You are here: Home Maqal Jaalle Siyaad Gumeysiga - 1970
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad Gumeysiga - 1970

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

 

Comments (11)add
Qudbad qiimo badan
written by D M hashi , November 19, 2009
Waxaan filayaa qof kasta oo soomaali ah in hadii uu og yahay waxa soo socday uu qaadan lahaa qudbadaan aan ku tilmaami karo mid aan dib danbe inoo soo marayn. Waxaa yaab leh sida uu u tilmaamay waxa maanta taagan oo ah in hubka la isugu kaaya dhiibay nalana kala gadayo Ethiopia oo ah cadowga ugu wayn ee soomaaliya leedahay qof kasta oo soomali ahna uusan kugu diiday hadii aad ka wada hadashaan in maanta aan gacanta ugu jirno oo wixii ay rabto ay ka samaysatay wadankeena uuna melez ka yiri baarlamaanka ethiopia soomaaliya anigaa madaxwayne, ra'iisul wasaare iyo afhayeen baarlamaan ka ah dad soomaali ahna aya leeyihiin anigaa saan ah anigaa hebel ka fiican ama qabiil hebel ka fiican. Ugu danbayntii ninkii nin ka fiicanow waa lagu arki doonaa ee allow yaa ku dhaha yaysan kugu dhicin (anaa didiyoo dalkii ka eryee xaggee soomaali u doonaa)

good speech
written by maxed , January 14, 2010
what a powerful speech.
...
written by soomaali , March 06, 2010
GUMEYSI WUU JOOGAA LACAGTIISII FARAHA BADNEYDNA WUU HAYSTAA KUWO INTAA YAR


EEGAYANA WAY JIRAAN. CAJIIB ALLA SIDUU U ASIIBAY WAXA MEESHA YAALA
CIILBADANAA
written by SAKARIYE , March 08, 2010
ILAAOW UNA XARIISO ALLA XILIGAN HADII UUNOOLAN LAHAA MAXAA HORMAR GAARI LAHAYN ILAAHOW UNA XARIISO
...
written by mahad , March 21, 2010
ala yaa somali hayn doona ileen ninkii geesiga oo hay waa ka geeriyoday maxamed siyaad alaayarama wuxuu ahaa wadani geesi ah oo dalka horumar gaarsiyay waligeen nasoo marimayo madaxweyne kan oo kala alaha unaxriisto aabosiyaad ,

aduuno
written by ahmed , June 13, 2010
Ilin aya iga imado marka an maqlo hadalada naxariistii jana allaha ka warabiyo
waxa uu ahaa geesi wadani ah somaliyana waxa manta haysta wa cuqubadii ay
ka galeen ilahay ha ina siyo dowlad cadalad ah amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiin
Ma maantuu ogaa waxa dhacaya oo loo sii sheegay?
written by Mohamed Abdi , March 09, 2012
Ilaahow dambigaaga iyo kii waalidkaa 100 fac cafi. Ehlu kheyr insha allaah, waxaan markhaati ka ahay inuu muwaadin dhab ah ahaa oo xalaal ah. Ilaahow Jaalle M S Barre u naxariiso, Soomaalina dantooda garawsii.
maxamed siyad Barre
written by bari , August 08, 2013
Allah ha u naxaristo halyeygi somaliyed ayuu ahaa
ABAWWANIMO WAA LOO DHASHAA IIBSI LAGU WAAYE.
written by Dalmar , November 09, 2013
nbayntxasuustaa markaan dhiganayeu dugsiga dhexe bal lacag Dawladu i weydiiso iska dhaafe buugaagtalana sii jiray, ayaan xasuustaa Gabay ama Geeraar aann Iskuulka ku barab jiray. ka dib marki UGAANDHa iyo TANZAANIYA ay dagaaleen , in Ururka Midowga Afrika ay JAALLE SIYAAD U XILSAAREEN in uu heshiisiiyo labadaas dal, ka dibna uu guul ka keenay. Markaas ayaa Gabayaa Soomaaliyee ee waqtigaas noolaa yiri ABAWAANIMO WAA LOO DHASHAA IIBSI LAGU WAAYE.Ugu danbaynti , Marxuumkaas ALLA YARAXMA. Somalidana waa kuwaas maanta badaha caalamka ku dhamaanayo Kaniisadahuna ay ku tukanayaan, waana cuqubo , nabsi laga galay dalka, dadka iyo Kacaankii Soomaliyeed ee lagu xadgudbay. Alxaasid laa yaflax.
allaaha unaxsriisto amiin
written by maxamed khadar , April 20, 2015
Somaliyey abe siyaad hurdadii uu shegayay manta ayaan jiifnaye aan ka kacno hurdada
Wallahi gumesiga hada ayaan ku jirna sababtoo qabiil qabiil ayaa noola kala saaray ala ilahay una xariiso abihii umada somaliyeed amiin
15 march 2023
written by Bashirfarah , March 14, 2023
Rabi haw naxariisto maxuu dhaxal inooga tagay lkn ayaynan ka faa iidaysan
Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search