You are here: Home Maqal Heeso Towraddatan Barakaysan - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Towraddatan Barakaysan - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (46)add
Waan ka xumahay in aanan kusoo gaarin Towradii barakeysneyd
written by Bashiir M Warsame , July 04, 2009
Qof kasta waxa uu galo iyo waxa uu gudo waxaa la ogaadaa marka uu meehsa kabaxo inkastoo aniga shaqsi ahaan aanan kusoo caqliyeysan xiligii jaalle siyaad hadana markaan arkay sida dalkii uu yahay markaan soo hanaqaaday iyo taariikhaha ka haray taliskii siyaad iyo hadalada aabayaasheen waxaan xaqiiqsaday in lagu caasiyay taliskii jaalle siyaad oo dalkaan wax weyn uqabtay waxaanan leeyahay allaha unaxariisto talis aan ku raaxeysanana alaah wadanka hanoogu soo celiyo
the song of my childhood
written by Liban , August 27, 2009
Thank you!!!
Muwaadin
written by Abshir Teynax , November 06, 2009
walaal warsame waxaan rabaa in aan dhageeysto heestii kacaanka ee eheeyd GODODADA DHULKEENII HABEENKEEY GILGILATEE GUDIDII HESHIISEE GOLA TOWRADII SARE WIXII U GEEYAY GABARYAHEEY BAL II SHEEG
waxaan rajeynayaa in aan mar dhow ku aragno wbesiteka towrada barakeysan

F.G Fadlan magaca ma loo bedeli karaa from Jaalle siyaad Barre to Aabihii ummada soomaaliyeed sida magaca aabaha turkida ATATORKA

Thanks with best regards
Abshir Teynax
cade
written by adan , March 05, 2010
in ay Towradbaraykaysan ahayd shaki igama jiro waayo waxaan arkay wixii kadanbayay marka laga soo taga kuwa qabyalada maskaxda kagashay waxa aymaanta sheegaan ninkaano kale lama heleeyo waxaan dhihi karaa fursadaan anagaa luminay marnakalen sida lugu heli doono masahlano.
cade
written by adan , March 05, 2010
it is clear that barre was great leader i think he was not just normal president he was honest and patriotic president, that is why most of Somali people talk about his rule today.
iloow kuu naxariiso aabahii umada aqoomooday
written by maxamed ibraahin weert , March 08, 2010
ilaahay ayaa mahad leh mar hore waxaan ilaahay kaga bar yayaaa aabihii umda in uu naxriista rabi galiyo marka labaad shaki kama taagno in ay eheed tawrad qaran ee san eheen tawrad qabiil waloow aanan ku soo gaarin garinadiii umadadeeda ama dalkeega aan aan dhashay markii wax magartada somalida ay raadinayaaa ee 1990 kiii ay san fiirin waxa u dambeeya dhalaanka yar eee hada soo kacaayo ama umasha ahaaa lkn ilaah baaan hptiisa ku xisaab dami doonaaa waxiii sidaani ina yeelay oo aan max ka mad la soo fuuli doonaa haduu allee idmo waqtiga ay noqotoba? waxaana ilaahay ka baryayaa in uu inoo keeno maslaxad aan ku soo ceshano qarinadeenii somaliya iyo shumcadii aan ku laheen aduunka qaasatan qaarada aan ka so jedno aaan hada ka nahay wax aaan jirin waloow xili aan eheen raga laga baqo o markii loo jeedo basboorkeena cagarkaa ah laga cabsan jiray ilaahayna ayaan rajo ka sugaynaa aaaamiin inoo dhaha intii wadani ah ? aaamiiiiiiiiiiin
Mr
written by Amaan , March 13, 2010
Alaha kuu naxariisto, waa laguu xiisay walaahi.
xasuus
written by wadani01 , March 24, 2010
Towradatan barakeeysan
towradatan barakeeysan
Talaabadiiaad qadeen
Dadweynaha tiisa daryeeshee
Tabariyo takaba garabkiinantganehee
Inaan taaba qaadnoo
Isku tiirsanaanoo
dhulka yaga tacabnooo
Howsha laysla toosiyoo
Kuwi noo tilamamee wadanka iskutaagoow
Towrdatan barkeysan
Towradatan barakeeysan
Talaabadiiaad qaadeen
Dadweynaha tiisa daryeeshee
Tabar iyo taakaba garabkiinan taganehee
Ilahow unxariso Jaalle maxamed
written by ismaaciil maxamed , April 02, 2010
Inshalalh Somalia wee kusoo laaan doontaa wadadii ey kusocotay.
Guul dadkii abuuray Webpage-ka Jaalle siyaad.com
written by Dr.cc. , April 05, 2010
Ku wada sidaan oo noo soo bandhiga waxbadan oo naga qarsoon oo Aabe siyaad uu lahaa, aniga iyo in badan oo ila mid ah caqli fiican uma aan lahayn xiligii jaalle siyaad maamulayey soomaaliya, been un baa nalooga sheegaaye, waanba yaabahay waxaanoo horumar ah, soomaaliyo Janno burburtay oon jaalle siyaad ka danbayn dheh, wada wada wada sidaan ku wada oo ha ka daalina waxbaan ka ogaaday duqii allaha u naxariistee
...
written by taruurax nuur cadow , April 19, 2010
aaba siyaaad ilaaahay jano ha ku siiyo
alla haunaxariisto
written by nuur , June 06, 2010
siyaad bare yuu ahaaa
geesi bir aan jabin
muwaadin dhab ah
neceb kalasaraynta
jecel horumarka
fikirka ajanabiga cadawga neceb
Mahadsanid
written by Warsame , June 14, 2010
Walaalayaal waad ku mahadsan tihiin Taariikhdan Qiimaha leh sida aad isugu keenteen waxey i xusuusisey ayaamahii hore ee barrisamaadkii ee aanu karaamada iyo sharafta caalamka ku laheyn Taas hadda ma dhiman ee way boorowday karaamadaas waxey u baahan tahay dad u istaaga si daacadnimo leh oo aan ku jirrin Qabyaalad iyo qurun dhamaantiis.
DR
written by maxamed adan nur xidigleeh , July 09, 2010
ALLAH HAA U NAAXARISTO JALEH MAXAMEDE SIYAAD BARE.
WALAAHII MODOO DHOW WAAN TIR TIRMAYNAA INTUU QABIIL IYO WAADAAD BEENA LAADABAA SOCDO

