Bookmark
Email this
Hits: 6182
Comments
(16)
...
written by mulki , July 13, 2009
written by mulki , July 13, 2009
illaahay ha u naxriisto aabaaha somaliyeed ma u maleynayo mid la mid ah oo matali kar in u san jiren in u soo marayo umada somaliyeed illaahay somali adaad u maqaan
abwaan xusni
written by xusni , October 02, 2009
written by xusni , October 02, 2009
allow nabadii yuunbatee na yeeli weydee noo keen aabe siyaad oo kale maa la helaa danbiba haka galee shacabka iyo wadanka
taariikhdu waa tusaale cad
written by cabdirisaaq faarax guuleed , October 04, 2009
written by cabdirisaaq faarax guuleed , October 04, 2009
aad ayaan ugu faraxsanahay in aad dib iska garatay waayo waxaan akhriyay qoraal aad kaga hadlayso inaad dhiganaysay dusi hoose dhaxe xilgii uu dalku soo galayay burburka oo ay inta aan jeclayn wadajirka ummadda soomaaliyeed katalinayeen in dhaqankii baadiyaha ama reerguuraanimada loo noqdo,aad nabcayd jaalle madaale,wadanigii ururiyihii agoonta iyo inta taagta daran aabihii ummadda soomaliyeed geesigii aan ummadda lahayn allaha u naxariistee maxamed siyaad barre.waxaan maalin maalmaha kamid ah uu yiri taariikhda ayaa ixusi doonta.wayna xustay markii caydiid,cali mahdi,cabdullahi yusuf,shiikh shariif ay kadanbeeyeen sheegteena madaxwaynayaal soomaaliyeed shaqsi jecel midnimada,wadajirka iyo sinaata ummadda soomaaaliyeed.
allow runtii aragnaye noogu dhiib maamulka mid asaga oo kale ah uruuriye ah sidii maxamed siyaad oo kale ah aamiin...................aamiin
allow runtii aragnaye noogu dhiib maamulka mid asaga oo kale ah uruuriye ah sidii maxamed siyaad oo kale ah aamiin...................aamiin
wadaniga buu ahaa illahay ha u naxariisto
written by sn , January 18, 2010
written by sn , January 18, 2010
maanta qof kasta o soomali ah waa ogyahay wanaagii jaalle siyaad dawladii markii ay bur buriyeen ooy aboor noqdeen ayaa gobol walba dowlad shegtay nin walbana yiri madax waynaan ahay soomaliyana sidaas kuma dagayso waayo?xaraantii ayaa laxalalastay illahay hanoo danbi dhaafo dhamaanten
jaalle maxamed siyaad barre illaahay unaxaristo
written by abdulkhalif , January 24, 2010
written by abdulkhalif , January 24, 2010
waxuu ahaa nin soomaali wax wayn uqbtay laakiin somalida lafahmiwayday
Mrs
written by khadra , March 12, 2010
written by khadra , March 12, 2010
Waan ku caasinay, jaaale siyaad inaan boqor u magacowno ayey aheyd. Markaa waxaan ku talin lahaa in aan caruurtiisa ka raadino isagii oo kale.
Khadra
Hargaysa
Khadra
Hargaysa
Kuwii ka beyree bahdood ka leexdee , boqonta gooye waa baaba-oodaa
written by by saafi dalamar , May 14, 2010
written by by saafi dalamar , May 14, 2010
MARKAAM DHAGEYSTAY HEESKAAS WAABAA BARYEY BILICSA AROORYO BAXSAN
RUNTII WAA WAX LALA ILMEEYO, WAANA WAX AGA CALOOL XUMOODA IYO MEELAHA
TIIRAANYADADA LE EE WAA BARYABA UMADA SOOMAALIYEED WAAGA UGU BARYAYO. BAD IYO BARRIBA JAALLE SIYAAD WIXI KA DANBEEYEY WAA LAGU DHUMAY. ILAAHOW DANBI
DHAAF UGA DHIG JKAALE SIYAAD, WAAYO WAX WEYN AYUU QABTAY QOF WAX QABTANA WAA
KHASAN DADKA WAA BASHAR EE KHALAD WAA KA DHACAYAA. JAALE SIYAAD WOS ECCEPTIONAL .
