You are here: Home Maqal Heeso Waxaan Ahay Naftii Hure - Cabdi Kaamil Cawaale
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Waxaan Ahay Naftii Hure - Cabdi Kaamil Cawaale

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

 

Comments (31)add
heestaan aad baan u jeclahay
written by Mohamed Abdi , March 24, 2013
Waxaa la igu yiri ma ninka qaadaybaa mise ninka tiriyey wuxuu ahaa askari dagaalkii 77 ayuu tiriyey oo dagaalkii ayuu ka qeyb galay kamana soo noqon aun haddii ay dhab tahay haddii uu noo yahayna wadanigaas allaha barakeeyo.
...
written by Wadani soomaaliyaad , March 30, 2013
Allah ya raxma , Cabdi Kamil Cawaale waxu ahaa wadani dhab ah, oo naaftisa uu huurey wadankisa hooyo oo isku qarxiyay hog xabashi ka buuxday1977kii sidaan ku magley, waxanu uu dashey sool,sanaag, cayn dhuulka la daho. isaga iyo 14 wiil baa naftooda huuray baan magley ruunti. heerkaas bey somalinimdodu aheyd ruunti ee naaftooda uu gadaan. mantana nasiib xuumo, xabashidii baa heysata dhuulki ee uu dhintaan melo badan.
heesta naftii hure ninka sameeyey
written by jaamac , May 28, 2013
Heesta waxaa sameeyey nin soomaaliyeed oo soomaalinimadu ku weyneyd.Waxa uu dhasahay magaalada buuhoodle oo wakhtigan xaadirka ka tirsan maamul goboleedka khaatumo.Waxa uuna ka soo jeedaa qoyska reer daba gooye oo kamida kuwa uugu caansan deegaanka,isguna waa ina dabagooye.Heesta waxa uu tiriyey subaxa uu ka ambaxay caasimaddii hore ee soomaaliya,muqdisho.Ilaahay ha naxariistee dib uma soo noqon.Markaa waa in aynnu ilaahay uuga barino in uu jannadiisa ka waraabiyo.
Heesta Naftii Hure
written by amanuur5 , August 12, 2013

ASc, waxaa ereyadeeda Sameeyey alle ha naxariistee Abwaan Maxamuud Axmed Dabagooye, oo ka tirsanaa Kooxdii Heegaan ee ciidanka Booliska , waxaana lagu dilay Degmda Dhagaxbuur sannadkii 1977
...
written by Wardhiigley ii heesa aad udhageysta , September 26, 2013
Wuxuu ahaa abwaanka waa dabagooye abwaanka qaali ah Allaha u naxariisto Wuxuu ahaa wadani Waxaad heesta qadey Cabdi cawaale kamil labadoodaba illahey ha u naxariisto
wadan
written by ali , November 15, 2013
Dadkii saas u ahaa dalkaan waxaa badalay kuwo qabiil caabudee war na aaway goormaan iska qabanaynaa markaan dhimano?
...
written by ducaale xaaji , November 23, 2013
asc allaha u naxariisto ninkii alifay & ninkii qaaday ee kaga dhabeeyey lkn waxaan idiin sheegayaa dadka qabiilka caabuda ee bahalaha ee xabashidii berigaas muqdisho keenay ee xarumihii aga maamulayey dagaaalkii 77 xabashi dhex seexiyey allaha soo hanuuniyo Somali dhibka allaha ka qaado khaladkoodana allaha garadsiiyo intay qabiil caabudayaan duligaas kama baxayaan aduunkana way ku ceebaysan yihiin aakhiran waxba uma jiraan gadhihii qurux badnaa jamaykan ayaa gral frand k a dhigtay ragiina naago madow ah oo gala ah ayey qabaan 23 madax wayne ayan maraynaa waxaa noo dhiman 17 kale tiiha allaw naga bixi aamiin waxaan ku jirnaa 40kii sano ee reer binu israa,iil
Cabdi Kaamil Cawaale
written by Khadar , December 04, 2013
SC

