You are here: Home Maqal Dhalinyaradu waa mustaqbalka dalka - 1972
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Dhalinyaradu waa mustaqbalka dalka - 1972

E-mail

Comments (3)add
student
written by dheemanka madow , October 25, 2011
waxaan salaamaya dadka sameeyay wabsitekan, waxaa i taabtay khudbada madaxwaynaha, waligay ma arkin nidaam lkn waxaa i taabtay khudbada madaxwaynaha waa ruux soo maray somaliya ahna ninka kaliya ee wadanka maamuli karo waa aabe somaliyeed oo lahaa hami sare. waa qof mudan in lagu daydo taariikhdiisa dib loo akhriyo. ma ihi qof ay isku beel yihiin siyad barre lkn waxaan ahay qof uu wax soo baray waalidkiisa nidaamkisana wax ku soo bartaywaxan ii shegay abahay
KHUDBADAAS UU MACALLINKII UMADDA AKHRIYEY, RUN AHAANTII WAYB ADAGB TAHAY
written by Dalmar,Holland, 14.2,2012 , February 13, 2012
Waxaanaan caawa kari kareynin in aan caawa hurdo fiican seexdo.

Bal , Ninkaas qaaliga ah A.U.N , iyo bal waxa sheeganayo amaba 20 sano iyo ka bnadan

sheeganao Madaxweynayaal bal qofki aan jirraneynow, hadaad qoodh iyo xero leedahay

bal arag. Haddaad se la mooral tahay jirrida iwm , waa adiga iyo yeelkaa.

Allow u naxariisto , doq2ontu wax sheeg ma istaahisho diracna waa og yahay.

dhallinyarow maqla warkaa
written by Mohamed Abdi , March 10, 2012
Ilaahow adiga ayaa naxariistaadu waasic tahay dambigiisa dhaaf oo jannada qasri uga sameey halyeeygaa, nin africa iyo carab wax u sheegayey ayuu ahaa iska daa dadkiisa, bal eeg khudbadaa, qiima badanaa, ilaah ha kuu nuuriyo qabriga oo waasac ha kaaga dhigo. Jaalle Siyaad kelmadahaagiii waa u darsanay iska daa waxqabadkaagiiye.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book



About

Author Developed and maintained by
Mohammed Ibrahim Shire