RUNTII WAA WAX LALA ILMEEYO, WAANA WAX AGA CALOOL XUMOODA IYO MEELAHA
TIIRAANYADADA LE EE WAA BARYABA UMADA SOOMAALIYEED WAAGA UGU BARYAYO. BAD IYO BARRIBA JAALLE SIYAAD WIXI KA DANBEEYEY WAA LAGU DHUMAY. ILAAHOW DANBI
DHAAF UGA DHIG JKAALE SIYAAD, WAAYO WAX WEYN AYUU QABTAY QOF WAX QABTANA WAA
KHASAN DADKA WAA BASHAR EE KHALAD WAA KA DHACAYAA. JAALE SIYAAD WOS ECCEPTIONAL .
hambalyo
written by jaako cade , August 02, 2010
written by jaako cade , August 02, 2010
aabe siyad alaha unaxariisto janadana haka warabiyo nin walbana waxa xusi doonto taariikhda run ti wuxu aha nin wanagsan ilah ha unaxariisto
Masiibo baa Bedeshey
written by Maakhari , January 07, 2011
written by Maakhari , January 07, 2011
waxan cidna shaki kaga jirin in alla ha u naxariistee in Madaxweyne Siyaad, kooxahii la soo kiraystay oo ah kuwa iminkana wadanka qasaya ay ka buuxeeen dowlada dhexdeeda, iyagana ay ahaayeen kuwii dalka gudaha iyo dinbedaba ka dumiyey, dhaqaalaha iyo cashuuraha xadi jirey, amni xumada gudahana hoos ahaan u taageeri jire,y taasoo keentay in la burburo... weligii hadimo muu talin waxay ahaayeen cisaabdaha buuxa maanta kuwii dalka hoos ahaan u burburinayey markii danbena shaadh qabiil la soo baxay... eebe janada ha kugu waariyo... war iyo sharafina kaa hadhay... calooshood u shaqaysatayashiina umada soomaaliyeed bay silcinayaan...
cabdi
written by cabdalle xuseen , April 11, 2011
written by cabdalle xuseen , April 11, 2011
waxaan ahay muwaadin somaaliyeed siyaar bare ilaahay haw naxariisto waaxu udarsanay ilaahay waxaan kabaryayaa inuu mid lamida inoo dhaliyo sidii siyaad bare wadani u aha ilaahayo kuu naxariiso
Midhaa kama soo noqoto halkay gashay
written by Botan , April 14, 2011
written by Botan , April 14, 2011
Af qoyani hadal madaayo wallee ninkii diidi lahaa iyo kii kaleba waxaan qiraynaa inaan agoon noqonay aan reer abti lahayn iyo reer adeer.Kacaankiina nololi noogu dambeysay xagkaste!!!!!!!
mansha allah lama ilaawaan
written by guulwade , July 10, 2011
written by guulwade , July 10, 2011
marka hore waxaan mahad aad u wayn usoo jeedinayaa nikan keenay fikrada ah in la aruuriyo tariikhda mudane maxamed siyaad barre oo la dhihi karo waa ninkii u horeeyay ee somalida hormarka u horseeday gadaashiisna say qoraxdi noogu dhacday nooma soo bixin asagana ilaah baan oga baryaynaa inuu janada geeyo anagana mid asagoo kaloo wadani ah ilaah noo soobixiyo marlabaad aad ayaad u mahadsantihiin dadka barnaamijkaan fuliyay mansha allah
JIREENKA SOOMAALIWEYN ALOW KUU NAXARIISO
written by WAA MUSHARAXA WAX QABADKA LEH/ MANY HAVE DONE MUCH WILL BE DOING INSHA ALLAH , August 10, 2011
written by WAA MUSHARAXA WAX QABADKA LEH/ MANY HAVE DONE MUCH WILL BE DOING INSHA ALLAH , August 10, 2011
FIKIRKIISA IYO KARTIDIISA AYAA NOQOTAY MID DUNIDA KU SHAREERTA, ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA SOOMAALIWEYN, ASTAANTA CALANKA BULUUGA IYO XIDIGTA DHEXDA AH WAXAAN U XABAD GARAACANAHAY MISNE AAN IN BADAN U GAASHAAN GAMAAYAA QARANKA INAAN WAX BADAN KABADALO SIDA YAALE SIYAAD IYADOO AAN U ADEEGSANAYNO MUJTAMACADA XIGMAD IYO WAX QABAD AAN TUSAYNO FOOL KAFOOL AAN KU HAMI WEYNAHAY ALOW XILIGAAS DHOW NAGU SIN. CODSI SOOMAALIWEENEEY WAX ISKA MAQLA FADLAN KUDADAALA HORMARKA QARANKA EEGA SUU AHAAN JIRAY DALKAAGII W.FQ
| < Prev | Next > |
|---|