Cabdi Kaamil Cawaale heestan waxa uu qaaday habeenkii la qaadayay ciidan uu ka tirsanaa oo loo qaadayay dagaalkii 1977-kii, markaas habeenkaas waxa u tumayay heestan Band Boys-ka, goobtuna waxay ahayd xeradii gaas labaad ee Birjeex, ILAAHAY ha u naxariistee markii Cabdi Kaamil heestaas qaaday waa uu tagay degaalkii, nasiib wanaag kumuu dhiman, ee bari danbe ayuu ku dhintay Borama isaga oo xiligaas lug go'day oo naafo ah.
ILAAHAY ha u naxariisto waxa uu ahaa Muwaadin illaa hadda aynaan arag isaga oo kale.
Searching Koos & Asiya Dabagooye
written by Maxammed Ismail (Raage Ugass middle School) , December 26, 2013
Waxaan isku kalaas ahayn Koos iyo Asiya Maxamud Axmed Dabagooye oo aan wada dhigan jirnay Raage Ugaas . Very intelligent and true Somali young women so please if you visit this site (true Somali Site) send me an email
HYasuf@hotmail.com.
wadaninimo waa saas 1 1 2014
written by cabdi kamil , December 31, 2013
alaha u naxaato labada qofba kii alifay iyo kii qaadayba waxeey ahaayeen wadaniyaal oo waan qirsanahay ee waxaa leeys weeydiiyaa majiraan dad ayagoo kala ah hada maya ayaan u maleeynayaa iskaba dhaafe maba jiraan kuwa ku socda wadadoodii marka waxaan leenahay alaha nasiiyo wadani nimadooda oo kale hadaan laheleeynine mid udhay aamiin ilaahoow naga aqbal taas
ahmed hiiraan
written by ahmed hiiraan , February 26, 2014
alha u naxariisto mawadinkaas soomaaliyed janadii fardowso alaha ka warabiyo
muwadinkaas ilaahow wadanka inoogu soo celi xiligii somalinimadu ay dhabta aheed
Geesigi wuxu udhashay Gobolka Awdal Gaar ahaan Degmooyinka Borama Magalacad iyo Dilla
written by Mohamed Fadan , June 01, 2014
Waxan maqli jiray uun ninka geesiga ah lama gafo oo macneheedu yahay inay cid waliba iska sheegatto oo ay tidhaahdo anaguu ahaa iyo xagayaga ayuu u dhashay.
Hadaba waxan idiin cadaynayaa anigu inuu Abwaanku ahaa adeerkay heestan moronka dhalisayna waxa sameeyay isaga isla isaga uun baana ku luuqeeyay sida ay dadkaas taariikhda marin habaabinayaani sheegayaana ma aha oo abwaanku kuma dhiman dagaalkii 1977 ee isaga oo Miino lagu xudhay is uu isagu qaxiyo god Dhufays ah oo ay ku dhuumanayeen Ciidamada Itoobiya ee uu waqtigaas dagaalku inaga dhexeeyay ayaa la rabay inuu isku qarxiyo isaga oo miinaysay. Kadib markaas ayuu heesta ka qaaday isla goobtii lagu miineeyay isaga oo dhanaya
Nidar baan hore ugalay
Niyadaydu waa meel
Hadii aanan soo noqon
Calankayga nuuroow
Allahayoow ku nabad geli
Intaas ka bacdi markii uu qaaday heeskaas qiimaha leh ayaa Janankii ciidamadaas haystay uu ku dhawaaqay in ninkan Miinada laga furo uuna yahay nin miisaanleh oo aan u qalmin in Miino lagu xidho oo Qarax lagu fuliyo. Waxanu yidhi Ninkan Dalka ayaana ka maarmayn.
Horta sidaas ayuu ugu baxay magacan NAFTII HURE.
Waana been oo abwaanku kuma dhiman dagaalkaas ee waxa uu ku dhintay magaalada loo yaqaan Magaalacad ee Gobolka Awdal sanadihii 1990 kii.
Darajada ciidanimona waxa uu ka gaadhay CORNAYL sare.

