You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad oo dadweynaha Soomaaliyeed u sharaxaya erayga Jaalle - 1971
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo dadweynaha Soomaaliyeed u sharaxaya erayga Jaalle - 1971

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (32)add
Wooooooooooooow
written by Jaamac , March 21, 2010
maasha'alaaah ILAAHAY ha unaxariisto Duqa waxa uu ahaa cod kor..... Thnks qofkii soo galiyay khudbadaaan qiimaha leh....
aabihii umada somaliyeed
written by abdi bashe , March 22, 2010
good to hear and read the history of the somalia leader Jaalle siyaad. I was one of the somali children who had a free education in somalia. I will remembar Jaalle siyaad all my life time, may god bless him.
bashe
delhi

allaha unaxariiso aabihii soomaaliyeed ayuu ahaa
written by cxa , March 23, 2010
allaha unaxariisto umad dhan ayuu aabe u ahaa waa mahad san yahay qofkii soo diyaariyay qudbadaan cajiibka ah
Ilaahay Janatul Fardawsa ha ka waraabiyo aameen,, Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare
written by Faaduma , March 24, 2010
Aabihii Umada Soomaaliyeed Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare, Waxaan ahaa dadkii nasiibka u yeeshay in dawladii kacaanka ay wax ku bartaan kuna hoos caqliyeystaan Ilaahayna ugu nimceeyey inaysan arag meel Soomaali isku leynayso,,,,, Ilaahoow Soomaali u soo saar hogaamiye daacad ah qabiilkana ka madoobee aamiin ,, nolol aad u macaan oo ka madaxbanaan qabyaalad ayaan ku koray
Mr
written by mohamed samow , March 26, 2010
Ilaahey ha unaxariisto Maxamed Siyaad Bare,wuxuu ahaa nin wadani ah isaga oo kalana soomaaliya masoo marayo lamana arki doono sida muuqata waayo wuxuu ahaa nin codkara geesi ah ,maantana waxaan ilaah kabaryeynaa inuu qof sidii soo kale noo keeno.
wacana
written by rascaseeyr , March 28, 2010
illaahay ha u naxarriisto siyad bare
waxu aha geesi halyey ah
Drs
written by hawa , March 29, 2010
ilahay ha naxariist jaale siyaad waxaan ahay dhlintii ku soo caqliyaystay maxamed siyaad madaxweynhii soomaliya waxaan ahay dadkii nasiib uu yeeshay in aan waxa ku barto dowolad jirta aanan soo arkin dad dakooda baabinayo sida yeeyda hadeer jirta ilahayow soomaliya u soo maciin ee dowlad cadil ah u soo dhali adaan kaa baryeynaa
inanka
written by jamaal , March 31, 2010
maashaa allaah allahaa u naxariistee wuxuu ahaa muwaadin Daacad ah oo soomaaliya mideeyay
accountant
written by abdi aziz noor ahmed , April 02, 2010
allaha una xariirto waa mid aanan ilaawi karin waa aabe soomaaliyeed oo waxnabay allaha u naxariisto
...
written by dahabo , April 08, 2010
inuu ahaa halyeey gaalo neceb taas shaki kuma jiro somaliyana isagoo kale daaye mid matali kara lagama helaayo madaxweyne illahay ayaan kaaga baryaya inuu kaa waraabiyo jantul fartowso aamiiin

