You are here: Home Maqal 26 Jan 1991 iyo taariikhdii Kacaanka
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

26 Jan 1991 iyo taariikhdii Kacaanka

E-mail

 

Comments (10)add
...
written by Yasin , March 19, 2011
Aniga waxaa ahay dhalin yarada somali waxaa na ku nolahay dalka uganda waana jeclahay allaha u naxarista jaalle maxamed siyaad barre in kasta oo an ku soo garin dowladii umada somali aabihii umada wax badan ayuu no qabtay waxaana rajenaa ma jiro nin u dhigama lkn madaxweyne caadil ah illaheyo wad awoodaa
Farqiga udhaxeeya 21oktoobar iyo 21 kadanbaysay
written by gurey , March 24, 2011
Xaqiiqdii maha arin aan halkaan ku soo koobi karo wax qabadkii kacaankii 21 oktoobar ama abihii umadda soomaaliyeed waxa uu u qabtay wadanka soomaaliya,maxaa kamida
1,dugsiyada hoose/dhexe/sare ilaa heer jamacadeed oo lacag la,aana
2,caafimaadka oo lacag la,aana
3,horomarinta beeraha, warshadaha,
waxaa is waydiin mudan maxaynu haynaa hada maxaysa soomaaliya ku sugantahay qofwalba oo hada nool waa uu lasocdaa farqiga u dhaxeeya manta iyo shalay waxa aan lahadlayo wa dadkii soo gaaray dowladii mahamed siyaad bare(Macalinkii Kacaank)ugu danbayntii waxaan ilaahay ka baryayaa in ilaahay naxariis caama siiyo umadda soomaaliyeedna dowlad caadila ilaahay u dhaliyo
amaan
written by siciid(habsiyaasadeed) , May 06, 2011
alle ha unaxriistee maxmed siyaad bare wuxuu ahaa halyeey aan marnaba la ilaawi karin
farqiga udhexeeya labaantankii sano ee tagay iyo labtankii xigay lamasoo koobi karo lakiin waxaa ingu filan dhamaan adeegyadii bulshada ee uu fududeeyay anigu anoo isle sabtida bari ayaad jaamcada ku dhigan lacag laa,an ayaa buburkii dhacay
somalay dantiina garta
written by mahamed xule , June 12, 2011
aabihii kacaanka soomaaliyeed ahaana libaaxii africa waxan ilahay uga bar yayaa in uu janadii fardowsa kawarabiy amiiin amiin anagna ilahay maanta dhib badan ayey umada somaaliyed somartaye isaga oo kale nooga dhigo muwadinka wadaniga ah waa mahamed kii labade mudane mahamed c/lahi mahamed farmaajo amin alahayow
alaha hau naxariisto
written by abdikarim abdihoosh , June 28, 2011
Runtii maxamed siyad barre waxuu ahaa nin ilaahay kafogeeyay xanuunka haya siyaasiinta somalida ama aan dhehee somali badan keed waxuu ahaa nin dadkiisa iyo dalkiisa aad u jecel wana tan ilaa hada la la yahay nin asagii oo kale ah ilaahay hau naxariisto waxuu somali u qabtayna ilaahay jano haugu abaal mariyo aaamin amin amin amin
waanno.
written by liibaan.heerlen , July 06, 2011
[marxuum.]siyaad bare ALLAHA UNAXARIISTO EHELADIISANA OODHAN IYO WILIBA
UMADA SOOMAALITEED SAMAR IYO IIMAAN HAK KASIIYO AAMIIN.AAMIIN AMIIN
WAXAAN RAJAYNAAYAA INUU UMADA USOOSAARO SIYAAD OO KALE AMA UDHOW HADIIBA UU JIRO.
WAXAAN OO KALE UMADA SOOMALIYEED KU BOOGAADINAAYAA INAAN GAC,MAHA ISQABSANO
OO AAN MID IS KU NOQONO SIDII AAN DHIBAATADA TAAGAN UGABIXILAHAY.
oo meel ksta aan joogno aan isu gargaarno [INSHA-ALLAH]
TAAS AYAA NOO BALAN AH. ////// [WAANO]//////

...
written by Warsame xaaji faarax , July 07, 2011
Alle nixariis ha siiyee maxamed siyaad barre, cidna amaan ugama baahna sabtoo ah hadal waxaan isaga daayay (1) lagaaga horee, (2) lagaa dhihi og (3) la yiri, marka waxaa marqaati ka ah 21 sano oo balaayadii bilaabatay 1991 ilaa hada hari ladahay midkastoo la keen
...
written by Ali abukar , September 25, 2011
Aniga waxay ila tahay shalay maanta in ay laba kala yihiin taa waxaan ula jeedaa in somalia la ogyahay maanta waxay ku nooshahay iyo shalay sideey ahayd waxaan marqaati ka ahay in Jaale Maxamed Siyaad Bare uu somaalia waxaan la ilaabi karin uu usooqabtay
ALLAYARXAM
written by cabdi jaamac janaqow , November 09, 2011
Salaama caleykum . NINKII hadlaayo hayska hadlee annagu aabe siyaad aan lajirnaa , xiligii lagu heesay hadda maahayn ee JANNATUL FARDOWZA ALLAHA kawaraabiyo . Heesta cabsi ahaydaa iyo daacadba maanta maxaa tiraahdeen? Waa su aal jawaab loo waayey. A A M I I N,
Waaynu mahadinay Mahadinay Maxamed Siyaad.
written by Abdullahi Ifka , January 17, 2012
Ruux kastaba soomaaliyeed Wuu Muqsuudaayaa oo maamulka dhulkiisuu u murgoonaada
Waynu mahadinay mahadinay Madaxda Sare maasha allee mahadinay "Maxamed siyaad".

Aqli xumadi waan ka baxnoo ummadahii isdili jiray baa aaragudashadii ka haree.
Ma ogtahiin ayaanka waan ognahay, Ma ogtahiin ayaanka waan ognahay .
Soomaaliyoo idil ayaan ku leeyahay Oktoobaree.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book



About

Author Developed and maintained by
Mohammed Ibrahim Shire