SOMALIDU WAA MAYD MAANTA SHAQSIIKASTA BAA MORAAL MALEEH KA BILAAW QOYSGA ILAA KU DIBAAD IYO KUDABAA JOGAA QAABILKU WAA AIDS , FAQAAR IYO GALNIMO . ALLOW MAXAMED SIYAADO KALLEH NAAGU BADBAADI AAMIIN EEBOW.

ilaah haku daro aabe siyaad kuwii alle yiri waxtaxuu ilal baabul jana
written by kediye , August 20, 2010
soomalidu waxeey tiraahdaa qoraxi markeey dhacdo baa la ogaadaa waxii ay kuu haysay
aabe siyaad wax aan layska indha tiri karin ayuu noo haayay
oo waxa aad aragteen buu naga hortaagnaa( qarandiid) ( qabyaaladiiste)( dib usocod)(wadaad xume)
waxii uu noo sheegi jiray dhamaan waad aragtaan maanta9yeey iyo diirataan ka iloobay
baashi25@hotmail.com
written by hassan baashi , October 02, 2010
wlhi markaan dhagestay heestaan runtii waxaan dareemay dowlad nimadda waxa ey tahay in kastoo waqtigii jaale siyaad aanan haleellin.haddana ilaahayow markale dowlad ku dhisan midnommo iyp cadaladd ayan ku weydiisannay. amiin amiin amiin.
ilaah hana siiyo nawad waarta
written by iman cade , November 01, 2010
asc towraddii barakaysneed ilaah hanuu soo celiyo jaale siyaad ilaaheey nawad iyo naxariisba kurkiisa haga dhigo waxuu yiri, dal waxaa lagu horumarin karaa markii ummadda degani israacdo oo ay isku niyad noqdaan iyagoo daacad u ah dalkooda taasi waxay ku imaan kartaa in la helo ummadd u bisil siyaasadda dalka iyagoo ka bogsada cuduradda foosha xun ee ah eexda qabiilka laaluushka cadaaladaridda iyo qabaakiilka: thanks all wadani peoples waxaan idiinku waa ninayaa in wadanimaddu qaali tahay
this is what makes me cry at the age of 45.
written by farah.ibrahim@uclh.nhs.uk , November 10, 2010
allow kuu naxariiso siyaad barow. allow naarta ku shub kuwii xukunkiisii iyo wanaagii uu rabay ka qasay. 1980kii wixii ka dambeyey dad ayaa qasaayey. HABA UGU HOREEYAANE KU WII SHILKA GELIYEY SI AY UGA TAQALUSAAN
jannatul firdowsa alllaha ka waraabiyo aabihii ummadda soomaaliyeed jaalle maxam,ad siyaad barre
written by caaqil , November 20, 2010
maxamed siyaad barre wuxuu ahaa ninkii aduunka baray somalia in ay somaali tahay laakin somalidu waa dad jizaar ah waayo markasta waxay u soo qaataan tusaale xun in yar oo garaadku ku danbeeyo mooyee inta kale oo badan waa dad aan waxba garan oo aan abaal lahay balse shaqsi kasta oo mu waadin ah waa in uu xussaa aaabihii ummadda naxariis iyo janno ilaahay hasiiyo aamiin aaminn aniga iyo intii igu raacdo teeda kale markii aan arkay taariikhda somalia waxaan xaqiiqsaday somalia in ay ubaahantay iron hand sxb somalida baryo wayba kuma laha gacan