Waxaa ahay naftii hure
written by Mustafe heybe , June 09, 2014
Heestan waxaa alifay alle haw naxariistee abwaankii weynaa ee kooxdii heegan ee ciidankii booliiska somaliya shahiid maxamuud axmed cali dabagooye abwaanku wuxuu ku dhashay degmada buuhoodle. Ahn wuxuu heesta sameeyey subixii uu muqdisho ka baxayey ee uu goobta dagaalka uqalab qaatay. Wuxuuna ku shahiidey dagaalki oo maso noqon waxana heesta ku luuqeyey cabdi k cawale illahey labadoodaba ha u naxariiste
...
written by sicid , June 11, 2014
beeen ayad sheegaysaan dhamaantiin abdikamil cawaale wuxuu ahaa fanaan xooga dalka somaliyeed kadib wuxu galay ileys band jigjiga halkaas ayaa u ku dhintay waxana ahay anigu qofka hortaagna walahay markuu dhibanayay qarax ayuu ku dhintay haayaa gibood ayay ahayd maalintaas waxaa la dhaawacay abdulaahi lug buur oo ahaa madaxweynaha kililka abdi kamil cawale wuxu gudabiirsay (reer boorame) anigu waxan la hayb ahay nimanka ka been sheegaya taarikhda abdi kamil lakin sxbkey abdi kamil allaha u naxaristo
...
written by gedi , July 14, 2014
walaala yaal hala isk a daayao beenta ninkani waa nin soomaaliyeed waana nin reer awdal ah oo reer dilaad ah iyo magalacad cabdi kaamil muran mageli karo wuxuu ahaa xooga dalka wuxuna ahaa abwaan kooxdii janaral daa uud ee hargays ee xishooda oo beenta daaya waxa walba lagu ma mormo ee isna alla ha u naxariisto
walaalnimo wadan jecel
written by Abdi , August 12, 2014
Anigu waxaan bartey Abdi kamil cawaale sanadkii 1984 anigoo dugsiga hoose ka barta Magaalo cad halkaas oo dugsigayaga ay deris ahaayeen Hooyadii Aamina Geelle Allah ha u naxariistee isaguna uu mararka qaar booqasho ugu iman jiray.
Aabihii Kaamil wuxuu ahaa gabyaa waxaa ka mid ahaa 'sidaan labada geelle u dhex galay dheeli baan ahaye dharku iga casaa hadala waa la igu dhibayaaye ' isagoo kaftan iyo xifaalo uga jeeda labadiisa reer oo qoys ahaan laba Geelle kala soo jeeday.
Abdi kaamil wuxuu halyey caana oo xooga dalka soomaaliyeed ku lahaa taariikh dheer,
Wuxuu ahaa xoogagii markii dagaalkii sokeeye qarxey hogaamiyey jabhadii xaqu dirirka ahay ee ka difaacaysay xabashida iyo Falaagadii Snm deegaanka Awdal, Xiligaas shil baabuur ayaa waxaa ku go,day lug isagoo hawshaas hogaaminayey
dabeed sanad dambe ayaa magaalada Jigjiga uu ku geeriyooday laguna assasinate gareeyey Allah ha u naxariisto Abdi kaamil cawaale wuxuu leeyahay heeso badan oo qiiro leh.

