You are here: Home Maqal Heeso Waxaa Hoogleh Waxaa Hiilleh - Wadani
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Waxaa Hoogleh Waxaa Hiilleh - Wadani

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (16)add
Ardaydii kacaanka uu wax baray ayaan ka mid ahaay,,,,,,,,
written by daahir geedi cabdi , February 19, 2010
W axaan marna ilaawi karin dowladii kacaanka sida aay ugu dadaashay waxbarasha dalka siday u horey marisay mudadii aay joogtay iyo sida aanan marnaba u aqoonin wax la yiraahdo qabyaalada maanta ka hana qaaday dalka godkana ku riday waxaana leeyahay alaha u naxariisto maxamed siyaad barre
Mudane
written by Abdiwali Mohamed Ali Mahamed ( CARSHAAN ) , March 14, 2010
Allow Abbihii Ummadda Soomaliya ee Jaalle Siyaad Jannada ka waraabi, Aammin , Aamin, Aamiin
Hanbalyo
written by M.Osman , April 06, 2010
Waxaan halkaan si sharaf leh uga mahad calinayaa dhamaan intii is ku howshay in ay aruuriyaan barnaamijkan taariikhiga ah, aad iyo aad ayaad u mahad santihiin.
Marka xiga waxaa marna umada Soomaaliyeed hilmaami karin kaalintii dowladii dhexe ee Soomaaliya, dhanka Bulshada,Amniga,Caafimaadka,Waxbarashada.Dhaqaalaha.
siyaad baa mudan
written by ugaas dalmar , May 08, 2010
asc wr wb waxa sharaf ii ah marka hore inaan ahaado somali waxana nasiib xumo ii ah inaan marxalada maanta aan marqaati ka ahaado waxaa mudan sharaf iyo xusid AABIHI UMMADA SOMALIYED JAALLE SIYAA A.U .N iyo dhamaan dowladi ax yaa wani ya ALLAH karaamadi aad horey inoo tustay dib inoogu soo celi
allow u naxariiso aabe siyaad
written by maryan maxamuud cigaal iyo cali axmed maxamed , May 09, 2010
waxaa nasiib leh qofkii soo gaaray xilgaa ama wax gartay koley wadaninimo iyo dowladnimoba markaa ayaa u dambeysay e allow u naxariisro maxamed siyaad barre.
IDAACAD CUSUB OO LA MID AH UNIVERSAL
written by By Abdi-akhyaar , May 11, 2010
WAXAAN JECLAAN LAHA IN WEBSAYTKAN UUSAN KA LEEXLEEXAN WADADAN
WADANIGA AH, WAXAA JECLAAN LAHAA IN TAARIIKHDA SOOMALIYA DHAMAANTEED
AAD ARUURISAA, U SAMEYSAAN CD . LAGU DHAGEYSAN KARO MEEL KASTA OO AAD FURSAD
SIISAAN DADKA SOOMAALIYEED OO AAN HELI KARIN INTERNET. TAAS WAXAY KU IMAAN
KERTAA IDINKA OO U FEKARA QAAB INTAAS KA SII BALLARA. MASALAN IN AAD RAADISAAN
DHAMAAN MASHARRICDII AY KA QAYB GALI JIREEN XUBNIHII GOLIHI SARTE EE KACAAN IYO MADAXDI KALE. WAA INAAD BALLARISAAN HAWSHAAN, WAXAAN RUMAYSNAHAY TAARIIKHDA UGU SHARAFTA BADAN UGU WAXQABADKA BADAN GUDAHA IYO DIBADABA
WAA WAXQABADKII KACAANKII BARAKAYSNAA EE CURTAY 21 OK. 1969. WAXAAN HAL;KAAN UGA MAHAD CELINAYAA
BAHDA WEBSAYTKAN, WAXAAN U MAHADCELINAYAA ABWAANNADI QARANKA EE WADANIYIINTA AHA .MUSTAQBALKA WEBKAN WAXAA UU ISU BADALI KARAAN IDAACAD WADANI AH EE DADKA SOOMAALIDA YAR IYO WAENBA GARSIISA INAY ISJECLAADAAN.
XAQIIQ1DII WAXAA LA YAABAY MARKAAN AKHRISTAY FAKARKA DADKA DHALLINYARA AH
EE DHASHA DAGAALLADI SOKEEYE KADIB, MARKAY KU FARXEEN UNA RIYAAQEEN.WEAANA ARIIN DHAB AH.
Mr
written by ismaciil , September 30, 2010
waxaan u mahad celinayaa intii ka soo shaqeysay hadana ku howlan hor u marinta beyjkan. Runtii waa taariiqda rasmiga ah ee soomalida maanta iyo kuwa beritaba u noqon kara mid ay di yagleelaan si u saxaan qaladaadkooda.
Mahadsaniddin
MR
written by JAMA , November 24, 2010
WAXBARASHO BILAASH AH ILAA JAAMICAD.
FURSADAHA OO LOO SNNAA
ISKAA WAX U QABSO.OO HORUMAR WEYN LAGU GAADHAY.
WAA WAX AAN DIB SOOMALIYI U HELI DOONIN.
KHALAD WAA LA GELI KARAA OO BINI AADAM BAA LAYAHAY.
LAAKIIN TAARIIKHDU WAA WAX AAN LA QARIN KARIN.