Allaha unaxariisto abehii somaliyeed
written by c/llahi daqare , April 11, 2010
allaha unaxariisto aabihii umada aniga in kastoonan soo garin dowladii anoo caqli leh hadana waan dareemi karaa aabe siyaad maxaa yelay waa ninkii 21sano isku hayay somalida maanta joogto wuxuu ahaa nin gacmaha dab ku haystay lkn malaga yaaba in mid aabe siyaad lamid ah uu somali usoo baxo? mnaya. tii alle waa meshedee maya saan isleenahay anaha kuu naxariisto aabe siyaad
wadani
written by hassan abdullahi abdi , April 14, 2010
AUN aabihii umadda soomaaliyeed iyo wadanigii aadka u jeclaa wadankeeni iyo dadkeenii maanta waxaa cad in ay soomaaliya keliya laheyd hal aabe oo uu isaga ahaay markii uu geeriyoodayna aan agoon noqonay welina nahay ee soomaaliya haddii ay wax garad yihiin ma eryi laheyn wadani,waraabeyaalna ma keensan laheyn maanta waxaa xukunka ku hardamaya waraabayaal qaaciniin iyo tuugo ah oo wax aan ku tilmaamo laheyn aan ka aheyn xayawaaniin aan caqli laheyn marka laga reebo wax xad wax lunso soomaaliya faaidada ay ka heshay ceyrintii jaalle siyaad wax haysataa ee ha aragto faaidada. bye
jaalle
written by wiil siwaaqroon , April 14, 2010
Allah u naxariistee Mohamed siyaad barre waa ahaa abaahii garashada soomaaliya waxa uuna ahaa oo aan anigu oran karaa waa akbar maakir ama mufakar ee ka dhasha gayiga soomaaliyeed is soomaaliya horumar gaartona waxaa diiday kuwo wax ma gaarato ah oo iimaan laawayaal ah
waa ii farxad
written by abdinassir , May 10, 2010
qoreyaasha webkan waxaa ii muuqata in aad tihiin soomaali dhab ah,run waxaan qosley
qosol aanan qoslin muddo 20 sano ah, ilahayna ha u naxariisto jaalle siyaad.
aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii. aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii.
...
written by aadan xaashi mire , May 11, 2010
jaale waa in aad fahantaan soomaaliya hamidowdo hana is raacdo ilaahay idanki
Dhiirigelin
written by Abdirahim O Dimbil , May 27, 2010
Waxaan marka hore leeyahay allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre ,M.Geeriyooday ee J. Somaliya, waxaana WEBSITE-KA jaalle siyaad ku
dhiirigelinayaa ugana hambalyaynayaa xusuusinta joogtada ee hadaladaii qiimaha badnaa ee Madaxweyna M S Barre (Allaha u Naxariisto)
jaraadi
written by cali baardheere , June 05, 2010
waxaa sida runta ah in laxuso mudan in soomaaliya oo dhan ay agoontowdey markii Alla ha u naxriiseete aaba heena Siyaad uu dhintey geesinimadiisina waxaa og dhamaan aduunka muslin iyo gaalo
mar aan lakulmey sheeq Cabdi majiid zandaani wuxuu ii sheegey in uu ahaa madax weynihii muslinka ugu geesi sanaa xiligiisi wuxuu awood u yeeshey in uu wadan kiisi kasaaro dowladii waqtigaa ugu xooga badneed aduunka 24 saac ayuu ugu saarey rushka hada mala heli kara madaxweyne oo mareykan ka ugu saari karo wadan kiisi 24 saac alahayo u naxriis aabihii umada somalliyed kana raali noqo yaarab
wadani
written by cali baardheere , June 05, 2010
alahayo u naxriis aabihii umada somaliyeed wuxuu ahaa wadani
written by fu,aad ali ,march 24,2010
written by maansha alaah , June 24, 2010
alaha unaxariisto jaale maxamad siyaad bare ilaa heey waxaan ugabaryey inuu janada ilaaheey geeyo intaas kabacdi waxaa kudagalaa wax qabatkii jaale maxamad siyaad waxaa kamit ah wadankii buu dhisay dhismo kaliyah ma ahanee iyo dhismaha ciidanka xoogadalka ee soomaaliyeet iyo nabad galiyada wadanka iyo waxyaalo kale aanasoo goobi karin maan sha alaah alaahu akbar alaahu akbar
real man, real aabe ,real somali president...
written by Liban , July 19, 2010
waa madaxweynihii u mada soomaaliyeed ...ma aha kuwa hada jira
halyey buu ahaa jaale siyad
written by farax , August 29, 2010
jaale siyad wuxuu ahaa odey somaliyeed oo sharaf iyo qayo leh walahi
madaxweyne siyaad waqtigiisii markaan soo xusuusto raaxada iyo sharafta aan laheen iyo hada waxan heesano alshabab iyo qurun alow somalia kor uqaad oo siyad bare oo kale noo soo saar
Jaalle siyad
written by Abdixamid abukar , September 27, 2010
Aabe siyaad aabihii garashada jannada firdawsa illah hakawaraabiyo amin amin amin
...
written by cali qaliif faarax , October 10, 2010
maansha allaah jaalle siyaad illaah ha u naxariisto waxaa uu ahaa madax waayno jecel hormarkja umada somaliyeed
Geesigii umada soomaaliyeed jaalle Siyaad
written by written by zainab, April 21,2011 , April 21, 2011
Alle ha u naxariisto, e Aabe Siyaad waxa uu ahaa halyeygii umada Soomaaliyeed wuxuu kaloo ahaa nin codkarnimo iyo hadalyaqaanimo ilaahey ku maneystey isaga nin lamid ahna ilaa iyo imika ma hayno madaxweyne kadanbeeyeyna majiro wuxuuna mar walba katalin jirey sidii ay umada Soomaaliyeed wax u noqon lahayd horumarna ugaari lahayd markii uu talada hayeyna wax badan ayuu dalka iyo dadkaba u qabtey Jaalle wanaagiisii iyo wixii uu qabtey halkan laguma soo koobi karo waxaanse dadka Soomaaliyeed u ogaysiinayaa waxaad tiraahdaan Jaale Siyaad nin xun buu ahaa bal waa iga su,aale wax dhaama maheysaan?ilaahey haddii laga cabsanayo jawaabtu waamaya Allah waxaan ka baryayaa inuu janatul fardawsal aclaa ilaa ka waraabiyo dambigiisana udhaafo Aabihii umada Soomaaliyeed Aamiin Aamiin Aamiin.
...
written by a/rizak , July 15, 2011
illaahay haunaxariisto jaalle maxamed siyaad wuxuu ahaa geesi, codkar, magabade, iyo muwaadin daacad ah
Mar Xuum maxamed Siyaad barre
written by Yaasiin baffo , November 07, 2011
Waxaa cajiib ah in maanta ciidamada soomaaliya lagu soo tababaro wadamadii aan anaga tababari jirnay. Saraakiishooda ciidan ma illoowdeen. Waqtigii dawladdii kacaanka in ciidamaddii soomaliya xitaa eeysan waqtigaa Cabsi ka qabin xitaa wadamadda qaarkood
Sinyoore iyo sinyooriina ama Mr iyo Mrs MIss ayuu ku bedelay Jaalle
written by Mohamed Abdi , March 10, 2012
Qiimahiisa ilaah unbaa ka abaal marin kara ee ma ahan Soomaali oo qabiil qaranimo ka door biday. Jaalle Siyaad ilaah hakugu gallado naxriis badan.
Jaalle SIyaadow, marka hore Allaha kuu danbi dhafo , ka dina,
written by Dalmar , April 12, 2012
Inta maanta nool ee joogto, khudbadaas uu Macallinkii Tawraddii Soomaaliyeed akhriyey sow maanta
ma caddaanini in si fiican loo xabaaley hiddihi, dhaqanki iyo tacliinti soomaaliyeed oo markaas Tawradii
21 Oktobar ay bannaanka u soo saartey.
Hiddihi iyo dhaqanki iyo luqaddi Soomaliyeed la xabaal.Soomalidi barigaas dhan walba laga xoreeyey dib ayaa kuwa dubkana soomali kA Ah , quluubta iyo camalkana Munaafaq ka aH ayaa dalki ku habsaday.
Waxaa loo kala baxay Hoggamiye kooxeedyo, Maamul goboleedyo qabiil ku dhisan, Dastuur danaysi iyo qabiil gumeysiguna aqbalay oo saxay, Madaxweyne ku sheeg hoos jooge u ah talo iyo amarba dalal shisheeye oo kale.
Ugu fdanbaynti dalki dhinac wala waa agoontoobay, waa l;a gatay Badihiisi, dhulkiisi iyo cirkiisiba.

