You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka hadlaya Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed - 1972
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka hadlaya Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed - 1972

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (12)add
...
written by axmed , July 26, 2009
siyaad waa inan waa naaagsa majiro ee aalahaloow soo celi
waxaan leeyahay inn dhaamaa majiro

Madaxamed siyaad bare Madaxwayne mudan amaan iyo sharaf
written by Dr:Rashid Shiikh Maxmed (Danjire) , August 09, 2009
Alaha unxariisto,Marxuum Madaxwayne siyaad.Dhab ahanatii wuxuu ahaa wadani daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisaba. udadaalay,balse somalidu taas waxay ogaatay markuu baneeyay goobta.

waxaa ubadalay dhurwaayo marna dadka cuna marna iyagu iscuna,oo aan ogalayn dal iyo dad toona.

waxaydalka kadhowreen qoyaan iyo qalaylba,waa kuwa aan fiirinayn aduun iyo aakhiro midna,waakuwa aanlahayn taariikh cad mid madow maahane,waxan kutilmaami karaa markaan sookoobno yaydii uu kusheegay madaxwayne siyaad maalmihii uu siibaxayay.

ilaahow u naxariiso boqorkii hore Marxuum Maxamed siyaad bare.AMIIN)
jaale siyaad
written by axmed dishiishe , August 29, 2009
ilaahay janadii hakawaraabiyo marxuum jaale maxamed siyaad bare
ma,ilaawi doono qalbigeenana kama bixidoono
waxqabadkiisa
wadaniyadiisa
horumarkii uu,wadanka gaarsiiyay dhinacawalaba hadaan ka eegno
1-nabadgelyada
2-caafimaadka
3-waxbarashada
4-dhaqaalaha
waxaan ilaahy kabaryeeynaa inuu bedelkiisii nasiiyo raxmada rabi lagama quusto insha alaah waxaan qoaraalkaygaan kusoo xirayaa erayooyinkii madaxweynaheenii inooku danbaysaya alahawnaxariistee oo oran jiray
somaaliya haysraacdo hamidoowdo
Jaale siyaad
written by Ahmed , September 21, 2009
ilaahay ha u naxariisto madaxwanihii ilaahay ka sokoow soomaaliya ka dhigay dowlad awood badan oo laga baqo cududeeda markii taa la arkayna waxaa mucaarad looga dhigay dabiilaay diciifiin ah oo aan qaran dan ka lahay
madaxwenihii u danbeeyay somalia
written by ahmed , September 24, 2009
taariikhdii uu kaga tegay somalia guud ahaanteed waxa loo qaybin karaa saddex heer 1969-1976 dalka uu horumariyay heerka labaad 1976-1981 dalka wuxuu galay marxallad adag oo dagaalkii soomaali galbeed ayuu dalku galay uuna ku saxsanaa in uu dhul somaliyeed xoreeyo laakiin marxaldaa wixii ka danbeeyay dalka somalia wuxuu galay marxalad hoos u dhac dhan walba ah ilaa la gaadhay burburkii dawladii dhexe 1991
Allaha u naxariisto Siyaad Barre
written by Cali J , October 20, 2009
Caddaynta in Siyaad BArre ahaa halyay waxay ku jirtaa khudbaddan. Sida uu u qiray kaalinta haweenka ama hooyada ayaa tusaale inoogu filan marka laga hadlayo maskaxdii Siyaad Barre. wuxuu yir fule wuu nagu jiray hase yeeshee marka ay nagu alalaasaan ayaynu dhaqaaqi jirnay. Waari maysade war ha kaa haro. Allaha u naxariisti Maxamed Siyaad Barre wiil libaax ah buu ahaa.
jaale siyaad
written by ahmed jamal , November 09, 2009
ilaahay ha una xariisto jaale siyaad isaga iyo madaxdii ay wada shaqayn jireen sikastaba ha uwada shaqeeyaan lakiin madaxda hada joogta lama mid ah kuwii kacaanka iyo ku wii ka horeeyay ee sharmarke iyo adanba
WANAAG
written by WANAAG , February 21, 2010
ILAAHOW U NAXARIISO JAALE SIYAAD
soomaali markay danteeda garan wayday waa taa cadawgeeda u kal dhuumamaysa
written by hassan mahamuud habane , March 21, 2010
sidaynu wada ognahay waa taa soomaali 20 SANO is cunaysa markay tashan wayday ee inba gees loo ootay sida soomaali land puntlandiyo kuwa lakoo badan waxan marag ma doona in jabhadihii dawlada la soo dagaamay ay baabiiyeeen mustaqbalkii da yarta soomaaliyeed waxay badeen tahriib qax dil rasaas waxayna cuneeen mustaqbalkii umada
ALLAH YA RAXMA JAALLE SIYAAD
written by abuu , August 20, 2010
QOFKA WAXTARKIISA WAXAA LAGARTAA MARKA LAWAAYO. SIYAAD WAXUU AHAA HORMARKA UMADA SOOMAALIYEED.NABADA UMADA, MIDNIMADA UMADA, LAAKIIN WAXAA QARANNIMADEEYNI DUNSHAY CALOOSHOOD USHAQEEYSTA YAA UU GUMEEYSI SHAATI USOO GALIYEY.ILLAAHAY JANADA HAKUWAARO. INAGA NADAB IYO MID ISAGOOKALE HANOOSOO CELSHO.
Mahadsanidiin
written by M. Hashimi , December 30, 2010
aad iyo aad ayan idinkugu mahadcelinaya dhamaan cidi isku howshay sameynta boggan qiimaha badan, hawl culus ayad qabaten illah ha idinka abaal mariyo. Jaalle Siyaad madaxweyne wadani ah ayuu ahaa walow aan yaraa balse taarikhdaa shegeysa cid walba sidey ahayd. Somalida dad badan oo wanaagsan aya kujira inta xumanta wada sidey isku raadsaden hadi dadka wanagsan isku raadsadan allena tawakalan wadanka rag baa uso baxaya uguyaran rag so celin kara dhabadii uu madaxweynihii qiimaha badnaa Jaalle Siyaad hayay. waxan qofwalbo wadankisa jecel ugu baaqayaa in uu u istagao soo celinta karamada somaliyeed, dadaalaa wuu gaaraa. waxaan hubaa hadu qofwalba ka bilaabo gobtu ku noolyahay iskuna raadiyo dadka wadaniyiinta ah in la helayo natiijo wanaagsan.
ilahow unaxariso udambi dhaaf
written by harun , February 15, 2011
hada daawado jaale siyaad bare alaha u naxariiste waxan is tusaa somalia iyo macaan keeda hadaan istusana kuwa hada dowlada ka ah madaxda somalia dalka ayee inacsiiyaan ila how siyaad bare oo kale noo sahal
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search