You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka hadlaya ujeedada Kacaanka
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka hadlaya ujeedada Kacaanka

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (16)add
allaahu akbar
written by mohamed osmaan , October 27, 2011
allaah u naxriistee madaxweynaheena qaaliga ahaa waaxaa uu ahaa nin qaali ku ah umadisa runtii aad ayaan u jeclahay qudbadiisa ama hadaladiisa mcn
hogaaminta fiican
written by Abdiraxmaan , October 30, 2011
Madahwaynahaan wuxuu ahaa hogaamiye aad u fiicanaa illaahw u naxariiso.
madahwaynahaan oo kale ma soomaraayo Africa .
dadka uu markaas la hadlaayey waxay ahaayeen dad aan maskaxda aan ka bislayn ama aaan lahayn qalbi wadaninimo ama qadiyad soomaalinnimo ,dadka uu la hadlaayey waxay ahaayeen dad reerbaadiyo ah ama aan aqoon waxa dawladnimadu ay tahay.
Aficaanku waa tabeen .
geesigii Africa Madahwaynihii soomaaliya allaha u naxariisto.

Officer
written by Abdihakim farah mohamoud , November 20, 2011
Allaha u naxariistee maxamed siyaad barre wuxuu ahaa philisopherkii afrika iyo guud ahaanba dunida oo dhan, waayo figradihii uu soo jeedin jiray markuu ka qayb galayo shirarka caalamiga ah waxay ahaayeen kuwo ay la cajabaan xulufooyinkii naato iyo waarso, wuxuu kamid ahaa labada gaashaan buurba, xisbigu wuxuu ahaa hanti wadaag, jamhuuriyaduna dimoquraadi bay ahayd si aan waxba u dhaafin dalkuna u dhismo, wuxuu firii ka dhigay heerkasta oo waxbarasho iyo caafimaadkii, wuxuu dhisay kaabadihii dhaqaalaha, wuxuu mideeyay soomaalidii gumaystuhu xuduudaha kala dhexdhigay, hab qabiil si uu u xukumo gumaystuhu aysana isugu hiilin iyagoo soomaali wada ah, wuxuu aruuriyay qoysaskii saboolka ahaa iyo caruurtoodii, wuxuu bilaabay iskaa wax u qabso oo dalka intiisa badani ku dhisantay. Hala xuso hana loo duceeyo aabihii ummada soomaaliyeed, hana la iscafiyo.
4\12/2011
written by Maxamed aadan ibrahim , December 04, 2011
Marka hore asc marka xigta alaha unaxriste abe siyad bare wa nin geesi ah una jcla somali nimo iyo dalkesa nin lamid ah masomare dono somalia alaha unaxristo amin amin amin
Avvocato
written by Hon. Avv. Max'ed Nuur Sheegow , December 26, 2011
Waan Qirayaa Inuu Ahaa Runtii Aabaha Umadda Soomaaliyeed, Isla Markaana Laga gardarooday, Taana Ay Sababtay, Gadaashii Inuu Dalku degi Waayo, Ilaah Ha U Naxariisto, Janadiina Allah Ha Ka Waraabiyo, Aabe Siyaad
Mr
written by Osman Suleiman Yusuf , January 05, 2012
Runtii shaki kuma jiro maskaxdayda in Allah (SWT) ha u naxariistee uu His Excellency, mudane, Madaxwayne Mohamed Siyaad Barre ahaa muwaadin wadani Somaaliyeed wax badana kasoo qabtay horumarka mujtamaca soomaliyeed intii uu xilka hogaanka dalka hayey. Dhibaato iyo khalad malahaa amase ma ka dhacday dawladiisii jawaabtu shaki la'aan waa haa, laakiin ma xukumi ama ceebayn karno ilaa la helo ama la arko cid isaga ka hogaamin iyo dawlad maamul fiicnaata. Inta taa la helayo he remains safka hore wixii somali soo maray taariikhda qoran ilaa maanta. Allah ha u naxariisto, madaxwayne Siyaad. amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin.

Intaa kadib, waxaan rayi ahaan oran lahaa wixii dhacay dhace ee soomaliyeey aan taa ka gudubno oo maanta faashil (collective failure) baa inagu dhacaye aan is cafino, is aqoonsano, is cisayno, is aamino, is tixgelino, isu naxariisano oo si siman oo walaalo ehel iyo hal qoys ah baynu nahaye aan aayaheena (our collective future) wadajir uga tashano sidii aan nabad iyo nolol dalkeena iyo dadkeena ugu soo dabaali lahayn, wa billahi tawfiiq!
WAXAAN CAAWA FIIRSADEY, BUUGGII DAAHFURKA JAALLE SIYAAD,KANA DHACAY LONDON.
written by Dalmar, , March 17, 2012
Xaqiiqdii marka laga soo tago qiimaha weyn ee Buuggaas leeyahay, taariikhdi Kacaanka 21 Oktobar iyo Guddoonshihii Golaha Sare ee Kacaankii 210ktobar.