Wuxuu ka soo jeedaa beesha deegaanka Dilla ee Gobolka Awdal
sixid
written by sabrye , August 21, 2014
allaha ha unaxariisto cabdikaamil iyo dhamaan asxaabtiisii kooda janaraldaa'uud ee qeybta 26aad ee waqooyi galbeed saligoodu ahaa gaar ahaan magaalada madaxda labaad ee soomaliya Hargeysa taasoo aan aqoon aad badan ulahaa waana nin u dhashey reer ahaan gadabuursi balse ahaa shaqsi wadaniyada iyo soomalinimada kudheertahay heestana isla asigaa ayaa curiyey waxaana taas kucadeynayaa aniga ayaa aabhey cabdisabriye uu kamid ahaa rag heestaan muusigeeda tumaayey kana tirsaa isla kooxdaas thanks
alaha unaxariisto aniga waxan sojedin lahaa nikan hadukatagay caruur aykafalad qadan dowlada markasjirta
written by wadanigan , September 06, 2014
siloogu xasuuto marwalba wadanigan ama jiilka sookoray lana warsado sidasaxda ah fanaaniinta somaliyeed oo ay iskuloodka ahaayen saxda heesat iyo qafkadiriya iyo meesha laguqaday wa aniga rayigayga cwali mahdasanidin somaliweyn oodhan
...
written by AHMED MAHAMUUD , October 10, 2014
waan ooyaa markastaan heestandhegyto ilaahay soomaalida quluubteeda ha isusooceliyo waxaankategey xamar 1987 ilaa hana kumanoqo waxaana joogaa dhulgaalo oo aananjeclayn ilaahay waxaan karajaynayaa in ilaahay dhulkeena nabad inoogadhigo I LOVE SOMALIA AHMED
...
written by AHMED MAHAMUUD , October 10, 2014
MARWALBAAN HEESTAN DHEGAYTABA WAAN OOYAA WAXAANA IDHAAHDAA MAXAAKUDHACAY DADKII SOOMAALIYEED IT WAS MARCH1987 WHEN ILEFT SOMALI MY ALLAH BLESS SOMALIAN PEOLE AND SOMALIAN LAND WHEN DAY I LIKE SEE SOMALIA PEACE PROSPERITY ILOVE SOMALIA
...
written by cali xamuumi , December 31, 2014
Allow waxaan kaa baryayaa naxariis deg deg ah ku soo daji somali inta dhimatay allaw u naxariiso intaa nool allaw quloobtooda isku soo jeedi , wadankeena faraha ayuu ka baxay oo aan soo ceshano 5tii (1) Muqdisho (2) Hargeesa. (3) Jabuuti. (4) enefdii (5) ogadeen .............
Nafii hure
written by Mustafe heybe , February 14, 2015
Waxan ahay naftii hure
Heestani muran ma gasho waxaana curiyey abwaankii weynaa ee kooxdii heegan ee ciidanka boliiska somaliyed alle ha u naxariistee maxamuud axmed cali dabagooye wuxuna ku shahiiday dagaalkii aynu la galnay ethiopia ee 1977KII abwaanku ku dhashay degmada buuhoodle oo ah deegaan ku caana suugaanta
Nafii hure
written by Mustafe heybe , February 14, 2015
Waxan ahay naftii hure
Heestani muran ma gasho waxaana curiyey abwaankii weynaa ee kooxdii heegan ee ciidanka boliiska somaliyed alle ha u naxariistee maxamuud axmed cali dabagooye wuxuna ku shahiiday dagaalkii aynu la galnay ethiopia ee 1977KII abwaanku ku dhashay degmada buuhoodle oo ah deegaan ku caana suugaanta
mr
written by maxamuud cabdi, Bristol, UK , March 07, 2015
waa nin reer awdal ah abwaanku ee cida cid kale ku sheegaysaa waa qabiilaystayaal qabiilkoodda amaan la jecel
Student
written by Mohamed Sayid , April 24, 2015
Abdi Kamil Awale
wuxuu Ahaa 100% Somali
Illahay Ha u naxariisto,Amiin,Aminn,Amiin.
...
written by maxamuud raage yare , December 13, 2015
Waxa qaaday heesta lahaana midhaha cabdi kaamil cawaale ahaana markaa askari ka tirsan cidankii ka qayb galay dagaalkii 1977 ee Ethiopia & somaliya halkaas oo markii uu heesta qaaday lagu soo celiyey dalka

Nafti hure
written by M Egeh , December 19, 2015
Cabdi Kaamil Cawaale, naftii hure Allaha u naxariisto, ninkaasi wuxuu ahaa Somali dhab ah, naftiisa ayuu calanka u u bixiyey. Somali maanta nool oo ninkaa u qalmaa ma jirro Walaahi Cadiim. waa geesi soomaaliyeed wuxuuna mudan yahay in la xasuusto.

