waxa uu ahaa jalle siyad wadni aan wadanka soo mari doonin
Mahadsanid written by Abdinasir , March 25, 2010
Hadda waxaan ogaaday in Jaalle Siyaad uu saxnaa, oo loola diriray horumarka dartiis, dadkii la dirirayna ay fulinayeen dano shisheeye.
... written by saynab , July 17, 2011
jaale siyad wuxu aha halyey gesi ah o afrika o dhan ay ku dayan jiren ma sobaxayo siyad kale ilahay janadi fardowso aha ku geyo amiim amiin wa ayan daro sida ay somaliya qotay siyad bare wuxu aha nin dadkisa iyo dalkisa jecla ilah janadi haku geyo