bir ah in lagu qabto mooyee sxb somalida waa dad jaahiliin ah oo isla wayn .. wallaahi baryo waxbo kuma lahan dadkaan waxay ubaahanyihiin shaqsi ad adag sidii aalllaaah unayxariistee aabiihii ummmada somaliyeed jaalle maxamad siyaad barre ooo wadad wanaagsan iyo nolosha waxa ay tahay bara walllaaaaaaaaaaaazhi sxb........................................mother fuckers somalian politicians...................................
wadani
written by nnasir Dheere , November 30, 2010
waxaan tabayaa wadaninimadii waxaan tabayaa isku tiirsanaanta aan lahayn ilaahow u naxariiso maxamed siyaad Barre waxa uu ahaa geesi sooomaaliyeed jecel isku duubnida qaran neceb qabiileysiga iyo kanaa ii xiga kanaa walaalkey ah kanaa ina adeerkey ah ilaahayoow kuu naxariiso waan kuu soo duceynayanaa dhamaan
Mr Fuad Abdulle
written by Fuad , January 05, 2011
Asc dhaman Salan kadib waxa le dhaha Fuad 21 year old heestaan waxan ku so xasuustaa abahayga mohamed Abdulle kasoo iiga sheekeen jiray kacaanka somaliyeed markii an yaraa hada waxan joga southh africa waxan is dhaha ya ku celiyo abaha ha kaga shekeeyee kkk
SOMALINIMADU WAA XAQ
written by Zamzam Ahmed Siad , April 23, 2011
HI I am Zam-zam Ahmed Siad Ilive in somalia in Mogadisho spicially in UNIVERSITY OF SOMALIA Anigu aad baan u jeclahay somalia somalia hadda wax baan ku bartaa waxa jeclahay inaan wadankeyga waxtaro adigu diyaar ma u tahay inaad wadan kaaga wax tarto wadankaaga but waxan aad uga xumahay inanan soo garin JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE waxan idin rajaynaa caafimaad wacan iyo khayr NABAD GALYO IYO AMAANO ALLE
eng. ali
written by cali boohodleen , July 05, 2011
waxaan wax ku bartay dalka dibadiisa waxaana sabab u ahaa kacaankii barakaysnaa ilaahay waxaan uga baryayaa janadii fardawsa madaxwaynihii maxamed siyaad bare oo la oran karo wuxuu ahaa halyay lagu faani karo ka dib maanta markaan aragnay dadka uu xukumi jiray sida ay yihiin
Allaha u naxariisto siyaad bare
written by yasin , August 08, 2011
waxaan kamid ahaay dadkii uu soo korshay waxna baray kacaanka. maanta waan muraaro dilaacaa marka aan arko wadankeenu halkuu joogi jiray iyo tan maanta nahaysata.
...
written by illaah naxariistiisa lagama quusto. , August 17, 2011
illaah ha unaxariisto jalle siyad isaga naxariistiisu badan tahaye .somalidana qalbigooda ha iskusoodhoweyo dantooda iyo sharaftoodana ha fahnsiiyo. qof wadani ah na ilaah talada hanoogudhiibo shaki kumajiro jalle inu wadani ahaa qalad ba hasameeyee hadane waa loo aayay walahi.

