO.
written by Aadan Khalaf , March 04, 2013
Hadii aan soo koobo jana alla geegii,Wadanigii,Daacadkii Siyaad Barre wuxuu ahaa hogaamiyihii kali ah ee aan gadin dhul soomaaliyeed,wuxu ahaa,ma qaadan jirin ducufiyadda,waa ninkii,simay soomaali o idil,wuxu ahaa mutacalimki ku bixiyay ka hortagga jahliga waqti badan iyo lacag badan,mudanne siyaad waxa u ahaa hogaamiyaha kaliya ee adunka aan wadankisa dhici jirin,siyaad barre,waxa u ahaa hogaamiye ka soo horjeeday kala saraynta,siyaad barre waxa u ahaa ninki suura galiyay in soomaaliya afarteeda gees nabad iyo barwaaqadda lagu wadda noolaado.waxa u siyaad barre ahaa filasoof ogaa una jeeday in soomaali tan maanta ay ku jirto ay gacantooda ku keensandoonaan taas oo ahay qabiil,gaajo,iyo jahli,Siyaad barre ma seexan jirin ama 4 saac ugu badnaan ayu jiifan jiray waqtiga intiisa kale waddankiisa ayu u shaqayn jiray.ILLAAH HA U NAXARIISTO UMADDA SOOMAALIYEEDNA MA AY HELI DOONAAN ISAGA OO KALE ABBID.
jaalle siyaad
written by mohamed dubed omer , April 13, 2013
rabigu ha unaxariisto aabihii umada soomaaliyeed
Samataliye Siyaad
written by Jaalle Xirsi Sugulle , June 03, 2013
Asc, waxa ahay ciidanki ilaalada xiliyadi Mahraajanka, waxa xasuusta marki ciyaalka Looxatul qalfiya ee qaadi jireen heesta Siraajka Africa ee bilowga khudbada. Marka waxa weydinaya dadweynaha xage laga heli kara heesto dhamaystiraan
Manhajka afsomaliga
written by Gacal , June 28, 2013
Far qorista afsomaliga waxey aheyd talaabo muhiim ah. Balse ma aheyn in Manhajka wax barashada gebi haan in afsomali ilaa heer dugsi sare ama jaamacad lagu dhigo. maxaa yeelay arday somalida afaf qalaad oo ey tacliinta ku kororsadaan maheysan. Buugaag ku filan ey aqriyaanna ma heysan. Taasi waxey aheyd talaaboo loogu talagalay in dadka tacliintooda lagu xakameeyo.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book