Bookmark
Email this
Hits: 1516
Comments
(2)
runtii waxaa uu ahaa wadani qaran allaha ha u naxaristo
written by warsame cabdirashiid cumar , September 05, 2011

jaalle maxamed siyaad barre waxa uu ahaa wadani qaran waxaan leeyahy waa la garanwaayay oo koox ibliis adeegsaday ayaa umada jar ka tuuray
HAYBADU WAA U DHALASHO, Abwaannimo waa loo dhashaa iibsi lagu waaye.
written by by Aweys,dalka Holland , January 17, 2012

Walaal, Bal iskaba daa Jaalle Siyaad Waxqabadkiisi iyo waxtarkiisiiye, Waxaa rumeysnayahay MUUQAALKIISA AYAA CADWGU KA NAXI JIRAY, KANA GARIIRI JIRAY.
Waxaan xasuusnayahay Shirkii Madxda Jaamacadda Carabta ay ku yeesheen Baqdaad dalka CIRAAQ, markii la soo gaaray Kaalinti Jaalle Siyaad AYEY DHAMMAAN mADXDI DALAKLA Carbeed wada istaageen, u sabciyeen, mana Markaas ama Shirkaa, Boqorradi iyo Madaxdi CARBEED Hoggaamiye sidaas loogu isataago, loona qiimeeyo.
Laakiin, xaasidow Kanax geeri iyo nolol, wax dabadiis Madxweyne noqdayna lama hayo, waase maqalnaa kuwo
Xabashidu iwm ay soo dhoodhoobeen, oo gadaal ay ka taaganyihiin Sawaaxili, ama xabashi.
Taarriikhda dadkey bartaa.
Walle qof wadani ah ama qalbi suuban kama dhargo Khudbadaha iyo Muuqaalka Jaalle Siyaad.
waa Aadami poo macsuum ma ahayn oo waa qaldami karaa, laakiin yaase khaldama qof shaqeeyey,ummaddana u xamaalay ayaa khalad gali kara, ALLA YARAXMA