Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 13557
Comments
(4)

...
written by saleebaan xaaji maxamed ( CADDAWE) , August 21, 2009
written by saleebaan xaaji maxamed ( CADDAWE) , August 21, 2009
waxaan ahay nin soomaali ah oo soomaali aad iyo aad ujecel islaamna ah waxaanna soo arkey waxa ay xurnimo tahay waxaan waxku bartey dalkii hooyo oo maanta gacanta ugu jiro saddaxda cadaw ee dilaaga ah ninka cad , ninka soomaaliga qoriga wata ee jaahilka ah, iyo burcadda maskaxda borobogaandada telefishinka, wararka newska iyo xassad nimada oo ah mid aysan garaneyn waxay wax uxasdayaan xataa. Maanta waxaan usheegayaa soomaalida oo dhan in ay taagan tahay carra kafaagidda soomaalinimadda qabrig maydka lagu riday, haku dhacdo maalinta qiyaame ee ilaahey lahor taagan yahay wanaagga iyo kheyrka aad ugashey dadkaaga iyo dalkaaga, sidoo kale siyaad barre wuxuu ahaa mawaadin sooliyeed oo xaq nagu leh oo naga mudan in aan run kasheegno waayo waxaan filayaa in si xadkla kabaxsan hoos loogu dhigay magaciisa sharata leh laakiin yaariikhda ayaa marag madoonta ah oo doqonnimmo iyo nacasnimmo wali la niicle7naya. waxaan filayaa waa Ehlu Jannoo,
xusid madaxweynihii ugu wanaagsanaa qaarada afrika
written by harun , March 08, 2010
written by harun , March 08, 2010
Ugu horayntii waxaan salaamayaa dhamaan umada soomaliyeed meel walba oo ay joogto waxaan kaloon salaamayaa dhalinyarada webkan sameysay taas oo ah waajib qof walba oo soomaliyeed saaran in uu xusuusto Madaxweyne sharaf iyo maamuus ku dhexlahaa bulshada soomaaliyeed ee wax garanaysa kana fog qabyaalada iyo nin jeclaysiga Runtii Sareeye Gaas Maxamed Siyaad Barre waxa uu ahaa Aabihii umada waxa uu ahaa halyey horumar ula haa umada soomaliyeed waxa uu ahaa waayo arag fahan badan waxa uu ahaa geesi aanan soo jeedsan waxa uu ahaa mid naxariis badan kana fog qabyaalada waxa uu ahaa madaxweyne ay soomalinimadu ku fog tahay waxa uu aa qof gumaysiga neceb q
geesi
written by maxamed galbooy , October 19, 2010
written by maxamed galbooy , October 19, 2010
maxamed siad bare aabihii umada ilaahow kuu naxariiso ma dhalan mana dhalanaayo siad barre oo kale waayo waxaan ku aragnay indhaheena waxaan rabiga awooda leh uga baryayaa inuu janada fardowso geeyo