You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka hadlaya xukunkii lagu xukumay 10kii wadaado - 1975
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Jaalle Siyaad oo ka hadlaya xukunkii lagu xukumay 10kii wadaado - 1975

E-mail
Comments (5)add
...
written by soomaali jecel , January 01, 2010
alahayoow kuu naxa riiso oo janadii kaa waraabi oocadaabtii kaa xore muxuu belo hayay waxay yiraahdeen wuxuu ahaa diktaatoor maahayne belo uu faraha kaga gubtuu hayay alaha kuu naxariisto soomaaliyana saad la rabtay hakusoo dabaalo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnn
nnnnnnnnn,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,insha alaah,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

...
written by abdihafiid hassan isse , January 08, 2010
ilaahay asagoo kale ha noo soo diro si waddaankaas u hagaago illaah baa wax hagaajiyo siyaad barrana naxariistii janno allaha ka waraabiyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammiiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
nnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
nnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
allow janadii kaa waraabi aaaaaamin
written by dhallintii kacaankii soomaaliyeed baan ahey , May 30, 2010
Waxaan filayaa in allaha naxariistee maxamed siyaad barre uu yahay ehlu janno.
ayna shaqsi walba maanta u caddahey wuxuu ahaa marxuumkaasi,mana garanaayo
shaqsi uga wanaagsanaa ummaddas soomaaliyeed.
'ilaahow kacafi'
written by cabdi fataax , June 10, 2010
mihamed siyaad bare wuxuu ahaa ahlyey afrikaan ah. soomaliya gaadhsiiyey inay noqoto quwada africa ugu sareeya mudo gaaban gudaheed.. nin afka soomaaliga amray inla qoro..kala danbayn iyo sharci soomaali sifiica uga dhaadhiciyey. laakiin maadaama aan nahay dad muslimiin ah kuligeen waxaan ognahay. inuu madaxwaynuhu ku khaldanaa arinkla wadaadada.. bani aadamkuna waa khadhaa'
marka aan ilaahy u barino madaxwaynaha iyo intii muslimiina in ilaahy danbigooda dhaafo xisaabtana noo khafiifiyo dhamaanteen. wsc wr wb.
ILLAAHOW DAMBIGAA KA DHAAF.
written by SIYAASI SOOMAALIYEED, AXMED MAXAMED MAXAMUUD , February 06, 2011
WAXA UU AHAA MAXAMED SIYAAD BARRE, MADAXWEYNIHII UGU QIIMAHA BADNAA MADAXWEYNAYAASHII DALALKA AFRICA SOO MARAY XILIGIISII, MAAMULNA QALAD IYO SAX LABADDABA WAA LAGALA KULMAA, MARKAA WALAALAHAYGA SOOMAALIYEEDOW, ILAAHAY CAFIS U WAYDIIYA MADAXWEYNAHAA XAQA AHAA.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book