Runta ka hadal hadaad faan ku nooshahay
written by Daauud , January 06, 2016
Anigu reeraha meesha isku eryanaya ee midina taariikh la'aantu hayso midna u haysto in la dhacay ee wax difaacanayo midna ma ahi, runtuse waa sidan:- Horta heesta ninka sameeyey Cabdi Kaamil oo Samaroon ah baan u aaminsanahay, fanaankii ugu horeeyey ee loo dhiibayna Muuse Ismaaciil Qalinle ayuu ahaa ayaan u aqaaney, ninkii Ddabagooye hada na barayoow Idaajaa u tag isagaa wax cusub oo been ah kuu malmaluuqiye.

naftii hure
written by Garaad maxamed , March 01, 2016
scw waxa nasiib daro ah in maanta ay dhacdo in boob cad oo aan gabasho lahayn lagu qaado heesihii fanaaniintii hore, taasoo ah maanta markhaati ma doon, cid walbana ay ka markhaati kacayso bililiqaysiga ku dhacday suugaantii soomaaliyeed. intaa ka sii gudbo heestan waxa sameeyey oo midhaheega iyo laxankeedaba lahaa Alle ha naxariistee Cabdi Kaamil Cawaale, kana mid ahaa ciidankii xoogga dalka soomaaliyeed, isla markaana ka tirsanaa kooxdii la odhan jiray Janaraal Daa'uud ee alka soomaaliyee, AHN cabdi kaamil waxa uu ahaa shaqsi ilaahay hibo u siiyey inuu hees alifo isla markaana ku codeeyo, inta badana heesaha uu qaado isaga ayaa samaytay, waa nasiib daro in maanta markii muuqiisii la waayey ay cid waliba iska sheegato. cabdi AHN waxa uu aha shaqsi ay aad ugu dheertahay wadanayadu , waxa uu ka soo jeeday deegaan ahaan Gobolka awdal magaalada boorama. Heestan waxa uu qaaday wakhtigii dagaalka lagula jiray Dawlada itoobiya 1977 kii, waxa aan u soo taagnaa habeen uu ka qaadayey meesha imika lagu magacaabo khayriyada Hargeysa ee dhanka bari ka xigta BGS ee hargeysa halkaasi oo markii ahayd hanuuninta dadweynaha dhinacna ka ahayd xaruntii guulwadayaasha, dadweynuhuna ay tubnaayeen halkaa bakiga hortiisa run ahaantiina hooyooyin fara badan ay ilmadu ka hoooraysay. (qudhaanjooy ku quuso).
runta maqal
written by wadani , January 29, 2017
allah ayaan idin ku dhaarshee adinka oo nider ka hadlaya ayaa hadana qabiil iyo qurun kii qaran keena cunay ka hadleysaan war saas ha u laabanina ee marka aad wadaniyada ka hadleysaan qabiilka iska ilaawa please waan xamaasadeysanahay ee hayla yaabinina
Abwaan iyo fanaan taariikhdu xusto
written by Huda , March 03, 2017
Abwaanada iyo fanaantii somaliyeed

Midhaha :waxaa iskaleh (maxamuud axmed dabagooye) qisada heestuna ay ku socotaa oo kudhashay magaalada buuhoodle
Qisadu way dheertahay micno heesta kabadana way
wadatay
Kuluuqeeyaha heesta: (abdi kamil cawaale) oo ahaa fanaan somaliyeed oo qiimo badan kuna luu qeeyey
Heesta kuna dhashay boorame



Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search