xasuus
written by abdifatah , September 04, 2011
dadka aan arag siyaad waxay ka aamin san yihiin wixii looga sheekeeyo oo kaliya ,taariikhduna waa taariikhda geesiyada somalina saddex nin un bay leedahay wax geesiya ah
ahmed guray , sayid maxamed iyo jaalle siyaad

Thank you for your help and its now our turn to extend a brotherly hand
written by Reer Jabuti , September 27, 2011
On behalf of Djibouti, we thank Somali revolution for its commitment to the cause of freedom, unity and progress of Somali people. And NOW it is our turn to extend a brotherly hand to our brothers of Somlia.

And tomorrow, let's free Ogaden from the evil woyane!
towrdeenii somaaliyeed ee barakaysneyd
written by jirac , November 18, 2011
Runtii waxaan xussuustaa anoo ilma yar ah oo suga maalinta 21 October inaan u soo daawasho tagno XDS cidanka xooga dalka Somaliyeed, iyo diyaadihii salaanta bixinjiray ee xooga dalka Somaliyeed ee Somaali oo dhan ku faani jireen Africa oodhan hada hadaad u fiirsato qaabka dowladaha Africanka ah sida kenya Tanzania Uganda waxaa wada raaceen qaabkii ciidankeenii xooga dalka Somaliyeed oo ay salaanta u siiyaan madaxdooda. marmarka qaarkood waxaa ku qabaneysa aawey dadkii dalku wax bari jiray miyeyna daku damir lahayn ee dadka Somaliyeed hadii dowlad military ah burburtay miyaa la awoodi waayey dawlad civilian ah oo aan corrupt ahyn. anigu waxaan dalka kasoo tagay 1987.
Thanks
written by SomaliWeyn , December 11, 2011
I would like to say first and foremost long live the great Somali Nation. To the creators of the website, I would like to say thank you for helping us remember the great country that we once had. And I pray to Allah that I may have the opportunity in the life time to see a united Somalia once again. Amiin InshaAllah.
Aabhahii Gobonimadoonka Afrika , Aasiya & Laatiin Amerika.
written by Abdullahi Ifka , January 17, 2012
Afrikiyo Aasiya Laatiin America Ummadaha Adoonsaiga Asagoo kareeboo.
Udsiyada u digiyo, Musambiik Angooliyo, Ama bari dhaxoo idil Waa amar ku
taaglee waxa loo afduubee.
Jabuutiga ilmeeysani Miig lagu qufeeyoo berta loo afeeystee qab qab lagu adkeeyee.

