You are here: Home Maqal Heeso Waxbarasho - Faduuma Cali Nakruuma
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Waxbarasho - Faduuma Cali Nakruuma

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (8)add
sixid
written by shacabka , February 19, 2014
asc wr wb waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka salaan ka dib waxaan rabaa idin saxo maadaama qofka qaadaya iyo magaca aad meesha ku soo qorteen uusan is lahayn heestaan waxbarasho waxaa qaadaya fanaanka weeyn sayid khaliifa oo ka tirsanaan jiray kooxda iftin ee wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta nakruuma heestaan Wax shaqo ah kuma laha waxeeyna ka tirsanaan jirtay hobolada waaberi ee wasaaradda warfaafinta iyo hanuuninta dadweeynaha

Dadweynaha
written by Fah faahiin , March 08, 2014
Codka heestaan waa mid Haweeney, eeh maahan mid raq. Heestaan waxa gaadaysa Faaduma Nakruuma, eeh mahaan Sayiid khallifa. Sayiid khaliifa waa Abwaankii heesta sameeyey eeh muunan kuu luuqaaynin. Ayaamahan buu sayiid khaliifa bilaabeey inuu heestaan heeso. Nakruuma buu biloowgii u diibay heestaan.
sixid
written by Aniga , July 20, 2014
Walaal waa run heestan waxaa qaada Sayid khaliifa oo ka tirsanaa kooxdii Iftin ee wasaradii waxbarashada.
Walaalayaal yaan laysku khaldin fanaaniinteena kuli waan wada jecelahay. waad mahadsantihiin.
Jawaab
written by shacabweynaha , August 04, 2014
Maya walaal, Codka heestan waa mid dumar, ee mahan mid rag ama nin. Taas waxay Cadaaynesa inay heestaan qadayso Fanaanada weyn ee Faaduma Cali Jamac Nakruuma. Hanuuninta Shacabka Holbolada Waabeeri iyo Iftiin way u wada simnaayeen, wayna is la shaqaayn jireen. Mahadsanidiin.
Sixid Sax ah
written by Kaariye , September 03, 2014
War heestan waxaa qaadeya waa niin magicisu waa Adnan Mohamed Abdi iyo kooxdii iftin!Waa cood rag 100% waad mahadsantihiin!
Mincaha dhadhanso
written by Maxamed , February 27, 2015
Hebal iyo hebal ayaa qaadaya micno keeni meysa ee nuxurkeeda waa inaan dhadhansanaa iyo waxa ay xanbaarsan tahay.Aadmigu wuxuu baahi qabay bilowgiisi hore barasho ayuu kaga bogtey ayaa la rabaa iney maankiina iney gashay
1976
written by Saciid Faarax , December 06, 2015
Heestan iyo kuwa lammidka ah ee aad soo geliseen shabakaddan qiimaha leh aad baan idiinku mahadinayaa. Ma hubo sannadka waxaanse filayaa inuu ahaa 1976dii. Waxaa heestani gogoldhig u ahaan jirtey Barnaamij maqribkii idaacadda ka bixi jirey oo ku saabsanaa waxbarashada. Waxaa heesta qaada Sayid Khaliifa. Aad baan ugu farxay markaan maqlay. Waxaan kaloo jeclaan lahaa inaad baafisaan hees hordhac u ahaan jirtey Barnaamijkii shaqada iyo shaqaalaha. Ereyadeeda waxaa ka mid ahaa: "aan kuu sheegee shaqaaluhu waa sharaftii dhulka sharraxaysey. Waa kuwa shiida cammuuddoo kala shuba oo isku shiiloo kasoo shaandheeya macdantee".
Shaqo fiican baad haysan oo dhallinyarta beenta loo sheegayo tusaysa sidii wacneyd ee dalkooda horay kacaanku ugu wadey.
...
written by Barkhad Omar , December 10, 2015
Waxaa wax lala yaaba dad ka codka qofka heestaaan qaadaya ku sheegay inuu yahay cod dumar mar dhigahay ka jirranyihiin mise waa iska cayaatayaan? Waa cajaa'ib walaahi heesta waxaa qaadaya sida loo sheegay Fanaanka Sayid KHALIIFA
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search