Bookmark
Email this
Hits: 6215
Comments
(8)
WADANI WAA JAALLE SIYAAD IYO SAYID MUHAMMED ABDULLE HASSAN IYO ANIGA
written by ABDIRAZAQ , October 31, 2009
written by ABDIRAZAQ , October 31, 2009
FADLAN KU DHIMO DIINTAADA IYO QARONIMADAADA EE HAKU DHIMAN QABIIL IYO QURUN. KU DAYO AABE SIYAAD WAAN TABNAY EE ILLAH JANADA HAKUGU XAFIDO. AAMIIN AAMIIN.
MR
written by saahid , March 15, 2010
written by saahid , March 15, 2010
SCWW, runtii waa lama ilaawaan ilaahay ha u naxariisto Madaxwaynaha danbigiisana ilaahay ha dhaafo, waxaan filayaa qof kastoo necbaa in uu maanta jacelyahay, bani adamku khalad waa sameyaa , laakiin kuwan cadawga wata maanta ee madaxda isku sheegaya ayaa ka danbi badan.
Ilaahay somaalida sharafteedi ha u soo caliyo iyo dhaqanka shareecada

somali
written by aayaha dalkayga , May 21, 2010

walaal maumaleeynayo halyaay lamida inuu inodhalanaayo
yaa wadani maanta ????????????
written by warsame , May 30, 2010
written by warsame , May 30, 2010
waxaan weydiinayaa somalida meel kastooy joogto maanta
ma waxaa wadni maanta kii dawladii soomaliyeed bur buri yey?
ma waxaa wadni kan wadankiisii ka tagey ee wadan shisheeya jooga?
ma waxaa wadni kan wali wadankii sii burburinaya dagaalka la taagan?
ma waxaa wadani kan indha ka dhowranaya waxa dhacaya ee waxba taraynin?
ma waxaa wadani kan cadawgii soomaaliyeed lasaaxiibey ee walaal moodey?
ma waxaa wadni kan dhulkii kala googoo yey ee yiri anaga waxaa nahay wadan kale?
Haddii aadan intaa midna aheyn maxaad dhowran ood dhursugi ma dhaqaaqdid oo wadankaadii
soo dhicisid.

...
written by max;ed DUCAYSANE , September 30, 2010

wlhi taasaan been ahayn wadani waa loo dhashaa ee laiskama dhig dhigo
maasha Alaah ilaahow wadenkeena nabada noogusooceli adigaa noosoocelinkaree Amiin
written by wadaniyad , February 16, 2011

Asalaamacaleykum dhaman walaalahey soomaliyeed. Marka hore waxaa mahad leh ilaaheena nagadhigey dad muslimiin ah hadana Soomali nagadhigey alxamdulilaah.
ilaah Soomalinimadeenii iyo walaalnimadii iyo isjecelkii naga dhaxeysey hanoo sooceliyo hadan nahay dad danbi kagaley dadkooda dalkooda iyo diintoodaba Amiin
wadaninimo waxaa dareemi kara iyo qiimaha eeyleydahay dadka qurbaha kunool oo ubaahan in ay kulaabtan wadankooda hadana aan kulaaban karain cabsiderteed iyo in ladilo oo ay dilaan dad walalahood ah oo isku diin ah iskudhaqan ah isku af ah hadana isku wadan ah, marka walaalaheen oo wadankii laoran jirey waa Soomaaliya kunool ilaah haku bedbaadiyo hana kakorqaado dhibka kuwa isku sheegayana soomalinimo oona dilaya walaalahood ilaah hasoo hanuuniyo hana tuso qiimaha ay leedahay wadanimada walalnimada iyo diinteena aan kuwada dhalaney oona kusoo barbaarney oona runta ah in ay kudhaqman Amiin Amiin quluubtoodana ilaah hakatirtiro waxa xun ee kujira oo kudiraaya walaalahood iyo wadankooda, Amiin Amiin
Waxaa mahad leh ilaah waxaana umahad celinayaa qofka kadanbeeyey in uu isku soo arooriyo xasuustaan kusaabsan marxuumkii dhintey Maxamed Siyaad barre ilaah Ha unaxariisto Amiin janadii fardowsana ilaah hageeyo amiin. Ma umaleenayi in mid asaga lamid ah in aan heleno laakin waxan ilah kabar yaaya in uu inoogu badalo mid kasiifiican amiin cuqubadan iska galneyna ilaah hanaga cafiyo Amiin.
Qofka beniaadanka magarto qofka ufiican inta uunool yahay laakin wuxuu ogaada marka uu kadhinto, marka shaleygana mafiicana sida diinteena ay sheg tey ee ilaah hanoogubedelo mid kawnagsana Siyaad kolley helimeeno siyaad mardanbee.

written by mrs , November 02, 2011
written by mrs , November 02, 2011
ilaahey waxaan uga baryaa jaale siyaad inuu janada geeyo danbigiisana cafiyo
amiin amiin, sababto ah wuxuu ahaa ninka kaliya ee soomaaliyeed oo wadi ah.
waxaana ilaahey kabaryayaa kuwa hada jira ee madaxda sheeganaayo
inuu ilaahey kadhigo sidiisa oo kale, waxaana kaxumahay marwalbo inaan
waqtiguu jaale siyaad joogay inaan jiray 6sano, anan nasiib uhelin inaan wadan keyga
ku kifaaxo, ama anan macaankiisa arkin, waxaana umada soomaaliyeed urajeynaa guul iyo barwaaqo!

| < Prev | Next > |
|---|