...
written by yaasiin , November 27, 2010
wan idin slamay bahda isku howshay arintaan tan kale aad ayan idinkugu mahad celinaynaa sida ad u jeceshihin dadkina iyo dalkiina aniga xaqiiqdii AUN maxamed siyad ma anan soo garin oo waxan ahaa qof aad u da,yar lakin waxan daremay wadaninimada iyo waxay tahay iyo dadlaga waxa u yahay waxana lakiin ad uga xumahay dadkii soo gaaray ama wax ku bartay dalkooda ama ogaa shaqafta iyo karamada an ku dhex lahayn calamka oo mantay u dagalamayo qabyaald iyo qabiilo iyo urur ama maamul gaboled marka waxan leyahay ilahay ha tuso jidka toosan hadii kalana alaha ka hor wareejiyo dhalinyarada dadlkooda jecel
Arday
written by Bashiir Cumar Warsame , December 20, 2010
Jaalle Maxamed Siyaad Barre halyeeygii soomaaliyeed ee soomaali aysan ka dambeeynin wuxuu ahaa hogaanshe adag oo siyaasad iyo dad nimo leh taasna waxaa marag u ah in isaga aan soomaali ka dambeen ilaahay naxariistiisii ha kawaraabiyo Siyaad saadaashee soomaaliyeed
...
written by muucarad waa kuuwi kuu ahaa maxamad siyad ee may isutaliyan haada qaaran nimo kaadanbeesa haalyeegi siiyad bare maalahan waaxa hadan meesha hayee waa waxa laguu adeegta , February 07, 2011
ilahay haa unaxarista madaxweenaheniy mamaxad siyad baare niin lamuud kuuma jiiraan soomaliy intuu qaabtay niinqaban kaarah malahn waayo 21 saanan ayan nahay doolad laan kuuwan waaxa kuu adeegata gaalada siidas ayanan uu arkeen waaligeen doolad kaadanbeeso maxamd siyad bare liibaxiy maarexan
caaqil
written by shiine aadan rooble , July 28, 2011
alaah ha u naxriisto mr siyaad waa halyeey naga tegay duco ayaan kala dul ee daamayaa
Hees qiiro leh
written by Mohamed Abdi , March 19, 2012
Mirihii AUN Abwaan Cabdi Muxumed Amiin. Waa hees aad aan u jeclahay, waxaan xasuustaa 1974 oo heestaa xilliga dhextaalka laga saari jiray shineemo afgooye ku taal oo magaalada ku dhex taal.
Gumeysiga ayey la hadleysaa iyo kuwa u adeega.Maantay sow ma hadleys Soomaaliyeey?
Ilaahow dawladnimadii iyo sharafkii Soomaali ay laheyd u soo celi.
habo siyaaad
written by ifkajalaqsan , February 27, 2013
ilaahay naxariiisti jano hakaa waraabiyo adiga iyo waalidkaaba ,soomaaliya adoo kale ma helayaan hada qaar badan ayaa leh allow yaa halyeygii qabriga dib ugasoo saaraa ,..ilaahay somaali adoo kale mar labaad ha siiyo adna naxaristisa janadisa danbidhafkisa hakuugu deeqo..amen.
SIYAAD NNK HA AHAATO
written by GABAR MEHRI , May 02, 2014
WALIGEY ISMA LAHEYN SIDAAN BAAD
U TABIDOONTAAN.
SIYAAD WAXUU AHAA. CAAQIL CADAALI
AH. MAANTA AYAAN OGAADEY
SOOMALIYANA WAXAA BAABIYEY
1978kii DADKII INQILAABKA BILAABEY
Mr./Jaalle
written by Cabdirisaaq Maxamad Caana-Geel , April 25, 2015
Waxan mahad gaar ah iyo mid guudba u soo gudbinayaa agaainka iyo maamulka boggan Internetka ee isku taxa-lujiyay in a soo aruuriyaan taariithda iyo fanka Soomaaliyeed ee la soo gudbay 30-40kiisano ee la soo dhaafay in uusan lumin aad oo W A Y N ayaanna idinkugu mahad-celnayaa G U U L E Y S T A> Mahadsanadiin.Soo kordhiya taariikhdu yanan inaga lumin WALAALAYAAL.

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search