Angoola iyo Musaambiik Indoo China Sharqi Awsad Irdaha Djabuuti Idilkoodba
Ha xuroobeen, Idilkoodba ha xuroobeen ilbaxnimo ha gaareen Aayahooda ha ahaado.
Aayahooda ha ahaado Miday u aaraayaan ubadkoodee.
Anagau hadaaynu Ummadda soomaaliyeed nahay aqoon waxaan u lee nahay Adoonsigu
waxuu yahay, Aduunyaduna ha sinaato Eexashada ha dhimato xaqa ha adkaado
Afra Aasiya, Afra Aasiya , Ha israacdo Aayahoodu ha ahaado ,Ayahooda ha ahaado .....
Abaal
written by Abdullahi Mohamed , February 19, 2012
Bacdalaahi, jaalle Siyaad abaalkaada ma gudi karno, waase kuu soo duceynaynaa insha-allaahu
gumeystihi aad hor taagneyd waa soo jabsadeen xuduudi, daba dhilifkina waxey xukumaan
meelo badan, laakiin waa daba joognaa. Janna allaha nagu kaa tuso, amiin.
...
written by mr.c/raxman cali kulow , March 24, 2012
ugu horeen waxaan salaamayaa walaalahey wapka kashaqeeyay marka xigtana walaalayaal waan aragnay aabihii somaliyeed iyo wuxuu qabtay ee walaalayaal aan u istignaano jiritaanka wadankeena oo aan kusoo celino dowladii aabe siyaad oo kale inkastoo aan kusoo gaarin hadana waxaan diyaar u ah in aan umada somaliyeed aan u istaago oo aan nabadii iyo kala danbeentii kusoo celsho insha allah ilahna ha igu garabsiiyo walaalayaal qofkii raba in uu istaago oo dareen qaran nimo iyo muwaadin sax ah oo raba in uu dadkiisa iyo dalkiisa u istaago ha ilasoo xariiro ilaahna waxaan kabaryaa in uu nagu garabsiiyo emailkaan aad iigala soo xariiri kartaa cabdiraxman-yare/hotmail.com ama tel: +256791597682 aaba siyaad ilaah hakuu naxariisto janadii fardowsana hooy hakaaga dhigo
qiiro
written by a/rizak mohamed , May 31, 2012
ascm marka hore wxaan umahad celinayaa eebe marka xigta waxaan umahad celinayaa walalaaha soogaliyay dhawray ee ilaaliyay ducmentigan taariikhda leh walayaal waxaan shaki kujirin inuu ahaa ina siyaad muwaadin dhab ah waxaan shaki kujirin inuu rabay inuu mideeyo umada soomaaliyeed lkn dadwxaa soobaxay dadkii burburiyay intii hadhayna iibsimaad laraba oogadanaya xataa walaalohooda soomaliyeed tusaalle SHACABKA GOBANIMADA DOONKA SOOMALIDA GALBEED/OGADENIA waxayba gaadheen kuwan dariska la ah inay kagataan axmaarada oo la ogyahay in yihiinn cadawga 1aad ee soomaliyeed

Mr
written by Xildhibaan Ibrahim Ali Omar , October 21, 2012
Xusuus wanagsan marna lama hilmaami doono qoraalka af somaliga.
jaale
written by gacal , March 29, 2013
As wr wb akhayaareey jaale siyaad barre waxuu ahaa nin wadani ah jecel sinaanta soomaali balse waxuu ka dhashay dad soomaali la yiraahdo. Aan kala aqoon kan qiyaamaya iyo kan daacada u ah.
Balfiiri
C/yuusuf
Caydiid
Muuse suudi
Qanyare.
Cali mahdi
Cigaal
Siilaanyo
Waa wada danaystayaal tuugo ahaa waxay nugu dhigeen bal fiiri. Adoon u eegaynin. Waa qabiilkeyga hogaamiyahoodii
Tuugo nabaday qaxooti iyo. Iyo inaan anagoo walaalaha midiyo iskugu keen dhiibay.
mr
written by fatah , May 16, 2013
maasha allah barisamaadkii somaliya heesta waxaa qaadayo cigaal rooraaye maandeeq,maryam mursal, faadumo qaasim
qoxooti
written by tabaarak , October 20, 2013
jaale siyad walee inuu halyey ahay leyskuma hesto waxase ka jeclah lahay in magalada mogdisho tarabunka lagu maamuso xuskisa iyo in lo duceyo danbigisa si,ilahay u dhaafo viva jaale siyaad
Wadani
written by Waayo arag , October 21, 2013
Ilaahow danbigiisa dhaaf wuxuu ahaa wadani geesi halyey ilaahow unaxariiso
Ambassador florida
written by fardowsa elmi , October 21, 2013
Aad iyo aad ayay inoogu wyntahay inaa xusno u duceyno aabe siyaad halyaygii umada somaliyyed aabihii qaran weynaha somalia, maalintuu meesha kabaxayna qaranku dumay umadii macluun iyo xabad iyo tahriib ay la darseen maciin bideen qaxooti nimo iyo rafaad iyo cuduro, halka taas kasii darana aan kuwada faaneyno qaxootinimada iyo duliga. yaa raahmnaan aabe siyood oo kale lamaba helayee mana inagu jiree midkooo soo dhaweeyo lee.