Arrinta aan aad iyo aade ula yaabay unan jeclaystay , kuna saabsanaa shirkaas waxaa ka mid ahaa ODOYAASHI
GARASHADAV , SOOMAALINNIMADA, WAAYOARAGNIMADA LAHAA EE HALKAAS KAB HADALAY.

Dhammaantoodna halkaan ayaann ka salaamaya. Raggaas qiimiga badnaa ee aanan horey u aqoonin, magacyadoodana aanan garan karin, waxaa ka mid Ninki Safiirki ka ahaa Waddanka ZAMBIYA, CABDULQAADIR BOOLAY, ALLA YAXFAD, NINKI YIDHI BANIGU WAXAAN AHAY JAALLE SIYAD AWOOWGIIS, NINKI KALE EE YIDHI, WAA IN LA SAMEEYAA INSSTITUTION, NINKI KALE EE KA SHEEKEEYEY SHIIKHIN LIINTA ABUUREY IYO MOOSKI GAALKACYO LAGU ABUUREY.

RAGGAAS OO DHAN WAA RAG QIIMI LEH.
QORAYAASHA WAXAAN KULA BTALIN LAHAA RAGGAAS KAASHADA WAA RAG QIIMO BADAN LEH.
WAAD MAHADSAN TIHIN DHAMMAANTIIN.
waxan halkan uga hambalyeynaya dadka soo agasimay webkan
written by korneylxabad , March 18, 2012
alaha unaxariiste jalle siyaad aman tisa ama wax qabadkiisi wax la sokobi karo ma ahan waxuu aha nin ilahay aqli iyo xikmad iyo walibo karti ilahay kumaneystay
...
written by abdihakiin farah , April 09, 2012
allaha u naxariisto maxamed siyaad barre, runtii wuxuu ahaa nin taariikhi ah oo walibba halgaama ah oo walibba aqli iyo xikmad ilaaheey uu ku maneystey, runtiinna intuu noogga digey waan aragney
Gudoomiye ku xigeenka gudiga Mudulood ee wadanka Switzerland
written by Abukar Ugas Abdulle , April 10, 2012
Jaale Siyaad wuxuu ahaa madaxweyne geesi ah oo ay taariikhdu xustay wax muhiim u ah dalka iyo dadkana u soo qabtay
XUSUUS
written by faarax barkhadle nuur , September 23, 2012
jaale siyaad wuxuu ahaa wadani qaali ah oon markale soo mari doonin soomaaliya taariikhdaana xusayso
alaha na unaxariisto waanin muslim ah oo dhintay
xusuus
written by URURKA DHALIYARADA SOOMAALIYEED , December 13, 2012
marka hore asc marka xiga allah ha u naxariisto jaalle M S Barre waa wadani, geesi, hogaamiye, daryeele ,
mideeeye, u hiiliye dadweynaha soomaaliyeed, gars0ore run ah ,taariikhda soomaaliyeed baal dahab kaga yaala.
Hees
written by J/lle Xirsi Sugulle , April 19, 2013
Waxa idin weydiyey heesta khudba ka dambeysey waa heeste ?
Mahad sanid
written by Abdirizaq maxamed , September 15, 2013
Dhamaan waad mahad santihii gaar ahaan dadka kaqaybqata warbaxina lagu amanayo Geesiyaasha somaliyeed meelkasto ay joogaan Qaasatan Allh unaxariistee Madax wayne Ziyaad Bare oo ahaa gaysi somaliyeed waxaa ladhihikaraa Geesiga africa
...
written by Maalin farmaa , February 01, 2014
Allaha unaxariste aabihi umada somaliyed waxu aha qofki africa iyo yurub odhami nabaray waxan nahay iyo waxan gudno wlh waxan qiraya inu yahay madaxweynihi abid somaro somali hada kadibna waxan rajeynena in u ilaah somali kaso dhex saro aabe siyad okale. Ani ahanteyda waxan ku hanweynahay in an mar un meel kasobaxo o dalkeyga iyo dadkeyga wax uqabto insha allaaaah
Mr
written by Saalixi , July 24, 2015
Jaalle Qoraha Shaashaddan qiimaha badan.

Ujeeddooyinka ugu waaweyn ee Kacaankii barakaysnaa waxa uu ahaa in la dhawro anshaxa qoritaanka afka soomaaliga. Haddaba Kacaanku marna ma oggolaan karo in aad khalad ku bilowdo cinwaankaaga oo kalimadda ku jirta cinwaankaaga ee 'ujeedada' ay qoritaankeeda saxda ahi uu yahay 'ujeeddada'.

Mahadsanid


Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search