Bookmark
Email this
Hits: 6819
Comments
(17)
...
written by abdi , August 29, 2009
written by abdi , August 29, 2009
Jaale siyaad. it make me feal proud and sad when i see the situation of somali.
aw faama
written by cabaas nuur , November 04, 2009
written by cabaas nuur , November 04, 2009
madaxweeyne siyaad barre waa loo xiisay maamulkiisa intuu qabtay ayaa badneeyd mana la helaayo nin la mid ah oo somaliya u soo bxa lakiin awooda ilaaheey waa meesheeda lagama quusto e raboo na badbaadi adigaa awooda lehe { rabi tali ku filan )
...
written by khadra , March 12, 2010
written by khadra , March 12, 2010
Imika ayaa la siku haystaa, wixii madax ka dhigay kuwan wadanka wareeriyay.
Alaha kuu naxariisto jaale siyaad janadiina alaha kaa waraabiyo
Alaha kuu naxariisto jaale siyaad janadiina alaha kaa waraabiyo
Jalle
written by Abdi , March 31, 2010
written by Abdi , March 31, 2010
Alaha kuu naxariisto Jaalle madaxweyne, wadani xilkisii gutay baad ahaad!
...
written by yurub , May 24, 2010
written by yurub , May 24, 2010
Wixi dhacay waa ay dheceen mana soo noqonayaan. Cidi wadankeeda iyo dadkeeda dambi ka gashay iyo cidi u soo halgantayba.
Maanta talo faraha ayay ka baxday, nacabkina waa uu guuleystay.
Hada inteena hartay ma is daba qaban karnaa?
Oo danteena ma u soo jeesan karnaa?
Ubadkeena silica iyo saxariirta aan badnay ma ka joojin karnaa?
Itoobiya wadankeena ma ka ceshan karnaa?
Dhaqaalaheenii dib ma u dhisan karnaa?
Maxamed Siyaad ma soo noqonayee, mid kale ma isaga nasiibsan karnaa?

wadaniga dhabta wa jaalle siyad alaha kugu geyo janada danbigana ka dhaafo amin
written by siham ahmed roraye , June 03, 2010
written by siham ahmed roraye , June 03, 2010
mudane siyad wuxu aha wadani ad u qiimo badan oo iska da intuu noolaye xita garan jiray mustaqbalka sida uu noqon doono,,,,hada wax idinka xasuusiyo hadalkiisa qaar waxa uu oran jiray {{dhulba ka tagayaye dad kama tagayo}} alaha u naxariisto qiima badane aabe siyad...
...
written by hassan , June 04, 2010
written by hassan , June 04, 2010
siyaad bare was hero and patrtiot andheroism will be remembered for ever.
ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA HA,U NAXARIISTO
ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA HA,U NAXARIISTO
AABIHII UMADA IYO DALKA SOOMAALIYEED
written by ubah , June 05, 2010
written by ubah , June 05, 2010
Soomaalia dowlad nimadeedu kamana horayn kamana danbayn allaha u naxariiste Maxamed Siyaad.Wuxuuna ahaa mid ka aragti iyo maskax horeeyay dakii uu hogaa minayay taas baana uhaytaa in ay keentay in la guul daraytay markii la waayayna lagarawsaday.
amaaan
written by bare , July 09, 2010
written by bare , July 09, 2010
wadaniga dhabta ah ee soomaali soomaray ayuu ahaa alaha haunaxariistee jaale M S BARRE
wadani
written by jaako cade , August 02, 2010
written by jaako cade , August 02, 2010
wuxu mudanyahay in aan dhahno aabe siyaad allaha dhowree qabrigana ha uwasiciye wuxu aha wadani dhab ah jecelna dadka iyo dalka iyo somalinimada marka wuxu mudan yahay in lagu daydo
WAR DALKIINNA DABA-QABTA SI DAWLADAHA DARISKA AH AY MAR KALE IDINKAGA MASAYRAAN
written by Goobjooge , August 03, 2010
written by Goobjooge , August 03, 2010
Hadalkaasi waxaa yidhi sanad ka hor Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka KENYA, mar uu magaalada
Nairobi kula hadlayey kuwa xildhibaanna ku sheegga ah ee hada jooga.
Cadawgaada oo libinta kuu qora kuuna qira , macnahaasi waxaa waaye Dawladda Kenya oo tidhi
Waagi Xukuumadi Kacaanka ahayd ee dalkiinna , uuna madaxweynaha ahaa Mudane Marxuum
Jaalle Siyaad , Alla yaraxma, Dawladaha dariska ah waxay ka masayreen Horumarka iyo midnimada iyo mnabadgalayada dalkaasi helay, Under the leadership of President Siyaad, GOD MAY BLESS
HIM,Waxaan sidoo kale xasuusnahay in Wafdi reer Ethoopia ah oo bopoqasho ku tagay Dalka Suuriya
Madxweynihi waqtigaas ee Suuriya uu wafdiga ku yidhi, waxaan aqoon durugsan u leeyahay
President Siyaad Barre, waxaa uu ahaa nin AAD u CAQLI B ADAN OO wAAYO ARAG Ah,
Soomaaliyey bal aan isku dayno maanta in aan caqliga xun ka harmarino caqliga wanaagsan,
ninka xun oo aan qabiil ku raacaynana aan ka hormarino Wadniga fiican,
Soomaaliyeeg goormaa kuughu danbaysay NABAD, WAXBARASHO, PASABOOR, CAAFIMAAD, SHARAF, SHAQO, IWM.
waxay daaqda caalamka ka baxday markay kuwo aan karti lahayn la soo dhoodhoobay, taasoo
la mid ah hadalki aan ka akhristay qoraal nin Somali ah uu ku soo qoray Websaytka Jaalle Siyaad
oo uu yidhi, Waxa ogahay in Nin Joornaaliste ah oo Talyaani ahi q

waa leeysku haystaa wixii Jalle Siyaad(Alaha u Naxariistee) naga riday
written by soomaali jecel , February 07, 2011
written by soomaali jecel , February 07, 2011
Haddaa laysku haystaa wixii dawladeenii qiimaha iyo qaayaha badneed naga riday nooguna bedelay waxaan aan aragnay seey yihiin, wallee waxa wadankeenii qiimaha lahaa ee SOOMAALIYA sidaan u galay aa laaysku haystaa, wixii meesha keenay aa laysku haystaa Inshallaah intaan oo waxyeela ah waan ka gudan doonaa kana gudbi doonaa Alloow SOOMAALIYA NABAD WAARTA KU SOO CELI YAA RABBI AAMIINNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNN
u duceyn maxamed siyaad barre
written by abdulahi adan australia capital , March 23, 2011
written by abdulahi adan australia capital , March 23, 2011
waan ogahay wuxuu dalka iyo dadka soomaaliyeed u galay; sidaa darteed ayann ilaahay ugu baryayee in uu janadii fardowsa ka waraabiyo
mr
written by fanaanka qaranka samatar , June 15, 2011
written by fanaanka qaranka samatar , June 15, 2011
walaaliyaal insha allah nabad waan heli doonaa ...waxaa noolaga baahanyahay in aan isku duubnaano oo aan fikrada fiican u sheekno walaaleheena isku heysta Kursiga marka yaa la niyad jabin ee waqti yar ayaa noo haray insha allah
xasan aadan samatar
xasan aadan samatar
| < Prev | Next > |
|---|