Bookmark
Email this
Hits: 3383
Comments
(4)
lamahelikaro
written by ahmed , December 24, 2009
written by ahmed , December 24, 2009
muwaadin sidaan oo kale ah lama heli karee waasicta allaahu janatihii mdaxweynaheena maxamed siyaad barre ilayn waxaynu nahay ardaydii af-somaaliga wax kusoo baratay ilayn aduunku laatiin buu wax ku bartaaye
AABBE SIYAAD
written by cabdi Maxamud Wardheere. , August 12, 2010
written by cabdi Maxamud Wardheere. , August 12, 2010
Siyaad Barre allaha u naxariisto nin fiican buu ahaa, Waqtigayga waxaannu Dugsiga sare wada dhigan
jirnay Ladan Maxamed Siyaad Barre iyo Ayaan Dugsiga Sare ee 15ka May waqti aad u qurux badan
runtii oo aan la illaawi karin. Jannadii Fardowsa allaha ka waraabiyo. Aaamiin.
Wardheere1888@hotmail.com.
jirnay Ladan Maxamed Siyaad Barre iyo Ayaan Dugsiga Sare ee 15ka May waqti aad u qurux badan
runtii oo aan la illaawi karin. Jannadii Fardowsa allaha ka waraabiyo. Aaamiin.
Wardheere1888@hotmail.com.
...
written by Maxamed , January 02, 2011
written by Maxamed , January 02, 2011
Shaki iigama jiro inuu ahaa muwaadin kheyr qabe ah weligey khudbadihiisa waa jeclaa haddase waa i taabanayaan waayo wuxuu ka digayey oo dhan ayaa lagu dhacay ilaahow naxariistaada waasica sii oo janatul fardawso ka waraabi.
xaqiiqo
written by adnan , October 17, 2011
written by adnan , October 17, 2011
waa xaqiiqo inaan la heli karin qof lam mid ah madaxweyni somalia Jalle Maxamed Siyaad Barre waxan ka xumahay inuu ka soo bixi wayay umada somaliyeed qof la mid ah ama usoo dhawan karaa waxan rajeynaya oo aan ilaahey ka baryay inu soo baxo qof noo buuxiya booskisi