Ilaahayow u naxariiso,Max,ed Siyaad,maxaa Ilaahay haybadsiiyay!!!!
written by yaqub , May 17, 2012
Waxaa nasiib daro ah Dadka maanta Soomaali xukuma, ama u hanqaltaagaya inay xukumaan,marka labarbardhigu, suugaanta, aftahanimada ,haybada iyo wadaninimada MADAX WAYNE SIYAAD , Alla hawnaxariistii!!!!
...
written by Axmed Ibrahim Hargeysaawi , December 04, 2013
Ilaahay Haw Naxariiso Abe Siyaad.... he outlined clearly his intention to write Somali Education, I think this speech was the first that he mentioned liberating and educating his people from the poverty and illiteracy.
he had in mind in 1971 what eventually to come be known Ololahii Af Soomaliga 1973..
...
written by nuur cali maxamed nuur daacda , March 07, 2014
aniga kuma so garin waqtigii ow talinayay lkn inta aan arkay ayaa igu fillin jaale siyaad bare maqal iyo muqal inta aan arkay waxa uu qabtay wax
laso koobi karo ma ahan hase yeshe waa geeriyooday allaha u naxa riisto ayaan lee yahay
aaaaabihi dalka waaaye lkn hadii aaan kuso gaaari lahay dowladiisa ma dareeeemi lahey dhibka hada nalagu haaayo
Mr
written by Daud Afey , April 09, 2014
Allah haunaxariisto.Jaale Maxamed Siyad waxuu ahaa qof wanaagsan xaga in ummad lahogamiyo.noolasha gaar ah Allah ayaa naga og.
waxuu ahaa hogaamiye geesi ah,cod kar,umadda ay isigu midtahay.makiin dhaxal ugamatagin ummada Somalida Jamhuriyadda kunool gaar ahaan magaaladda Muqdisho oo dhulka xoog oga dhaxday sida bakeeriga uu ujabo.
waxaa kareeystay dadkii Somaliyeed oo kabaxsanaa xuduuda,sababtoo ah Itoobiya iyo Kenya cabsi xoogan ayaay kaqabeen.adùunkan looma baahno in aad noqoto geesi 100% .hadii aad noqoto geesi sida Somali ayaa liskaa weeydiniyaa

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search