Professor
written by Prof:Daud , February 11, 2014
asc salaam kadib waxaan aad uga xumahay in aanan nasiib uyeelan in aan arko kacaankii barakaysnaa balse waxaan leeyahay Allaha unaxariisto Aabihii ammadda Soomaaliyeed ruux wanaagsan ayuu ahaa sababyoo ah haddii uu haa qofxun walaga reysanlahaa balse waa loo darsaday waxaan Allaah kabaryaynaa in taladayada noogu dhiibo waddani daacad ah sidii Jaalle Siyaad aamiiiiin aamiiiiia.........aamiiin.
Maxamed Siyaad wuxuu ahaa nin wax qabtay laakiin wixii uu qabtay la diiday
written by Cabdirisaaq Raamaale , February 25, 2014
maxamed siyaad wuxuu ahaa oday soomaaliyeed oo la fahmi waayey,waxaadna ku garkartaa dadkii ka horyimid maxamed siyaad waa dadka aakhiro iyo aduunba maanta ugu liinta xaga taariikhda sida aan u malaynayo.

maxamed siyaad wuxuu ahaa geesi deeqsi horumariyey soomaalida.
maxamed siyaad taariikhda ayaa xusi doonta boqolka sano ee soo socda .hadii qofku been sheego taariikhdaa diida. doodo waa inoo furan tahay tel:0615561944
...
written by Abujamaal , April 17, 2014
Meeel aaaar ka kacay atoor sagaaro fadh fadhhiisay marxuum maxamed siyaad bare naxariis iyo nebedgelyo korkiisa a ahaatee wuxuu ahaa libaax geesi boqor wadani ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa rasuul ilaahay u soo diray shacabka somiyeed yacnii uma jeedo istaqfurulaah sidii nebigeenii suubanaa saaahu calayhi wasalam ee wuxux ahaa nin umada somaliyeed ilaaha madaxweyne uga dhigay wadankii uu dhisay hurumarka gaarsiiiy wakaa kuwo xoolaha aan waxabadhaamin baa isku dilayaa
wixii ama dadkii maxamed siyaad ka diiday waxay ahaayeen kuwa hada cadowgu adeegsado
written by Cabdirisaaq Raamaale , April 18, 2014
waxaa jiray markii dabadhilifyadu dowladii dhexe doonayeen in ay ridaan ,waxay isticmaaleen qabiilka oo ah tiirdhexeedka soomaalidu u cararto marka qof tuugi doonayo in uu dadkooda marin habaabiyo laakiin hadii qofku been sheego taariikhdu been ma sheegto.

18-04-2014
written by Suldaan ducaysane , April 18, 2014
Inkasto anan sogarin xilligii aabe siyad runti markan tarikhdisa akhristay ama an dhagaystay runti waxyabahan ku arkay iyo hada waxa jira runti farqi wayn ayaa udhaxeya allow dawladi siyaad dib nogu so celi heesta qaranka SOOMAALIYEY TOOSOO........ Iyo hesta TOWRADATAN BARAKAYSAN........ Runti markan maqlo xadaa igacda
Mr
written by Sheylilow , April 28, 2014
Aaaa bihiiii Umadooooow siyaaaaad wehelkiiii carabtooooow Siyaaaaaad ma hilmaaamteeeen inaaaas ahaaaay. ka bacdi wac dumis maaaahineeeee wax dhis ma jirin allah u naxariiiiiisto Aaaaammmmmin ma dhah diiinooooo.
Father of somalia
written by Abdirashiid , May 28, 2014
Wuxuu ahaa xaqiiqadii Aabihii ummada somaliyeed, isku qabiil ma nihin laakiin waxaan ahay qof maskax furan oo arka waxa ka dhacay somaalia, intii hogaanka dalka soo martay qof habeen meeshuu maray u dhaw xitaa ma jiro. Haloo bixiyo Father of Somalia runtiina waa istaahilaa.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Buug Cusub / New Book