You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo ka hadlaya Geeska Afrika iyo Falastiin (Palestine) - 1981
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka hadlaya Geeska Afrika iyo Falastiin (Palestine) - 1981

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (8)add
qoom
written by ahmed , December 24, 2009
macnahaa yaa garan in uu ka dhiidhiyo gubdii yahuuda iyo hitler iyo deris xumada deriska
jaale maxamed siyaad
written by cilmicali xalane , February 25, 2010
alaha unaxariiso waxoow ahaay nin wadani ah oo aan laheleeyn ayoow ahaay
Mr
written by FIN , August 11, 2010
Alle ha u naxariisto Madaxweyne Mohamed Siyaad, waxaa umada iyo maamulkiisa ka horkeenay kuwa maanta horboodayo Land-Lanaka.waxaayna ka doorteen Qarannimadii Somalia Gobalaysi hoosna tagaan Gumeystaha.
kuwa dalkii u horseeday maanta in sidaa umada loo kale qaybiyo kolkii ay waayeen magac ama awood sheegasho sida : Wasiir, Taliye ciidan waad aragtaan dalkii somaliya dambiga aad ka gasheen.
Walise waxaan la yaab kuwo dabo socdo kuwa na baday halka aan maanta aduunka kaga jirno
jalle siyaaad
written by sharma , January 27, 2011
waxaa ilaah ka baryaa jaale siyaad u naxariis siiy waayo isaga oo kale arki mayno waxana ilaah ka baryaynaa madaxweyne oo siyaad kale ah inuu na siiyo waayo wadankeena barwaaqadiisa lama spp koobi kari.
xisabtam
written by wadani , May 20, 2011
ilahay ha unaxaristo abbaha umada somaliyeed walodarsaday guulwada
siyad
8/7/2011
written by carabeey osman , July 08, 2011
ilah janatul fardowso haka warabiye jaale siyad waxu aha mufakarka qaarada afrika somalida kaliya wax mu san u qabanin e qarada dhan ayu wax u qabto waxn ka baryena inu asaga o kaliye aqliyadisi ku shaqenayo mu waadin ah inu no so saaro
geeljere
written by jama abdimalick , January 19, 2012
jalle siyat my you rest in janatul firdowsa and be guided by al might lord in all tht is a head you .he was one of the best in somali soil and a good leader we miss you a hero and we will never forget about you you lead as in the write way we will never hve like you aboo siyat
aabe siyaad ilaah janadiisa ha kugu gallado
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
car yaa saa u hadli kara bal ii sheega geesi ilaah noo soo saaray ayuu ahaa, kuwii isaga mucaaradayey waa la waayey nin sidaa u hadla alleylahe been waa xaaraan Madaxweyne c/qaasim salaad yaa sidaa si u dhow u hadlay markii la doortay balse dawladnimo diidkii ayaa isaguna wax ka wadi waayey.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search